Ahmed Rasta Gobaad Official Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • SNTV Nairobi, released by C/rahman Somali.

КОМЕНТАРІ • 854

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 11 місяців тому +211

    Heestan waxan u qaadi jirey gabar aan jeclaa 2018 reer garowe ayay ahayd iyadu maanta waa hooyo haysata 2 carruur ah alaha u daaye aniguna wali single ban ahay xasuus ba maanta ikeentay meeshan hadad iga dambeyso like mahadsanid ❤

  • @Youzuphuxassan19
    @Youzuphuxassan19 7 місяців тому +190

    Who is listening 2024 😢

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 місяці тому +22

    Mucashaqiinta 2024 kadib daawan doona liketa yaan laila dhaafin

  • @nadka8343
    @nadka8343 5 місяців тому +234

    heestan haddad dhageesaneso 2024 like dhac ku sii😉😉

  • @xullmedia8848
    @xullmedia8848 5 місяців тому +17

    Cidi iskalaaji io rasta tageerta like one love❤

  • @himilomediaproduction4264
    @himilomediaproduction4264 8 місяців тому +57

    2024 still I love this song 😢❤

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Рік тому +287

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍🙏😢 27/8/2023 13:10😢

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 7 місяців тому +3

      Xasuus gooni ah bay igu leedahay heestaan 2015🥲 Still 2024 dib usoo Raadiye🥺 wxa idinka so salamin Garoowe 02:26😢❤

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 7 місяців тому +2

      Waxba balahayga yaacay😢

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 4 місяці тому

      ​@@Apdalla_Montana kama daalo dhagaysigeeda inadeer from garowe ❤

    • @fardowsohassanadan-mk7cb
      @fardowsohassanadan-mk7cb Місяць тому +2

      28 7 2024 hadan dagasanaya inta iga dabesa like 😂😂

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana Місяць тому

      😂❤️

  • @queenhanaa833
    @queenhanaa833 Рік тому +43

    Wakhti dheer kadib maanta oo aan qof aa jeclahy niyada ku haysto baa dhagaysanaya heestan allow calaf iigu dar🤲😢😔

    • @muxsinmahad1951
      @muxsinmahad1951 11 місяців тому +1

      Wlhi ben mha aniga xita mrkn hestan maqlo wxn so xsusta qof an jeclhy wliba said oo garoowe joga ilahy wxn kbrya klia inu iyda isiyo her wxn mrya an iyda drted ujecldo hestan io mgaldas🥺❤

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 11 місяців тому

      ​@@muxsinmahad1951Allah ku sahlo dumaashi

    • @ZamzamHassan-e2b
      @ZamzamHassan-e2b 7 місяців тому

      Amin wall

    • @AyaanSuuniyo
      @AyaanSuuniyo 7 місяців тому

      @@muxsinmahad1951amiin ❤

    • @CabaasAxmed-zd9pn
      @CabaasAxmed-zd9pn 3 місяці тому

      Amiin wll

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 6 місяців тому +16

    Fanka iyo dhaqanka waa waxa umad jiritaankeda lagu Garto ahmed rasta wa fanan ilaa yarantaydii 2013 aan dhagaysan jiray. From hargeisa somaliland 💚🤍❤️

  • @xikmaawiofficial935
    @xikmaawiofficial935 6 місяців тому +24

    Heestaan waxay ii leedahay Xasuus gaar ah waxaan u qaadi jiray gabdh aan jeclaa oo Aamino ladhaho 2018 hda waa xaas oo sadex caruur heysto alle hau dayo anigana wali single baan ahay qofka ila dhageysano 27/02/2024 like saar

  • @anawaamal2754
    @anawaamal2754 5 років тому +72

    Oohaayo mareexaan baa ka buuxa alaha isiiyo mid mareexaan fiicaan waanjeclahay mareexaan i am majeerteen reer bari 😎

    • @mariahassa
      @mariahassa 5 років тому +4

      Idin jecelnhy walalahayo 😍😍😍

    • @cigaalentertainment1367
      @cigaalentertainment1367 5 років тому +2

      Aneh gabar mj love ku aheee

    • @nimconadar7850
      @nimconadar7850 5 років тому +4

      gabar fariida abaayo ohio anaa joga oo dagan mid fiican allaha kusahlo aan dumaashi kunoqdee😁😁😃🤣🤣😂😂

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 5 років тому +1

      gabar fariida wa ikan

    • @godblessallofus4233
      @godblessallofus4233 5 років тому +7

      ana wa amal anigana gabar mareexaan ah allaha isiiyo wayo dumarka mareexanka wa gob I'm majeerteen love marexan girl❤❤💕💕💕

  • @mubasharabdi9391
    @mubasharabdi9391 7 місяців тому +21

    Who is is listening 2024 😢😢 heestaan 10sano ka hor baan dhageeysan jirey iyada oo markaa soo baxdey Waxaan ahaa askari difaac joogo waxaan wada dhageeysan jirney sxbo aan ciidanka isku mar qoraney oo aan hal meel ku wada dhalaney 10sano kadib caawo kaligeey baa Heestan dhageeysanaayo alle ha u naxariisto sxbadeey badankood waa geeriyoodeen marka laga reebo Hal nin oo ciidanka ka baxay iyo Aniga 7 ayaa dhimatey 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fardowsocrisaaq2307
    @fardowsocrisaaq2307 6 років тому +106

    2018 waan dhageysanya wlh somalia oodhan magalada aduunka ugu jeclhy waa gorowe wantagaa growe hdan nasiib leyhy like isar hdd thy will ama gbr gobtii ciisa maxamu💟💟💟💟

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Рік тому +15

    Fannaan walba markii laga xiiso gooyo oo heesihiisa lagu caajiso, asalka fanka ayaa loo laaban doonaa. Waana Axmad Rasta.
    Xilli adag ayuu ninkan iga soo saaray. Waan jecelahay wallaahi.

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 5 місяців тому +9

    Geed faraqa bixiyoo cidi fooda goynoo Gob xariira baa tihiin only Gabar somaliyeed❤🇸🇴

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Рік тому +22

    Ahmed Rasta Fv somali singer❤Ayyyyy Aloow Yaa garoowiyo guriga aad ku dhalatiyo kula taga dhul doogloo kugu qaba NugaaL Godan❤meel Kalaba miyaan ku xasilayaa Only NugaaL Godan🇸🇱🩸🇸🇴❤heesta wax bdan raadin jiray finally maanta helay meel aan usocday iga daahisay🥺12/8/2023🩸17:46❤🙌

  • @saabarincabdi9811
    @saabarincabdi9811 Рік тому +44

    Heesta ana la igu tala galay naag ciise maxamuud ah💃🖤🇸🇱❤💪

  • @gocosbulxan1780
    @gocosbulxan1780 5 років тому +49

    Alaw ya Garoowe iyo
    Gurigad Ku dhalatiyo
    Kula Taga dhul dogla
    Kugu Qaba Nugaal Godan ❤️❤️❤️
    Wali heestan mala dhagaysanaya ❤️❤️❤️ Rasta Hit 2014

    • @bababasra864
      @bababasra864 5 років тому +2

      My favorite song keep the spirit. Big love Rasta❤️❤️❤️

    • @carays.
      @carays. Рік тому

      and I still listen it 2023

    • @FaraxNour
      @FaraxNour Місяць тому

      Still 2024 😢❤

  • @billebuksia115
    @billebuksia115 5 років тому +26

    Heestan waxaan ugu jeclahay heesaha xamed rasta waa hees dagan xaqiiq dareen gaar ah ayay i galisaa❤❤

  • @aishaahmed5117
    @aishaahmed5117 4 роки тому +21

    20 Apri 2020 from Growe 🇸🇱❤👑my Home Growe

  • @hilwacadey7532
    @hilwacadey7532 Рік тому +23

    Codka Tikrok baan kasoo raacay gabadha codkeega Mashallh 😢ahmed rasta my favorite singer 🎉❤

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 роки тому +23

    Muxu yiri: kugu Qaba nugaal godan 😊 great song yaa ila dhagay sanaya November 2021 🤎✋🏿

  • @naciimoshiikhmohamed
    @naciimoshiikhmohamed Рік тому +11

    Gob xariira tihiin rer ayeydey mj marna wan tagi i.a nugaal iyo garawe ❤❤

  • @nastamoha5221
    @nastamoha5221 6 років тому +56

    garowe puntland my only city😍👌

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 Рік тому +38

    Such songs are time capsule of such age/ period
    9 Years of this album and it's still a gem
    So such beautiful memories with this song

  • @fahmokarar2243
    @fahmokarar2243 Рік тому +24

    Jah heestan ani maa Leh naag ciise dhux 🇸🇱👑🥰 listening by 17/12/2022 😮

  • @Blue_oblivion
    @Blue_oblivion 7 днів тому

    هذه الأغنية تعيدني إلى تلك الأيام الذهبية-سنوات الثانوية حيث كنا نلعب كرة القدم في الحقول المغبرة، تتردد ضحكاتنا في الهواء. أمسيات قضيناها مع العائلة وأصدقاء الطفولة، وعطلات نهاية الأسبوع مع الرعي في هدوء البرية. كل شيء كان بسيطاً، لم يمسه الزمن. والآن، كل ذلك قد رحل، لكن الذكريات لا تزال عالقة، مثل همسات تحملها نغمات هذه الموسيقى، تثير جزءاً مني لا يزال ينتمي إلى ذلك العالم.

  • @billebuksia115
    @billebuksia115 5 років тому +16

    Nimcan & xmed rasta waa xulka fanaantiisa somaaliyeed ee hada heesa ❤❤ cabdi fataax yare waxuu inoo ahaa iftiin fanka somaaliyed & shaqsiga kaliya ee aan la meel dhigno fanaaniinteena hore lkn m.a Eebaa la jeclaadahay ka hanuunka heesaha *

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 10 місяців тому +7

    Codkiisa Dagan & Habka uu ula hayo Musica Cajiib Fanan iyo bar waaye Axmed rasta ❤

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 6 днів тому

    Axmed rast waxa aaan ahay dadka fankiisa gadaal ka bartay , waa heer sare❤.
    Heesihiisa oo dhami waa cajiib , heestanina waa baarka sare.❤❤

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 Рік тому +44

    Hada ila dhagesanaysid Malin jimca oay tarikhda tahay 28/7/2023 fadlan like isaar ahmed rast one love ❤✌️

  • @anisoali4560
    @anisoali4560 Рік тому +24

    Kugu qaBa nuGaal godan 😢🎉DumazhiYaaL ❤Bal noosoo DuceeYa inaan is helno wiilka ciise ruusH 🎉😢From cumar mhamuD ✋😁💜waan soo socDaaYe 😂😂❤

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 Рік тому +1

      Soo dhawoow dumaaashi ❤

    • @yjama4073
      @yjama4073 Рік тому +1

      Allah haisku kiin calfo ina ader ❤️

    • @anisoali4560
      @anisoali4560 Рік тому +1

      @@nacimohassan2582DhawaHyy Dumo Qli🎉❤🫶

    • @anisoali4560
      @anisoali4560 Рік тому

      @@yjama4073Aamiin ina Adeer ❤🎉

    • @ugbaadjama9795
      @ugbaadjama9795 Рік тому +1

      Byo ina adrten ba tahy ma nihin dumashiyasha❤

  • @abdikamalibrahimali3881
    @abdikamalibrahimali3881 6 років тому +15

    I'm from baidoa this man he has sweat voice and I support him very well

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 Рік тому +5

    Old is gold
    Heestan wxn dhageesan jirnay aniyo asxaabtayda 2014 wagana school yaan dhagin jirnay maanta ayana dib usoo booqday anoo kaligay Ah ❤😊
    29/8/2023

  • @fahmokarar2243
    @fahmokarar2243 Місяць тому +2

    Hestan waxa dhagaysanayaa anoo qofka nolosha kumidownay khilaaf Ina dhex yaalo 😢
    Ciil iyo oohin udhagaysana wallhi hada waxa niyada iga jirta in aan ka fogaado oo wadamadas Galo somalia dhan katago 😭

    • @user-ub6pb7ef9r
      @user-ub6pb7ef9r 9 днів тому

      Aniba marbaa kusigty arintaz oo kle abyoy I'm.sory 💔😰

  • @user-kd8vq3sk3f
    @user-kd8vq3sk3f Місяць тому +2

    Dad. Badan aya hestan dawan doona 2028 allow nabad qab nagu gadhsi iyo royooyinkenu u no rumobay ❤ 😢 maxay maalmuhu is gadgadiyaan

  • @Teambarmudo
    @Teambarmudo Рік тому +15

    9year later, if you are still watching this song you are a legend ❤🎧

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics 4 місяці тому +10

    LET'S SEE HOW MANY PEOPLE IN HERE 2024🔥🔥🤟🏽

  • @ruweidahmahmett2680
    @ruweidahmahmett2680 2 роки тому +7

    Hestaaan 2018 ramadaaan ay tahay laptopka apowe kadhagesan jiray 12:00hapeenimo suxurta ku karsan jiray kaligee so jeedi jiray wilasha wareg inta iga adan hpenki Caliya io zeyn iyo hestaan wxaan eheen maba shidan jirin😁🥰🙏

  • @OsmanAhmed-ns8bv
    @OsmanAhmed-ns8bv Рік тому +4

    Legend always legend best man ever in Somali music industry.. waa habeenimo saccad waa 8:10 pm gopta waa mombasa Kenya 🇰🇪 .. wale hasusaha kala galisaan😢 hadpa mujida dhinac Ii roogi allahayow tana boqraadi calaf igu dhaar

  • @abdirahmanjimaali6705
    @abdirahmanjimaali6705 3 роки тому +22

    Ahmed Ras you are always the best in Somali music industry 🔥🔥🔥 Listening this beautiful song in kisumu, KENYA 🇰🇪🇰🇪
    #LEGEND above All 💪💪

  • @ikraankaapaofficial8188
    @ikraankaapaofficial8188 Рік тому +21

    2023 still I love this song 😢❤

  • @apdiqanihassen8279
    @apdiqanihassen8279 Рік тому +9

    Can't stop listening This somali legend ahmed Rast🇸🇴😄

  • @yasminjama362
    @yasminjama362 2 місяці тому +2

    Heestan baan dheegaysanYa aniga oo ah dhulbahante oo wiil habar jecla jecladay oo an ogahay in laay baxinan rerkayga dheemasho ka xigaan 😢

    • @wanaagsansidawalaashed9855
      @wanaagsansidawalaashed9855 12 днів тому

      Inader sidaa ha odhan dhulbahante iyo habarjeclo weligood bay is dilayeen waana wiil iyo abtigii ninkaa haduu nin diin iyo dhaqanle cidina ku diidi mayse dagaalka haku maxaafsan 😂

    • @yasminjama362
      @yasminjama362 8 днів тому

      @@wanaagsansidawalaashed9855😂😂😂😂😂

  • @sacdiyodidi7572
    @sacdiyodidi7572 7 років тому +22

    quf jacaylku garayaa cidi uma garowdee. wlhi been ma aha ana soo arkay allow jaceel danbe iga haay

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 27 днів тому

    Jacaylku waa shay qaaliya ❤ waa hadiyad Qiimo badan oo qofkii hela farxad iyo naxariis badan kusoo kordhiya balse dadka oo dhan uma qalmaan in la siiyo qaar baan astaahilin xaqiiqdii

  • @zaaraali8199
    @zaaraali8199 9 років тому +38

    rasta walalo ilaah ka baq so hanuun i love u illaah dartiis iyo walaltinimo not another love do u understand me marka katala bax waxaan

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 5 років тому +13

    Gabar qurux bdn garowe jogto hala ii radiyo 🙏👁️

  • @hal-abuurdhajacjimcaale5590
    @hal-abuurdhajacjimcaale5590 Рік тому +5

    Tue, 19 September 2023 02:53 habaynimo baan dhagaysanayaa mid kamida heesaha xusuusaha dheer igu leh waqtiyo adag na aan soo weheshaday. Haddaad iga damabayso aad baan kuu salaamayaa.❤😢🙏

    • @abdirahman6354
      @abdirahman6354 8 місяців тому +1

      😢😢😢 wankaqadhee walal

  • @xasanibrahimxasan7819
    @xasanibrahimxasan7819 Рік тому +4

    Mar un wan iman dona garowe i.a
    Kugu qaba nugaal godan💋💋🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🖤🥹

  • @arshadabdi4198
    @arshadabdi4198 3 роки тому +6

    Waa igu xasuus waxan dhageysan jiray 2016 walibo anaa ka shaqeynayey isbitaalka wayn hooyada iyo dhalaanka ee SOS ee magalada muqdhisho waa igu xasuus

  • @farxiyakhaliif1794
    @farxiyakhaliif1794 3 роки тому +6

    xasuus 2014 ilaa hada 2021 waan dhageestaa heestaan #ahmed rasta# fanaan qaran ayaa tahay

  • @sharmarasta2267
    @sharmarasta2267 2 роки тому +10

    2022 -9-4..wixii ika dambeeyo love ha ii saaran waqti aan waqtigaan eheen baan soo laaban donaa I.n 🌚🖤🙏

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +7

    Ahmes rasta lgen waaye alle hadaayo waayo badan🔥❤🖐🏼

  • @mohamoudbashiir2709
    @mohamoudbashiir2709 7 місяців тому +2

    ILaa iyo hadda baan dhageystaa, waa heesta aanan ka daalin dhageysigeeda❤️

  • @safiyasaleebaan2638
    @safiyasaleebaan2638 Рік тому +6

    29/8/2023/ habayn isniina bandhagaysanayaa hestan wan codsanayaa sxbayaal inaad isooducaysan in ilhy swt irumeeyo muraadkayga riyadaydana irumeeeyo yarabi irume rajadayda🤲

    • @abdirazaksheikh2512
      @abdirazaksheikh2512 Рік тому

      ilahay ha kuu rumeeyo wllo qof walba rumaadle Anigu 31/8/2023 wadan Qatar 🇶🇦 ku dhegeysanayaa ilahay muraadkeena ha noo fududeeyo waayaha adduun ha noo fududeeyo

    • @safiyasaleebaan2638
      @safiyasaleebaan2638 Рік тому +1

      Aaamiin wllky insha allh illhy hanoorumeeyo

    • @Yacquubadan
      @Yacquubadan 7 місяців тому

      Aamiin ilahy hanoorumeeyo​@@safiyasaleebaan2638

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 5 років тому +27

    This guy stands above and beyond 🙏🏿

  • @Naano
    @Naano 4 роки тому +10

    xasuus ❤❤❤waqtigu wu is badali noloshuna wey is badali inshallah

  • @daadayare9806
    @daadayare9806 2 роки тому +20

    Ahmed rasta alwayso the best somali singer in history you had a sweet voice allah blessed your voice on fire🔥

  • @sakariyewilsan7895
    @sakariyewilsan7895 5 місяців тому +6

    Kollay waad kusoo laabatay 2024 si aad u dhagaysato, like uun ii saar ✌️

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 7 років тому +18

    boqorka Cod i like this song ❤❤

  • @yj_lak
    @yj_lak 2 місяці тому +2

    Maanta waa qoraal lakiin bari waa xasuus,
    1:00 habeenimo jimce Soo galayo 12/7/2024.

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz Рік тому +3

    Hees gabdhaha ciise maxamuud ❤❤garoowe allow cadowgeda jabi

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому +1

      Gabdhaha reer Puntland Oo dhan 💕

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz Рік тому +1

      ​@@marisacillahi1537heesta anaga leh nugaal garoowe not puntland oo dhan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 5 місяців тому

      ​@@marisacillahi1537hesta gabdhaha ciise mxamud aya leh not puntland waliged gabar ciise mxamudo dhaqan xun lama arkin lkn puntlandta kale qar ayaba dinta kabaxa

  • @iqruushmohamudfaarax6140
    @iqruushmohamudfaarax6140 Рік тому +6

    Inta hada dawaneysa farta taga casimaadyda garow e ano dhex joga dhagaysan❤✋

  • @abdiwalisayidka9893
    @abdiwalisayidka9893 7 років тому +10

    allah ahmed rasta cod macaanaa agah ...allow ikaa daa wllky

  • @apdikadiralidagel1373
    @apdikadiralidagel1373 Рік тому +8

    Xasuus jaceyl io noloshi Ardeynimo waayihii aadka U quruxad badanaa gabdhii Aan is jecelyn ee calfaku inakalaqariyey Ayaan heestan kuso xasuustay iyadan marwalba jacelyada inaa u qaado heestan maantan waa hooyo caruur heysta weyn illhy caruurtay io family Ha xifadiyeh ana weli waxaan Ahey single Baana ahy 😢 Abwn somalia baa yiri Calaf weyn guurakiyeh haku daalin caashaq🥺

  • @Abwaankaxaydar
    @Abwaankaxaydar Місяць тому +2

    heestaan 2018gabr reer carmo ah baan uqaadijirey hada iyana waa single ana single baan baan ahy lkn 4year ago igu dambeysey khayrban kurajayn Ex😢❤

  • @user-qf2ld9be4s
    @user-qf2ld9be4s Рік тому +6

    Garowe magaldeydi Waa mesha duNida ugu jeclhy waa abaare 9saac oohabeenimo Iiibaashaala sxbyaal ❤🙌

  • @khaalidkhadar6456
    @khaalidkhadar6456 6 місяців тому +3

    Steel 2024 so dhowow adna qofka cawa iga danbeeyaw ❤

  • @CadnaanDiriiye
    @CadnaanDiriiye 2 місяці тому +1

    Yaa salaam hees iyo bar waaye late night At LA somalia ❤

  • @MohamedhssanMalafayoo
    @MohamedhssanMalafayoo 20 днів тому

    Waaa hees qimeheeyda wadataa one of my fouvirite song❤❤❤

  • @Abdihalayay-yc6fq
    @Abdihalayay-yc6fq 7 місяців тому +1

    Xamada yar warayisogeegi kabacdi inta heestan so booqatay 💕💕💘❤👑

  • @munamaxamed3117
    @munamaxamed3117 Рік тому +4

    ❤❤gob xariira baatahy😢

  • @cabdisalaanmaxamed1735
    @cabdisalaanmaxamed1735 4 місяці тому +2

    Marnaba ma ilaawikaro hadalkeedii naxariistii dacadiii dulqaadkii wanaagiii dabacsanatii poqored bay ahyd alle haku dhawro walal qali qalbigayga ka biximaysid intaan noolalahy❤😊😢😢😢

  • @AyanAyaanita-k1x
    @AyanAyaanita-k1x 5 місяців тому

    Hysta iyo Hesta barqdan isbrana ayaney boga kajeclystay wa 2bad hesod ugu jeclha wuxuqaay wilka abtigay baqorkyga codka xifdulh ina abti ❤❤

  • @bahjobillan6073
    @bahjobillan6073 4 роки тому +4

    2020 daawanayaa anoo garowe jooga 🌡🌏💋

  • @abdimaliksagal3757
    @abdimaliksagal3757 2 роки тому +2

    Waxan dhegeysanayaa 14 february 2022 balse jaceyl aan lagula wadin dhibkiisa aniga uunba dareemi kara At nairobi Parklands 🥺❤️

  • @professorabdull7156
    @professorabdull7156 Рік тому +3

    Mostly time i normally listen this song i never listen song beyond ahmed rasta

  • @adenogram
    @adenogram 6 років тому +12

    2018# Still love this song 🙂🙂

  • @mariaali4469
    @mariaali4469 9 років тому +5

    My home Garowe & ahmed rasta heesihisa🥰

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Рік тому +1

    Heesaha Rasta heestaana 2aad ii ah
    1aad
    Tan arooska Kabayare ❤😊

  • @Hanaanabdi677
    @Hanaanabdi677 10 місяців тому +4

    Hben sabti soo galayso 2023/10/27 October waqtiga 7:25 aniga jacylka bah nasiib kuma leh Wali qof igu haboon oo jcylka wgsn na dhex maro Wn sugyaa 😫 qof ksta isoo mar bil mawada socon karno 😀 caashaq warkiisa is daynaye cafal mooye 🤲

    • @MohamedHasan-pc4oq
      @MohamedHasan-pc4oq 7 місяців тому

      alloore dhibaatada adi waaye😂😂😊

    • @kingibra967
      @kingibra967 Місяць тому

      Fof kuu qulmo kuu rajaynaa wixii soo daho kheyr ku jiro🥰

  • @NesrinFarah
    @NesrinFarah 4 місяці тому +1

    Heestan ani in ley qady isu heysta sa ujeclahy❤

  • @AmiinDaacad-yz2rx
    @AmiinDaacad-yz2rx 8 днів тому +1

    Run ahaantii waa hees Aad Umacaan oo laga caajisayn dhagaysigeeda waxaan leeyahay hami nololeed waxaan ku hanwaynahay inaan heestaan u qaado qofta aan mustaqbalka nolosha la wadaagi doono Insha Allah Maalin way rumoobi Hada o aan dhagaysanayo waa fiid malin isniin ah talaado soo galayso 7:44 9september 2024

  • @bahjaabdilaahi3196
    @bahjaabdilaahi3196 7 місяців тому +2

    Yaasalaam❤ tiktok kasoo raacay inta ila mida salaan sare.

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 2 роки тому +4

    King of Vioce North America 🌎 Ahmed Rasta ❤💗

  • @khaliifshiikhcabdixayi714
    @khaliifshiikhcabdixayi714 4 роки тому +6

    4/9/2020 from Garowe
    Xfd wberi

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 3 роки тому +4

    yaa ila Dhageysanaayo still 2021✌

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 11 місяців тому +4

    Legendary ahmed rasta my all time favor❤️

  • @CatQueenie
    @CatQueenie Рік тому +3

    Listening to beautiful song in wajir, kenya ❤

  • @queenalisa
    @queenalisa Рік тому +4

    Hestan xasus goniya Igu ledahay 2015/1/28 😢wil xirir naga dhaxeye iqadi jiray siwada jira na wa uwada dhagesan jirnay lakin cawa otahay 2023/9/24 kaligey ba dhagesayo qof keygi horaw waku xisay 😢

    • @muxsinmahad1951
      @muxsinmahad1951 11 місяців тому

      Wlhi aniva xitaa hestan mrkn maqlo wxn so xsusta qof an jeclhy wliba said oo garowe joga wxn ilahy kabrya mr wlbo inu iyda oo klia isiyooo iyda drted ayan hestan ujecldy io mgldas mrkn siwlba wn isigu dayay inan ugu tgooo on ula nolado hlksna an jamacdyda kwtoo blse familkayga ilahy iga dhigy kuwo aniga ilahy igu imtxmyoo on wxba ii ogolen bo jeceylkan iyda uqbona ma oga iygaaa lkin wxn go,ansady inn ado iyda anon cidna la wdgen an iskafiyo anuu hdy ididan xita iny wx ila qbtn🥺💔

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 місяці тому

    Gabadh ciise maxamuud aha umbaa hesstan Loo qaaday koley Boqortooyo ❤ Waan jeclahay inaan la xidido MJ❤👑 Love from WIIL OG

  • @habsoshire4503
    @habsoshire4503 7 місяців тому +3

    Best song ❤😩

  • @abdulwahabahmedyussuf7659
    @abdulwahabahmedyussuf7659 Рік тому +61

    Who is listening 2023😢

  • @siciidguure4220
    @siciidguure4220 3 роки тому +8

    Wow Amazing Voice An other level Keep Going My Pro Rasta 💞

  • @AbdirisakYusufAli-oy7wp
    @AbdirisakYusufAli-oy7wp Рік тому +5

    Tariikh ay igu lee dahey heestaan
    Maqal keeda waxa ow ii ahaa 2015
    Lkn marka aan dhigga u shubey waxey aheyd bshii4/2019 oo sanad kaas ii ahaa sanad nolol kala duwan oo iga lumeys dabeca deydi iyo jawigii nololeed dhamaan oo xataa jawiga dabeecadaad ana hada wali hey
    TANI WAA NOLOSHEYDA
    Waxeyn aheyd qisa,deyda
    Anoo bil,al la socdo aan hbn gabar arkey isla hbnki.degaan mid aan sxb ka aheyn aan iri gabadhaas lambar keeda aan rabaaa asne tii mahee tu kale ayow ii keenay waxeyna noqotey gabar subxii mar bi,alka aan hbnkii la socdey aw baxaayey shaax iga gadatey
    Lkn waxaan ogaadey markaan gabadha lambarkeedi helay aan horeyna iska fahaney isla maalmo ka dib aan ku balaney aroos baadiye inaan isku raacno oo ay timaado magaalka waana ay iga yeeshay ka dib waxaa dhacdey gabadhii inaan si ka dis aan isku raacney oo maalintaas aragtida kowaad aan arkey aan moodey inaan helay neecow in badan iga maqneyd maalintaas dhan arooska ayaan joogney hbnkii ayaan magalada nimid lkn nasiin darro waa daalana gabadhii xafadii ayaan iska geeyay waa iska tagey xafaddiii ayaan aadey waxaa dhacdey sawirkii gabadha in leyga hor wadi waayo oo illahey maalintaas qalbi geyga ku beeeray ayane qof hadal dabacsan cod degan ayey aheyd waxaa ii suurta gashey in codkeeda ey iigu deeqdo lkn wajigeeda ayey iiga dhaaratey anine waa igu sii kordhey xaladii iyo jawigii aan ku jirey waxana ii muuqdey fariinteda codkeeda iyo muqalkii maalintii kowaad kaliya guud ahaan nolosha ayaa culeys igu soo kadiyey heer waxaan gaarey inta badan meel.baadiye ah ayaan joogey waxaana ahey nin dhalinyaro wad badan lkn aniga sxbdey inaan isasa seegno waayo waxaa iga lumey dabecadii saas ay tahey ayaga igama maqnaa jirin waxeyna saacad walbo iyo maalin kastne i weydiin jireen hal su,aal? Oo aheyd maxaa kaa qaldan sidii hore ma tihide anne waa fiicanahey ayey jwn teydi noqotey
    Waayo ma awoodin jwb waafi ah xiliyo waxaan soo.marey aan mararka qaar inta dad dhax joogiisa u adkeysan waayo aan xiliyo aan la seexan oo ah casirka ka dib iyo maqribka seexan jirey anoo waliba radaa meel.cidlaa oo aan wax jooga la arag oo duur ah kana soo kici jirey marka aan wareero kaliya wax yalaha kale oo aan daneyn jirey ayaa ahaa markaan fariin ama codkeeda maqlo inaan moodi jirey iney nolosheydi farxad gaara dareemi jirtey alx hada oo laga joogo 4 sanno ku dhowaad wali ma awoodo inaan hasaawe ama sheeko dheer la wadaago gabdhaha waayo dulqaad aan kula sii wado ma lihi
    Ogow ereyo aan lagu hadli ayaa jiro waayo waxaa aan oran jirey aduunka jcyl wax la dhaho ma jiraan iyo ereyo la mid ah yeer nabsi illahey waa kaa yeersiyaa lkn kugu daayo ayaa horey loo
    Messegka ma dhameystiri karo waayo waqtiguna iima siin karo
    Lkn ogow qof walbo oo iska qosla ama faraxsan ma,ahan qof niyadsan
    Waqtiga aan fariinta diyaraa waa 30/08/2023 sacadane waa 08:17pm hbnimo

  • @mohameddeek2857
    @mohameddeek2857 4 роки тому +7

    Ma ogtahay Gobaadey garashada haweenkaba guulahay ma siminoo
    Sida faraha gacantaa loo kala gadeeyooo midba meel lageeyee gabar lahubaa tahay
    Geed faraqa bixiyoo cidi fooda goynin gob xariira ba tahee
    Allow yaa Galaadiyo gurii ad kudhalatiyo kugu qaba Nugaal godan
    Ma ogtahay Guduudoy qof jecel ku gababa cidi Uma garawdee
    Siduu hadimo geestaa kuuu guhaadiyaayo gafka lagama dhawree Gacal lagu hirtaa tahay
    Geenyadii bureeqow Gayigeena jogtoo taan Goobayaa tahay

  • @zaffasheikhdoon4289
    @zaffasheikhdoon4289 6 місяців тому +2

    Allow yaa garowiyoo🇸🇱❤

  • @ilyaazcdeh4076
    @ilyaazcdeh4076 Рік тому +2

    Ahmed rasta always the best somali singer ❤🙋‍♂️

  • @caamirahmed666
    @caamirahmed666 Рік тому +1

    Allow yaa garoowiyo
    Guriga aad ku dhalatiyo
    Kugu qaBa nugaal Godan❤😮
    Gabar ciise Russia😊