A. Madobe oo Xasan & Xamze u dhameeyay 3-Qodob oo lagu Jabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 62

  • @omarali4265
    @omarali4265 20 годин тому

    Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990,wuxuuna u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День тому +1

    yes yes puntiland iyo szc na hasoosaaraan warkaas ookalebal xasan xabaalo qote halkuu kataliyo mar hore ayeey ahaayd in lasoosaaro

  • @abdinasirmohamed7523
    @abdinasirmohamed7523 День тому

    Hassan iyo Hamze waxay Taariikhda ka galeen meeshii ugu xumayd

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul

  • @AbiyeAhmeddoofarweeye
    @AbiyeAhmeddoofarweeye День тому

    Xamar iyo xasan midna ma naqaan, we welcome chapter 7.

  • @AbiyeAhmeddoofarweeye
    @AbiyeAhmeddoofarweeye День тому +1

    Waxbadan kooxdan hawiye action group way ku hadaaqayeen 91kii ayaa loo noqon bal haloo noqdo waa la arki cidii Caano ka daataan.

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c День тому

    Kkk galadow kulaweynaa siyaasiin halbeel ah oodowlado shisheeye ushaqeynaya sida awowyaashood ahaanjireen soomaaliya soomaaliya ayaaleh

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 20 годин тому

    Xassan biiq😂😂 guull Ahmed nuur

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤alahu akbar

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому

    Alxaqiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤

  • @AbdullaahiAdan-s7i
    @AbdullaahiAdan-s7i 14 годин тому

    Maan juus guul

  • @bby6
    @bby6 День тому +2

    Viva jubaland state of Somalia guuleysta inshallah

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      Qabiil yuusan ku qaadin 😢

  • @axmed8798
    @axmed8798 День тому

    CADHA ILAAHAY IDINKU DHACDAY GUMAYSTAHA AYAA SOOFARAY INTAA

  • @mulmommie7539
    @mulmommie7539 День тому

    MashaAllah guleysta jubaland

  • @bby6
    @bby6 День тому

    Puntland state and jubaland state way ka tashten Hassan qabuure faagte iyo teamkisa damuljadid a Somali kala diray runti

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День тому

    one love somali

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed День тому +1

    jubbalaand warka kasoobaxay waa sax dhamaantii

  • @omarali4265
    @omarali4265 20 годин тому

    😢okay haduu Ahmed madoobe mooryaan uu is ka soo dhiibaayo lana shaqeeyo dawlada federal ka waa laga qaadayaa cuna qabatynta 😢

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 День тому

    Xassan iyo Kooxdiisa waxay Ku ololeyeen waxaa loo Noqonaya 1991 wayna u celiyeen
    Ciday wax ooga dadaan aan arakno

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому

    Waa runta ee allow naga qabo xasan waa fashilmay

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 21 годину тому

    Waxaan sii daagdag oo gaa suugayna puntland state of somalia inaay Ii yaada Soo qoorta mooqifteeda

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому

    Waa in la joojiyaa. Wax kasta. Oo Beeshacaalamku. Siiso Somaliya iyo waxkasta. oo. Mashaariic Horumarina. Waa in la joojiyo Waana in Cunaqabatayn. La saaraa. Hubka somaliya. Cunaqabatayntii Hubka. Waa in lagu soo Celiyo. Wixiiba HAWIYE. Ayaa. Hadda la siiyaa. Waa in la joojiyo. Hawadiina. Waa in lagu Celiyaa. U.N kii iyo Keenya.

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 День тому

    Axmed madoobe waa dabadhilif raba inuu udumiyo dalka nin ay shakhsiyan isu hayaan, maba oga in wadamo waaweyn ayrabaan in soomaaliya khadka laga saaro.

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 День тому

    WAA SAX WAAN KU RAACSANAHAY IN HAWADA LA CELIYO HUBKANA LAGA JOOJOYO HAWADA LACAGTA KA SOO GASHA WIIL UU XASAN XARASH DHALAY AYUU ACOUNT UGA FURAY UAE DHADKIINA WUU KU DHIBAYAA IN AYSAN U DULIKARIN QAYBO KA MID AH SOMALIYA AYADO AAN DHULKA U NABADGELIYO LAGU MARI KARIN XAMAR IN U DORASHADA KU QABANAYO AYAAN MAQLAYNA KALIGI TALIYE AAN CAQLI LAHAYN XOLIHI SOMALI KU NOLAYD CARAB LOO XIRO DHUL BOOB HOYOYIN KA OYSIYO ASAGA BA SIDAAS JABTER 7 KU CELIYAY

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb День тому

    Waa go'aan sax lkn lala soo daahay.

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 День тому

    Kkkkkk suurgal miyaad noqon sxb jaamac 😅😅😅

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed День тому

    Xasan sheekh hadhco

  • @MohamudSulub
    @MohamudSulub День тому

    Cadow taagla waa xasan kaad madam kusheegteene

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День тому +1

    Masha allah Jaamac Galad Geesi halgamaa ah salaan sare from GarloogubeDDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      Qabiil 😢yuusan ku qaadin please 🙏

  • @abdirahmanali9867
    @abdirahmanali9867 18 годин тому

    Kow waxaa ka ahaa garoonki afmadow oolajoojiyay kharashka badankisa shacabka ayaa uruuryay

  • @NazuuJr
    @NazuuJr День тому

    Wll Axmed mujrim 14sano buu fadhiyaa meel uu xoreeye maleh caasimada jubbaland inuu xoreeyo buu diide xitaa tuulo muu xoreyn marka hadan ree jubbland nahay ma aakhiruu wax nootari odeygan

  • @museosman8296
    @museosman8296 День тому

    Beri hore baa lakala tegeg been baa laysu sheegayey Dku waa umul xasan xaraash iyo xamar iska ilaawa

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu День тому

    Beenaale jaamac munaafaq tv

  • @YahyeOmar-m8i
    @YahyeOmar-m8i День тому +1

    Waa la yaab maamul goboled iyo dowlad aa waxba is dhaamin kuligod waxeey isku heestan waa hunguri illahow dad caadil ah oo dalkoda iyo dadkoda jecel noo sahal war xiligan sida eey bakistan igu diyaar garoowday hindia ayaa la rabay inaan ugu diyaar garoowno keenya iyo ethopia aaway hee kuwo illah dhuuni un ku diray baa madax noo ah illahow inta dadka iyo dalka qayaantay oo lcg ka doortay dhaarti magacaga eey dharten illahow mid haka reebin

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 9 годин тому

    Sax

  • @u.j4515
    @u.j4515 День тому

    💯 waa ku raaxsanahay in lagan wareejiyo Ilan iyo intimate wax fallow dhulkan Allah u soo diro 😢

  • @cabdifataxyasiinaxmed
    @cabdifataxyasiinaxmed День тому

    dayus haiskaqeeqeeli

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День тому +1

    Guul shacabka iyo dawladda Jubaland, puntland iyo SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      Qabiil 😢yuusan ku qaadin please 🙏

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      Qabiil 😢yuusan please ku qaadi

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 20 годин тому

      @@omarali4265 waa sax walaal ma waxaan qabyaalad ahayn
      Bu xasan dal xaraashe haya qaniinyo qaniinya kaa fujisa walaal

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s День тому

    axmed madoobe xaguu ka taliyaa 😂 sedex degmo kismayo afmadow iyo tuulada dhoobley 😂 oo wilba sharci daro ku joogo cid aqoonsana jirin marka warkisa cid beelcaalam ah oo dhageysaneysa ma jirto waayo xitaa cid u hanbalyeysay isku canashubkisa ma jirto

    • @manhajsalafcenter8688
      @manhajsalafcenter8688 День тому

      Waa runtaa xassan iyo xamze halkey ka taliyaan madaxtoyada ilaa afgoye ma dhex soconi karaan

    • @AbiyeAhmeddoofarweeye
      @AbiyeAhmeddoofarweeye День тому

      Adeer xasan sheekh musqusha amison baa gaysa waa wax liita.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 День тому

    Waa hadal meeshiisii ladhigay masha allaah guul jubalan❤❤❤❤❤🥰💞🥰💖💜♥️✅✅✅✅❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 День тому +1

    Jaamacow nasiib daranidaa
    2025 ayaad u ol oleyneysaa in somaliya lakala googooyo ,
    Bal adigu maxaad faaideysaa?

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s День тому

      waa jaajuus

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 День тому

      Jaajus adeerka xasan ba ah mooryan​@@AbdiShakur-f1s

    • @mohamudyusuf6215
      @mohamudyusuf6215 15 годин тому

      adeerkaa xassan xabaala qotte waydii su aashaas isaga dhibkan abuuraye.

    • @mohamudyusuf6215
      @mohamudyusuf6215 15 годин тому

      adeerkaa xassan xabaala qotte waydii su aashaas isaga dhibkan abuuraye.

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 День тому

    Beenaale😅

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 День тому

    Laba afle !been
    Naale

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 День тому

    WCS ASXABTA SALAN SARE MUDANE MADAXWEYNE AHMED MAXAMED SAYID IYO DOWLADA JUPALAND SHACABKEDABA GUUL IYO GOBANIMO MIDNIMO MIDNIMO MIDNIMO ISKUTASHI INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @omarali4265
      @omarali4265 20 годин тому

      Qabiil 😢yuusan ku qaadin please 🙏