“Muuse Biixi Haduu Heshiiska Ethopia Ka Laaban Waayo Soomaali Wayn Ayaan Ku Noqonaynaa”Faadumo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @Caliya7
    @Caliya7 20 днів тому +6

    Faadumo waa fariid runta ka gaban Ethiopia danahoga ayey kahadleysa ee slnd dani uguma jirto heshis kushega.

  • @Somfox1
    @Somfox1 20 днів тому +3

    Faadumo waa Gabadh aragti dheer walee!

  • @KhadarCali-oz1tr
    @KhadarCali-oz1tr 20 днів тому +7

    fadumo ibraam muuse bixi iyaadakatalafiican

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 18 днів тому

      Waa habar dhilo ahaan jirtay oo faqshta la tuman jirtay hadan waa fataalad

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px 20 днів тому +2

    Masha allah walahii waa runtede

  • @MunaCalinuur-mp4bg
    @MunaCalinuur-mp4bg 20 днів тому +4

    Masha alah ilahow s nd miyirka usoceli

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 20 днів тому +1

    Masha Allah Mamo Fadumo Ibrahim Wa Runteed sax❤❤❤

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 20 днів тому +4

    Waa runteed waa sixran yahiin siyaasiyiinta soomaaliyeed mar horan dareenay hadaan shacab nahay walaahi 😢

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 20 днів тому

    FAADUMO ALLAAH HAKA BADBAADIYO ARRINTAA DAD BADAN AYAA KU DHIBAATAYN KARA❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 20 днів тому

    FADUMO WAA FARIID MANSHALLAAH TABARAKALLAAH ILLAHAYAAW XIFDI MAAMOOYINKA ISLAAMKA

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 20 днів тому

    WAA RUNTEED MUUSE WAA AHBAL WALLAAHI ETHIOPIA DANTEEDA AYEY WADATAA MEEL LAGU DHAMMAADAY AYEY RABTAA BADDAA INEY KA QAADATO ALLAAH MAQADDARO❤❤😂😂

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 20 днів тому +2

    Afka iyo futada meeshii ladoono Hadlo muusa doofaar bilaadamiir iyo inta cadhoda ilaahaay kudhacday ee maasa doofaar kutaageeraya inuudhulka iyo dadka walaale heena ah xabashi ka iibiyo si xabashido kabcada hakaa ugaga duusho

  • @user-je6ym2mv5d
    @user-je6ym2mv5d 20 днів тому +1

    mashallh
    fadumo
    ibarhin

  • @Somfox1
    @Somfox1 20 днів тому +1

    Aby Ahmed wuxu aaminsan yahay in xitaa Nebi Ciise ka hor Amxaaradu lahayd Bada Cas Saylac ilaa Yemen! Kaaf iyo kala Dheeri dheh! Malaha wuxu Tirsanayaa Abraha Asxaabul Fiilkii!

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 20 днів тому +1

    Masha allah mama fadumo Ibrahim waku watah guul wacan ❤

  • @maguled
    @maguled 19 днів тому

    Faadumo Fariid, ishay ka ridday Alleylehe.

  • @SinaloZono
    @SinaloZono 20 днів тому +1

    فاطمة بسم الله الرحمن الرحمن مرحبا بنطق لاصح)بسم الله الرحمن الرحيم صحيح

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 20 днів тому

    Mama fadumo ruunta aya ka hadashay ? Muse bixi wa inheshiskaa uu ka labtaa

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 20 днів тому

    WEGER LIINTA MASAR KA TIMAADA AMA LIIN DHANAAN KKKKKK waa diyaar lkkkk

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 20 днів тому +1

    Mashallah edo qaliyey nolow❤

  • @jimcaalexasanjimcaale9477
    @jimcaalexasanjimcaale9477 20 днів тому

    Iga waloy tanis raga indoor ka calling badan tahey.
    Sidey u saadaalisey waxa ku wajahan snm

  • @guleit89
    @guleit89 20 днів тому

    Walahi mamdan aad ayey fuhansanty

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 20 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤mamafatumo.mw.s.landar.❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 20 днів тому

    Isbax afkaa wax loogu ridaye yaa ugu riday Faadumo carsaanyo 75 jir ku qalqaaliya

  • @aweysxajiabdulkani6734
    @aweysxajiabdulkani6734 20 днів тому

    Shalmadan faadumo ay huwantahay maxay katurjumaysaa maanan fahmine, nin nin katagay ayaa fahmikara oo saaxiibul aqliya, ashrafyadu badanaa, islàantan maynan huwateen haday fahmayso macnaha ay xambaarsantahay laakiin dhalinyaro ujeedo kale wata ayaa islaanta hadiyad ugadhigay.

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 15 днів тому

    😂😂😂😂😂
    Waali cas

  • @Somfox1
    @Somfox1 20 днів тому +2

    Aby Axmed muxuu Eritrea badeeda ugu dhici waayey? Mide kale Ethiopia miyay kaliya Berbera wax kala soo degaan oo qiimo Dhimis yar loo sameeyo ...Hadii Dekad la siiyo yaa Berbera wax kala soo degi..fahmi waayey!

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 20 днів тому

      Wll dhalinta soo malind aan isdiyaarino walk ina cunay inagoo nool odagan siyaasi maaha god baa looqoday afrika ayaa into shirty mouse bixidabin but kudhacay sorry dalkaygii iyo radii cadawbaa ku xeeran farmajo iyo abi iyo ismacil iyo xasan kuligood waa mid

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 19 днів тому

    Habrihii baa waashay kan.wax.weydiina ayaa.kaliita

  • @user-ou8zr9ju6m
    @user-ou8zr9ju6m 20 днів тому

    Ethiopia bad aay ledahay bay doonesa. Aqoonsi mesha kaasar.

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 20 днів тому

    in ETHIOPIA ay damac waalì ah Bad kudoonayso Horaa loo Ogaae Muuse Biixi oo Firdhiye soo Kibir jabiyay ayaa Argagaxii Axmaaro ugalay

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 20 днів тому

    Gabadhaan ayaa caqli leh

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 19 днів тому

    Faduma musa judan danta

  • @user-cw4km1pm9q
    @user-cw4km1pm9q 20 днів тому

    Maama faaduma garbasarkan iska tuur calanki xumaay ayow u egyahay

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 20 днів тому

    waa runteed Fadumo Ibrahim heshiiskaas waa lagu Hun goo ay Somalilandna aqoonsi iska daaye burburkeeda ayuu sabab u noqoday

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 19 днів тому

    Ethiopia 🇪🇹 baad lo mahayo
    Hadan nu 5ta somali nahay
    Somali wa walalo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 20 днів тому +1

    NAA HABAR WAALAN AYAAD NOQOTAYE KU NOQO QADAAD WEYN HADAAD FAHMIWEYDAY RAGA SOMALIND KKKKKK

    • @user-cw4km1pm9q
      @user-cw4km1pm9q 20 днів тому

      Waxan maqli jiray qumayo intan qumayo ladhin ayey qumayo kutira qadadka yaa idika weyn miraayad qaado

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 18 днів тому

      @@user-cw4km1pm9q Magac bilaash uma baxo xamila naanaysaa wuu idiin baxaye Sangadhuudh yahay jareer ta ah ee qadaadka wayni

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 18 днів тому

      @@user-cw4km1pm9q Maah maahdaana isaaq baa ku maah maaha gudhuuyeey maadaa leh

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 20 днів тому

    Walee Islanta ba ka aqli roon bixi

  • @fe8445
    @fe8445 19 днів тому

    SL ayadaa u caqli badan. Soomaali wayn way rabtaa tolkeedna kama hari karto. Odayaasha waaweyn meeshay tilmaantay waa arki la'yihiin. Qariidada Abiy.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 18 днів тому

      Kkkkkkkkkkkk Somali wayn ma dad badan baa wayn loo istic maalaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 18 днів тому

      Miyaad na qasbi uff uff uff baa lagu yidhi amxaarkaan kaa jeclahay

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 20 днів тому

    Adeerkaa maxaa U diiday inuu ciidan boqolaal Kuna samaysto ma taalibaan oo u babacdhigtay ruush iyo maraykan ayaa Ka liidataan

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 20 днів тому

    AADO Fadumo siwacan ayay u hadashay.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 20 днів тому

    habartan dhiladii ah ee faqashtu wasijirtey waanaagihiifaqashtalatuman jirey meelbaadaloosha hadey rabto faqash may ado meel aha faqashtu joogto

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 20 днів тому

    Wixi😂 ayey fahmeysaa😢😢😢

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 20 днів тому

    Waan qoslay markay tidhi maanta buuq ma Rabin . Shaqada hargaysaba waa buuq

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 20 днів тому

    Ilahadalsi madhamato miya jabuti qosaneysan burta sarantahay aqonsi calankaga wax badan umagacyeshay heso yakuguhesto ismuji lawadag ceshkaga hes yurub kadhex buuqa abarna ka ahaada

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 20 днів тому

    Doorashada iyo arimaha socda maxaa ka dhexeeya

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 20 днів тому +1

    is laantan maxaa waalay

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 20 днів тому

      Maqaayada Juudaan iyo Kaahin qaadka kucunaan, iyada aa iskaleh😊
      1- Maqaayadii macaamiidhii waa kayaraatey after 25 August 2023.
      2- Dadka mirqaansan ayey lasherkaysataa. Waxay ugusheekeeyaniin ayey run uqaadayaa😊
      3- She has access to Google! The Somali Wikipedia 😂

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 20 днів тому

    Abey aqoonsi soomaalind diid
    Bada in uu daayana diid ee shacabka Hargaysa go,aan ha gaaraan sida mumadaan ama beenta Abey ha kulaalaan 😅😂😊

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman 20 днів тому

    SLC WALLAHAY FADUMO WAXAY KA CAQLI FICANTAHAY RAG BADAN OO XILLAL XISBIYO OQONYAHANO SHEGTA IYO IN BADAN OO SHACABKA DASADA LOO TURO AY TILMANTO

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 20 днів тому

    Waar itoobiya somaliland aqoonsan mayso ma la waalan yahay aduunka wadan wadan kale iska aqoonsan sad majiro,teedakale muuse waa awr siyaasi maaha waxay ahayd markii turkigu isugu yeedhay sinaliya iyo itoobiya inuu heshiiska kansalo waayo halkaa waxa ka cad in itoobiya ka warwareegayso aqoonsi

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 20 днів тому

    Faadumoy aamu muusaa daacad u daacad u ah meey jabuuti degto madaxweynaha hala aamino

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 19 днів тому

    Kkkkk mamo horta fariid baa tahay lkn waxan sideen kuu fahan siiyaa itopiya aqoonsi iyo citiraaf kuuma awoodo dadkiina suuqii waaheen gurmadka idin siiyay ee somali weyn ha waayina 😂😂😂😂😂

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 19 днів тому

    5ta somali way inay isracdo 2025 kaa
    Musa judan 2025 somaliland u babinaya
    Oromo faido malah
    Ethiopian ka sidaran
    Hello idoor

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 20 днів тому +2

    Buuse ilaahow xafid waa geesi madaxweene qaaliah

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 20 днів тому

      Waan jeecelanay wuuh naa midayey Lascano goorgaradih qaarmuunayd ooh iidor baah waalii, oolii laahad

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 20 днів тому

      @@haweyorashid9419 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bal maxaad qortay wallee inaan midh laga fahmayn waxaad qortay hortay intaanad wax qorin qoraalka soo baro

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 20 днів тому +1

    ILMO OROMO

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 20 днів тому

    Dee maman dal inaad noqoto marabo abii

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 20 днів тому

    Xaatah aah duuh iidin aaqoonsaadoh maxah iidin sookoordhiin?

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 20 днів тому

    Waa doqon tani naa naga aamus

  • @user-je5ou6oz6z
    @user-je5ou6oz6z 20 днів тому

    Kkkkkkkk kkkkkkk kkkkkk .
    😊

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 20 днів тому

    Afqadhmuun habartan huurada weyn ma cadayato qaad baa waalay iyo xumaan qabyaalad qudhun naclatulaahi calayka yaa binta sanduuq

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 20 днів тому

    Fadumo intas waad ka aragti dherreyd Huuno. Tan Jabuuti, & Somaliland dagalkoda waa been ee Muse bixii dorashada ayaah laguh jahwareeri nayah.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 20 днів тому

    Islasntaa.ayss.ka.aqlibada.aboorka.kulmiye.

  • @abdiabdillahi1891
    @abdiabdillahi1891 20 днів тому +1

    Habarta waalan ehelkeedi mee, iyada oo melaahaa kaqaylisa ayuunbaan arkaaaye miyaan laqabin, miyaanay awllad dhalin, miyaanay dadladhana qabsada

  • @fabu2526
    @fabu2526 20 днів тому

    geesiyad.

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 20 днів тому

    ISSAQ AF XUMADA ISKA DHAYA

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 20 днів тому +1

    Waa.Habartii.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 20 днів тому

      Habarta halawareysto😂
      She has a lot of information. She is the owner of the Maqaayada Qaadka oo Juudaan kuqayilo😊

  • @user-nh2mt7ff9v
    @user-nh2mt7ff9v 20 днів тому

    Ceesiyad

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 20 днів тому +1

    Crazy people😂
    What do these people eat or smoke everyday ?😊

  • @abdiabdillahi1891
    @abdiabdillahi1891 20 днів тому

    Habarya waalan waxay ubahantahay cillaj

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 20 днів тому

    War Habartan Waalatay Naga Fadhiisiya Oo Indhaha U Jeexa

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 20 днів тому

    Habar waalan naga fadhiiso eeyahee

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 20 днів тому

    Habar waala n

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 20 днів тому +1

    ITIOPIA NIMA RABTO

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 20 днів тому

    QAALI Faadumo heshiis ma ahayn ee is af garad ayuu ahaa.