CABDISALAAN GUULEED “MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WUU FASHILMAY”

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • CABDISALAAN GUULEED “MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WUU FASHILMAY”

КОМЕНТАРІ • 66

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 місяці тому +3

    XASSAN SHEIKH WAXA KU SHAQEYSTA AMRA IMARAD IYO YAHUUD IYO 🇬🇧 UK KENYA 🇰🇪 ETHOIPIA XALANE WAA KU DEYSAY SOMALIA 🇸🇴 WALAAHI TOOSA SOMALIAYEEY 🇸🇴

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 місяці тому +2

    😂😂😂 TARIINKII XASAN SH WAXAA LAGU BUXINAA LAFAHA MEYDKA HAWIYE IYO DAROOD IYO DIR VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB WADANKA XASAN WAXA UU DHIIBAY ARKAKIXISO ALSHABAB

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 місяці тому +3

    Walaahi waa runtii Somaaliya god bay ku dhacday

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 3 місяці тому +2

    Faramajo markii hora si xaqdaraa ku diideeysay

  • @husseinabdullahiali8302
    @husseinabdullahiali8302 3 місяці тому +1

    Wixii cabdisalaanow ku wareysta ayaa kaa xun. Analysiskaaga waa zero ee security issue waxba kama taqaanid damiinyahow.

  • @AhmedSalaaddiiriye
    @AhmedSalaaddiiriye 3 місяці тому +2

    Adeer waa ka qaldantahaye lascaanod al shabab majogaan kumana noola

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 місяці тому

    Gaalkikudhaleywas FARMAJO Halameeldhigin XASAN XOLO Ibnulxaraam Yahow Xanuunsan

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 місяці тому +1

    SAAXIIB CABDISALAANOW ILAAHAAGA KU ABUURTAY KABAQ FARMAAJO WUXUU KATEGEY DOWLAD DHISAN CAALAMKANA SUMCADDIISII DOWLADNIMO SOO CELIYEY XOOGAA CUQDAD AH AYAA KAA MUUQATA XAASIDNIMADANA JOOJI WAAD DHIMANDOONTAA ADIGOO KELIGAA AH QABYAALADINA WAXBA KUU QABANMAYSO

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому

    Waalagu sugey xayawankas kahadlaya mesha waa kii bbc kaceytamaya bbc qaniskas foshoxun dilla kujihada moryantas foshoxun dilla

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 3 місяці тому +1

    Guulayso was sax

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 3 місяці тому

    Mucaaradnimadii madaxweyne farmajo waxay kuu keentay in ilmahagii qabti laga soo saaro.nabsigii oo soo degdegay alle utoobo keeni madaxweyne farmajona cafis weydiiso.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому

    Waalagu sugey xayawankas foshoxun hadhibkas shaley waxa uu laha farmajo waa tukgas lakin maxakudjacay dofarlas bidarta leh tukgas foshoxun

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 3 місяці тому

    Abdisalam waxa alle idinku ciqaabay hassan sheekh, beentii aad ka qori jirtay madaxweyne farmajo iyo ciidankii ereteria joogay.

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 3 місяці тому

    FARMAJO ISKUBEEL MANIHIN LAAKIIN BEEN BAAD KASHEEGTEY RUNTANA WAAD KAFOGTAHAY FARMAJO MADAXWEYNE DHAAMA MA ARAG SOMALIDA QABIILKA KAXOROOBEY WEY IGURAACSANTAHAY

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 3 місяці тому

    Benbu kashegay saxibtimada Afawarkl inu Xasan kudayashado waymuqato lakin saxibka xasan waa ismacil C.Gele oo milkilaha Somaliya C/salan waxad moda arinka jabuti waa kaboday wana mesha dhibatada uguweyn ay ugaimaneysa somaliya xasana uu ralikuyahay hagardamada ismacil.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 місяці тому +1

    WAR NINKAN XANUUN FARMAAJO AH AYAA HAYSA EE DHAKHTAR HALLA GEEYO SUBXAANALAAH

    • @osmanabdi2081
      @osmanabdi2081 3 місяці тому

      Macalnkan warkiisa wa Cadyahay,waxaanse ku leeyhay Aniga Ra,yigayga iyo Aragtidayda wax kale ayaad Xanbaarsan tahay.

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 3 місяці тому

    Kkkkk Hadadan ayaad xaqiiqada ka fogtahaye
    Ee wad sheekada
    Farmaja dawladnimo buuxda ayuu ka tagaye
    Kuraaxayso birmade xasan

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 3 місяці тому

    C.s.y.guuleed.wuuasiibay..xasana.lamood.se.noqonwaa

  • @husseinabdullahiali8302
    @husseinabdullahiali8302 3 місяці тому

    Sirdoonka itoobiya ayaa ii sheegay in ciidankii Farmaajo uu eritrea u diray waxay ku dhamaadeen dagaalkii Tigreega. Ceebtaada ilaahay ma asturo.

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 3 місяці тому

    ABDISALAN NACEYB FARMAAJO BAA KAAMUUQDA XASIDNIMADA IYO XAQIRAADA WAA LAGA FIICAN YAHAY UQIR INTA WANAAG UU SAMEEYEY...

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Waar moryankan naceebku maadaxa kaqadeey hassan dhiqo hadad tagersaned oo farmajo fadexadeniisid gof moryana gabyaladu madah kadey dawlede maadrabin hassan ilbadkarabtay ee farmajo waa héros somaliwen oo dhan barabteéy dawledi uu wanagsaned militarigi dabadeed ee moryanta hamar dawlad rabbin niikan dawleda uu raabay wata gubura qondanasa

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 3 місяці тому

    A.BAROW WAREEYSIGA HALA YEELAN DADKA XAQIRAADA IYO NACEYBKA KABUUXO WAXBA LAGAMA FAA IIDAYO

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 місяці тому +2

    Somaliya dhaqaale xumo mahayso ee Maamul xumaa haysa

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 3 місяці тому

    Nin xanuunsanaya la waraysanaya
    Farmaajo dhal dahab ayu Aha lkn jaahilin foosto madhan ah shalay xasan Qabiil ku tageerayay mntana baacda haya ma Fahmi karo Hogaamiye xaqiiqiga iyo raga kaliya Aktarada ah

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 місяці тому

    Elatariya haduu ka shidaal qaadan lahaa weyba noo dhacan laheed ee muu dhaho ismaacil cumar geela asiyaS afawargi waa rag rag dhalay 😅😅😅

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 місяці тому

    Horta miyey aheyn in la baaro laga hadlo howl galkii turkigii lagula heshiiyey badda amaanka kuma aragno baddii la laha wey jogeysa oo ilalineysa awey mase waxey la sugeysa illa ay ka diyariso ciidamo somaliyed side wax u jiran bal no shega

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 місяці тому

    Hawiya aaqligah leh maxah uuh diiday iinay dowlad niimadah uuh tartaman tuugah iyo caadow kaalkal kah maxay uudoortan waah yabeh magaci bay iskagah ciiyareen haadabah laahayeen maagac

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому

    Xayawankas bidarta leh dilla kalabkas foshoxun dilla kujihada daqonkas hadhibkas soxira

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 місяці тому

    Xusen waxa haysato dhibato weyn ina aderadii ba hawsha hayan wax qarimayan oo talada madaxweynaha u dhiibtey waxa leys dhihi kara dardarankiisa mel qaldan bu ku wada halkii loga bahna inu walaladiis u diro talada shegayo

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 місяці тому +1

    Wlh xaqiiqduu taabtay

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 місяці тому

    Kkkkkkkkk ma dhul laga faa'ideysanayo ayuu Xassan ku fashilmey?? Adeer kabcada meydadka badda ayaa lagu shubaa bilo kadib? Qabriga inuu baaba'o ayaa loogu tala galey si looga faa'ideysto

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 3 місяці тому

    Maxaad kadhaxasheen farmaajaw soo bax
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @CfitaaxCfitaax-i5f
    @CfitaaxCfitaax-i5f 3 місяці тому

    War mucarad waa la noqdaa ee dalka hadal aan jirin iyo qurafad ku dumiya dalka oo xasan baad ku qafiif teen ee alla ka baqa

  • @ibrahimabdikadir4713
    @ibrahimabdikadir4713 3 місяці тому

    ismaciil geele ayaa ninkaas cashar siiyay mrk afa wargi ninbaa oga dhow

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    nin kaan dowladii farmaajo dacwo uu ahaa hadana dowlada hassan sheikh sidoo kale

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    adigui sharci darada meyd ugu aastay dhul dowlad aan laguu fasaxin aa dacwa ah yaab, dabaal kaan oo kale aala wareysanaa oo sharci iyo diin toona lasoo barin

  • @avv.abdirizaknuh1315
    @avv.abdirizaknuh1315 3 місяці тому

    Mashalay baad khaldanayd mise Maanta Shame on you Guled.

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 місяці тому

    Siyaasi runtu xanuun kutahay rugtuu kufuraa reerku waa rogmo

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    nin kaan calaacalaaya waxaa ii weydiisaa siyaad bare yuu kala tashatay qabuuarii uu faagay, 1- if iyo aakhiro 1- tareebuunka 3- bangaariyada 4-shirkalo 5-guryahii police ka 6-yaaqshiid in taas la faagay waxee ahaayeen dhul shacab ma aheyn dhul dowlad, school polizia adoo laguu fasaxin aaku aastay meyd waa dembi diiniyan cid fasax kusiisay majirto

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    markii guriga cabdiraxman cabdishakur laguugu soo weeraraaye khawaarij afgooye ee joogtay, maaan tana gaarigii ka baxa xamar gaalkacyo uu toos u tagaa ma tihid qof ilaah yaqaan, maa daama aad been sheegeyso oo runta eeku dhibeyso adoo qabiil ka duulaya, shalay iyo maanta ilaaah isku mid kama dhigin adigana ha isku dayin inaa ka dhigto

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    diinta islaamka ma ogala dhul aadan laheyn oo laguu fasaxin inaa wax ku aasto, adigee aheyd in lagu xiro maa daama sgarci aad jabisay, hadana ada adacwo ah yaab

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 місяці тому

    Minii La Yaabo Yaasiinka. Aar waxbaa ina soo maray tanina manoo dambaysey

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 місяці тому

    madaxweyne hassan sheikh haduu xil ku sii waaye ma aha, inaa baraha bulshada ka calaa-casho saas xil leeskuma siiyo , mar kasta aa hadashaa ceeb taaada lee soo baxda, maa daama aadan aqli wax ku xalin karin inaa iska amausto aalaguu qaatay

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya 3 місяці тому

    Malawaa abuur adoo si suuro xumeenya adigana xalka u muuqo😂

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar 3 місяці тому

    Hhhhhh dhex dhexaadnimada waa wax fiican wariyaha laga rabo inuu u soo gudbiyo dadka ku xeran

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 місяці тому

    Been aanjiirin baad kaashegtay Faramajo

  • @abdihakimnuur7663
    @abdihakimnuur7663 3 місяці тому

    Cidamadi eriteria ku dhintey ma soo nooladeen?

  • @User_19567
    @User_19567 3 місяці тому

    Nikan lawaresanyo wa beenlow tuug ah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому

    Waaki madaxweyne farmajo ceynaye

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 3 місяці тому

    Afawarke ma ahan waa ismacil cumar geele

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 3 місяці тому

    Maxaa ka dhaxasheen farmaajow soo baxa

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 місяці тому

    Shu aa ku dhashey Laascaanood kulahaa

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 3 місяці тому

    Nin cuqdad hayso waraysanaysaa

  • @husseinabdullahiali8302
    @husseinabdullahiali8302 3 місяці тому

    Hadal kuuma banaana ee walaalow iska aamus.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 3 місяці тому

    Muxuu farmaajo karabaa

  • @dhudifarah3254
    @dhudifarah3254 3 місяці тому

    Cabdi salaam adaa faashile ah madaxweyne xasan sheikh waa dal dhise

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 3 місяці тому

    Asc Ciid mubarak somali weyn weli somalidu ma garan dhibka haysta marhore & hastanba war madaxdi dalka so martey waxa ugu ficnz sheikh sharif & farmajo weliba farmajo o qabiil & musuq ka madhna magaci sharafti & qabki somalidana so ceshey wad diiden Allahna wa idin arkaya marka xasan o dalka xaraashaya inu idin yimado idinka dalbadey. From diridhaba.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 місяці тому

    Shacabka muqadisho dhib ayaa ka jira allow naga soo gaar' kooxada xasan qabiil maleh waa koox kooban oo iyaga kaliya dantood fulinaayo.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 місяці тому

    SAAXIIBAYAAL NINKAN WADDANKA MADAXWEYNAHA KA AHI WAA MOORYAAN AAN DOWLADNIMADA WAXBA KA AQOON DHAC IYO BOOB WAXAAN AHAYN MAYAQAAN

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 3 місяці тому

    Aaad iyo aad waa nin damiirleh subxaanalah waa mam nuuc inlsaaro dadka dhintay madaxwayne maaha xasan shiikh

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh 3 місяці тому

    Guuleed, sida kale u dhig , eritria maahan balse waa jabuuti

  • @adanahmed1244
    @adanahmed1244 3 місяці тому

    Xasan khasaaro umada ilaahay ha ka hor wareejiyo