NINKII REER 🇩🇪 KUFSIGA LAGU EEDEEYAY OO LA DHAARIYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 45

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 7 днів тому +2

    Waa uqoray hosow bro arintaa naga soo gar bax waaku salaamay eedo caaliyo shariif

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 7 днів тому +5

    You never know Somali way xumadeen lakin Allah ba naga og

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 7 днів тому +3

    SUBXANALLAAH UMADA DULIMKA MAA LAGA DAAYO

  • @ayanwarsame8871
    @ayanwarsame8871 7 днів тому +3

    Aaliya mashallah shekada waa igu socota

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 7 днів тому +3

    Asc habo qaali waan dhawnahay shukran waan yaabay videogii waxaad u bixisay kufsigii gabadhii yareyd shalay

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 7 днів тому +3

    Gabadhiisi buu iska Ceebeeyay.

  • @raxoisaaq9185
    @raxoisaaq9185 7 днів тому +2

    Asc abaayo jarmal ilmaha dadayar kujoga loomakeenayo labada waalid mid kiliya ayaa lokeena intan ka ogahay canuga ayaa kaladoranayo hooyada iyo aabaha

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 7 днів тому +2

    Gabadha naftirkeeda hadey qaangaartahay wey dacweyn kartaa, hooyadu waa in ay soo hadashaa si loo ogaado xaqiiqda .

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 7 днів тому +4

    asc caaliya sharaf

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 7 днів тому

    Subaxana Allah inantiisa uun buu ceebeyay Ninjas waxba Ma yeelin,ta kale hooyadu waxay ahayd in ay shaqo tagto sharci Ba la sinayaa madama la so qaaday MIDI markay shaqayso way so qaadan lahayd.
    Mida kale gabadha yar ee ila saqiirnimo la so Kufsanayay social ogan laha aniga ahaan abahas wuu cishooday uun

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 днів тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 7 днів тому +3

    Dignity gii gabadhiisa ayuu dhulka lagalay

  • @umams2905
    @umams2905 7 днів тому +5

    Walahi comment baan uqoray war gabadha xoolaheeda udaaa 😂😂😂 dhiwr jeer waayo waan dhageystaa caaliya xoolaheeda uceli hadaa ilahay taqanid

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 7 днів тому +4

    Caaliya waa nin abaal laawa ah oo lacag jaad u ku cuno ayuu doonaya

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 7 днів тому +3

    Wcs ❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 7 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 днів тому

    WCS WALAAL 🫀SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 7 днів тому

    Yaahuu

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 4 дні тому

    Caaliya Qof masiiba yaa soo dhawaysankara

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 днів тому

    Mar hore ayaa daawaday

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 7 днів тому +8

    Walashay Caaliya gabadha afkeeda haday kasheegtay waa run 100&100. Caruurta qurbaha kukora amba kudhashay beenta way kuyartay . Subhanallah ilahayoow ceebaheena iyo ceebta muslimiinta astur.😢😢😢😢😢😢😢
    Waankaxumay gabadhaa yaree cadradeedi wayday haday runoqoto. it's a really, very sad situation to be in.yaan lala yaabin aabahaas gabadhiisa waxay hooyadeed usheegtay ayaa qalbigiisa jabiyey waad dareemi kartaan.dilbaa dhicilaha haduu meeshaas joogo aabahaas. Allah SWT been haka dhigo arinkaa😢😢

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  7 днів тому +6

      Waa dhici kartaa laakiin hooyada syaa laga rabay iney arintaas baarto oo dowlada la kaaashato😢

    • @Aaliyah-2t5
      @Aaliyah-2t5 7 днів тому +2

      @@Caaliyasharif waa runtaa walashay qaali. Hooyadu waxaa laga yaabaa inayna luuqada aqoonin. Amba loohanjabay inay arintaa kahadasho iyada iyo gabadhaba.

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 7 днів тому +3

      Oo walaal maxaa ka ogtahay inuu ninkaani uusan ba run sheegayn oo xarash u hayo sida gabadhu hada into sheegaysaba
      Ilaahay halaga baqo Germany gabar lagu faraxumeeyey in aysan dowladu ogaan yaan lagu danbaabin

    • @Aaliyah-2t5
      @Aaliyah-2t5 7 днів тому +1

      @NasNasra-vo4ye waa suura gal walal. Wayna dhacda. Haduu ninkaa inanta dhay been kasheego inkaa inanta sookoriyey masiibo xun baa kudhi. Balse haday gabadha yari tidhi arinkaa wuujira waa run adiguba waad gadhan kardhaa ciyaalku waa dadka ugu runta badan waxna maqariyaan marka lafogeeyo dadkay dhibanaha u ahayeen. Allah unbaa og siday wax ujidhaan qaali . Hadayse runoqoto inantaa yari cadradeedi way wayday ninkii guursadana wuu aflagaadayn oo waad ogtay dhaqankeena walal. All been haka dhigo Amiin.

    • @xaawo1
      @xaawo1 7 днів тому +1

      Daahir candho calaseey iyo hano abuukar warkooda walaahi waa been ayagaa soo lafifaan lacag bery ku uruursadaan waa tuugo fahmay sida umada loo dhaco

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 7 днів тому

    Naa caaliyo makii baa soohadlay awal muxuu isuqarinayey mise naagta afka dheer baa utalisa

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 днів тому

    Wixii laga xishoon jiray dad baa lacag ku qaato naagtan sanka xun ee xumaanta faafiso isku xishoo

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 7 днів тому +1

    Wuuu khaldanyay kan inanta dhalay. Waayo inantii wa loo kaxeeyay, gabadhii waa loo kaxeeyay , lacag looso dirayay . Yaahuuu , muxuu inantiisa u ceebaysanayaaa . Bilaaq mustaqbal uga dhigayaaa . Haduu been sheegayana waa kala dhimanayaan inantiisa😢

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 7 днів тому +1

    Waxba kama jiraan ninkaan buufis dhoof ayaa waaley islii ayuu joogaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 7 днів тому

    GABADHIISUUBA CEEBEYEY WAR DADKAAN LAMA AAMINO MIDAKALE MA NAAG QAANGAARAA INTII LAKUFSADO ISKA AAMUSILAHEYD OO QURBO JOOGTO

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 6 днів тому

    Darood. dhulkiina waa nabad u laabta oo deista qaxooti iska daya. lacag nigu filaan waad heeshen. Darood maxaa ka waaday dalkada ! Somali waad ceebaysan magac xumo! Gaajo uuf!

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 7 днів тому +3

    oo gabadhiisii xitaa wuu ceebaystay soo maahan

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  7 днів тому +3

      Ceeb ma aha, haddii kufsiga la sheego oo gabaadha dhibku ku dhacay xaqeeda loo doono

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 7 днів тому

    Nagata ninkeda iyo carurteda u davwo neysa waxa jirta hadan rerka shaqeynin ded badan kenin karin

  • @IdirisCabdi-sx2cd
    @IdirisCabdi-sx2cd 7 днів тому

    Asc abayo iwrn xld warkad shegeyso makarunaa

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 7 днів тому

    illaahey ayaa dulmi ka magan galnay , nabsi waa laga fiican yahay gabadhaas hadii dulmi sameysay odayga in ay cafis weydiisato ayaa fiican hadii asaga dulmiyayna gabadhaas dhiigeeda ayuu galay gabadha.

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 7 днів тому

    Wa nin xun ayaduna ilmehefa maxay u bilan wayday oo ninkeda ula hadli waysay

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 днів тому

    Wixii laga xishoon jiray dad baa lacag ku qaato naagtan sanka xun ee xumaanta faafiso isku xishoo