Lamaane Somaliyed Oo soo Bandhigay (JACEYL Qaangaaray) Sh.Abu Dalxa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

КОМЕНТАРІ • 77

  • @jamaamal5573
    @jamaamal5573 11 місяців тому +1

    asc sheekh abu dalxa alle jannada hakaa waraabiyo ragana sidaado kale alle hanooga dhigo aameen noo dheh fadalan

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 роки тому +5

    Maasha allaah wallaahi wan uduceyaa wana kamaseyraa shiikha abu dalxow nogu soducey in illaahe na ga dhigo sedoda okale wa iga cosi allaha kuxafide

  • @xilkasinacali-rr7mh
    @xilkasinacali-rr7mh Рік тому +2

    Masha allah

  • @user-zu9yr3hf3d
    @user-zu9yr3hf3d 17 днів тому +1

    masha allah❤❤❤

  • @asmalovelove7752
    @asmalovelove7752 2 роки тому +1

    Ilaahey idinku dhaarshee shiiqaan abuu dalxa allaha ka raali noqdee🤲 wxn rabaa inan mar uun la hadlo iisheega meel aan kala xiriiro soomaaliyeey wn idin baryaaa 🥺🥺🥺🥺🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭🥺😭😭😭

  • @Mascudsayid
    @Mascudsayid 2 роки тому +6

    Jazakallah khayrka ha gacan sareyo
    Ahlu ducaad iyo dadka wanaaga jacel hadad kamid tahay inaad iso booqato ayan danaynaya wll rabina haku dhowro.

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 роки тому +4

    Asc, maasha’alaah,maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka sheekh alle ha ka siiyo ajar aan dhaman sida aad wax badan oo aad na tusto, se ragga qaar badan ayan xaaska markey ku ag weynato ka faana in lagu arko oo u dhaqma sidii in uu isagu ka yar yahay, se ba inta badan ay ninku ka weyn yahay gabdha uu qabo. Qoyska alle ha barakeyo, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah baan leeyahay.

    • @quranonline9338
      @quranonline9338 2 роки тому

      #Fursad #waxbarasho
      OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.
      Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan waa lidiinta U badkooda LA jecel barashada Qur'an ka kariimka ah ,iyo Culuumtiisa .
      Dugsiga wuxuu bixiyaa dhowr wax yaabood sida:_
      1= barashada qur'aanka kariimka, Xisaabta yo tajwiidkiisa
      2= barashada higaadda iyi qurxinta farta carabiga
      3= barashada afka soomaaliga
      4= barashada culuumta shareecada.
      sidoo kale dugsiga wuxuu ku baxaa hab online ah.
      Waxii faah faahin dheeraad ah kala xariir
      WhatsApp number 👇👇👇
      chat.whatsapp.com/FJHfQpSF21hC5DHuFiU2sA

  • @ishabare3307
    @ishabare3307 2 роки тому +1

    mashaa allah sh abu dalxa sida sharafta iyo aadabta leh oo aadnoogu sharaxdo qayrka jazakallah khayr

  • @najmomaxamed4707
    @najmomaxamed4707 Рік тому

    masha Allah wllhi ❤❤❤mahadsanid shiiqi ❤❤

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 роки тому +2

    Maasha alah tabaaraka lah ilaahey haku barakeyo sheikh abu dalxa ilaahey ha barakeyo qoyskaasi iyo gabadha xikmadeda uu ale kumaneystay lamaanayasha oodhan sidaa alaha ka dhigo aamiin 🤲👍⚘

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 роки тому +4

    Maashaa Allah jazaakalahu khayr sheekh ilaahay ha kuxiftiyo

  • @kaltumali418
    @kaltumali418 2 роки тому +1

    Jasakallahu khayra yaa sheekhunaa allah ha ku xafido waa aabo fiican oo maqlay a xaaskiisa raga somaalida

  • @carab9868
    @carab9868 Рік тому

    Sheeq jisaakalaahu qeer allaahu yaxfidig

  • @user-xm6jd7nc3l
    @user-xm6jd7nc3l 11 місяців тому

    Mashaa allaah xafiduhulaah

  • @aminaomar417
    @aminaomar417 2 роки тому +7

    ALLAH NOGU RIZAQO GUUR WANAGSN ANIGA IYO INTA ILA MIDKA AH BAA INSHALLAH

  • @ummucumayrmahamadcllahiahm3155
    @ummucumayrmahamadcllahiahm3155 2 роки тому +4

    Masha allah wlhi famlikan xalay ayaan arkay illhy ha isku barakeeyo wan ku farxay markaan dhagaysty illhy na hanagu irsaaqo qof naga wanagsan oo wanaga na fara

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 роки тому +6

    "Guusha dadka kale ma aha Adiga Guuldaradaada ama Fashilkaaga, marnaba ha ka xumaan qof kale Guul uu gaaray. Is diyaarin, dadaal badan, doonid joogta ah, Dulqaad & Duco ayaa inta badan ah sababaha Guusha.

  • @xafsoali2675
    @xafsoali2675 2 роки тому +2

    Masha.allah wa qiso ku dayasho mudan shiq adina illahay haka abal mariyo intad inoso gudbisay

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 2 роки тому +3

    MashaAllah illahyo qof wanagsn ku waydisanaya iyo inta kle wllhyga u rajynaya

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому

    Mashaa Allah. Lamana haas wan aqaanaa wa Naima iyo odoygerda mohamed ilahay ha dhowre. Dhaqaaq aad dhaxashidee Chanel. ❤ halkana ka salaamaa ❤

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 роки тому +2

    Asc. Maashaa. Aallaahaaa. Jzkh. Allaahaa. Ah. Ku. Xafidiyo. Sh. Maxmud

  • @siham194
    @siham194 Рік тому +2

    M.a

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 роки тому +2

    Masha Allah Jizaakumu Allahu khayr Sheekh

  • @amiiromj503
    @amiiromj503 2 роки тому +7

    Sheikhow jazakallah qayr nimankeena waxay naga jecel yihiin oo ay la sheekaystan mobile ladooda hal daqiiqo xata ma ogala inay nala fadhiyan marka noso ducee inuu allah swt noso hadeeyo

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 роки тому +2

    Masha Allah Illahay habarakeyo inta diinta iyo dhaqanka ilaaliya

  • @Muwaahibmuxumed-cp8ec
    @Muwaahibmuxumed-cp8ec 7 місяців тому

    ماشاء الله ❤

  • @saytuunisxaaq2886
    @saytuunisxaaq2886 2 роки тому +1

    Masha allh Alle haiskudayo lamanaha isfahansan kuwa aaan isfahansaneyn Alle haisfahansiiyo

  • @Khadar.Yante1
    @Khadar.Yante1 Рік тому +2

    ماشا الله الشيخ أبو طلح

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 2 роки тому +2

    manshaa Alaah jazaakalaahu khayr

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому

    Maashaa allaah waa qiso cajiiba shiikh mahadaanid

  • @jidkakheerka
    @jidkakheerka 2 роки тому +2

    Maasha alaah tabaarakalaah

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 Рік тому +2

    Salalaahu calayhi wasalam 🥰

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 роки тому +2

    Mashaa allaah tabarakalah

  • @user-zu9yr3hf3d
    @user-zu9yr3hf3d 17 днів тому

    scw scw scw scw

  • @canabcarab9777
    @canabcarab9777 Рік тому

    Mansha alha

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 роки тому +1

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @yasminmohamed5885
    @yasminmohamed5885 2 роки тому +5

    Waa haduu kuu ogolyahey inaad caawiso balse kawaran sowjkaagu haduu aaminsanyahay inuu kaa qiimo badanyahay ragu sidaasey ubadanyihiin

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Рік тому +1

    Mansha allah❤❤

  • @SuleeqoNuur-ge9ou
    @SuleeqoNuur-ge9ou 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcanunow59
    @nimcanunow59 2 роки тому +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @qadroaxmed9959
    @qadroaxmed9959 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @canabmaolim21
    @canabmaolim21 Рік тому

    Sheq abutalxa Ayan rabaa Sen gu heli karaa

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 2 роки тому +1

    Maasha allaah

  • @aminaabdiqadir4679
    @aminaabdiqadir4679 Рік тому

    Asalamucalaykum shiikh suaal baan kuweydiin meel aan kaala soo xariiro

  • @xaawomohamud9500
    @xaawomohamud9500 Рік тому +1

    Abuu dalxa illaahay dartiisaan kuujeclahay

  • @aishaabubakar2779
    @aishaabubakar2779 2 роки тому +1

    Alla ha sharfo

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 2 роки тому +3

    Asc wr wb

  • @Kalinimoiyomugdi
    @Kalinimoiyomugdi 2 роки тому

    Asc wllo Safiirka islaamka. Sheekhan sheekh Abu dalxa ayaan ubahnahay arin ayaan raba inaan waydiiyo plzzzzzz wllo hadii aad taqano meel aan kala xariiro igu caawi. Wllo plzzzzz ama qof igu cawinkara hadii aad taqano iyo dhamaan wllhayga muslimka ee comment gayga arki donow plzzz igu caawiya ajar iyo xasanaad alle haydinka siiye 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🙏🙏🙏 alle dartii igu cawiya

  • @user-kd9dd1vk3f
    @user-kd9dd1vk3f Рік тому

    Asc sheeqa lambarkiisa sekuhela

  • @aishaabubakar2779
    @aishaabubakar2779 2 роки тому +1

    Www m.a

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow2872 2 роки тому +1

    Ma.sh.allah shekha jeceelka

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 роки тому +2

    Maashalh qoykaasi waa
    1:-Nala dabaalo family
    2:-dhaqaaq aad dhaxashidee
    3:-adiga is ahaw
    Qoyskaas waa intaas channalkooda subscribeta Ku taageera mahadsanidiin

  • @hodanqurx5809
    @hodanqurx5809 2 роки тому +1

    Manshalh 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kaltumali418
    @kaltumali418 2 роки тому

    Ha ku dadaan Hana maqlaan oo dhagaystaan xaasaskooda

  • @leilawarsame7404
    @leilawarsame7404 Рік тому

    114

  • @fartuunxasancali5654
    @fartuunxasancali5654 2 роки тому +1

    Allow kaa mariyo

  • @AbdullahiCaamir-hn7vo
    @AbdullahiCaamir-hn7vo 11 місяців тому

    1x fe

  • @leilawarsame7404
    @leilawarsame7404 Рік тому

    Asck

  • @halimahussein2715
    @halimahussein2715 2 роки тому +1

    sh waxaatahy. jacaylka. waxkayakhaano. ragoodhan. haday. adiga. ookala. ahaanlahaayaan. naaglama. furaan jisaakumalaahi. khaar

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 2 роки тому +10

    Masha Allah

  • @libanhasan150
    @libanhasan150 Рік тому +1

    M.a

  • @nurtoaliosman8303
    @nurtoaliosman8303 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @farhiyamohamed7358
    @farhiyamohamed7358 2 роки тому

    Masha allaah

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d 2 роки тому

    Masha allah

  • @naimayusuf9008
    @naimayusuf9008 2 роки тому

    Masha alaha