Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay tahay sababta ka dambaysa sicir baraka waalida ah ee uu aduunku wajahayo xiligan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 чер 2022
  • Maxay tahay sababta ka dambaysa sicir baraka waalida ah ee uu aduunku wajahayo xiligan? Se maxay dhaqaalyahanadu cabsi uga muujinayaan?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 63

  • @Acmk_
    @Acmk_ 2 роки тому +12

    اللهم انت الغني و نحن الفقراء

  • @NiikoCusub1
    @NiikoCusub1 2 роки тому +17

    Runtii qof bulshadu ubaahan tahay ayaa tahay allaha cimrigaada barakeeyo

  • @uploadcentral8753
    @uploadcentral8753 2 роки тому +12

    WALAAHI walaal sanadkii hore hadaad iga soo hor baxdo kumaan daawan jirin balse sanadka muuqaaladaada waan ku xiranahay . VIVA WAABERI .. VIVA ABDIRAHMAN

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +17

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому

      Assalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu
      Walaallaha
      Kheeyrka
      Allaah Ha idiin Fududeeyo
      Aammiin ✔ Amiin Waa Magac
      Yaa Rabbi = Rabbiyoow
      InShaaAllaah
      in Shaa Allaah

  • @patino__87
    @patino__87 2 роки тому +8

    Faah fahintaada waa hibo gaara ah alx dheh walal

  • @qalidaxmed6020
    @qalidaxmed6020 2 роки тому +10

    wll allah haku xafdido wll ganacsi ban raba in aan furto lacak an in mudo aruu riyay wax iga ga kala dhim naatay garab istaak idin kaga haa hanahy bwll yaal#

  • @5toroaming116
    @5toroaming116 2 роки тому +6

    Qofkii ugu horeeryay 🕴🏿☝️

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому +4

    Alxamdulilah dadka ilaahey ayaa arzaaqa mana jiro aduunkan qof jooga oo weynaya rizqigiisa ,,alle u qoray ee ilaahey TalasaarTa, hana lashaqeyo

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 2 роки тому +13

    Waxay ila tahay in SIcir Bararkan Looga Bixi karo Kaliya In Allaah la Baryo laguna Kalsoonaado Nimcadda uu Ina Siiyay lagana Faa'idaysto Beeraha,Kaluumaysiga & Dhaqashada Xoolaha,Isla Markaana Laga Fogaado Faxshiga & Kaalmooyinka Baryada Waxa Loogu yeero Beesha Caalamka!!!?

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому +2

    وَضَرَبَ اللَّهُ مَثَلًا قَرْيَةً كَانَتْ آمِنَةً مُّطْمَئِنَّةً يَأْتِيهَا رِزْقُهَا رَغَدًا مِّن كُلِّ مَكَانٍ فَكَفَرَتْ بِأَنْعُمِ اللَّهِ فَأَذَاقَهَا اللَّهُ لِبَاسَ الْجُوعِ وَالْخَوْفِ بِمَا كَانُوا يَصْنَعُونَ .) صدق اللَّهُ العظيم

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +7

    Waxaanu ku jirnaa xaalad adag .qurbaha ayaan ku noolahay .xaalad adag baa aduunka oo dhan ku jiraa .insha allh ilaahey hanaga qabto musiibadaan

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 2 роки тому

      Wllo idinku waad nimcaysantihiinee ilaahay umahadnaqa Dalkii somalia qaar baa bakhtigu xalaal u yahay

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 роки тому +3

    Thanks APDIRAHMAAN omar

  • @yaxyedalmar1786
    @yaxyedalmar1786 2 роки тому +3

    Alahu akbar

  • @InfiniteLightPerspectives
    @InfiniteLightPerspectives 2 роки тому +4

    Khayrka nagu garab istaaga oo fadlan nasoo booqda oo waxaan mudanahay noo sameeya Saxiibayaal Miisaankiina Xasanaadka Alle ha idinku Daro. ❤️

  • @ibramaxamuud2475
    @ibramaxamuud2475 2 роки тому +5

    Legend

  • @iqraabdullahielmi8783
    @iqraabdullahielmi8783 2 роки тому

    Masha allah si'aad uqurux badan ufaah fahsan una fudud in lafahmo ayaad usharaxday dadka aan economy ga wax ka baran aad ayeey ugu adag tahay in ay fahmaan inflation iyo wax yaabaha la xariira alle haku siyaadiyo curintada iyo qaab hadalkaga

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 2 роки тому +5

    Sxb ma ka hadli karta jamacadihi bilashka waxbarashada bixinayay iyo magac yadoda

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 роки тому +2

    mashallahzxp' lkin waa lagugu wada arkaa SICIRBARAR KAN

  • @RahmaIbrahim-kk7bg
    @RahmaIbrahim-kk7bg 10 місяців тому

    Inshaalah Allah ameen ya rabia ❤❤❤Allah inta ku barka maash Allah noloshayda

  • @nuurmohamed9948
    @nuurmohamed9948 2 роки тому +7

    إنمع العسري يسرئ
    Culayskasta waxa kadanbeeya
    Fudayd ka ahaaday xaga🔥🔥🧭🏝 eebaheen ☝

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @ahmedqani9396
    @ahmedqani9396 2 роки тому +5

    Keep going wll

  • @zakariyeahmed2609
    @zakariyeahmed2609 2 роки тому +4

    Mahad Sanid Zhp💯

  • @khalilnuur6787
    @khalilnuur6787 2 роки тому +5

    Runtii wan jeclahy janal kan iyo cabdi raxman cumar madaxaa haraago sxb

  • @NiikoCusub1
    @NiikoCusub1 2 роки тому +4

    Qofka kowaad pin igu qabo masuul

  • @abdimalik6829
    @abdimalik6829 2 роки тому +2

    Su'aal ayaa igu Soo labatay bal haliiga jawaabo
    Containerada dakadihii looga Soo tagay maxaa looga Soo qaadan wayay markii bandowga Laga baxay ileen shirkada inta container ay geysay dakada wey garaneysaa Marka may Soo ceshato oo shiinaha dib loogu Soo celiyo?

  • @khalilnuur6787
    @khalilnuur6787 2 роки тому +2

    Asc

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +1

    Masaakinta dayac baa ka dhargay, sixir bararkina hawada ayuu ka baxay, ilaahayow umadaada u naxariiso

  • @apdy_fatah34mahamed29
    @apdy_fatah34mahamed29 2 роки тому +2

    Wll waxaad kasoo hadashaa taariikhda madaxweyne erdogan

  • @amo8696
    @amo8696 2 роки тому +1

    Waa run
    Wayo waxab lamaso baxano
    Hadyinu nahayi somali

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому

    Ilaahey faqriga hanaga korqaado Aamiin

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 2 роки тому +4

    Dhalinyarada somaliyeed waxa walay qabyaalad iyo siyaasi jaranjaro u arka u kursigisa kugadho somaliyey imka adunku hadu rashinka inaga jarto sida hinda iyo jinay malin dhow bariis waa lawayaya daqiiq waad ogtahy qaaliga ay noqotay maxa ino qorsha ah teeni ka tagnay oo cunto wadani ma cuno wax soo saar malihin waar saan aan wax ka badalno

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 роки тому +2

    Qayb labaad soo raaci warbixintan walaal dagaalka ruushka iyo wax soo saarkii Ukraine oo meesha ka baxayna ku dar arinka aduunka ku riday inflation kan waalan ee dhacay!!!!

  • @shaficimohamed6481
    @shaficimohamed6481 2 роки тому +1

    Waxaan rajaynaynaa inuu dhaqaale burburkaasi uu noqdo mid soo toosiya umada islamka reer yurubna dib udhiga insha allah

  • @amiiniman69
    @amiiniman69 2 роки тому +3

    Marka dal walba wa inuu Lacagtiisa qiimo uyeelaa sida ugu fudud oo looga badbaadi karo waa un sidaa annaga Soomaali ahaan Lacag qalaad oo dollar ah baan qiimeenaa balse Shilin Soomaaligeenii waan hilmaamnay😭😭🥺🥺

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 2 роки тому

      Wllo qarankayaga somaliland lacagtayadaanu qiimeynaa

    • @foreverios9702
      @foreverios9702 2 роки тому

      @@ahmedyasin6796 somaliland wax la yiraah ma jiraan nio somalia wa somalia 🇸🇴 calankas la shaqeeya

    • @hamsemuhumet
      @hamsemuhumet 2 роки тому

      @@foreverios9702 maraykan baa ansixiyey abti banking ka somaliland

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 роки тому

      @@foreverios9702 kaalay ka dhex ado calanka sita😂😂23 jira waligay calan somalia ledahay ama lacag midna kuma arag somaliland goboladeda

    • @foreverios9702
      @foreverios9702 2 роки тому

      @@lunibark9978 wllhi 19 jira 4jir anoo ah somalia iigu danbeysay lkn waligey ma arkin dad isku dhiiga oo is neceb idinka ka hor 30 sano ka hor wixi dhacay ayaad ila hada ku dhaganthin germany ayakaba west iyo east ayee isku laayeen waagii hitler hadane waxba kama so qaadin oo qaranimada ka doorteen wax walba. 23 jir ayaan ahy leedahay hadane cuqdad ayaa kugu jirta dadka u xanaaqsanthy ma noola badankood ayaad ka aarsan ma dad aan arintaas waxba ka ogeen mar mar inaad fakirtaan fiican dowlad baad raadinaysaan lkn ma helaysaan sbbta wa idin sheegah 1960 markii xornimada la qaadanaay waraaqad ayad saxiixdeen oo aad somalia kula biireysaan waraaqadas saxiixina ku yaal marka jaaniska hal mar idin so maray mar labaad ma jiro

  • @akhuunaaAly
    @akhuunaaAly 2 роки тому +1

    Magaceyga Waa Abdirahman Omar Halkaanina Waa Waaberi Madia

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 роки тому +1

    Waber media bro legend 🙌 🙏

  • @samirasaid3291
    @samirasaid3291 2 роки тому

    Problem

  • @wllmohammed3510
    @wllmohammed3510 2 роки тому

    Asc sxp wxn jclan laha inan kasohadasho dhaqalo burburkee 2007/8 sababta kenty

  • @izickdejong1042
    @izickdejong1042 2 роки тому

    M.a waxan barty sicir bararka waxa uuyahy

  • @CaliBare-ry9iz
    @CaliBare-ry9iz 2 місяці тому

    2020 2024

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 2 роки тому +3

    Cuntadaada hadaanad lasoo bixi karin waad bur buraysaa

  • @mohaqasim7110
    @mohaqasim7110 2 роки тому

    Asc wllka waaberi media:waxn rabaa muqalka kaa ga hadlaysey masjidka ASOFYA ee turkiga ku yaalo clip hore ee adaanka, shiiqa codka aadanka leh magaciisa hadaa taqaaanoq isoo xariiq ✍️💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @gutalejama7589
    @gutalejama7589 2 роки тому

    Johny harris

  • @unolowmanta7508
    @unolowmanta7508 2 роки тому

    Hadaan silver ka kadigano lacag Intan waraaqahan iska daayna fiicnaan laheyd

  • @ilyaswarsame7585
    @ilyaswarsame7585 2 роки тому

    wall aan lawada haysan cabdiraxmaan cumar

  • @shilabomohamed1111
    @shilabomohamed1111 2 роки тому

    Waa maxay sixir barar ma aha libaax saad maanta umicnaysay bal badhitaan ka kunoqo 😎😎😎

  • @abdiladhiifmohamed7097
    @abdiladhiifmohamed7097 2 роки тому

    Waxan kaga mahad celinaya inad si quman ifahansisay macana sicir barar iyo waxa sababa mahad sanid wll

  • @sharmaakemuuse4698
    @sharmaakemuuse4698 2 роки тому

    Wll waamaxay haker nimadu

  • @sahrajaalud6650
    @sahrajaalud6650 2 роки тому

    Yaab

  • @shedo7275
    @shedo7275 2 роки тому

    Mahadsanid