FIFA | Sidee u shaqaysaa? Maafiyo ka awood iyo dhaqaale badan dalalka!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • FIFA | Sidee u shaqaysaa, xageese ka keentaa lacagta tirada badan ee buux dhaafisay khasanadaheeda? Maafiyo ka awood iyo dhaqaale badan dalalka
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 60

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 Рік тому +5

    ‎اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد صلي الله عليه وسلم

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Рік тому +18

    Mahadsanid ustad muuqaal nooga soosamee sida 2026 dalalka kaladuwan laagu qabanayo koobka aduunka

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 Рік тому +7

    Vidiow gasta download ayaan dhahaa
    Thanks pro xogahaaga ⚽️✅️

  • @mohayare9063
    @mohayare9063 Рік тому +8

    Thanks our dear bro waabari media👍

  • @Zaaq-os6gj
    @Zaaq-os6gj Рік тому +2

    Waaw'masgaallah qayr allaha hakudiiyo janadda walaaldiintaada qaraawadaadata aheladaada iyo inaga haanageeyo

  • @aniisaidiris2533
    @aniisaidiris2533 Рік тому +3

    Ilove waaberi media 😎😎😎😎💖💖💖

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому +2

    Mahadsanid xogtan wan rabeybe

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 Рік тому +7

    Keep Going Bror😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😎😎😎🤩

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому +2

    Mashaalah ustaad 👑😍❤🙏✊

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 Рік тому +2

    MASHA ALLAH

    • @siyaadaadan1423
      @siyaadaadan1423 Рік тому +1

      Muuqaalka waxaaba xiiso uyeeleyaa codkaaga fasiixiga ah Masha Allah

  • @ab2cd1fat2x
    @ab2cd1fat2x Рік тому +5

    thank you dear bro waaberi media✊

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +1

    Ofc Australia

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +3

    AFC asiia

  • @zakiyare3597
    @zakiyare3597 Рік тому +2

    Wll qisooyinka noo soo celi !

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +3

    FIFA Europe tv south America

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому +1

    Keep going

  • @maryanmxamed2216
    @maryanmxamed2216 Рік тому

    Maasha allah

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 Рік тому +3

    Aniga wqxan layabanahay hal koob aduun see sadax wadan loogu qabaa meed mid kutosan inkastoo xaduud leeyihiin hadana waa wareer waxaas

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Asc wan sodaa warka horey na usoco

  • @aliahmad1723
    @aliahmad1723 Рік тому +2

    Walal Hal sual aan ku wedeyo please Mubada cagta ma waxa laceyaro waxe ugu horeyay miyaa sport wax kasta oo ahado mahadsanid

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Рік тому

    Thnkz bro💪💪

  • @clraxmaananwar924
    @clraxmaananwar924 Рік тому

    Abdiraxmaan cumar

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +1

    Caf africa

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +1

    America 2

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 Рік тому

    C/raxmaan mechanical engineering

  • @hamdakhadar361
    @hamdakhadar361 Рік тому +2

    Wllo Rolando ka so diyaari ka Kan xiga waa iga codsi

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +1

    UEFa Europe

  • @axmedmaxamuud4034
    @axmedmaxamuud4034 Рік тому

    Axmed

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Рік тому

    Zxp Allah haku sharfo😅😅😅

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +2

    😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠 viva rulando 💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️💪🇵🇹💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Рік тому +1

    Concacaf

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Рік тому +2

    Habeen io maalin muqlkasta wax bad faanin yaaab 🤔😂

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo Рік тому

      Muxuu faaninayaa muuqaalkaan

  • @ramlaxasan3864
    @ramlaxasan3864 Рік тому

    Gg

  • @zadaammaxamud7783
    @zadaammaxamud7783 Рік тому

    Waberi sxb som dream may kacday horta kwrn

  • @subeertoni642
    @subeertoni642 Рік тому +1

    Ustaad haday macquul tahay qayb labaad oo nooga soo samee sida dakhliga ay u qaybsada world cup ka soo baxa dalka Marti galiya iyo ka qaadaba waxa ku soo hagaaga

  • @cabdiaxmed1144
    @cabdiaxmed1144 Рік тому

    🥰🥰🥰👑👑⚽️⚽️

  • @sakariye25mahad
    @sakariye25mahad Рік тому +1

    Fifa 😂🌴🤍

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +2

    Asc Ehlu sharaf janaalkan wu cusub yhy
    Waxyar baa nooga dhiman Challenge koowaad waxan idinka codsanaynaa in aan Nagu soo biirtaan oo aan noo saartaa Sabiskaraybka
    Insha Allah

  • @maxamedibraahin6119
    @maxamedibraahin6119 Рік тому

    Csw

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 Рік тому

    Yagleeyley???

  • @abdifatahdayibabdirahman4987

    Fifa waa tuugad handara Waxay isku sheegtaa inaanay waxba haysan

  • @mohamedaddow1804
    @mohamedaddow1804 Рік тому

    First one

  • @halmansomali8912
    @halmansomali8912 Рік тому

    Warya ben badanidaa fifa hadey ciyar walba korjoge katahay somaliya ayey ogaalehed

    • @salmamaxamuud5113
      @salmamaxamuud5113 Рік тому +1

      somalia waayo yaa ku yaqan mise maxad so saarta wax faaido ah uma lihid wadamada horu maray abti cibadayso ayayn ku leyey

  • @cawildaar2177
    @cawildaar2177 Рік тому

    Editing kaagu was jacankale sida sad u editgarayso noo soo gudbi hanaga bakhaylin

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Рік тому +1

    Fifa maxaa loo soo gaabiyey caanow

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Рік тому +1

    Fifa waa tuugo aan laga maarmin 😂😂

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Рік тому

    Viv somaliland 😂😂😂

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed5931 Рік тому

    Aniga camal hadaa tahay wad ku fikiri karta ine lacag bixin Qatar oo FIFA ay rabte ine wadan carbed ee ku qabato munasabada ween ee Koobka adunka balse sidas waxba uma jiran marka aad fiiriso nacebka ay uqaban wadan muslim ah media yahay galbeedka ayaka ayaba ii cadeye wax inesan sidas ujirin lkn FIFA lacag aye qadata Messi FIFA Aya Koobka adunka siiyey side 5 penalty kuhelay asago team xun heesta macnaha team fican mahesan side kuqade Kobka adunka? It was all rigged for messi

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 Рік тому

      Lugtooda sxb dib u daawo ciyaarahoodii ayagaaba cadaalad daro lagu sameeyay. Waa nasiib ciyaartu mida kale messi ayaaba kujira Argentin 2014 final ayay yimaden, cupkii 2021 America iyagaa qaaday lasoco sxb

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Рік тому

    Kuwa kale ba haddii ay musuqmaasuqeen sannadaha soosocda waxa lasoo bandhigi doonaa sid Qatar u laaluushtay koobka adduunka.