Mahadsanid marka hore Sida Aad Baraamijyo dadka dhiiri galiyo aad Noogu Soogudbisid fikir Aad U Fiican oo ku dayasho mudan Sadaqadan Waa Waxa ugu Fiican Ee lagu tanaado
Muuqaalka iyo falcelintu waa inay iska tarjumayaan oo falcelintu ay ku salaysnaataa mawduuca ha taageersanaato ama haka soo horjeedee lkn bujuu bajaadan meesha ka buuxda waxay ka tarjumaysaa sida dadkeenu uga madhan yihiin waaqiciga.
Iskaashato ma kufto
Qoys Alle yaqaan ah oo ku dayasho mdn
Allah ha u naxristo inta dhimaty
2days kahor ayan dawadey iyadoo Carabi ah wlhi Qisadan aad ban ugu farxey markan arkey Omar inshaar oo kaso hadley iyadoo luuqadena ah Mahadsanid macalin❤
QISADEEDA AYAAT WAQTI DHOW MAQLI DOONTAAN. INSHA ALLAH. WAA GUUSHEYDA
Allah ha kuu Bara keyo cilmigaaga fadlan noo soo dhiq qisada ninka iskaleh Amazon🇶🇦🇶🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇦🇸🇦🇹🇷🇹🇷🇸🇩🇸🇩🇵🇰🇵🇰
Jarir wax badan ayaan ka faaiday, buugaag badan oo aan u baahnaa kuwa aduunka ugu caansan ayaan ka aqristay. Allah ha ka abaal mariyo.
Wlahi aniga hada sxb lafole boogag badaan ayaa ka soogatay ka faaiday
The golden voice ↗️🐐
His voice is good and microphone makes so goood😮
That's mo fami name pro
Beri ayu ka so hadlaya ku odhanaya waxa si baxay dad markay isleyihiin qof amaan ri,ii🐐ku shegaya
Masha allah
@@saddamxusayn516 wax walba ka filo
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝🎆🎆
L
Scw ❤
Macalin DHIDIDKIISA AYUU KUBILAABAY❤❤❤😢😢😢 XALAAL AYUU KUBILAABAY
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara🤲❤💕❤
Scw
❤
Allah unaxariisto miqalka xagadanban kanaxay da dii abihii toban sano meelahaas ayaa illahay ugudaray subxaanallah qofna ma oga inta uu kudhimanayo iyo inta uukadanbeenayo qofkiisii ka horeeyay 😢illahow akhiro iyo aduinba noo naxariiso amiin
Wnkanaxy aniga xitaa kadis igu noqotey
Ilaah swt ayaa na siiyay Cumar Inshaar kana dhigay nin Diintiisana yaqaan leh qiyam shakhsiyadeed.
Haddana leh balaaqo cajiiba.
Alle ha unaxriisto isaga iyo abiihiiba iyo dhaman muslimiinta dhimatay ee isagoo kle ahaa 😢
Ku Salli Nabi Muxamed Scw
❤
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Allha ha naxriisto hana kawaraabiyo janatul fardawsa 😢
Aamin❤
Amin
Waan jecelahay qisoyinka dadka gulaystay ❤
Sidokle😊
Mashaa Allaha walal Cumarow noo soobadi
ALLE ha unaxriisto asiga iyo aabihiis
runtii waxa ayiih tuusalaha qof walba oo doonayo in uu hormargaaro
waa in uu wax sadaqeeystaa sadaqa waa barako
Allah unaxariisto asaga Aabbihiisa iyo muslimiinta dhinteen
ALLAHUMA AMIIN🤲🤲🤲🤲
Ilaah ha unaxriisto adna waa mahadsan tahay qisooyinka nuucano kale inoo soo badi lkn inkastoo aad soo gabisid dhib maleh
Masha Allah walalkeeyga manta wankusugaye ina wax sodigti ❤❤❤❤❤ ilahay haku sharfo🤗🤗♥️♥️♥️👑👑👑
Omar Inshaar, ustaad waad ku mahadsan tahay qisadan dhiiri gelinta leh ee aad nala wadaagtay.
noosoo badi ustaad.
mahadsanid.
Wada jirku waa guul
Waliba dadka is dhaley ama kuwa wada dhashey
ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ جزاك الله خيرا و احسن الجزء
Such stories gives me goosebumps please upload for us sometimes atho mahadsan
Allah haunaxariisto isaga,aabihii iyo muslimiintoo dhan intoodii geeriyootay.
Eebe haku xifdiyo wll Boos muhiim ah ayaad noogu jirtaa Jazakalah
Inaalilaahi wa inaa ilaayhi raajicuun ilaahaay ha u naxariisto janatul fardowsal aclaa alaha geeyo.
اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الأعلى
Legend wlalkey cumar inshar keep going ❤️🙏
Allah ha unaxaristo wlhi waa ka naxay allow noo wada naxariiso
Amiin
Mahadsanid Omar inshaar waad noo dadaashey.
Allah unaxariisto asaga Aabbihiisa iyo muslimiinta dhinteen amiin
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان امييييين اميبببببببن امييييين يارب العالمين
Omar ishar alaha kubarakeyo adunyo io akhiro insha allah waa ku tagera walahi lkn youtube ina furto raba ee wax iga fahansi akhi from djabouti❤
Martab jariir kitaabo ayn ka iibsay waana ka faaiday Allh ha u naxariisto asaasayashedi
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Cumar jazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤
Waxaan ku rajaynaya inaad 1million si dhakhsa ku gaadho🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Allaha unaxaristo cabdulahi ibn cabdi raxmaan
Tacab iyo usabir badan ka dib wey nejexeen ilaahay haw barakeeyo,
Aabahood iyo abdullaahina haw naxariisto.
Ilaahay ha u naxariisto xaqiiqatan waa qoys taariikh wayn kuleh khaliijka intiisa badan
Guulayso sxp barnaamijyadaan noosoo badi dheeri galinta ah
Masha Allah Mahadsanid Saaxibkeena OGAANSHO
Aad ban ujeclahay markad kahadlayso sheekadano kale waliba adi un sxb alle haku barakeeyo
Dadka ku cibriqaadashida mudan zoo badi uztaad
Best UA-camr OGAANSHO Ever 4years kuu xiranahay🤍❤🔥
Mashalh ❤wax badan baan ka fa idey intan ku dhaqeystay
Masha Allaah waa qiso cajiib ah Alle swc ayey mahad usugnatay thanks bwe
My favourite youtuber ✅
Fariinteyda gaarsiiya wllky cumar inshaar❤
Allaha unaxariisto mafilanayn Walaahi 😢
Alle ha unaxaristo cabdalle 😢😢
Guushu waa dadaalada yar yar ee aad ku celceliso maalin walba❤ soo dhawow
ALLAAH ha u NAXARIISTO 🤲😪
Illahy ha u naxariisto sidey qisadu iigu socotey baan halmar maqley geeridisa allow u naxariisto wilka iyo aabihiba
Sheekoyinka noocan oo kale ah iyo vlogs ka soo badi Omar
Soomaali guuleeystay asna noosoo raadi aankudayanee ustaat
Keep going legend All time omar inshar❤hore usoxo ❤
Ustaad cumar shukrn
Majiraa qof aan hoyo & aabo midna garb kahelin oo meel sare gaari kara
Masha Allah kep going teacher Omar inshaar
Mahadsanid marka hore Sida Aad Baraamijyo dadka dhiiri galiyo aad Noogu Soogudbisid
fikir Aad U Fiican oo ku dayasho mudan Sadaqadan Waa Waxa ugu Fiican Ee lagu tanaado
Big legend always omar inshar another's levels ogansho interests people's 👍💯❤💯❤😅
Ogaansho so badi videow noocan ah ganacsi iiyo guusha
Qiso dhiiri galin leh shukran ustaad
hore usoco walaalkayga muslimka ah
Allaha unaxaristo aasasaha jariir
Barak Allah Jarir
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز عمر الله يجزيك الخير ويحفظك ربي و يسعدك وشكرا لك على قناتك المميز ة
وعليكم السلام ❤🎉 أخي الكريم اسطوره ❤
Waa nooca cinwanada an ku raxeysto mhdsnid wll cumar
Inoo bdi hdd wqti uhesho
Jariir khaleejtimes joornaalkas soomaaliya la keeni jiray ma dhaweyn goraan bartay iyo waayadii internetka soo shaac baxay 2003 iyo 2004 xayasiis ayaa u saarnaa
Wll ale haku sharfe muqaladano kale noso badi
Muuqaalka iyo falcelintu waa inay iska tarjumayaan oo falcelintu ay ku salaysnaataa mawduuca ha taageersanaato ama haka soo horjeedee lkn bujuu bajaadan meesha ka buuxda waxay ka tarjumaysaa sida dadkeenu uga madhan yihiin waaqiciga.
Wall Asad bad u mahadsanthy❤ thanks 👍
Allah ha unaxristo Abdullah
Wll noo soo badi barnaamijyadaan
Extraordinary Journey🏃♀️🏃♀️
Cumar inshar waxad tahay yutuperka kalii an wax bdn ka faida tahay hori u soco
الله مغفرله ورحمة آمين يا رب
thank you ustaad omar inshar
Awoowgey bee shirkds kumagac tahay jariir ❤️
Walaalahey iiso duceya natiijada imtixanka iiso dhow 😢
Thanks cumar
بارك الله فيك كثر الله امثالك
Cumar inshaar UA-camr aan aaminsanahay
Albaabka ma aragtay is furaayo sidii inaad karaamaysanthy ookle sxp guulayso
War wuxu dhibbadanaa maanta
Dhan baan sugayay maclumadaa
Wuu dhintay ku soo dhamaatay 😂balo ku ciyaadhay.alla yarxama
❤waaqiso kudayasho mudan
Waa fahmi waayay sheer xirfad
Omar, waxaan xasusta inaad tri '' sheegista qiso qof leeyhy ban kajeclahey muxadaro dhan oo qaaca( xiisad) kabaxeysa....
Plse noosoo badi mawducyadan ookle maadaama aad jeceshahay❤
Mahadsanid.
Allah ha u naxriisto
Ogaansho 🎉 Dadka dreemahoda ha kuciyaarin hadii kale channel lagaxiri🎉
Ilaahay ha u naxariisto
Waaku salamay wll cumar inshaar
Ustaad barnaamijkii jimcaha xaguu ka baxay.
Allaha u naxariisto
Masha allah wllhi waa qoys is kaashatayy🥰
An intelligence person m.a
Mallahallaah jazakumullaahu khayr Egu daar Kuwa barrtaa Taariikhda, I'm from kenya Nairobi qaas ahaan isli 8th street at house Tokyo for work please
Masha Allah is someone to follow❤