QURAAC IYO QADO LAISKU CAATEEYO MALINTI 15 musalsal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @ifrahabdullahi693
    @ifrahabdullahi693 Рік тому

    Masha Allah aad bad umahadsanta sida aad lahjado badan somali nogu fasiraysid Allah haka jasa isiyo

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Рік тому +2

    Masha allh hbo birtaawasa ku shilayso aday u fiicantahy cafimad ahan kuwa kale waxan maqlay man ta cafimad ka uma fiicno masha adigana waaba kugu arkay manta ana waan so gadan inaha allh allh ha ku xifdiyo adi awladasa xajigadaba 🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️

  • @lzadiyah1383
    @lzadiyah1383 Рік тому +1

    Love your channel is so beneficial to me and my family jazzakallah kheir Ukhty❤

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq Рік тому +1

    Wcs abaayo yaasiim waan ku salaamay qeer alaah ku siyo waxaan kuugu jacalaaday dhiiraganta amuurahada iyo kuweena alaah sahalo abaaay yaasamiin

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +1

    MashaAllah hoorey usooco

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Рік тому

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo ❤️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @user-iv5ks9us4t
    @user-iv5ks9us4t Рік тому

    Massha allah

  • @hamdiharako8961
    @hamdiharako8961 Рік тому

    Wcs aay yaasow mahadsanid xabibti ❤️

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Рік тому

    Masha alaah adaa ula dhacay sida quruxda badan aad noo tuseeyso cunto tayo leh waad mahadsantahay

  • @saafimclm1498
    @saafimclm1498 Рік тому

    Mama yaasmiiney booloboolo mala.cunaa hada iigu horeeyse

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 Рік тому

    Talaaja afcaraf soomaalidu waxey istlcmaalaan ereyo baden oo kayid

  • @Hooyo-j2q
    @Hooyo-j2q Рік тому

    Milax ayaan dhahna hbo

  • @Faisogazali44
    @Faisogazali44 Рік тому

    Abayo do for us bone broth mcn step by step you talk fast😂😍😍

  • @sagalxaaji95
    @sagalxaaji95 Рік тому

    Masha allah

  • @dunjanuur277
    @dunjanuur277 Рік тому

    abaayo Yaasmiin mlxil waa afcarbi

  • @habibaadow5206
    @habibaadow5206 Рік тому

    masha allah ❤❤

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Рік тому

    Boolo boolo waamaxay wll

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Рік тому

    Yasmin abooyo waad kumadsan tahay sisaa nugu faaidaysay abaayo suaalo ayaan ku so weydiinay cplz noga so jwb aqirada allaha kugu kabo

  • @umzakariya3553
    @umzakariya3553 Рік тому

    Cusba le u naqaan carabi waaye milix

  • @mumiba23
    @mumiba23 Рік тому

    Salaam is Yasmin, I hope are doing well. How can I get the honey and can it mail to another state if I am willing to pay the shipping? JZK

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Рік тому

    Zucini waa nooc bocorka ka mida

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Рік тому

    Asc

  • @umuriham25
    @umuriham25 Рік тому

    Abaayo boobolo mala cuni karaa agteena waa buuxdaa

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому

    Mash Allah