SIDA UGU FUDUD EE SHAQADA MALILAHA AH AAD UQABSEN KARTID ILA WADAAG DAAWASHO WACAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2017
  • SIDA, UGU, FUDUD, EE, SHAQADA, MALILAHA, AH, AAD, UQABSEN, KARTID, ILA, WADAAG, DAAWASHO. WACAN.
    Bismillahi raxmani raxiim
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    **************MAHADSANID*********************
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 161

  • @soomaliyahanolaatohaaisraa8617
    @soomaliyahanolaatohaaisraa8617 6 років тому

    Masha Allah illahay haku barakeeyo waqtigaga aad nala qeybsatit thanks

  • @yasminomar1923
    @yasminomar1923 6 років тому

    Mnsha Allah qeyr Allah kusiyo.

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 6 років тому +1

    ww mashalaah jizakallwh qurux waye gacan ala ku barakeeyo 😍

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +no mashquul. Ahmed waiyaka Abaayo Amiin sidokale illahey haku barakeyo Abaayo qaali igu

  • @hawaadam9992
    @hawaadam9992 6 років тому

    mashalhaa xbti Allah ha ku garbgalo inshalhaaa qof qaliya

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 6 років тому +1

    Masha allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 6 років тому

    masha allaah allaha ku barakeeyo awlaadda

  • @hibaaqyusuf1901
    @hibaaqyusuf1901 6 років тому

    mansha allah wallo illahy haku xiiftiyo somali waxbadan lagama heelo wallo

  • @umuhadancookinghadan3516
    @umuhadancookinghadan3516 6 років тому

    Thank you abaay macaan

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 6 років тому

    Jazakallaahu khayr macanto allaha ku barakeeyo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Qamar Mohamoud waiyaka Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому

    Masha Allah 🌹 🌹

  • @ayaanaddey5313
    @ayaanaddey5313 6 років тому +1

    Masha alah walalo waxaa tahay hooyo qaaliyah alaha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba

  • @kk-of7vb
    @kk-of7vb 6 років тому

    Scw Illaahay caqligaaga. Cimrigaaga iyo caruuurtadaba hakuu barakeeyo hooyo qaaliyaad tahay ilaaahay ha ku dhowro

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 6 років тому

    Jazaakallahu kheer ukhti

  • @salmall191
    @salmall191 6 років тому

    Waaaaw masha allh 👌👌👌

  • @aminaadam2921
    @aminaadam2921 6 років тому

    Masha Allah xbbti Hooyo fcn ba thay allah ha idin barakeyo adi iyo fmly kaga

  • @istarlincali2165
    @istarlincali2165 6 років тому

    Masha allah sis

  • @mamonafiido1954
    @mamonafiido1954 5 років тому

    masha alah mamo

  • @khalidmahamed7704
    @khalidmahamed7704 6 років тому

    Maansha allah alle haku batakeeyo xbbti

  • @jiijoabdullahi9790
    @jiijoabdullahi9790 6 років тому

    Masha alah manto. Wad mahadsantsha 👍👍👍👌💖💖💖

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Jiijo Abdullahi shukran Abaayo sidokale adiga mudan

  • @aminaomar3834
    @aminaomar3834 6 років тому

    Maashaa allah taslem yadayki xabaiibtii

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Amina Omar shukran Abaayo xayati sidokale taslam yadayki barakallahu

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 років тому

    masha allaah jazaakallaah khayran Abaayo wax fiican ayaan kaafaaiday mashallaah

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Fartun Jama Ali shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer walasheyda

  • @mandeqmahamed6976
    @mandeqmahamed6976 6 років тому

    masha allh abaayo mahadsanid

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Mandeq Mahamed shukran Abaayo sidokale adiga mudan

  • @nurtoabdiaziiz3653
    @nurtoabdiaziiz3653 6 років тому +2

    Masha alaaah abyo gacanta Waa suno Adna ajir ale hakaa siiyo abyo ❤❤👏👏👏👏👏👏

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Nurto abdi aziiz shukran Abaayo sax waye xabibti gacanta waa suno qeer allaha kusiiyo Ukhtii

  • @aishaali3672
    @aishaali3672 6 років тому

    MaashaAllah qali

  • @hibicdey9948
    @hibicdey9948 6 років тому

    masha allah xabiibti jazakallahu qeeeyr qaali dumar

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Hibi Cdey waiyaka Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo qaali

  • @luulisaaq4345
    @luulisaaq4345 4 роки тому

    Alla abaayo muniiro ku jecliyaa m.a ilhy ha idin xafido xbbti wlh qof aqalbi wngsn ayaa thy xaqiiq ❤❤❤👈

  • @ibtisaanhuseen9720
    @ibtisaanhuseen9720 6 років тому +2

    Mansha allah walashay aan alle dartii ujeclahay gacantaada allah ha ku barakeeyo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Ibtisaan Huseen Amiin Abaayo xayati adigabo illahey dardisa ayan ku jeclahay qaali

  • @deqaatahir320
    @deqaatahir320 6 років тому

    Mansha allah walashey inte dagantahay

  • @AaminaAhmedAaminaAhmed
    @AaminaAhmedAaminaAhmed 6 років тому

    Masha Allah abyo thanks macnto Illahey qara hakusiyo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Aamina Ahmed 1994 Aamina Ahmed 1994 Amiin Abaayo shukran sidokale qeer allaha kusiiyo Ukhtii

  • @sumayahussien9268
    @sumayahussien9268 6 років тому

    Maasha allah Cajiib waaye
    jizaakillaahul kheyr abaayo 💖🌷💖
    allaha idiin dhooro adiga iyo qooskaada👍👍👍👏👏👏👌👌👌😍😍😍

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Sumaya Hussien waiyaka Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo adiga iyo rerkaga dhan farxad igu nolada

  • @fatmahilal7949
    @fatmahilal7949 6 років тому

    mansha allaah wll

  • @ifrahabdi200
    @ifrahabdi200 6 років тому

    Masha Allah ukhtii jazaa kallaahu kheyran axsana jasaa miisanka xasanaadka allaha kuu saaro insha Allah

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Ifrah Abdi shukran Abaayo Amiin sidokale qeer allaha kusiiyo walalshey

  • @xafsowalashed7893
    @xafsowalashed7893 6 років тому

    💞💞💞💞masha Allah thanks abyo

  • @xubinajmaaliub1066
    @xubinajmaaliub1066 6 років тому

    Masha Allah

  • @masmasismail6908
    @masmasismail6908 6 років тому

    Thanks

  • @azuuziabukar932
    @azuuziabukar932 6 років тому

    Mashallaah goed bezig

  • @miskimohamed1649
    @miskimohamed1649 6 років тому

    www masha allaha

  • @shaaficihassan9397
    @shaaficihassan9397 6 років тому

    Masha alh abaayo sida nugu faideyso mahadsanid xabiibti

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Shaafici Hassan shukran wll wad mahad aqii

  • @caraweelostyle2763
    @caraweelostyle2763 6 років тому

    aamiin abaayo hooyo ilaaheey haunaxariisto❤💋❤👍

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +caraweelo chaNaNl Amiin Abaayo shukran sidokale hooyo illahow haku naxaristo

  • @beautifulfamily6698
    @beautifulfamily6698 6 років тому

    Masha Allah xabiibti allah hakudeesto

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Anas Abdirisaaq Ali Amiin xubi qeer allaha kusiiyo xabibi

  • @natashaahmednatashaahmed824
    @natashaahmednatashaahmed824 6 років тому

    Masha Allah qali runtii wan kahele aad iyo aad noso badi videogan oo kale oo malintii iyo hbnkii waxa qabatid san ugu faidno oo tip ugu helno cause wax aan kabaranona smh qali tnxs mcnto

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому +1

      +Natasha Ahmed Natasha Ahmed shukran Abaayo qeer allaha kusiiyo Ukhtii insha allah wad mahadsantahay

    • @natashaahmednatashaahmed824
      @natashaahmednatashaahmed824 6 років тому

      my rajo channal 2 amiin qali kuligeyna qali

  • @umuabdallaalmas436
    @umuabdallaalmas436 6 років тому

    masha allah abayo

  • @najadahmed6623
    @najadahmed6623 6 років тому

    thanks

  • @caraweelostyle2763
    @caraweelostyle2763 6 років тому

    maasha alaah qurux

  • @maidamariamam9959
    @maidamariamam9959 6 років тому

    Mahadsanid abayo😙😚😙😗😍😍

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Maidamariama m adiga mudan qaali mahadsanid Abaayo

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 6 років тому

    masha alaah 👍

  • @xaawoxirsi3109
    @xaawoxirsi3109 6 років тому

    Masha allh

  • @umuhanaati3909
    @umuhanaati3909 6 років тому

    Mansha allaah 👌 👌 👌

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 6 років тому

    Masha allah tabarakallah abaayo goet gedan 👑👑👑👑👑

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Fatima Mohamed shukran Abaayo qeer allaha kusiiyo Ukhtii 😍😍

  • @sadiamustaf7235
    @sadiamustaf7235 6 років тому

    mashaAllah tabarakalah

  • @siradm
    @siradm 6 років тому

    maash allah waa jeclahay qofka ilmihiis ku dadaala

  • @salmasimanahmed6320
    @salmasimanahmed6320 6 років тому

    Maashaa Allaha abaayo

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 років тому +1

    Masha Allah abayo mcn allh adiga iyo
    Familkga nii xifdiy

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Salmo Cadey shukran Abaayo Amiin sidokale qeer allaha kusiiyo Ukhtii

  • @axlaammaamo7144
    @axlaammaamo7144 6 років тому

    Masha alah bil cafiya

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому +1

      +Axlaam Maamo shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer amiin

  • @qaalidaahir2274
    @qaalidaahir2274 6 років тому

    maasha aallaah

  • @amalqali469
    @amalqali469 6 років тому

    Wlhi dar allah ayn ku jclhya hno

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 6 років тому

    masha alaah abayo khayr badan alaha kusiiyo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Xafsa Ali shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo

  • @hilaalizaabdul5806
    @hilaalizaabdul5806 6 років тому +1

    Mansha alh wlal si wanaagsan ayaad u barbaarinaysa caruurta rabi baari hakaaga dhigo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +hilaaliza Abdul Amiim Amiin Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo Abaayo qaali igu

    • @losty_x9319
      @losty_x9319 6 років тому

      hilaaliza Abdul I

  • @ukqrx2170
    @ukqrx2170 6 років тому

    Abayo carurta Allaha kuu xafido

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Uk Qrx shukran Abaayo sidokale illahey haku barakeyo

  • @naimahaail6013
    @naimahaail6013 6 років тому

    Maasha allah huno but my boys don't like the eggs I trying to cook something else like tuna or salami but is helpful your idea thks habibi

  • @amal.yusufsheq8772
    @amal.yusufsheq8772 6 років тому

    masha.alaah.munira.
    fakrad.wacan

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Amal.yusuf Sheq walashey marna macalinmadeyda jezakallah qeer Abaayo

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 6 років тому

    Masha allah tabarakallah mcnto wad mahadsantahay qali alle haku barakeyo gurigaga xabibti xaqiiqdi wax badan ayan ka faiday noso siyadi san cml 😍😍😍😍😍

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Hamdi Love Amiin Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo gurigada

    • @mamasomalia4013
      @mamasomalia4013 6 років тому

      my rajo channal 2 😍😍😍

  • @yusraabdulqadir4959
    @yusraabdulqadir4959 6 років тому

    Masha allaah

  • @umurandaali7341
    @umurandaali7341 6 років тому

    asc abaayo masha allah ilaahey haku barekeyo insha allah

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +umu aisha nuur shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 6 років тому

    Mansha allah abaayo jisakalah kher aad ayaan uga fa iday lunch boxka mansha Allah ilahay ha ku sharfo ilhayna haa uu daweyo ilmaha 😙😙😙😙😙

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +muno dahir Amiin Abaayo shukran sidokale illahey haku barakeyo sdiga iyo rerkaga codsigada ayuu ahaa Abaayo

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 років тому

    Mashaallah

  • @umuabdallaalmas436
    @umuabdallaalmas436 6 років тому

    kher

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh abayo qaali waan kuu Sarah plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz wllo

  • @iskuroonabdullahi5656
    @iskuroonabdullahi5656 6 років тому +5

    Mashaa allaaaaah xabiibti waan ka helay runtii waa shaqo qurux badan horay u soco abayo

    • @xamdiibrahim5520
      @xamdiibrahim5520 6 років тому +1

      فصبر صبرا. جميلا u

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Xamdi Ibrahim shukran Abaayo qeer allaha kusiiyo Ukhtii

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +فصبر صبرا. جميلا shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo qaali igu ah

  • @umuabdallaalmas436
    @umuabdallaalmas436 6 років тому

    allaha kusiyo

  • @fartunyusuf7595
    @fartunyusuf7595 6 років тому

    maasha alaah abaayo waan kahelay chanalkaaga

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Fartun Yusuf shukran Abaayo wad mahad santahay qaali

  • @malakali4388
    @malakali4388 6 років тому +2

    Masha allah waa cunto isku dheeli tiran👍😍👏👏💕

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Malak Ali shukran Abaayo wad mahad santahay Abaayo qaali igu ah

  • @baxsanabdi5176
    @baxsanabdi5176 6 років тому

    masha allah ukhti caruurta schoolka liinmacanta tufaxa canabka haka ilawin shugran

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +khx Nuura shukran Abaayo wan siya lkn manta waa malintii ananaska shukran qaali

  • @umuabdallaalmas436
    @umuabdallaalmas436 6 років тому

    wow manta waxan naqday qofka 2bad

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Faiza Mahamed shukran Abaayo

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Umu Abdalla almas shukran Abaayo qeer allaha kusiiyo Ukhtii

  • @ahlaamabukar2485
    @ahlaamabukar2485 6 років тому

    Asc abaayo waxa ka codsanaa Ina no so dhigto wixi sameso waqtiga oo fursadaa heyso Iyo sida fudud oo Quranka ku barto waayo Aniga guri lee ku mashquulnay. Quranka waqti ma siinaa mise

  • @salmantheking171
    @salmantheking171 6 років тому

    Asc abaayo macan jzki kheyran xbbti mashaa Allah ilaah haku barakeyo o ilmaha 4 months ma cuunto ayaa la siin karaa too early

  • @siradm
    @siradm 6 років тому

    allahumma aamiin

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Sirad M Amiim Amiin Abaayo shukran sidokale

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 6 років тому

    muniro abaayo birka somalidu waxay uyaqanan cabarud mhdsanid

  • @khadramahmudnoor8870
    @khadramahmudnoor8870 6 років тому

    asc abaayo cuunuga shaqada iscool ka hausamen adiga hadhow imtixanka dhib kunoqanayo adigo rali ah

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +Khadra Mahmud Noor mahad sanid sister lkn kama cawiyo wan sokiciya ayan ku dhahay si ey wax ubarato

    • @khadramahmudnoor8870
      @khadramahmudnoor8870 6 років тому

      my rajo channal 2 OK mcnt mafahmin sorry

  • @ummuyasser4757
    @ummuyasser4757 6 років тому

    Madhallhap

  • @abdalahali2984
    @abdalahali2984 6 років тому

    Mashallah barka llaah abaayo ilmahan ilaahay ha udaweeyo

  • @amalqali469
    @amalqali469 6 років тому

    Muniira ma turikaga aye aad joogta

  • @umurandaali7341
    @umurandaali7341 6 років тому

    kkkkk sunada waa gacant waat ku tosantahaay gacanta ku wat

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +umu aisha nuur 👍👍👍shukran Abaayo

  • @DGT567
    @DGT567 6 років тому

    my rajo abaayo aniga ciyalkeega waa baray kuligood qando ayaa baray midka igu yar 2jir ah kali giis ayuu qando ku cuna gacanta maba ku cunikaran waye waa firfirdhinayan maba ku dayin waligeey in eey gacanta ku cunan

    • @asmacuud3819
      @asmacuud3819 6 років тому

      umu sihaam umu sihaam Dib malaha hadey firdiyan wad xaqe mushkila maahan gacanta wa suno marka hadey raban wey qadanayan macanto is not that bad gacanta ayaba kafican cunuga wukudargi

    • @DGT567
      @DGT567 6 років тому

      +asma cuud waa runta qaali lakin school gacal wax maku cunan ciyalka quruxeey

    • @asmacuud3819
      @asmacuud3819 6 років тому

      umu sihaam umu sihaam Haa wan oo gahay abayo schoolka gacanta ilmaha kumacunan lakin roti iyo wax lamid ah qado laguma cuni karo sas ayan kawada

    • @DGT567
      @DGT567 6 років тому

      +asma cuud waa runta qaali

    • @myrajochannal2
      @myrajochannal2  6 років тому

      +asma cuud shukran Abaayo sidokale jezakallah qeer Abaayo

  • @siradm
    @siradm 6 років тому

    smeer kaas waaye qofki fahmi karo

  • @ummu3116
    @ummu3116 6 років тому

    rooti qado mahan caruurta cunto fiican qado oogadhiga dhiga

  • @nimcocabduqaadir9577
    @nimcocabduqaadir9577 6 років тому

    💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴💕💕💕