MEEQO CARUUR AYAAN JECLAHAY INAAN HEYSTO ATARISHO BADIYO OO YAABANE U DAARAY CAAWA 😂😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @YusraMaxamed-ci6pk
    @YusraMaxamed-ci6pk 2 місяці тому +1

    Ilahayow gabdhaheena u sahal nin nuridin kl oo kle😢🤲🏼

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 7 місяців тому +2

    Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida.
    اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️

  • @suleimanmohamed7758
    @suleimanmohamed7758 7 місяців тому +3

    Wlhi inaadan Heleen xaas atarisho baadiyo o kale ah sanadahaan ee wiiloow ilaasho qodtaan cml lagama kaftamee

  • @khadijam3660
    @khadijam3660 7 місяців тому +5

    I love this girl men 💕😂😂😂

  • @nuuraclaahi-k8h
    @nuuraclaahi-k8h 7 місяців тому

    Masha Allah

  • @raxmocadeey5248
    @raxmocadeey5248 7 місяців тому +1

    Mashallah allh is kiin daayo is waaro

  • @anisokhashim681
    @anisokhashim681 7 місяців тому +2

    Hhhhh walaahy way iga qoslisay atariishada markaan nasanayo maxaan sameeyaa 🤣😂 inaad nasato soo kama horayso kulaaa masha allaah faraxad kunoolaadaa iyo isfahan dhaxal gala aad baan inii taageer ❤💪👍

  • @XafsaColow
    @XafsaColow 7 місяців тому

    Masha allah wadajirkiina wax lagu farxo waaye family qurux badan allah farxadiina ha idiin ziyaadiyo

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 7 місяців тому +1

    Masha Allah wada jirkina jeclnahy isku wara dhamanten intii family ah

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial 7 місяців тому +2

    Jecelka hawaaro farxadiina waa farxadena ilaahey ha idin barakeeyo

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 7 місяців тому

    Masha allah huno

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 7 місяців тому

    Masha Allah Allx❤

  • @MohamedAbdi37-c1u
    @MohamedAbdi37-c1u 7 місяців тому +3

    Mashalah waar kamaalow dumarka usamir sxb nebi muxamed csw ayaa ka baxsanwaayey oy ka xishoonwaayeen😅😅😅 ee usabir sxb.

  • @AsmaAbdi-vh2rd
    @AsmaAbdi-vh2rd 7 місяців тому

    Keep going my favourite family ❤

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 7 місяців тому

    meqo carur araba ceeb suashas illah aya bixiyo ilmaha lakin wa dambawden

  • @abdallafq6648
    @abdallafq6648 7 місяців тому

    MashaAllah

  • @gacalbulshaawi2005-eu4rn
    @gacalbulshaawi2005-eu4rn 7 місяців тому +2

    Lpx gabo banoni igad plz😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому

    Manshaallah 😍

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😅😅😅❤

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 7 місяців тому +1

    Eey aan jeclahay aa subxaannallaah

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤ keep going my family

  • @SaharaBarre2024-g2r
    @SaharaBarre2024-g2r 7 місяців тому

    Kabah nurdin iyo kabe hyga isku lanbar we👌😂😂

  • @FatumoMohamed-x4p
    @FatumoMohamed-x4p 7 місяців тому

    Mashallah ❤

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 7 місяців тому

    Fadumina maba kareneysid sxbow

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 7 місяців тому +1

    Mikirafoonka dharka kudhajiya pls

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 7 місяців тому

    😂😂😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 місяців тому

    Masnnsha Alaah ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @XawoSharif-vr2tk
    @XawoSharif-vr2tk 7 місяців тому

    Keep going my family ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @RahmaaSharif
    @RahmaaSharif 7 місяців тому

    Family aan jeclahy ❤❤

  • @khadarawil5658
    @khadarawil5658 7 місяців тому

    Keep going my family 🎉

  • @fadhumomohammeddiire4281
    @fadhumomohammeddiire4281 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanielmi5987
    @hanielmi5987 7 місяців тому

    My family❤😊

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 місяців тому

    Ha xaskada osta kakasha robka kdib kkkkkkkk

  • @Beingme541
    @Beingme541 7 місяців тому

    Atarisho postpartum depression ma kugu dhacay huuno quraanka iyo nasinada badsoo xajigaga haku cawiyo hana kusabro iskuwara

  • @Safia1470
    @Safia1470 7 місяців тому

    Nacallaaa. Sheydankina kuyaale ano qoralka qoraayo ayad iga qosliseen 😂 waligaaaa meelkale ma usafartey 😂 kula nurdin haa wa ilowdey 😂 magal magaceda an garaneynin ayu sheegey😂yaaahuuu. Inaaaa buuubtid hadana bismillaaahi kan waaba noockale doqondoqon😂 ama qof jiifo o cajisan u egyahay

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 місяців тому

    Akteyta kaqutbesey kudhe

  • @Safia1470
    @Safia1470 7 місяців тому +1

    Subxaaanalllaaah waxas sual miya war orod diinta soobarta😢

    • @NuuraFaarah
      @NuuraFaarah 7 місяців тому

      Jaahilnimada wax wlbaa way kaa keeny wllo haddii abtirsiinta nebiga la waydiiyo grn maayo

    • @Safia1470
      @Safia1470 7 місяців тому

      Haa qali dadki waxay noqdeen wax sikale ah illaaahey umada hasoo hanuuniyo

    • @Safia1470
      @Safia1470 7 місяців тому

      Waxad mooda caruur yar o 3dex jira wallhi 5jirka waaaba xaafid quran. Wallhi labadaan ani wey iga qosliyeen dhaqankooda

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 7 місяців тому

    🙏🏼🙏🏼🙏🏼🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ashahussein1087
    @ashahussein1087 7 місяців тому +1

    Nurdin Marka qosleysid afka aad hau furin ma fcno

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 7 місяців тому

    Maya sawir kada

  • @Safia1470
    @Safia1470 7 місяців тому

    Camal ki illaaahey idinku lahaa aya ilowden😢

  • @hothorached1435
    @hothorached1435 7 місяців тому +1

    Isku waara abidkiin idinku farxay

  • @CumarShariif-dp2xd
    @CumarShariif-dp2xd 6 місяців тому

    Bww

  • @susus_siman4260
    @susus_siman4260 7 місяців тому

    J

  • @DuniyaIbrahim-d1m
    @DuniyaIbrahim-d1m 7 місяців тому

    Masha Allah

  • @munadahir9825
    @munadahir9825 7 місяців тому

    Mashallah ❤