Dhaqanka degamada Badhaadhe ayaa si adag uga hadlay Ciidamada DFS ku soo daabulayso Ras-kaambooni.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @AbdikamilHashi
    @AbdikamilHashi 2 години тому +2

    Mashalah jubaland guul

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 57 хвилин тому

    Axmed madoobe shati shabaab shaati qabiil shaati ajnabi yshaqayn

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 11 хвилин тому

      Ninkaas waa sayidka nool, shaati Darood buu xidhanyahy.
      Hasan Shaly igaarkeeyow lahaa miyaa manta kismaayo guul kakeeni karo!?? 😂😂😂

  • @jabiye8593
    @jabiye8593 Годину тому

    jubaland wwy guleysan

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Годину тому

    Odayaasha hadalkoodu waa hadal wanagsan Nabad ayey ku baqayaan,

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 20 хвилин тому

    Xasan culusow waa dal doon ee axmed uma socdaan

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc Годину тому +1

    waa in laga hor tago ciidanka beesha hawiye
    Hassan sheekh dagaal sokeeye ayuu bilaabay

    • @KuromiStarz-kx8rz
      @KuromiStarz-kx8rz 58 хвилин тому

      Caac bax ajnabi aan somalia 🇸🇴 shuqul ku ahyn baad tahay.

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 26 хвилин тому

      Exactly 💯 dadka Raskamboni marnaba rali kama noqonaya hutu mooriyan inay dagal ka dhex aburan

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 Годину тому

    Qabyaaladbaa waashey

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 47 хвилин тому

    Ciidan dowlada ayuu leeyahay ma imaan kaaraan halke jogta China? ciidanka waa ciidanka somalia meel waliba ayey tagayaan

  • @NafisoadanaxmedNasiib
    @NafisoadanaxmedNasiib Годину тому

    Xasan xoreynta o sheegaye masidanbaa shaley qabiil kursi ku kortey mantana qabiil ayaa dhul balaarsi kuwadaa yaab dhahaa xasan waa hawiyo noh

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e Годину тому

    yaanwar inkategin oo heysceebeynina dowlada fedaraalku ayadaa dalka kamasuula meelkasta oo soomaaliya kamida ayeyna ciidan geykartaa saacadii loobaahdo marhadaad isbaarada axmed madoobe waxkaqabaweydeen iska aamusa cidina idindhageeysameydee

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 24 хвилини тому

    Inteey ku kulmeen hhhh kismaayo yah Esel ma iyaga dalka masuul ka ah Cajiib kan hadlaayo Caananog sow Lama shalay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 години тому

    adayaasha raba ineyfaderaalka dawladaada maaha waashaydaamo xasan iyo xamsomarxuum. Hadal kiisa maxaalagu falaa guulaysta jupaland ciidamada halabaabiyo xasan xabaalaha jupaland ayuu rabaa inuu fagto

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k Годину тому

    Kuwaan Axmed Madoowe ayaa laaluush siiyey Kuwaan ma ahan odayaal waa dad u adeego Axmed Madoowe

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 2 години тому

    Nin kismaayo jooga xabsi axmad madoobe ayuu ku jiraa marka war kiisa qabasho maleh, reer raaskaamboni iyo badhaadhe guul waxaa idinku dhow taageerada dawladda

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 години тому

    ninkii dhoofkuyimidbaa geeridu dhibaysaa dhulka soo axmed malaha ah dhulka soo anagamalahan guumaystaha dhacaaya waaxasan iyoxamse ayaa geeridu dhibeysaa

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale Годину тому

    AXMAD MADOOBE AYEY KA BAQAYAAN LAKIN WAA LASOO QABAN

  • @CaaliyoIssack
    @CaaliyoIssack Годину тому

    Kkkkkkkk mahiin kuwan odhayal 0:53

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye Годину тому

    Waar axmed madoobe waa cadawga soomaaliyeed waa cadawga dhalinyarada tahriibaysa halasooqabto