Halkan kabaro Englishka & Carabiga | Sirta barashada luuqadaha | Easy way to learn language .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Muuqaalkan wuxuu gaar u yahay Ardayda aan Luuqada kubaro onlineka ee Sida gaarka ah aan isooga warhayno .
    Sido Kale wuxuu Mawduucan Anfacaya Qof Kasta oo doonaya in uu Afcusub barto English Ama Carabi ama Luuqad Kale .
    Meelaha la igala soo xiriiri karo .
    ---instagram www.instagram....
    ---Telegeam t.me/+8ygYwLan...
    ---Twiter ( X ) x.com/Marwan33...
    Fadlan kanaalka gaarsii ugu yaraan 5 qof
    Linkiga channelka waaka / @marwanmedia

КОМЕНТАРІ • 124

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  26 днів тому +23

    Telegramkeena Ayaan idiin dhigay Linkiyada Channelska Luuqadaha Laga barto ee muhiimka ah Marka Kuso biir 👉 t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk

  • @MaahirDeeq-jb3th
    @MaahirDeeq-jb3th 26 днів тому +4

    Sharfanid marwaanoow!
    Runtii wax badan baan kaa abdeystay, ee mawle haku sharfo!

  • @mabruuka334
    @mabruuka334 11 днів тому +1

    جزاك الله خيرا ❤

  • @معراج.صديق
    @معراج.صديق 25 днів тому +3

    جزاك الله خير في الدنيا والآخرة يا استاذ

  • @mohamedfarah707
    @mohamedfarah707 25 днів тому +1

    Masha allah Mahadsanid ustaad Waa Faa,iido wayn Guulayso ustaad

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d 16 днів тому

    Weli Barasho luuqadeed inagama dhow ilaa iyo aan Environment luuqada aan aadno Arabic iyo English msha allah si heer sare baannubartay luuqad waa lanoolaansho

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale 25 днів тому +1

    Shukran ustd qaliya ❤

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c 23 дні тому

    Marwaanow فنجان marmar lahjadee kuhadlaan , أثير aakafiican

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 25 днів тому +1

    Masha allh ustd aad ayaad umahadsantahay

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 24 дні тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Sakariye2072
    @Sakariye2072 26 днів тому +1

    Legend marwaan guuleyso

  • @OzailIfiye-io1nn
    @OzailIfiye-io1nn 22 дні тому +1

    WAR LEGEND GUULAYSO

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 25 днів тому +1

    Mahadsanid macallin eebbe haku maamuuso.

  • @shaaciribraahim4557
    @shaaciribraahim4557 25 днів тому +1

    Rabbi ha ku sharfo.❤ustaad

  • @HanadmukhtaarXuseen
    @HanadmukhtaarXuseen 12 днів тому

    شكرن

  • @im7somali
    @im7somali 21 день тому

    Thank you ❤

  • @AmalXasan130
    @AmalXasan130 25 днів тому

    Lhanks ustaad ❤جزاك الله

  • @Randa17
    @Randa17 25 днів тому +1

    App ka words really waa ab Qatar ah ❤
    Shukrn ustadii🙏

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому +1

      Allah Yacizak

    • @baalawizubair
      @baalawizubair 22 дні тому

      Siduu u shaqeeyo waan ku wareerey

    • @baalawizubair
      @baalawizubair 22 дні тому

      word essential english siduu u shaqeeyo video noogu soo duub ustaad

    • @Randa17
      @Randa17 22 дні тому

      @@baalawizubair Aboowe Ani app ka awal isticmali jiray , Marka caadi wuu ishaqeyaa

  • @KAYDMGEDIA911
    @KAYDMGEDIA911 25 днів тому +3

    Hadii aad doonayso in aad english ama carabi ama ĺuuqad barato marka hore waxaad yeeshaa in aad wixii niyad full ah in aad uyeelato
    Markaas ayaa baranaysaa marka labad waa in aad podcast dhagaysataa dhagaysigu waa muhiim in taa naad akhrisan marka hore waa in aad dhagaysataa ok

  • @Hassan-3
    @Hassan-3 25 днів тому +1

    Thanks teacher 🥰

  • @CADOWDESIGNER
    @CADOWDESIGNER 25 днів тому +1

    Mahadsanid macalin❤❤ sharaf iyo karaamo

  • @marworamlo7444
    @marworamlo7444 25 днів тому

    Mahadsanid 🙏 Ustaadkena

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 25 днів тому +1

    HELLO TALK soo tijaabiya iinasoo duceeya😊

  • @XalimoQurux-u4y
    @XalimoQurux-u4y 26 днів тому

    MashaAllah..❤
    Allaha ku dhawro wll Marwan .

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 22 дні тому

    It is good advice my brother thank you but can't to study one day 30 words 😮😮😮😮😮

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8j 26 днів тому

    MashaAllah❤

  • @CashoomarXaaji
    @CashoomarXaaji 25 днів тому

    Mahadsanid walal❤

  • @Maxamed_ilkacase143
    @Maxamed_ilkacase143 25 днів тому

    Mahadsanid ustaad

  • @AbdirizaaqMohamett
    @AbdirizaaqMohamett 25 днів тому +1

    Horumar wacn zxp0

  • @SalmoCimranmaxamed
    @SalmoCimranmaxamed 25 днів тому

    Wll tnx wllhi page wxaan dhihi kara guusheena un baa u soo baxay wllhi abaalkaada ma gudi karo akhii marwaan media 🎉❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому

      Allah Yacizak Salmo 🙏❤️

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 22 дні тому

    😮

  • @MalyuunXasan-mm9iq
    @MalyuunXasan-mm9iq 25 днів тому

    waad mahadsantahay❤

  • @IsmaaciilCqaadir-th5pm
    @IsmaaciilCqaadir-th5pm 16 днів тому

    Walal intee kala so xiriraa isheeg muhiim ayy itahay please

  • @AbdimalikFerole
    @AbdimalikFerole 25 днів тому

    Thanks❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 24 дні тому

    Walalky Waxaa Itahy Dhiiragaliye✅️💯🗣👂🫡🫶👑🫅🥰❤️

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 25 днів тому

  • @KAYDMGEDIA911
    @KAYDMGEDIA911 25 днів тому

    Zxpyl pleaze 1k igaadhsiiya waa cidsi 😊

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 25 днів тому

    Muuqaal ka soo diyaari sida themnails u samayso

  • @SakariyeIbraahin-je6bl
    @SakariyeIbraahin-je6bl 25 днів тому

    Wll aad baad u mahadsantahay

  • @cabdirizaaqxuseen3402
    @cabdirizaaqxuseen3402 22 дні тому

    Marwaanow aad baad umahadsan tahay waxaan kaa codsanaayaa sida UST language loo isticmaalo in video aa ka soo sameyso

  • @MaxamedJamac-wu8kw
    @MaxamedJamac-wu8kw 24 дні тому +1

    Appka wnka kawayy plastore zxp linkga ma ila wadaagi kartaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  24 дні тому +1

      Wll Magaca uun sax Ama VPN Furo

  • @abdullahiofficial6902
    @abdullahiofficial6902 13 днів тому +1

    I understand English but I can't speak why😢

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  13 днів тому

      becouse You do no't try to make practice .

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale 25 днів тому

    Ustd kasohadal youtube automation

  • @HaajiBariis
    @HaajiBariis 25 днів тому

    Wll marwaan alle xaku barakeyo wll manta waxan Bilabey barashada logada english waxn kabalawe afoogy insha alle wandadaleya wll guulayso

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому +1

      InshaAllah wll platform fican bad haleeshay guulayso anytime

  • @user-fx5zv4eu5f
    @user-fx5zv4eu5f 25 днів тому

    English waan bartay ustaaad waxa kaloo aan wax badan ka aqaan luuqada turkiga lkn carabiga waa luuqada caalamka ugu adag siiba naxwihiisa waa adeeg

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому +2

      Wll Ma adka Carabiga aad iyo aad ayay u fududahay Lakin Aragtida aad Ka Haysato ayaa kugu adkaynaysa oo shay Kasta wa Sida aad Ka aaminto .

  • @MumtasAbdirizak
    @MumtasAbdirizak 25 днів тому

    Ustaad waxad video nogasoo samaysaa meelaha lga helo movie subtitle leh plz

  • @Sahruush
    @Sahruush 25 днів тому +1

    2 luuqad ma lisku baran kraa ustaad???
    Sida Englishka io carabiga

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому +2

      Haa hadi aad wakhti kufilan hayso
      Lkin waa laga ficanyahy .

    • @Sahruush
      @Sahruush 25 днів тому

      @@marwanmedia Thanks ustad

  • @MiishaInaali
    @MiishaInaali 24 дні тому

    Anoo videogaan uga fai'deysanayo marka rabti luqad inaa barato muhimad ugu weyn waa in aad xiiso uheyso luqadaas ujeedanaa aad ubaraneyso coz hayacdo waxmalagu barto teedakale wallhi ani luqad carabiga isku dhibaneen markii hore waxaa bilabey inaa buug sameesto malinki ugu yaraan 10 erey aan qorto dhegeysiga waaku dhibaana lkn waxaan sameeyn jirey channaladda ustadka sheegey aan dhageysto dhegaha iska gashana hoosha kuqabsana markii danbo waabarte alxm hadana wali waa wada 2bil ee fasaxa kaga fai'deyste malinwalbo ugu yaraan 30minute siinaye meelwalbana carabi ubadaley asi wax kudawanaye haddana alxm wali waa wada shey hadaa xiiso ama hamuun uqabto adaba isbari karo😊😊😊❤❤❤❤shukhran ustd❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  24 дні тому

      Allah Yacizak wll guulayso ❤️

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 25 днів тому

    Ustaadii Ani erayadee aan bartay maxasuusankaro iga caawe sideen ereyada ku xasuusan karaa Mahadsanid wallal Allah

    • @kibaar3293
      @kibaar3293 25 днів тому

      Wll
      Adeegsigooda farabadi
      Dhawr jumladood oo kala duwan iyagoo ku jira

    • @Randa17
      @Randa17 25 днів тому

      Wllo isbucee waxaa kaso rebataa 1 malin taas oo aad isku imtixanto erayadii ad baraty 6dii kle❤ taas waxay ka caawinee in ay waxad barty ugu dubto xasuustada fog

    • @CabdulaahiAlhaatimi
      @CabdulaahiAlhaatimi 25 днів тому

      @@kibaar3293 thanks for your

    • @CabdulaahiAlhaatimi
      @CabdulaahiAlhaatimi 25 днів тому +1

      @@Randa17 thank you

  • @abdirizakahmed7257
    @abdirizakahmed7257 25 днів тому

    Aadbad umahadsantahy zxb

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 25 днів тому

    Nio eglishka xooga wanka aqaana decemontry filmskana wanku fiirsada toosna waan u fahama sanadkan hada sii dhamanayabayan rabay inaan afcarabiga meel saaro hadana wax uunba iidiidaya oo aanka caajisanahay 😢😂

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому +1

      Sanadkan Englishka ugu dhamee isaga sii hormari Sanadka cusubna hub iyo Hagarla'aan ugu fadhiiso Carabiga .

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8j 26 днів тому +1

    Wll waxaad kasoo hadashaa Naagaha Sida loo Fahmo

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 25 днів тому

    Luuqada xabashiga meelo aanu ka barano noso sheg wll

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 25 днів тому

    Asxabey mclnkaan muuqaladiisa hala.shere-gareeyo❤

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 25 днів тому

    If you understand the English u have to listening A J HOGE

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 25 днів тому

    English buugta ku akhriya Wn fahmaya muqalada ku dawada Lkn kuma hdli karo Lkn arabic 0 ka ahayn hdn bilabin bal in wax ka barto

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому

      Kuhadalka wuxu ka raba inad Practice samayso Erayo badana aad Hayso xoogana Grammerka aad Ka Fahansantahay .

    • @Sunari41Cabdi
      @Sunari41Cabdi 3 дні тому

      Waxda laso dagtah app ka la dhaho hello talk midabkisa wa baluug waxa joga dad english yaqan iyo kuwan aqon wa lala sheketa waxa taqanida shega lagula yabi mayo wa meel fcn aniga wa ku bartay hada ma baqo wan la shekaysta dadka

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s 25 днів тому

    Aniga alx English waa aqaan waxna waa ku akhriyaa ee carabiga ayaan kacabsaa barashadiisa qof walba wuxuu kuleeyahy waa adeeg carbida

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  25 днів тому

      Carabiga isagaa Ka fudud Englishka inta uu doono wa Very easy wadadi aad ku baratay Englishka umar oo ku baro .

    • @user-yc1no4ur5s
      @user-yc1no4ur5s 25 днів тому

      @@marwanmedia naxwihiisa waa adeeg wlah

    • @user-yc1no4ur5s
      @user-yc1no4ur5s 25 днів тому

      @@marwanmedia group akhrisnoo Sameey oo buugaagta lagu falanqeeyo

    • @kibaar3293
      @kibaar3293 25 днів тому

      My friend, first, take that mindset out of your brain
      It's true that Arabic language has grammatically many complicated things
      But, at first, begin learning sentences and clauses. Don't care about your grammatical mistakes
      Grammar is the last thing that you learn.
      you have to imitate those who overcome these obstacles,
      This is the way I learned
      And now I have been learning English directly for two years and
      الحمد لله I get better day after day

    • @user-yc1no4ur5s
      @user-yc1no4ur5s 25 днів тому

      @@kibaar3293 thanks sir I will take your advance.

  • @mohamett6306
    @mohamett6306 25 днів тому

    Qorshihiii. Ubaaahna. Waaa. Midkan.

  • @HanadmukhtaarXuseen
    @HanadmukhtaarXuseen 12 днів тому

    شكرن