sideen isku baray luuqada English-ka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @maxamedxariir243
    @maxamedxariir243 Рік тому +844

    1:dhageysigaga badi
    2:muqaal english daawo
    3:akhirska badi
    4: ku hadal oo haka cabsan in aad waxa khaldo
    5:ha isku mashquulin erayda kugu cusub.
    Thank you very much teacher .

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Рік тому +132

    Aniga ku dhawaad sanad kahor ayaan bilaabay
    Talooyinkaan o dhan hadana meel wanaagsan ayey wax ii marayaay adigana samee
    Inshallah waad baran. Waxaan kuugula talinayaa ineysan kaanoqon "Jug- jug meeshaada joog" 😂micnaha inaadan kacaajisin ood mar wallaa sameyso natiijada waad ku farxi doontaa. 😍

    • @nimcoqaal1223
      @nimcoqaal1223 Рік тому +7

      Inshlah wan samyn doonaa.

    • @abdiahmed2382
      @abdiahmed2382 3 місяці тому

      Hada kwrn mabaraty sxb​@@nimcoqaal1223

    • @Mooha-ld3ey
      @Mooha-ld3ey 2 місяці тому +1

      Ani waa kudhibanahy wlhi english mxaa sameyaa

    • @Riyaana123
      @Riyaana123 14 днів тому +1

      Ani waan kadakeyy😢

    • @zaharomaxamud
      @zaharomaxamud 2 дні тому

      Masha Allah alle haku fududeyo

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf Рік тому +498

    This is how I improved my Somali. I grew up in USA and would only speak broken somali to my parents and use English at school and with my siblings. All I listen to for the past several years is Somali qisoyin, follow somali UA-camrs, and learned the meaning of Somali songs. Now I can list many Somali maahmahs alx😂

    • @monahassan1681
      @monahassan1681 Рік тому +18

      Can you help me about that
      I mean English

    • @Destinay4lyf
      @Destinay4lyf Рік тому +26

      @@monahassan1681 make English speaking friends, watch English movies with subtitles. It’s all about immersing yourself in the language and culture

    • @monahassan1681
      @monahassan1681 Рік тому +2

      Thanks sis

    • @asmaabdi2337
      @asmaabdi2337 Рік тому +3

      Watch Somali movies and reading Somali books

    • @Aisha53.
      @Aisha53. Рік тому +1

      AMZING 😂🤦‍♀️❤️

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Рік тому +55

    Masha Allah. Waayo UA-camrs badan waxay ka hadlaan qabyaalad iyo waxyaabo qaldan lkn gabadhan waxay wadaa program faaiido leh iyo inay English language tahay luqad muhiim ah thanks a lot...

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed535 Рік тому +98

    I taked before ramadan my last decision is a learn english myself without teacher. I was reading, and i was listening and watching UA-cam to now I feel better.
    alhamdulillah

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 Рік тому +4

      That's nice I will try to take a decision to teacher myself english although I am busy Mam.

    • @husseinmataan8275
      @husseinmataan8275 Рік тому +2

      aan walal iska caawino aan ku wada hadalno, aan samayno community iska caawiya arinta

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 Рік тому

      ​@Hussein Mataan that would be a great Idea tho

    • @nimconafta
      @nimconafta Рік тому +1

      ​@@husseinmataan8275 isooqabta ana

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 Рік тому +4

      I took my final decision before Ramadan to learn English by myself or to self study English.

  • @ayaanahmed4571
    @ayaanahmed4571 Рік тому +55

    Mahadaanid walaal❤️11:43 habeenimo ooy Taariikhdu tahay may/15/2023 ayaan go'aan sadey inaan luuqada English ta meel saaro. Dhamaantiin ii soo duceeya inaan ku guuleysto🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @hodansheikh-jf5dy
      @hodansheikh-jf5dy Рік тому +1

      Alle wayne hakuufudaydiyo wll

    • @almaabduu5253
      @almaabduu5253 Рік тому +1

      Aniga xitta manta ayaan go'aaan saady inaan barto luqada alle ha no wada fududeyo🤲🤲🤲

    • @ceeblacali8850
      @ceeblacali8850 Рік тому +1

      Sido kale wll alle haynagu guleeyo insha allah

    • @AbdirahmanKhadar-id1rs
      @AbdirahmanKhadar-id1rs Рік тому +2

      Waxd sameysaan hano isoo qapo

    • @SCCCMMM
      @SCCCMMM Рік тому

      @@AbdirahmanKhadar-id1rs na I soo qabo

  • @abdiqaliqabdalla-uw9ez
    @abdiqaliqabdalla-uw9ez Рік тому +15

    omg thank our somali daughter am really proud of you, again thank you for giving your amazing experience tips for free, i appreciate it, the best method you told is i think it is, living in virtual community as your daily routine, i agree that because i tried that one year, and that year is better than even 5 years of mine which is with out living in an english community. thank you, may allah bless and protect you all the time

    • @mohamedabdi3312
      @mohamedabdi3312 27 днів тому

      I understand you talk pro but can’t speak 😂 But start practice and listening se waye englisha 😂

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Рік тому +2

    Guulayso you are one of the best teacher I ever seen waa taloyin anfacaya qofkasta oo doonaya inuu iska dhiso luuqada

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 Рік тому +27

    Good advice, it is true to improve the 4 skills of learning languages, like what, reading, writing, speaking and listening. Reading is very important because it's said (The more you read, the more you understand, the more you leave, the more you forget). Macnaha was in badan hadaad akhriso, in badan ayaad fahmi, in badan ood wahsatana ood istiraahdo hadhow ayaad akhrin, I badan ayaad iloobaysaa. SO THAT WE HAVE TO READ AND READ, LISTEN AND LISTEN, SPEAK AND SPEAK, WRIT AND WRITE TILL TO COVER OUR GAPS. thanks adero.

  • @abdiazizhassan1719
    @abdiazizhassan1719 Рік тому +28

    So confident down to earth, a woman like her is very rare...Wax ay indaha arkaan ayey ilko gooyaan ❤

  • @AbdirahmanAydiid
    @AbdirahmanAydiid Рік тому +2

    dhageysigaga badi
    2:muqaal english daawo
    3:akhirska badi
    4: ku hadal oo haka cabsan in aad waxa khaldo
    5:ha isku mashquulin erayda kugu cusub.
    Thank you very mu

  • @Mariyazaitt
    @Mariyazaitt Місяць тому +23

    mahadsanid wll ❤ 12/jul /2024 ayan go aan saday inaa barto luqada englishka iiso duceya walalyaal❤😢

    • @iqramohamedabdi6395
      @iqramohamedabdi6395 Місяць тому +3

      Anigane manta ayaan go.aansaday inkasto cabsi igu jirto oon kabaqanayo amad ku fashilantaa😢

    • @user-jg7mn2gq3q
      @user-jg7mn2gq3q Місяць тому

      Alle ha ku fududeyo

    • @munoabdikariim3964
      @munoabdikariim3964 Місяць тому

      @@iqramohamedabdi6395wllshay anna kulla mid ban ahay manta ayan go aansaday waliba bilow ayan ahay aan isusoo duceno😢

    • @fardawsahabib6370
      @fardawsahabib6370 Місяць тому

      Online miyadka baraneysa mise

    • @fardawsahabib6370
      @fardawsahabib6370 Місяць тому +3

      QoF aan onlineka iskala barano ayan raba aniga mantan bilabi raba insha allh❤

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Рік тому +14

    Ooh, she's back with another beautiful and helpful video.

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 Рік тому +19

    You have a great personality thanks for your given this important tips ❤❤❤

    • @ALIKHAMIS-un4fv
      @ALIKHAMIS-un4fv Рік тому

      Hello asalam anab is your name my name is Ally l want to be your friend

  • @xogwadag324
    @xogwadag324 Рік тому +12

    Muqaalkan kadib waxa rajaynya inay wax badaaan iska kay badalaan insha allah❤
    Thanks wllo ❤

  • @moudanahmed2160
    @moudanahmed2160 11 місяців тому +3

    Me who start learning english now and meet your video who encourage me .one day inchalah i will speak fluently

  • @AC-jj2iz
    @AC-jj2iz 10 місяців тому +5

    Allahuma mubarak congrats, I’m watching you others to improve my Somali. I hope to understand gabayada soon
    Great tips sis 😊

  • @abdilahituunis8095
    @abdilahituunis8095 Рік тому +12

    I'm so glad to see you on UA-cam,Thank you so much for your motivational and educational videos. I have known you long and I have also witnessed how creative and intelligent you were during your scholastic years. Now, I learned from you alot. Keep going

  • @mustaphemohamed6282
    @mustaphemohamed6282 2 місяці тому +17

    1 year ago i saw this incredible girl that talks about how she learned English, then i set decision with my self to learn English by self-learning, listening to podcast, reading English books, watching English films, talking only English without feeling shame, hearing English musics and even writing English.
    1 week later i stopped without excuses, but now 3/june/2024 i decided another time to learn this language more fluent. I ask my self 6 months later for this decision and i am praying ALLAAH to help me this decision and i expected more inshaa allaah.

    • @user-oo5mq9fj2j
      @user-oo5mq9fj2j 2 місяці тому

      Hada mabarate 😂😂

    • @FaaisaSalaad-ud6nv
      @FaaisaSalaad-ud6nv 2 місяці тому +1

      Masha.allah illahay hakugu cawiyo wllhi qoralkagan wax badan ka faiday and wax go an qadan manta oo ah 16/june/2024
      Waxa na bilaaba inaa luqada is baro and 1/1/2025 insha.allah waxa rajayn meelka fican manta

    • @abdikanimohamed436
      @abdikanimohamed436 Місяць тому

      Awesome you did great job keep things up

    • @munaxasan-vf7rf
      @munaxasan-vf7rf Місяць тому

      ​@@FaaisaSalaad-ud6nv aan isla barno abyo

    • @munaxasan-vf7rf
      @munaxasan-vf7rf Місяць тому

      @@FaaisaSalaad-ud6nv ok sis xagen ka wada xiriirna

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 Рік тому +9

    Your opinion is very good
    Sister thank you for your good advice
    I hope everyone lessen your motivation will be good excellent speaker in English

  • @mohafaatul9336
    @mohafaatul9336 Рік тому +26

    Masha Alah, this video covers almost everything you need to know about how to be a self-taught English speaker.
    Thumbs up 👍👏

  • @saalaxy
    @saalaxy Рік тому +13

    Interesting Topics . Confidence. Intelligent. Keep up the good work 💪., you awesome Zahour

  • @Zayynab236
    @Zayynab236 Рік тому +14

    Waxaad mooda ina aniga kugu idhi suhurey kaso hadal mowduucas,mantan qorsheynayey qaabkan isku bari lahaa wllhi thank you abaayo❤

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Рік тому +1

      Aniga ku dhawaad sanad kahor ayaan bilaabay Talooyinkaan oo dhan hadana meel wanaagsan ayey wax ii marayaay adigana samee InshaAllah waad baran. Waxaan kuugula talinayaa ineysan kaanoqon “Jug- jug meeshaada joog” 😅 micnaha inaadan kacaajisin ood mar walbaa sameyso natiijada waad ku farxi doontaa.😍

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 Рік тому +1

      @@Dreamy-M" jug jug meshada joog "kk dabecadas wan leyahy oo Marar badan ba jirta intan bilaawey aan joojiyey go'aan intan qatey aan ka dhabeyn Kari wayey,balse hada sidi hore wan kasii xiiseynaya, go'aan adagna wa la imi lagama yaabo Ina ka haro go'ankan sa uqatey waayey insha'allah 😁
      Aad iyo aad ayan kaga mahad celinaya taladaada wllo❤️‍🩹🥰 insha'allah adigana inaad ka guul gaarto Ayan ku rajeyna🥍♥️

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 Рік тому +4

      ​​@@Zayynab236 GOOD masha allah keep doing Walahy When I was Staring English it was 2021 but when I was Starting It's To Hard and I was shy to talke English other People Now I can Talk and Write I don't care If it's Bad 😂 but Alxmdu lilaah I am better Now

  • @abdi622
    @abdi622 Рік тому +59

    Thank you sister for sharing this video, I hope one day I can speak English like a British. 🤣

  • @HamdaYousef-mu1sc
    @HamdaYousef-mu1sc Рік тому +6

    Thanks for your advising the youth group I'm happy to see the young girl who encourage the young people 🥰❤️

  • @maxamedmaxamud2593
    @maxamedmaxamud2593 Рік тому +9

    Thank you for your advices sister. In for me I have a problem with reading, when I want to read Twitters, Journals and articles, I try to understand any word in those articles or Journals. It takes me more time and than I feel boring. After that I leave it. But from now I take your advice. Thanks for your counseling.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 6 місяців тому

      Dhibku waa Calanka kuu saaran sxb Pritish saaro kadib waa baranaysaa😅

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому +7

    she was born to be a good teacher
    I’m proud of you 👍 from 🇺🇸

    • @asadhagio823
      @asadhagio823 6 місяців тому

      Wll America 🇺🇸 maad joogtaa

  • @iqraabdikarimadam7978
    @iqraabdikarimadam7978 Рік тому +2

    Girl! I just coincidentally found your vedio on tiktok, and I really fall for you explanation such a dependable gwal ,
    Much much appreciated abyo .

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 11 місяців тому +4

    Thanks alot dear sister.
    After today i will try to speak like a native insha allaah😊

  • @nicmahayaan9972
    @nicmahayaan9972 Рік тому +19

    Thanks Shours, Really i like your videos and benefitable advises you provide your people, and I will start your counseling from today and I hope I will share with you after 3 months my positive achievements, Thanks again allah for give you sis.

  • @mustafeelmi583
    @mustafeelmi583 12 днів тому

    Thanks for sharing your experience! It is all practical! Your talent also contributed to illustrating and delivering the 'Self-learning English' case!!! A big thank you daughter!

  • @husseinibrahim8974
    @husseinibrahim8974 Рік тому +8

    You are really great. You talked about every barrier I came across before. Keep going forward forever!

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +17

    Mahad korkaaga ha ahaato saaxib Zuhuur wxbadan ayaad noo faaideysay hdn nahey dhalinta kugu xiran Allah kusharfo Boqorad ❤️

  • @saidyasinjama8905
    @saidyasinjama8905 Рік тому +6

    Maasha allaah wll, gabadh caqli badan baad tahay muxtawi wanaagsanna wuu leeyahay barnaamujkaagu

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 Рік тому +62

    Dad waxa jira xogoo yaqaano lkn practice la'aan heyso ama qof ay la practice gareyaan heysan
    "Hello talk" sodagsada😘😘😘 sida loo isticmaalo hadaa aqonweysan youtube karadiya ama lemme know I'll help you❤one love my people

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Рік тому +6

    *👉🏻INSHA ALLAH Salat Duha Ha ilaabin*
    *🌹Waa 3 Daqiiqo kali*
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Рік тому +8

    Inveriment English afefo dhigo dhageysi aqris aayar aayar aa fahantid u ogolow haniyad jabin practice makes almost perfect 🥰 💞 👌 thank excellent halkaa kadremesa sifcn dhageyso dadka udhashay masha allah allaha kubarakeyo apyo waxbdnan ka faiday videogan ❤

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Рік тому +39

    Congratulations, sister ! You have made it against all odds. I agree with you about two : First, never be afraid of making mistakes. Second, never be too proud to be corrected. Aniga waxaan ahey macallin ku takhasusey luqada Ingiriisiga waxaanan ku arkay Somaalida dhaqan aan u maleynaayo in adduunka intiisa kale ummad leh laga heleyn: haddi aad isku deydo inaad wax u saxdo waa xanaaqaya xataa qaar waxba kuma aha inuu kula dagaalamo lkn qof Ajnabi ihi ama nin caddaan ah haddi u dhaho waxaad ku hadleysid oo dhan waa khalad. Sorry buu 100 jeer dhahaaya waana ka qaadanayaa lkn Somali lagama yaabo inuu wax ka qaato.

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Рік тому +1

      Masha Allah. I really appreciatr your practical tips. As a well- experienced English teacher( majored in English literature), I concur with you about three things you have suggested doing: first, never be afraid of making mistakes because perfection comes only after lots of practice . Second, always ask your friends and family to correct your mistakes. Most importantly, if someone corrects your English mistakes, please don't take it personal. Thirdly, when you read a book or anything else, never try to understand every word you have come across because this will only work to your demotivation and discouragement.

    • @Suzu4355
      @Suzu4355 Рік тому

      Wll waxn rabaa inad iga cawisid luuuqa

    • @SafiaIsmail-mc2su
      @SafiaIsmail-mc2su Рік тому

  • @hawodaahirali4536
    @hawodaahirali4536 Рік тому

    Thanks siste my teacher used to say listen inglish us you going home ,and any time you are doing somthing.
    Now . When l see you now i remenbar my tear of inglish❤

  • @ahmednuur9164
    @ahmednuur9164 Місяць тому

    You explain every think clearly,wisely and interesting way, thanks for your helping.

  • @AMEN-ALI
    @AMEN-ALI Рік тому +36

    Yes!!! Practice makes perfect.
    Thank you so much for your adorable advice ❤

  • @fadumamohamed4872
    @fadumamohamed4872 Рік тому +19

    Great video! I'm going to use your advice to learn Arabic. InshaaAllah :)

    • @Hiil-walaal
      @Hiil-walaal Рік тому

      Sababte ubaranasaa

    • @s___________hgaba1016
      @s___________hgaba1016 Рік тому

      The same reason I'm watching this video

    • @nuur1-xr6qk
      @nuur1-xr6qk Рік тому

      ​@@Hiil-walaal qof walbo waa xur wuxuu rawo barana hadu dal arab ah joogo kawaran

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow Рік тому +1

    You are great Masha Allah one thing I can say (Adoon school aadin sidee keligaa isku bari kartaa marki laleyahay ma ahan wax Xaqiiqo ah runtii Ha aaminina waxyaalaha qaar lkn wax uun ka qaata wixi fiican).
    Good luck everyone.

  • @murabashxaliye4632
    @murabashxaliye4632 Рік тому +15

    Akhriska Buugta + Dhagaysiga mawaducyada + Qoritaanka + iskudayo kale oo badan intasa igu filan sa filayo so mha

    • @abdiahmed2382
      @abdiahmed2382 3 місяці тому

      Nio hada kwran natiijo maka haysa

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 Рік тому +81

    Thank you for Advising the Peaple to Learn the international Language and I'm glad to see your content Manshalah 😍
    In my life I didn't even go A school to learn English course but I make my self who I am today! Doing: Watching Netflix , Podcasts , Journals Etc.
    Alhamdulilah Allah make my English better than last two years .
    Mahadsaniid suhuur

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ Рік тому

      Wlhi boowe wax kasta wan sameyay ma awoodo inan kuhadlo sifcna ufahmo luuqada ilaa xad waxna waan bartay dhibaa ihaysta😭

    • @saaficalas1494
      @saaficalas1494 Рік тому

      @@Malapo22__ aniga xitaaa wan awodi la ahy😭

    • @mrmohamed5302
      @mrmohamed5302 Рік тому +2

      @@Malapo22__wlal Dedaal wxas haka niyad jabin sidokale Dadka kugu hareeraysan waxad ka dhigtaa English dad ku hadlaya meel kasto ad isticmasho sidokalana isku day inad kuhadasho adoo keli ah iyo ado dad la jogaba cabsi iska saar hadad khalado quran maha wad saxaysa marka labaad

    • @mrmohamed5302
      @mrmohamed5302 Рік тому

      @@saaficalas1494 way fududahay inad barato luuqad ee practise bdan same wlal

    • @cute_girl6813
      @cute_girl6813 Рік тому

      ​@@mrmohamed5302 insha allah wa sameen doona lkin ku hadal adag sababto ah ma helaysid qof english kugula hadla madama aa somali dhex joogto

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 Рік тому +5

    Thank you alot sister for your helpfull & sacrifice information that you shared us .
    Absolutly your tips is very effective also I used this method so my english is going improving day after day ..❤

  • @goumanehnasser9202
    @goumanehnasser9202 6 місяців тому

    great tips, I really admire your way of motivating people to start learning English teachers

  • @MaxamedNuuraani-ss1ds
    @MaxamedNuuraani-ss1ds Рік тому +2

    Thanks sister for your well advices

  • @ummabdullah5299
    @ummabdullah5299 Рік тому +27

    Manshallah habo, I am struggling to get my children to speak somali, at the same time all our environment is english, I absolutely get what you mean walahi jazakallah khayr

    • @dagandagann8692
      @dagandagann8692 Рік тому +1

      Same here but one sugestion, teach them one phase everyday and let them memorize ......this is how I do and it works

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 Рік тому

      Me too. Allaha noo sahlo.

    • @milicsitube1778
      @milicsitube1778 Рік тому

      I will help them

    • @AbdirahmanKhadar-id1rs
      @AbdirahmanKhadar-id1rs Рік тому

      Aniga isoo raac si an uwada hadalna speark engilish 😂😮

  • @itsarawela1686
    @itsarawela1686 Рік тому +8

    shukran zuu video aad buu ii anfcqy ❤ waxan ka cosanaya Video living alone diaries noso samy ama routines❤️😊 much love sis

  • @mdarajo1037
    @mdarajo1037 Рік тому +1

    Thank you my sis, so I appreciate to you give us best advice about easy in processing learner foreign at language

  • @saidmohamed7179
    @saidmohamed7179 Рік тому +1

    Thanks mrs zuhour for giving recommendation!

  • @mohammedaminabdythahir2179
    @mohammedaminabdythahir2179 Рік тому +12

    Kubada cagtaan ku qosla wax aana fileyn baa iga soo baxay 😂😂😂😂😂 congrats walalo. I have been tryin to learn Arabic, not given up but it’s challenging

  • @khadradahir7762
    @khadradahir7762 Рік тому +8

    agree with u zuhur 💯 dhageysiga badan is the number ONE waxn xasusta BBCda imey dhafi jiray 😅

    • @maxamedxasancali5803
      @maxamedxasancali5803 Рік тому

      Khadra dahir imika maa ku hadashaa luuqada English-speaking

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Рік тому

      Hhhhhhhhhhhh can you speak English Drs khadra ❤😍😘🥰🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhanhassan3438
    @farhanhassan3438 26 днів тому

    Thanks for your good advice, experience and lesson learnt , guys let us apply these steps.

  • @iky9815
    @iky9815 Рік тому +7

    Grammar is my problem even if i sit down to read them for hours i just can’t figure it up. So i give up with it. Now i am taking eng courses just because i have problems with speaking like i don’t have enough confidence to talk others anyway thank you love❤

    • @shaakirabdi9422
      @shaakirabdi9422 Рік тому

      Grammar is a useless man don't study even CADAANKU doesn’t know these things we spend a lot of time only try to improve your speaking, listening and writing and reading

    • @user-zm6up2kk1w
      @user-zm6up2kk1w 10 місяців тому

      ​@@shaakirabdi9422 sidkle zxp

    • @mahamedjuniorbbei2285
      @mahamedjuniorbbei2285 4 місяці тому

      ❤❤❤❤​@@shaakirabdi9422

  • @haloomeali2123
    @haloomeali2123 Рік тому +3

    I strongly agree with you,Masha Allah you did a good job walal, you are very talented person well done 👍

  • @aminahassa2255
    @aminahassa2255 8 місяців тому +1

    Thats is really wise saying thanks my sister I really appreaciate

  • @jamesottawa1905
    @jamesottawa1905 Рік тому

    Thank you Abayo waad idhiiri galisay Aniga waxan jeclahay inan barto luuqada English-ka mudo markan wado ayan iska dhaafa lakin taladaada way idhiiri galisay m.a mahadsanid.

  • @maimunsaid9791
    @maimunsaid9791 Рік тому +6

    Thank you for sharing this video. I liked your videos. So really I can understand 💯 percent but i can speak but not enough to me 😂. I started to joint class of English and you know what I really my English is better now and I had improved my grammar

    • @ikmidgame6736
      @ikmidgame6736 11 місяців тому

      English isn’t English anymore💀💀

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok Рік тому +5

    Masha'Allah this is how I improved my Somali and you are the best because you speak slower then other Somali UA-camr.

  • @eqbaaleey6631
    @eqbaaleey6631 Рік тому +2

    Zuhour taydii maantunbaad qodobkaygi kahadashay thanks qali❤

  • @claahihanad8809
    @claahihanad8809 Рік тому

    Muuqaalkaga aad ayuu ii dhirigeliyay waxaan rajeynayaa inaan wakhti galiyo on isbaro Thanks 😊

  • @fihiimasiciid
    @fihiimasiciid Рік тому +5

    Waa mahadsantey qof wax I sheega ma haysan lkn manta kadib adi ku haystaa ❤

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Рік тому +6

    Thank you so much sis I hope to benefit you more ❤

  • @faacilofficail3408
    @faacilofficail3408 Рік тому +1

    Thank you spring and motivational for the ability to speak English

  • @ima6751
    @ima6751 Рік тому +1

    I learned when I was young around at 8 or 7 years actually my big bros used to watch American series and I used to sit close to them and watch I started catching some words eventually I started speaking those small words tat how I learned

  • @Motivational-Speech919
    @Motivational-Speech919 Рік тому +3

    Thank a lot sister 🙏 it's really very helpful ☺️ 😊 💖

  • @nastehoomar-pg9hs
    @nastehoomar-pg9hs Рік тому +3

    Thank you very much sweetie 😘 💕

  • @abdirizaktalo9462
    @abdirizaktalo9462 10 місяців тому +1

    Thank you my favourite teacher ❤

  • @abdinaasiribraahimali753
    @abdinaasiribraahimali753 Рік тому +1

    True advise from our sister and > hope that we shall avail more from her Encha Allah

  • @apdiaziizhasan175
    @apdiaziizhasan175 Рік тому +11

    Aad ayaad u mahad San tahy abayo waan dijaabiyey wana zaxan tahy luuqada Germany 🇩🇪 ayaa iku adkayd Sida aad samaysey ayaan sameyey waan ku guulaystey Alxm hadana Englisch ayaan baranaaa Hal luuqad hadii aad baratana waxa kuu fududaanaynaysa in aad luuqad kale barato tanks you abyo

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 Рік тому +10

    I can only says, always read and speak with confidences, and don’t feel shy what you are saying even if its wrong 😊

  • @Muan-p5k
    @Muan-p5k 13 днів тому

    Thank you sister English is easy😊

  • @selmamohamett
    @selmamohamett 11 місяців тому +2

    You change my mind thank you 😊

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan Рік тому +4

    Thanks for your advice to learning about English language 🎉

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Рік тому +50

    Waad Ku mahadsantahay sida quruxda badan eed muqalka noga samaysay barashada Luuqada iyo Talooyin Ku saabsan muqalka xiga waxaad nooga dhigtaaa Daily routine , idoms , Advice
    Mahadsanid walalo ❤️🥰🙏

  • @zuldaanabdalle6789
    @zuldaanabdalle6789 5 місяців тому

    Thanks for sharing your experience and now I wanna learn English I wish to learn more than six month ❤

  • @abdallamohamedcadde9822
    @abdallamohamedcadde9822 Рік тому +1

    Thanks for your idea and i want to be like you to learn english perfect.

  • @MahadMataan-vi1po
    @MahadMataan-vi1po Рік тому +4

    Canada week kadhor ban tagay English na ma garanayo please wll mad macalin II noqotid daqiiqado yar bad wax badan oo muhiim igu ah kaga faiday hadad waqti intas kasii badan o ad wax igu fa idaynayso isiin lahayd runti English ka dhaqso inan u baran laha wa hubaaal
    Like inta ilamidka ah hhhhh

    • @safiyojaamac
      @safiyojaamac Рік тому +1

      Waxyabaha magalka aad kujoogtid inta lagu ogolanaayo Ina gasho schoolka luqad lagu barto UA-cam searching garee English for you page ladhoho waxu kasacideena hadalka wa carton lkn waxa adi damacsantaha kaweyn eray walbana dhaqaaqiisa wa fahmee

    • @MahadMataan-vi1po
      @MahadMataan-vi1po Рік тому

      Mahadsanid wll

  • @abdiissacka.i8510
    @abdiissacka.i8510 Рік тому +5

    Manshaallah sister, fact it's the same way i learnt and improved my Somali language. Surprisingly I can even read and write Somali. Otherwise thanks

  • @bossahmed5337
    @bossahmed5337 Рік тому

    Thankz zuhour to your beautiful confidence, really liked, now i went to try this tips.

  • @hodomohamed-jt5tx
    @hodomohamed-jt5tx Рік тому

    Mahdsanid wllo ❤ speaking ka aad iigu adag wali taladaaduna way isoo jiidaty 😊

  • @aaminoshacban1938
    @aaminoshacban1938 Рік тому +4

    Masha Allah wlshey wa mahadsantahay runtii luqadan aniga waan kuwareray wana qadanayaa advice ka aad inasisay waxanku qoslay sideydii camal iney kugu dhacday had have has would shall will w 😂😂😂 wanka bixidonaa aniga iyo inta ilamidka ah insha Allah

  • @cabdiqanidayib7976
    @cabdiqanidayib7976 Рік тому +11

    Thank you, Anigu waxa ku jira dadka aamin sana in aan ku hadli karo Six month course ka dib , dabcan qodobkaasi waa inaan meel ku Pin-gareeya hada laga bilaabo. Mahadasanid Markale.

  • @sadaqosman6875
    @sadaqosman6875 Рік тому +2

    runtii waxyaalo badan aan ku dhex sugnaa ayaad ka hadashey, insha allah tusaloyinkan wax ku oolka ahna wan ku dhaqaaqin alle hano sahlo dhaman cilmiga aan daalacaneyno 🙏
    Mahadsanid walaal💯🙌

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s Рік тому

    Thanks for your helping me
    I was advantaged you the lesson who I have never heart

  • @apazade1220
    @apazade1220 Рік тому +10

    Anigu hadan bilabay ina is baro englishka inshallah alle hai fududeya 💯🙏😊

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому

      Anba hdan bilaabay wll lkin online waad ku baran karnaa ayaan filayaa waynu is bari karnaa wll.

    • @apazade1220
      @apazade1220 Рік тому

      @@cabdiwahaabnadaara7945 haa bro maxa diiday

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому

      @@apazade1220 hye online hday nqoto soo chanels uma bhnin fra bfan oo tayo leh .....

    • @apazade1220
      @apazade1220 Рік тому

      @@cabdiwahaabnadaara7945 of course yes bro

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 Рік тому +1

      ​@@apazade1220 Ani hada waan barta Ila 2021 Alx I am better To speak English but Sometimes I fear I understand and I can speak ❤ So I will Advanced to you Go ahead Not fear you will leaned ❤

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Рік тому +23

    Mahad sanid walal si fican ayaad u sharaxday. Waxaan ku dari lahaa
    1. Marka aad English dhagsysanayso ama aad akhriyayso maskaxdada ka saar inaad English baranayso, kaliya muhiimada saar inad fahanto mawduuca.
    2. Intii aad film iyo wax kale oo maaweelo ah English ku dawan lahayd waxaa fican inaad course ahaan mawduuc kale oo aad xiisayso ku qaadato oo ay muhiim tahay inaad fahanto waxa aad baranayso.
    3. Waxyaabo aad xiisayso akhri ama dhagayso inta badan marka aad kaligaa tahay.
    4. Isku day inaad isticmaqsho erayba erayga uu ka fudud yahay oo qof walba fahmi karo marka aad dadka kula hadlayso.
    5. Marka aad bilawga tahay wax ahmiyad ah ha siin inaad fahanto waxa aad dhagaysanayso ama akhriyayso. Wad un ilaa aad la qabsanayso.
    6. English maha luuqadada hooyo marka ku tagal inaad khaldmayso bilawga. Waqti sii naftaada aad ku saxdo khaladkaga.

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 2 місяці тому

    You helped me a lot with things about English. When I seen new words I seek mean
    Then few minutes or few hours I forgot that words but. If you watch movies and seeing news words many times, then nev ever forget

  • @nasrihaadi1914
    @nasrihaadi1914 Рік тому +1

    That's amazing idea for new English learners
    Thanks

  • @asmaabdirhamann
    @asmaabdirhamann Рік тому +3

    Soomalideenu ❤️🥰waa wada qosol 😂😂😂 wxwlba qosolbey ka raadiyan hadad wx yar khaladid khalaas wey ku dhamaatey 😅😂

  • @mohamudadow1847
    @mohamudadow1847 Місяць тому +41

    Where is the Qur'an

    • @Su_MA_ya848
      @Su_MA_ya848 Місяць тому +14

      The topic is not the Quran here, please write how to learn the Quran, it will come up that way because this video says how to learn English.

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 23 дні тому

      Dadka qaar 100ke wax ku fahmaan maxa ka siya horta thanks sidad ugu jahil bixisey ​😊@@Su_MA_ya848

    • @NourtoMaddo
      @NourtoMaddo 11 днів тому +2

      Mataqaano mana kashekeynin😢

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 9 місяців тому

    ❤❤thank you 👍🙏 abayo zuhuur waa talada ugu wanaagsan oo qof english baran lahaa lasiiyo ayaad nasiisay

  • @zakijinigab4787
    @zakijinigab4787 6 місяців тому +1

    I think many People Of somalia stay here and Wants Learn english so let me tell you How I overcame Fear of speaking English First: I believe my self second: Make practice every single day I promise you ^you will learn it.❤

  • @roobleqaasim
    @roobleqaasim Рік тому +4

    Zohour I just love your videos ❤

  • @dawza1318
    @dawza1318 Рік тому +4

    That’s great in the previous I can’t speak English, but now I tried my best, it’s all about practicing and and speaking with out shying😊

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 7 місяців тому +1

    Iam very want that advice thank you sister

  • @user-io3sn4nn1x
    @user-io3sn4nn1x Рік тому +1

    professor Zuhour 2:36pm bishii 7/4/2023 waxaan balan qaadaya inaan english 6 bilood sanadka ka hadhay inaan ku barto .mahadsanid marwo

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed907 Рік тому +3

    Mansha qali walahi waxad ii shegty waxan u bahnaa waliba hadan taladada racaya natiijada wn kula soo wadaag insha allah ok ❤❤❤❤