Somaliland ha noolaato ilaahay ha barakeeyo waxay higsanayaan ilaahay ha fududeeyo cadaw geedu ha jabo waxan leenahay hore u soco. Qudhaanjooyna ku quuuuuuuuuuuuso
Hassan Shiikh madhihin military base baan u oggolnahay Ethiopia, uxuuse yiri furdo ay kasoo degsadaan badeecadooda sida haddaba at uga soo degsaden Jabuuti. Military base ma oggolin
Dowlada soomaaliya waa iney ka fiirasato itoobiyo waa cadow ay leedahay soomaaliya xasanow ka digtoonoow itoobiyo ha noo keenin. Itoobiyo hadii kale umada soomaaliya wey kuugu gaban tahay umada soomaaliya adiguna ma siin kartid dhul iyo bada oo adigu ka ligaa ma lahid dhulka iyo bada
QADAADWAYN WALAAHI HIRDAAD KU JIRTAAN!!!!!!.ETHOIPIA BAD NA WAY HELAYSAA, SOMALILAND NA WAY AQOONSANAYSAA!!!!!!.FAAIIDADA ETHOIPIA UGU JIRTA WAA SOMALILAND, WAA MASKAXDII DHISTAY SOMALIYA, DIBNA INAY UGU LAABATO DANTEEDA MAAHA, WAANANU KU RAACSANAHAY, HADAANU REER SOMALILAND NAHAY!!!!!!.
Ganacsi wasax lakin saylac iskadaye badaha somali odhan haday itobiya laga kireyo wasax lama didana lakin saldhig milatari hadad kirayso waliba itobiya wakhatar saldhigasi la ina qabsayba markas horta somalida kashaqaysata bada saylac iyaga laguma arkikAro iskada inay kashaqaystane 200 km oo isku warega laga so ag waregi karin dadka deganka iyaga hadalkoda daa walaga qixinaa waxana waxa kenay wa saldhiga no saldhig yes ganacsi ganacsigasa saxa 😢😢😢😢😢😢
Qudbadi madaxweynaha wey tosan tahay wa ruunti in ay ethiopia ay la isticmaasho dakadaha somaliyed sidi jabuti iyo barbara ...lakin somali ma maqli karto cidan ethiopian ah oo so daga xebehena
Ma dhacikarto Ethiopiyada dagaalka ay nagu haysato mana yeelayno dhibaatooyinka noo horseed dagaal. Waxaan ka soo horjeedna Ethiopia xiriirkii ka dhexeey ma jiro. Xasan Sheikh Moxamud, ma laha inuu bixiyo dhul iyo dad. Arrintan ha laga dhidhiyo dagaalna halaga hortago Somaliyeey.
Waxaan amisanahay itobiya inaysan sogalin badeena oo aan dalkeena laga iibin dalkeena hadii ay dhacdo waa loo aayidona wana nala qabsandoonaa ma ogolin
Sidee Suurto gal Ku tahay in aad gorgortan Ka gashid Gobonimada Soomaaliya? Haddii ay sidaas dhacdo taas micnaheedu waa inuu Adduunyo lacageed kaga bedeshay, Xasan Sheikh wuxuu Ku sifoobey highest treason.
MW. HASAN SH. OO KHAYAANAY. SHACABKA KOONFURTA SOMALIA.
Somaliland ha noolaato ilaahay ha barakeeyo waxay higsanayaan ilaahay ha fududeeyo cadaw geedu ha jabo waxan leenahay hore u soco. Qudhaanjooyna ku quuuuuuuuuuuuso
Abii avmed waa guuleysay waxaan ka danbeeyo foolxumadaas xassan shiikh
Walaahi.soomaali.way.udhamaatay.somali.falastin.baynoqondoonta
Guuul iyo gobanimo Somaliland💚🤍❤️
Haaan Shiikh Bad Ma Bixin Kartid
Dalka Soomaaliya Soomalibaleh.
Waa sax madaxwaynuhu sida UU leeyahay
Madaxwey uhu waasaxan yahay siduuwax uwada waa sax guuleeyso madax weyne xasan
Nin jabay jabayeey ma yidhaa
Hoosaasin xooggan ayaa jirta alle ayaasa runta og
Hasan bakhti madaxweyne Maha
Salama alow nayel
Qudbada xasan sheiilh wax badan ayaa ka qaldanaa waayoo waa kasoo dabcay meeshii hore
Hassan Shiikh madhihin military base baan u oggolnahay Ethiopia, uxuuse yiri furdo ay kasoo degsadaan badeecadooda sida haddaba at uga soo degsaden Jabuuti. Military base ma oggolin
😂😂😂😂😂😂
War bad baa sheegaysaa dabadiisa xitaa wuu u dhiibayaa
UNLESS ABEY RECOGNITION IS ACCEPTED. ETHOPIA SHOULD SAY BEFORE 26.6.2024.
Xassan shiikh waa isbedelay lacag ayuu qaatat bada waa iibsayay waana doqonnimo waana na ceebeeyay
MW.HASAN SH. OO KA QAYB QAADANAYA DABAAL DAGA AQOONSIGA SOMALI LAND EE ITHOPIA KU DHAWAAQDAY. WELLCOME.
Annaga madaxweyne iima ahan waa eey
Wariye warka ha leexin
Nasiib taro ku soo hooyade Somalia markii lagu gorgortamay dhulka Somalia maxaa u taan ah
Kkkkk qofkii xasan aamina waa qof aan xasan aqoon
yaahuu itoobiya inaan barino waa xaaraan m.w xasan ku dhuwaakh dagaal ama iscasil itoobiya iyo somali diid allah burburiyo soomaalia guul
😂😂😂😂😂
💔💔💔🥺😭😭😭😭
Xasan dhiiqo bada u itoobiya siinayo mahooyadiibaa leh xaaraamiga
Badda Xassan ma lagan Soomaali oo dhan ayaa iska leh ma ogolaan karo
Somaliyey waaka xasan garguurte.oo nadhaxal guurin rabo.waa khaacinul wadan. 😭
Badda iyo dhulka Somalia gorgortan lama geli karo ee somaaliyey kaca
Etobiya maka laabatay mooqifkeedka horey idaacadah calaamka hatirado waa ka.laabtay ma.tiri etobiya
Qadaadweeyneey ma badiiniiba kkkk
Dowlada soomaaliya waa iney ka fiirasato itoobiyo waa cadow ay leedahay soomaaliya xasanow ka digtoonoow itoobiyo ha noo keenin. Itoobiyo hadii kale umada soomaaliya wey kuugu gaban tahay umada soomaaliya adiguna ma siin kartid dhul iyo bada oo adigu ka ligaa ma lahid dhulka iyo bada
Weli waacadyahay go aankiisa mana isbadalin
QADAADWAYN WALAAHI HIRDAAD KU JIRTAAN!!!!!!.ETHOIPIA BAD NA WAY HELAYSAA, SOMALILAND NA WAY AQOONSANAYSAA!!!!!!.FAAIIDADA ETHOIPIA UGU JIRTA WAA SOMALILAND, WAA MASKAXDII DHISTAY SOMALIYA, DIBNA INAY UGU LAABATO DANTEEDA MAAHA, WAANANU KU RAACSANAHAY, HADAANU REER SOMALILAND NAHAY!!!!!!.
Nin daad qaaday xubo cuskay
Vodka.hagaji.orokow.afkskaga.ku.hadal
BEENLOOW AYA TAHAY, NA MAQASHI SI MAQAL IYO MUQAAL MD. XASSAN SHEKH OO IS BADALAY.
Abiy ama Ethiopia bad Uma heyno siin meyno haltako ka mid ah dhul iyo bad ba
Ganacsi wasax lakin saylac iskadaye badaha somali odhan haday itobiya laga kireyo wasax lama didana lakin saldhig milatari hadad kirayso waliba itobiya wakhatar saldhigasi la ina qabsayba markas horta somalida kashaqaysata bada saylac iyaga laguma arkikAro iskada inay kashaqaystane 200 km oo isku warega laga so ag waregi karin dadka deganka iyaga hadalkoda daa walaga qixinaa waxana waxa kenay wa saldhiga no saldhig yes ganacsi ganacsigasa saxa 😢😢😢😢😢😢
Xasaan waa oodda waapadiwayaa ee
Ibadiiya
MAXKAMAD ADUUNKA CAR GEE X.SHEEKHOW?????.CAR BAL GEE??????.WALAAHI SHARCI AAD SOMALILAND KU SHEEGANAYSO, MA HAYSID????.
Qudbadi madaxweynaha wey tosan tahay wa ruunti in ay ethiopia ay la isticmaasho dakadaha somaliyed sidi jabuti iyo barbara ...lakin somali ma maqli karto cidan ethiopian ah oo so daga xebehena
Xasan sheekh hala qabto oo hala maxkamadeeyo oo toogasho halagu xukumo wuxuu galay khiyaamo qaranne itoobiyana haddan bayso baduye hakakacdo soomaali galbeed ama dheh ogaadeenya waysku mideh
Wax gorgortan la gili karo maahan arintaan
Wariye xaqiiqda sug bee iyo mala daa oo hasheegin
saylac iyo lughaya iidoor maleh
Ma dhacikarto Ethiopiyada dagaalka ay nagu haysato mana yeelayno dhibaatooyinka noo horseed dagaal.
Waxaan ka soo horjeedna Ethiopia xiriirkii ka dhexeey ma jiro.
Xasan Sheikh Moxamud, ma laha inuu bixiyo dhul iyo dad.
Arrintan ha laga dhidhiyo dagaalna halaga hortago Somaliyeey.
Xasan isnabadalin ee markii horayba isagaa usaxiixay emusa lacagtii lagu iibiyey inkaligii in uqadto Ayu donay oo xasan & geele odulal ka Ahaa ibka bada intaas Ayaa leysku hayaa hadana waxbaa isbadaley owalaydku sodhawegey sas ogada somaliyey
waa nin waalan oo hadalkiisu aanu miisaan la hayn
Ninkan badda ma kuu dhibayo asmaa iska leh xassan sheekh maxamuud daalo dhaho anaga ka soomali aan nane asc shakhsi waaye. Annagana shacab aane baddeena marnaba ma dhiibi karo🇸🇴
Xasan haddaba dhiganine kuwi badda iyo dekeddi Garacad iibiyay ka hadal....! CBB bakhtiya inaa tahay wey caddahay.
Turkigaa.daafacaya.beeenbaynoqotay...sharafidhimatay
Itoobiya badda qaabka ay soomartay ayaa qaldan horay ayaa farmaajo ula hishiiyay xsana was oggolaa lacking was ganacsi ay canshuur bixinayso shirkadaheeda ay maalgashan Karman laakiin saldhig milatari iyo handadaad iyo tuhun ma oggolin.
BEEN BADANAA!!!!!.MUUSE WAA DIIDAY LACAGTAAS!!!!!!.
Hadal.ad.u.celicsan.ayuu aha ma ahayn hadal 2 laba dal oo cold ka dhaxayso.weliba aad is bedel weyn aya ka mundane qudbada madaxweynaha
Mar hore ayaaba indin sheegnay innuu Gurguurte uu ka gatay badda Abiye oo warka uu sheegaayana Gurguurte been uu yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkNacalada hakugu soo degto Gurguurte kuwii daacad iyo wadanni kuu maleynaayay oo aad tahay khaainul wadan Iyo eey eey dhalay
Waxaan amisanahay itobiya inaysan sogalin badeena oo aan dalkeena laga iibin dalkeena hadii ay dhacdo waa loo aayidona wana nala qabsandoonaa ma ogolin
Al.shabaab.halasoodhaweeeyo..haqa sato.soomaliya..dowlado shisheeye..aya.utaliya.somalia..sory
Hawiye waa uun xoolo xasan km4 dadka ku ilaaliya ayu ugu sheekaynaya hargaysa aniga maamula 😂😂😂
Been sheeg lkn kii futaada ilaalinayey u sheeg waa wax aan hawiye mooye cidkale ka suurobin
Hasan arinkiisu waa waalwaalatee xerada gal
Heshiiskii waa la saxeexayaa weekan
Soomali.iyo.kuwamadaxda.uuu.ah..ismaba.oga.xasan.haladilo.iyo.waxa.sacabka.utumaya.baleeg.etiopia.ayuu.udoodada.dadag.xilka.halagaqaado
Fikirkas maxuma
War beenta naga jooji af-somaliga ma taqaanaan miyaa???
madaxwayne xasan sh ma dhihin ethiopia bad baan u ogol nahay??????
ANAGAA U OGOL!!!!!.XAARWAYNE!!!!.
Sidee Suurto gal Ku tahay in aad gorgortan Ka gashid Gobonimada Soomaaliya?
Haddii ay sidaas dhacdo taas micnaheedu waa inuu Adduunyo lacageed kaga bedeshay, Xasan Sheikh wuxuu Ku sifoobey highest treason.
GURI AAD LEEDAHAY MAAHA!!!!!.ANOO SOMALI AH BAA KU DHAWAYNAYA!!!!!!!.
Beenaleh qadar aday ku biisha
BEENALE
Beenale iskada