War isiiya ree xaryanow🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 дні тому +1

    Masha allaah Ileen Misis uunsi waa Reer Xaryan ✌️✌️ ✌️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️⭐⭐⭐🌺🌺🌺🥇🥇🥇

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 дні тому +1

    Quraan badan akhrista♥️♥️♥️✌️✌️✌️✌️🥇🥇🥇🥇🥇🥇🌺🌺🌺🌺

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 3 дні тому +1

    Allaha iskukiin xifdiyo hno imika nolosha bareefad ka dhig uunsiyeey

  • @nasraabdi-s7e
    @nasraabdi-s7e 17 днів тому +2

    Qosol iguma harin wlhi Waa lagend mad 😂😂😂😂😂 Waa I daweysay uunsiyeey ❤ Ina adeer

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 2 дні тому +1

    Seere iyo waxan ilawday digaal 😂😂

  • @MaryamMuhumed-fp5ck
    @MaryamMuhumed-fp5ck 3 дні тому +1

    M.a keep going My brother and queen size

  • @ikranosman1431
    @ikranosman1431 26 днів тому +4

    Ina adeer mss unsi waxan kaso salame ceel adde from dihararo 😂😂😂😂

  • @MaxamedcabdulahiMaxamed-qb8fd
    @MaxamedcabdulahiMaxamed-qb8fd 25 днів тому +1

    qarijiqood wa gobalka nogob❤

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 26 днів тому +2

    Goobol waxa la dhahaa sidaa jigjiga dhagaxbuuur qabridahare wardheere godey Celiweyne fiiq Hirgelle Moyale lkn degmoo waa sidaa dhanaan imay gelbeed iyo qalafe qabribayax baarguun deeegeenka baaro dumashashi sacdiya abdi fatah walalkey baar gabdh deegenka ogadenia 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @Dhalad88f
    @Dhalad88f 26 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂qosalki baa iga dhamde markaa shaah cabbaye ku saxde 😅bur wecel 😊😊😊😊rer xarynki rer ugaas nuur

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 3 дні тому

    M.a m.a isku wara Abid idinka iyo wiiilkina

  • @JanoMahamed-b5o
    @JanoMahamed-b5o 2 дні тому

    😂😂😂😂reer soomalind sas uma hadlan abdifataxow

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 25 днів тому +2

    Mansha llah walkay

  • @SaamiyaCabdi-i9n
    @SaamiyaCabdi-i9n 3 дні тому

    Reer somaliland ❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 2 дні тому

    Mar hire miya mise wa isku lbten lmnuhu😊

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 3 дні тому

    Uunsi dhib badanaa diirharo kulahaa & kaayaneey kkkkkkkkkkkkk

  • @axmedismacil171
    @axmedismacil171 24 дні тому

    Kadin waa illin ama irid ama albaab lkn kadin waa geela marka uu boqol halaad yahay kadin iyo kadin wa isu qoral lkn waa kala dhihid

  • @MahadoXirsi
    @MahadoXirsi 25 днів тому

    Qosol igumaharin warsoobadiya

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 5 днів тому +1

    Sorry 😢

  • @ShamismahmedMuktar
    @ShamismahmedMuktar 3 дні тому

    Kkkkkkk

  • @MaxamedcabdulahiMaxamed-qb8fd
    @MaxamedcabdulahiMaxamed-qb8fd 25 днів тому +1

    Bisinka war gabadhu calolayda may cuntaa😂😂😂😂😂

  • @MumtaazCabdiraxman
    @MumtaazCabdiraxman 26 днів тому

    wa iga qosliseen baraamijyadaan oo kale sosamaya wa baraamij aankalehay weliba lahjado badan baadhiman anigu lahjadaha aad baan udaneyaa itoobiya lahjadeheeda baan jeclahay gabar aderkay dhalay baa wil rer itoobiya ah guursaday oouguudhay markaas bey marka qosolki bey igadhamaysay wax baan weydiiya marka anigu wax baan u aqaanbeytiri iga wax bey uyaqaanin marka wan iskuwareernay bey tiri

  • @XaawoIbrahim-h4w
    @XaawoIbrahim-h4w 3 дні тому

    Abaayo cabdi fatax aawey

  • @SaynabJaamac-n4w
    @SaynabJaamac-n4w 26 днів тому

    Maasha allaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SundusIsmaaciil-s3n
    @SundusIsmaaciil-s3n 25 днів тому

    M.a❤❤❤❤

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 9 днів тому

    Aad baan isugu kiin duceeyay oo isku kiin dhiirageliyay waagii jaceylka haddana waxaan idin leeyahay khalad kala gasheen waliba kaagaa muuqdee si public ah raali gelin halooga bixiyo si bulshada kalsooni looga helo la idiina garab istaago, hadaad si hoose ku dhamaysataana waa kheyr, Ilaahay ka baqa xadgudub kii dhacayna hala iska xaalmariyo.

  • @hibamohmed866
    @hibamohmed866 3 дні тому

    O away dolow baladxaawo gadon dhawe Faanweyn funijo farxad dhun geedweyne uunsi dhamase burhajiic bey ciiro wax hadan ayaa igasii dhiman

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 25 днів тому

    Alla wahadalkanagii

  • @aminasendarelayonis2794
    @aminasendarelayonis2794 26 днів тому

    Kadinka laga soo galo weeyan

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 25 днів тому

    😂😂😂

  • @aminasendarelayonis2794
    @aminasendarelayonis2794 26 днів тому

    Figaan waa jaanbad

  • @aminasendarelayonis2794
    @aminasendarelayonis2794 26 днів тому

    Treeg waa nalka

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 25 днів тому

    Alla wahadalkanagii