Somaliland Hadii Isbedel ka Dhaco Laascaanood way so noqoneysa Ceerigaabana

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 37

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 місяці тому +3

    Muuse biixi ayaa 5ta kalena shacabku dooranayaan faqash iyo horgaladooda looma baahna 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 місяці тому +3

    Cidii neceb Muuse Biixi waa cid Madaxbanaanida Somalilaand neceb. Somalilaand waxay dooranaysaa, murashax u halgamaya in Somalilaand noqoto Qaran ka mid ah Qaramada Midoobey. Laas Caanood baryo lagu soo celin maayo, laakiin xoog iyo cudud ayay ku soo noqonaysaa !

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 місяці тому +1

    Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi 4 місяці тому +10

    I am habar yonis but the truth is wadani works with the enemies of somaliland musa bixi will stay vote for musa bixi

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 4 місяці тому

      Ina cooper

    • @khalidmuuse9260
      @khalidmuuse9260 4 місяці тому

      Inantiina iyo adiga in.isku meel lagu wada waso ayuun bad meesha ku soo qortay

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 3 місяці тому

      Khayeen Somaliland needs change & bixi governments failed.

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 4 місяці тому +2

    Fataal faqash u shaqeeya oo raba in ay dalka iibsadaan laasccasnd waa faqssh laga maan faqash

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 4 місяці тому +2

    wariye ku sheg xisbi ku shega wadani afkisa ku hadlaya aya donayo inu shadh suixufi bena dadka waax ugu shega wala garanaya cidi wadanka dhibatada gadhsisay ee mashurcay donayen fashilmay inu yahay xisbi ku shega wadani ee huwanta ee cadowga faqashta toska ula saftay ee cidanka ku layay burta gacan libax waa kuwa kuwa dadko dhami og yahay waxay wadanka ka geystayn dorashadana afka cida dari dona sida darted is bedel faqash ay wadato oo la donayo in qaranka lagu burburiyo dhici mayo ayan lagu riyon

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому +1

    Sheeko waa suxufi afkii wadani ku hadlaya

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 4 місяці тому +1

    taasi waxay inagu cadaynaysaa hadaa cira la dooran waayo soomaaliland way burburaysaa
    Allah inagama burburiyee

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 4 місяці тому +1

    dalkan jamuriyada barakaysane somaliland waaxa mar labad kuso noqonaya madaxweyne mujahid muuse bixi oo ah ninka kaliye dalkan iyo dadkan mel gadhsin kara inti uu jogayna waax badan qabtay oo muqda sida darted xisbi ku shega wadani ee huwanta ee la og yahay wixi uu dalka uu geystay ayanu nina ku sexan inu dalkan xukunkisa uu qabto ama cirka fula ama dhulka galgasha

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 місяці тому +1

    Wadani Waxba muu fahmin.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 4 місяці тому +1

    jamuriyada barakaysane somaliland ka dhici mayo is bedel ay donayan xisbiga huwante wadani ee shekada cayntanka ah la dhex waregaya dadka ee odhanaysa hadi ay xukunka qabsadan lascanod ayanu war dalkan lo dhibi mayo kuwi basasay cidanka qaranka gojacade ee burta gacan libaxna ku dilay cidanka qaranka mida labad so noqoshada lascanod maha waax la iska baryayo qasab aya lagu so celinaya waxayna ka mid tahay somaliland maha waax la is baryayo waa laga nadifinaya argagaxisada iskku urursatay

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 4 місяці тому +1

    Markaa waa muuse did miyaa reer laasdhiig

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 4 місяці тому

    kkkkk waa wax lagu qoslo beenaale iyo munaafaqad kii yimaadaba SL is here to stay including re election President MBC

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 4 місяці тому

    Isbedelku waamaxay cida qatanka uhiilisa ayaa ladoradoonayaa

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 4 місяці тому

    Ascwaar laas caanood madoonayno yay soo noqon haka talaabàn xuduudka dhulbahante madoonayno

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 місяці тому

    U egtahayaa? Waabaytahaye Difaada Dalkiina Reer Somaliland ow🙄

  • @warsameahmed3195
    @warsameahmed3195 4 місяці тому

    Waxaani gaajo kabixi mayso xataa America 🇺🇸 gaajo maaga bixiwaysa ilern qof saboolnimo udhashay ayaan meel gaari warsangeli magiicisa haceebay jareer ayaad ahayd waan ku aqiiney foolxumo kudishey

  • @maryamali.
    @maryamali. 4 місяці тому

    Issaqowwwwww lascanood ilaawa🇸🇴🇸🇴🤣🤣

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 4 місяці тому

    Dhuuso weyne huwainta kalkalkii aya leh sool ayanu socelinya waxad iskucadeyseen inad kadanbeysen Faqash kalkal afqadhune miskiin alle noguma dhib o huwainta iyo Cadowga sland

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 4 місяці тому

    Wallee ninka lascanoid well wagayaa malaha dhakhtar gaboosuu u bahan yahay.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому

    Faysal iyo muuse ukala codeeya reer soomaalilaanoow

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 4 місяці тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 4 місяці тому

    Jammuriyada somaliland mar labaad dalkeega huwanoo dhan weyka sufeeyn hubaal Cadawga S.N.M. waa cadawga Muusee Waa cadawga ciidanka waa cadawga astaanihii dalkoo dhan fashilinayaa waana la fahmey cod baanu ku ciil bixi somaliland nin dhisto dhiiga ushubey iyo dheeftiisa u joog uma simana

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 4 місяці тому

    Ha ciyeene nacabku ha iska ciyeene caynka awrka u geeja.
    “Let the dogs park and caravan go on”

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 місяці тому

    Ceerigaabo arimaheedii waa la dhameeyey isbedelka Somaliland Laascanod waxay u taalaa dawlada xoog ayaana lagu soo celinayaa waxa khalkhalka wadaa waa kuwii jabhadaha samaystay ee ciidamda laayey ee qoorta kaga joogsaday sida Wadani.

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 4 місяці тому

    Kan hadlayaa talo jilicsan ayuu soo jeediyay talo dabacsan oo jilicsan waa ta laascaanood inay xaakkeedu gacanta ka baxdo keenay cid la baryayaa ma jirto gacan adag ayaa ceerigaabo lagu haynayaa ninkii dagaalamaya ha dagaalamo isagay u taal ceerigaabo waa somaliland horaysa iyo dambaysaba hadalku waa midhkas

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому

    Muuse wax dhaama yaa garanaya hadaanu muuse katagno ma ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee maydkii ciidanka madaxa kaga istaagayay ayaanu dooranaa anigu faysal nin aan ahayn weji uma hayo

  • @w410921
    @w410921 4 місяці тому

    Huwan cidi u codayn mayso

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 4 місяці тому +2

    When life gives you an enemy like Somalia 🇸🇴. Fight like Somaliland.

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 4 місяці тому

    Kkkkkkkkk

  • @maryamali.
    @maryamali. 4 місяці тому

    Waar harti waa somaliwen 🇸🇴🇸🇴

  • @maryamali.
    @maryamali. 4 місяці тому

    Waar harti waa somaliwen 🇸🇴🇸🇴