WAR AKHRIYIHII CODKA WANAAGSANAA EE HORNAFRIK
Вставка
- Опубліковано 13 гру 2024
- #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Wakhti xasuus leh iyo Muqdisho 2005/2006 kii
Big legend waan kuLa soconaa sxb Laacib Tv Tube🙏
waayo waayo wariye fantastik guul baan kuu rajeenaa Wariye Ayaanle sooqabo wariyaashii honafrik ee waday dhacdada maanta sida xasan cade iyo abdulahi kulmiye cadow nimankaas waan ogahay hada kulmiye knn iyo somali cable ayey ukala shaqeeyan laakin wareeso caadi ma eheen ragaas
Ayaanle waa ninka kaliyah xasuusteena dib usoo celiyo hanoolaato good joob
Subscribe igu caawi walal please
Ninka kaliya 5ta soomaaliyeed wax ka keena, waa hanoolaato
Asc
Fantastik salaan sare btother
Long time wallahi
Waalakala qaxay allaha ku deysto
Fantaastic Waan Salaamaaa Markii iigudambeysay Saan Uma Cayilney Masha Allah
Waa la weynaaday
Waqtidheer baadnageesay hadad noshahay almdululah masha allah
Subscribe igu caawi walal please
@@iqraacooking6079 wankusaray
Hanoolato wa horumar baan idiin rajaynaya hanollato wa houmarka dalkeni
Hn/afric iyo asxaabti ka shaqeen jiray waan salaamayaa.
Subscribe igu caawi walal adoo
@@iqraacooking6079
Diyaar wll.
Iga fiiri.
Idaacadaas horn afriik aad baan u jeclaa wllahi inaa dhageesto waayo waayo
Subscribe igu caawi subscribe
Ayaanle waxan so xusuutay wariye #Falastiin o VOA Washington joogta
Masha alah wan idin salamay ayanle iyo cusmaan fantastic long time walahi xusuus baad igaliseen anigu waxan ka mid ahaa wariyayaashii junior ka ahaa ee 27 kii ilaa 8 shaqeynayey
SOOMAALIYA HANOOLAATO ✊
Waxa xasusa qali ah waxan xasusta wariyal dhintay mahad cilmi iyo hodi hodi hodey Allha unxaristo walalhen
Subscribe igu caawi walashay qali
Masha allah fantaastik waxbadan ayaan dhegeestey allaha kuxafido wll intii dhimatayna allaha unaxariisto
Subscribe igu caawi walal please
Masha Allah Barnaamijkii Xog Waran
Subscribe igu caawi walal please
Good job pro ayaanle aad baan kuugu xiranahay❤🖐
Man sha Allaah tabaarakallaah Wlhi ragbaa is helay
Subscribe igu caawi walal please mahadsanid
Soo dhawoow cusmaan fantastic
Away keedka hon afriik Ma la haayo miyaaaa Wax xasuuus ah We miss hornafriiik iyo capital one
Subscribe igu caawi walal please
Ayanle nin culus ayad Kentay mashalaah
Subscribe ii sar walalkay mahadsanid
Legend
Masha allh hornafric idaacad aad u jeclaa darisna la ahaa 👏👏👏
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
Janis Uma helin Ina dhageyso lkn Malin walbo aa hor Mari jiray Ayadoo jabjaban😭😭
markasta oo aan Comment akhriyo waxa ugu badan oo aan arko waa dad baryootamaya oo leh Subscribe iisaara,
mid baan jeclaan alahaa in aan u sheego Maah-maah soomaaliyeed baa tiraahda, "Qoollay qoor qabad biyo kuma cabto."
marka aad latimaadan barnaamijyo dadku ubogo waad helaysaan subscribe horta wax la imaada, oo tuugsiga nagadaaya bilaahi calaykum.
Kooxda.com ita akhrisata ama mar akhrisey 👍
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
Sdkle mombasa ayan idhinkala soocdaa ✋✋
Masha Allah hornafric cisman xasan jilal
Mashaa allaah fantastig wlhi xasuus ayaan galay yaraan ayaa nasoo xasusisay mashaa allaah allaayax fadag
Kalmadahga iyo erayada murtiyaysan iyo codba bay dumaar ku tartamaayeen.yarta koob baan dhigey ka raayey kabacdi.iyaaaah
DADKEYGOOW #SUBSCRIBE ISARA ALLAAH HAKUU DANBI DHAFEE ADIGA IYO WALIDINTADA YA ALLAAH
Subscribe igu caawi suhuur walal
Aww.
Walalo miyaa tihiin
Subscribe igu caawi walal please
@@iqraacooking6079 wan ku saaray walashay
Haa soomaaliga iyo sawaaxiliga iyo hawsaha waa xarfaha laatiinka ayuu ku jiraa kana yimid asalkeeda giriiga yahay dunida inteeda badana isticmaasho.afafka yurubiyaanka lagu qoro. Waxaa jira mandariinka, urduga, farasiga hebraha iyo afka amxarada carabiga ruushka. oo asaga a wax yar ka duwan. . Iwm.
Cosmaan fantastic waan kula soconaa wali waliba LAACIBTV
ayaanle walal halkee kala xariira fantastic
Subscribe ii saar walal please
Waa u xiisnay wlh
Horn afriik maxaan dhegeystay.
abbaah macalinka maanta waxad keentey meesha qofxoogsanayo codka keen meesha muxammud xassan xaaji omar ama cimaan sugule c/xaaji dadkaa badalo
Xasuus wlhi
Waad isu eeg yihiin. Markii hore waa baan idin kala garan wayday.
Subscribe ii saar walal please
Xasan fantaastik xasuus waaye walahi
Subscribe igu caawi walal adoo raali aha
rug cadaa saxafadeed ayey ahayeen runtii
Ayanle Axmad Tajir iyo Abdi Nasir sero sow qabo ragas
Nolow khatraaaaaayfarxiyeeto faceeda karoon fariidad dumaaarcadceed shamsaaay.iyaaaaaaaa
Ayaanle wiiil yarantiis tageero ku ahaay ayaan ahay Mombasa ne waad ila joktaa eee iso qabo namberkeyga wakaas 0708392260
He looks like you
Iuiu maxmed madxwen uaoobax banank
Nin culus lawaaye