Xusuusta Idaacaddii Horn Afrik | Waayo waayo | Astaan 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 37

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 Рік тому +12

    Alla xasuus weyna wlhi ilmo igu so istaagtay waqti qurux bdn oo naso maray bu ahaa in kasto xiligaas magaladu qasneyt hadana wa mesha kaliya aan kala socon jirnay xaalada dalka iyo caalamka ba howl wadeenadii idaacada intii dhimatay Allaha unaxariisto inta nool na cimriga io cfimadkaba Allaha u Barakeyo hon afrik idacadeydi u xiisay wlhi🥺🥺❤

  • @tariikhtowbah4346
    @tariikhtowbah4346 Рік тому +5

    Idaacad qiimo leh oo miyi iyo magaalo laga dhageesan jiray🇸🇴❤💯💯

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 Рік тому +7

    masha,allaah hoornafriik dahab weeye hoornafriik dayax weeye xasuus igu qaali ah xulashada caweyska taariikh weyn ey laheed waa idin salamaa dhamantiin from nederland laaakiin reer excontarool balcad an ahay

    • @maxamedtaajir3230
      @maxamedtaajir3230 26 днів тому

      Niinka reer ex kantatol.balcad ahay saxb meel.aan kala.so.xariiiro i sheeg aniga xita wxan ahay reer ex kantatol

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Рік тому +1

    Masha allah wlhi waa xasuus musigada idaacada marka maqlay baarka qac i dhahay inta dhimatay allaha u naxariisto inta noolna cimriga allaha u barakeeyo

  • @tutu2524
    @tutu2524 Рік тому +2

    Masha allah walahi waa xasuus aad u qiimo badan. Ilaahay ha u naxariisto inta horn Afric daryeed u dhimatay inta noolna cimrigooda allaha u barakeeyo. It was a great pleasure remembering horn afric ❤❤❤adinkana aad ayaad u mahadsan tihiin

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +3

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @Buuqdiide
    @Buuqdiide Рік тому +7

    HornAfrik Dayax Weeye HonAfrik Dayax Weeye Warbaahintii Dalka Weeye.

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 Рік тому

    Masha Allah horn afrik idaacad ilaa manta qalbiyada somalida ku weyn qof walbo markuu maqlo xasuus ayuu galaa waxan marnaba hilmaami karin dilalkii arxan darada ahaa ee loo geystay indhi hii bulshada gaar ahaan dilkiii Allah uu naxariiste DUNIYA MUXYADIIN maranaba mahilmaami doono

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 Рік тому +5

    Musicgan hadaa maqlo xasuus
    Ayaan galaa saaid u yaraa
    Aabe iyo familyka qaar kamid ah
    Ayaa dhageysan jireen😭

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 Рік тому +3

    Aniga waxaan aad u jeclaa barnaamijyadi qeybta capital voice 88.8, waqti xasuustiisa aan la hilmaami Karin from 2003 to 2007

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 6 місяців тому

    Khawaarij ilaahay idin cadaab kayd wayn oo ay umadda soomaliyeed lahayd bay lumiyeen.

  • @mhasaan8447
    @mhasaan8447 Рік тому +2

    Gawartii idoo saaran hoomeey duniyo ilah huxareesto

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Рік тому +6

    Maxaa hor taagan in dib loo aas aaso idaacada iyo Tvga Horn Afrika maxaa hortaagan oo caqabad ah

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Рік тому +1

    Xusuus wlhi codkaan waxan maqli jiray marki an dugsiga liga so daayo

  • @abtiadeer5789
    @abtiadeer5789 Рік тому +2

    Horn afric xasuus

  • @joblessarts
    @joblessarts Рік тому +3

    Xusuus qatara iyo dad isjecel ayey ahayd ayaamahaas, xamar oo kala xiran iyo qabqablayaal isdagaalayo ayaa shacabkana si dhaba iskujeclaayeen, cabdalla nuradin iyo muna xayeysiintodi xusuus gaara yey leeyihin, baakaay, falstin Ahmed haji iyo madashi hornafrik,, Xasan muuse sabriye iyo barnaamijkii gacansiga iyo sarifka lacagta qalaad, Ahmed A.rahman Jacket iyo ogaysiis baafi iyo tacsi, Mohamed Osman New York barnaamijkii subaxda, Xasan case isna waa xusuustaa.
    Dad qiima leh, iskasoo xusid mudan tahay in shabelle waagaas ahayd warbaahin qiima leh oo la aasaasay 2002/3

  • @m.i.a44
    @m.i.a44 Рік тому +3

    Scw

  • @abdirahmanabdullahi8690
    @abdirahmanabdullahi8690 Рік тому +2

    Jamcahana waxaa aqri jiray faarax lamaane

  • @Saluukpp
    @Saluukpp Рік тому +4

    Ciil qaboow cadaabta gal camal marki ladhihi jiray waye waa kusoo kornay baakay iyo beentisa cabdala nuurdin xayasintiisii oo markii danbe gabdhaha lagu shukasan jiray oo Mada bilan Horn Afrik idaacad qiimo badan

  • @Aqoon_kororso
    @Aqoon_kororso Рік тому +2

    Maxaa ku xassusateen?

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Xasuus baan galay idaacadii horn Afrika iyo barnaamijka xog waran ee soo gali jiray 01:00PM duhurnimo

  • @cabdullahicabdi
    @cabdullahicabdi 2 місяці тому

    Asc

  • @aaminaaxmad8120
    @aaminaaxmad8120 Рік тому +1

    Horn afric xusuus walaahi ladanbaryoo laga maal darajiyo abaal Marin waxa siiyay dunidee daawadoyo dhageystaba hambalyeey udirayaan horn afric waqti xusiistiisa aan la iloobikarin

  • @wahidazizi7762
    @wahidazizi7762 Рік тому +1

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Рік тому +3

    Waxaan ku Xasuustaa HornAfrik Barnaamijkii Dood Wadaag iyo Barnaamijka Caways ka iyo Bakaay.

  • @ISHA_AQOONTA
    @ISHA_AQOONTA Рік тому +3

    99.9 mhz horn afric hadda mowjadaasi waala qaatay😪

    • @joblessarts
      @joblessarts Рік тому

      Capital Voice 88.8 😂 xusuus

    • @shukrisulaymaan5671
      @shukrisulaymaan5671 Рік тому +1

      yaaqatay wlh mayeeleyno xsuus uhaysanaa horn afric iyo capital voice yaaah 😢😢😢

  • @bushrabotaan-ee1py
    @bushrabotaan-ee1py 11 місяців тому

    Mumaridatun Mumaridatun bubah daadir dahir xasan ❤❤❤ 0:52

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Рік тому

    Horn Afrik waxay indho u noqotay Saxaafadda dalka, ka dib burburka Dowladdii Dhexe.

  • @munasar10001
    @munasar10001 Рік тому

    BAAKAAY HABEENKII IIGU QOSOLBADNA KULAHAA ( WWAXAA WADANKA CHINA KU DHASHAY CUNUG QALINKA BIGA. LA EG ) HORN AFRIC IDAACADAAS WAA SHIDNEED

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 Рік тому

    😢😢😢😢 maalinkii idaacada la xeray igu dambeysay inaa war iyo waxyaahaba kle dhgeysto ilaahada ma dhgeysto ani

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 19 днів тому

      Shukriyey goan fican ba qadatay Wax macno malaha iminka😂