Ustaad Mubarak Haadi wa mucalim inbadan nolasheyda wax kabadeley. Waa mucalim misaan iyo muhiimad badan Waa mucalim qiimo iyo qadarin badan Waa mucalim deganaan iyo dareen kamuqdo Waa mucalim sharaf iyo sucmad badan. I can't complete one ,two or three words in here but I have big respect. I hope long life and health where ever you are.. "I would like to meet him one day" Abobaker ibrahim Your sincerely
Macalin qlliya weeyi zxp he is knowlegeable, competent and thougthfull ones in the world and he always shares valuable informations, keep going forward teacher.
1.Never outshine your master 2.Always say less than the necessary 3. Counsel your intentions 5. Don't commit to anyone 6. Win through your actions not an argument
xayaakallah ustaadi alle ha ku sharfo ustaad waaan ku xiisany inay ramadanta tahayna wan la socona hawluhuna badan yihin alle ha ka abaal mariyo sida fcn ee aad isugu kaaya hawsho ilahy aakhri iyo aduunyaba ha ku siiyo abaalkeedoo janna ah
Acw wan ku salamay mubaarak ilahayna waxan ka rajayn jano sxb aqonyan somaliyed iyo aqonyan aduunbaa wad tahay wana kaga mahd celin kun jer sxb wana ka faiiday wax badan oo cashir adunyo ❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Tabaraka Allah Ustaad Mubarak mahadsanid wllo Waxan mahadiyaa wakhti kasta oon galiyo video kasta ood soo galiso wayo waxan ka fa idaa is badal weyn oo dhinaca nolosha ah
Zhukran ustaad Mubarak hadi Wax badan baan ka faaidey runtii Barnaamijka fikrad iyo buug Waxaan ka Codsanayaa Inaad hal Video Nooga so diyaariso sideen buugtan ugu turjumi karaa Afkeena hooyo Si ay bulsho badan Oo Soomaliyeed uga Faaido Qoraa Nimaduna Wa ahdaaf teyda Mid kamida
Walal Mobarek Hadi. Adiga waad aqrisa anagana waan daawanaa okaliya, sababto ah. Majirto Mogadisho meel aan ka heli karno Books ka aan nala wadaagto aadka u faa'iidada badan iyago soft-Copy ah.
Me too bro, I like that chapter that sentence tho .. "The more you say the more likely you are to say something foolish" Wa buug runti habdhaqankaga wax kabadalaya, wan kaxumahay lkn man dhamayn bugas dhexdan kaga tagy
Buugga oo PDF ah halkan kala deg: index-of.co.uk/Tutorials-2/The%2048%20Laws%20of%20Power%20-%20Robert%20Greene.pdf
Thanks ustaad
Thank u so much.
Mubarak Hadi thanks ustaad igu qali ah
Waku warere so dagsashadisa hdii ay jrto cid iga cawin karta ha iga cawiso
Asc mubarak hadi we need this book how can contact for you
Ustaad Mubarak Haadi wa mucalim inbadan nolasheyda wax kabadeley.
Waa mucalim misaan iyo muhiimad badan
Waa mucalim qiimo iyo qadarin badan
Waa mucalim deganaan iyo dareen kamuqdo
Waa mucalim sharaf iyo sucmad badan.
I can't complete one ,two or three words in here but I have big respect.
I hope long life and health where ever you are..
"I would like to meet him one day"
Abobaker ibrahim
Your sincerely
aboubakar ibrahim, Alle haku sharfo walaal. Ku mahadsanid faalladaada dhiirrigelinta xambaarsan
Macalin qlliya weeyi zxp he is knowlegeable, competent and thougthfull ones in the world and he always shares valuable informations, keep going forward teacher.
masha allah alle haku dhawro macalin ayaad no tahaye
1.Never outshine your master
2.Always say less than the necessary
3. Counsel your intentions
5. Don't commit to anyone
6. Win through your actions not an argument
This book really changed my life. Robert Greene is the man ❤️❤️❤️
You can’t follow all the rules some are unholy
Thanks 🙏🏼
عرفت الشر لا لشر لكن لتوقيه..ومن لم يعرف الشر من الناس يقع فيه
Thanks ustaad mubarak hadi
Masha allah Shukran
Mahdsanid ustaad khayrbadan alahakusiyo
ماشاء الله أستاد مبارك. جزاك الله خير.الله يبارك فيك،
Msha allah shukran wll Haddi
Jazakilah kheer
Mashaa allah Dr mubaarak
Guuleyso ustaad
Waa Barnaamij Xiiso Weyn Xambaarsan Mashlh
Mahdsanid walalo realy wax fcn baan noo see jeedisey jaazaaklaah
Masha allah Shukran ustd mubarak
Waan dhawahay ustaad aalle hakubarskeeye waxbadanbaan kaafaaiiday
xayaakallah ustaadi alle ha ku sharfo ustaad waaan ku xiisany inay ramadanta tahayna wan la socona hawluhuna badan yihin alle ha ka abaal mariyo sida fcn ee aad isugu kaaya hawsho ilahy aakhri iyo aduunyaba ha ku siiyo abaalkeedoo janna ah
shukran walal dadalka aad bixisaay.
Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋
Acw wan ku salamay mubaarak ilahayna waxan ka rajayn jano sxb aqonyan somaliyed iyo aqonyan aduunbaa wad tahay wana kaga mahd celin kun jer sxb wana ka faiiday wax badan oo cashir adunyo ❤❤❤❤❤❤
Masanid ustaad wax badn ayn ka faaidnay jasaka allah qeyr
Masha allah thnks
Mahadsanid aqoonyahan
المقطع اكتر من رائع الله يبارك فيك
Wll mubarig barmamij yada wan lah socda oo aad baay ih anfaceen alleh hakuh faxido Wll amiin
Mahadsanid wll in badan Alle cilmiga hku barakeeyo
MashaAllah jizakaAllah khair my brother You help a lot
Mahadsanid walal. Jazaakallah
Mashaa Allah ustaad wax wanagsan ayad umada uhaysaa.wan dawada video gaaga wayna idhiiri galisaa illhay haku xifdiyo
Mansha allah ustd wax bdn baan kafaa iday barnaamijtaaada aad baana ugu xiranahay , carabkaaga cadaabta allah kadhawro ustd keep going insha allah.
Mashallah Book aan filayay Inaad Noo Soo galiso
Buugaan noo soo badi dr
Mahadsanid aqoonyahan Allah haku xafido
Masha allah ustaad
Masha allah
Ustaaaad thanks masha Allaah
Mahadsanid wllky
Mubaarak Hadi
Mansha Allah Mubarak hadi Ilahy hakuxifdiyo
M.a ustadii aad ayaan uga faiday
Asc mubarak hadi wan ku salamay macalin fadlan no so Diyari THE POWER OF subconscious Mind JOSEPH MURPHY THANK U 😍😍
Masha Allah ad ban uga helay
Mashaa Allaah
Mashlh walal aadbad umahdsntahy dhirigalinta iyo u faaidaynta dadkaaga u hayso
Thanks ustaadii
Mubaarak mahadsanid
Ustad mubarag haadi mahadsnid
Masha Allah aad ayaa u tageraa walaalkena mubarak
favorite motivation Mubarak Haadi
Ajar iyo Xasanaad Allaah kaa siiyo sida dagan diiran dheeli tiran aad wax nooga soo bandhigto
Mahadi kaa gaartay
Mansh alh shukrn akhii mubaarik haadi u help me
Mahadsanid ustaad ❤
Qodobka u danbeeya aniga oo isoo maray runtii.
*Top Three Audiobooks*
1) _How to win friends and influence people._
2) _The 48 laws of power._
3) _The way of the superior man._
masha Allah maanta qofkii ugu horeeyey aa noqdey wallal alaha kunbarakeeye wacyigalintaada waxaan jeclaanlahaa ilmaha barbaarintooda book ah inaad kahadashid oo noosoo shegtid thanks
ماشاء الله تبارك الرحمن شكرا
Masha Allah ustaad Mubarak
Buugan isagoo afsoomali ku qoran ma la heli karaaa buugii dunida rogay ❤️
Thanks brother
Buugan as a audio ayan u dhagestay lakin caawan zaid u fahmay thanks brother
Acs wllky masha allah wllky🌷🌷🌷🌷⚘⚘🌷⚘🌷⚘🌷🌷⚘🌷🌹🌹🌹🌹🌹
Wll mubaarak Ramadan kaream .
We miss u Wll Allah bless u
Wx bdn ayaad nagusoo kordhisay runtii
Aslaamclikum
Thnks ustaad
Thanks
Wllo mubaarik hadi mahadsanid marka hore
Buuga isla isagu qoray
Ee mastery noo soo diyaari
Waad noo fa'idaysi mashallah
Mashallh wllo ad bad umahsntahy😍
Inta maanku gaajaysanyahay guuli waaa wali
Wcs waraxma
Guul aduun iyo aakhiro kuu rajaynaa
msh allah ustad mubarag wan jecal lahaa inaa buuga helo lkn
Msha alaah
Waan kaqaadnay wll midlamide waadne mahadsantahay
Mubarak Hadi.
Kuma Soo Koobi Karo Dhawr Hadal Qiimahaga.
Laakin Rabbi SWt Waxaan Ku Wydinaya Danbidhaaf Caafimad Cimridheeri.
Cid Aan Maanta LaKulmo Dunnida Adan Kugu Jecelay.
Mubark Hadi.❤😊
Wad Mahadsantahy ustaade mubarak hadi
Mubarak hadi sxb aad ayd u mahadsan tahay wxn jeclaan lahayn inaad buugta arabica noogu soo dharto madama aad carabigana taqaanid tnxs mwalimu
Wll aad ayad umahadsantahay allaha kubarakeyo
Manshlaah manshlaah
Mubarak hadi
Noolow walal
Mansha Allah Tabaraka Allah
Ustaad Mubarak mahadsanid wllo
Waxan mahadiyaa wakhti kasta oon galiyo video kasta ood soo galiso wayo waxan ka fa idaa is badal weyn oo dhinaca nolosha ah
ishraax ibraahim
Waa sax wll thanks
Tnx😙
Masha alaah wllkey alaha ku dhowro lkn hal boog maheysti mana arkin xitaa ee xagaan kahelaa wllkey
Macalin mubarak bugagtan waxey igu dhiri galiyeen in aan barto english ka jazakalaah khayr walaal
Madama naftu ay iskaba tahay mid shar-farid badan, waa muhiim in sharka wax laga barto. Buuggaan aad noosoo xushay akhris un baan uga gun gaari karnaa balse qodobbo muhiim ah oo lagu howl geli karo ayaad noosoo koobtay ustaad. ALLAHA kaa abaal mariyo.
After 4 years ayan daawanayaa
Zhukran ustaad Mubarak hadi Wax badan baan ka faaidey runtii Barnaamijka fikrad iyo buug Waxaan ka Codsanayaa Inaad hal Video Nooga so diyaariso sideen buugtan ugu turjumi karaa Afkeena hooyo Si ay bulsho badan Oo Soomaliyeed uga Faaido
Qoraa Nimaduna Wa ahdaaf teyda Mid kamida
Mubaarig walal alle haku garabjoogo waa ehelu xigma👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
walaalaha ku xiran channel kan waxaa idin ka codsanayaa inaaa saaxiibadaa la wadaagtaan muuqalada macalinka runti wax badan ayaa ka bartay aniga waana hubaa da'yarta inuu anfici doono muuqaalkan.
macalin rabbi caqligaada iyo cilmigaada hakuu siyaadiyo.
cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeeyay guuleyso
Ramadan Moubarakk Ustaad Mubarak
Thnks
Thanks Mubarak it is my first time
Hadey kuugu horeysay hadda runti ku xirnaw waad ka faa'ideysaa.
Thanks wll qali
Jasaka allh usatad hadi
Aad baaad u mhdsan tahay akhi
Walal mubaarak mahad sanid Allaha Kubarakeeyo
Go forward bro
cest une bonne lecture frr
c'estvrai, comment pouvons-nous obtenir ce livre en français?
💯❤
horaaa noo wadaaa horay usoco macalin mubaarak❤❤🇸🇴❤❤
Walal Mobarek Hadi.
Adiga waad aqrisa anagana waan daawanaa okaliya, sababto ah.
Majirto Mogadisho meel aan ka heli karno Books ka aan nala wadaagto aadka u faa'iidada badan iyago soft-Copy ah.
Buugan waxan dhameeyay dhowr bilood ka hor- My favourite chapter was ALWAYS SAY LESS THAN
Me too bro, I like that chapter
that sentence tho ..
"The more you say the more likely you are to say something foolish"
Wa buug runti habdhaqankaga wax kabadalaya, wan kaxumahay lkn man dhamayn bugas dhexdan kaga tagy
@@hamsesulaiman1779 asc wll book gaan intee kaheli karaaaa plz jwb
@@jecelhooyomcn4888 sxb si dhib Yar PDF ayad kuheli karta Hadi kale online ayad kudalban karta
@@jecelhooyomcn4888 linkigiisa uuba Mubarak soo dhigaye
Mubarak bugaan marki ad soo dhigtay 3sano aya kaso waregsatay hadana kama daalo marwalba waan kusoo ceshtaa
Aqoonyahankanoo kale waan radinayay.haye haye ina wad.
Mahadsanid Wllky runti waa book qiimo leh qaladaad badan oo aan galno markn dhalinyarda nahay kaana badbaadinya
👍👍👍👍👍
Faldan macalin book afsomalia nagu tarjum please