Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Fikrad & Buug #34 | Thinking Fast and Slow | Daniel Kahneman | Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 тра 2019
  • Fikrad & Buug #34 | Thinking Fast and Slow | Daniel Kahneman | Somali
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv

КОМЕНТАРІ • 98

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  5 років тому +24

    Buugga oo PDF ah, halkan kala dega: sysengr.engr.arizona.edu/OLLI/lousyDecisionMaking/KahnemanThinkingFast&Slow.pdf

    • @cabdullahiman7503
      @cabdullahiman7503 5 років тому

      Jzkllah zxb

    • @gobanimo100
      @gobanimo100 5 років тому

      Mahadsanid walaal. Buugtii ayaan iibsaday akhriyay qaar balse dhadhankii ma leh marka aad adigu falanqaynayso.
      Walaal buugtan noo soo falanqee hadaad awoodo
      1) The power of now
      2) Good to great

    • @atbdulahihasan1462
      @atbdulahihasan1462 5 років тому

      Mash Allha

    • @mohamedabdirahman4677
      @mohamedabdirahman4677 3 роки тому

      Ustad runti wxad tahy macalinka dhalinta somaliyed eebe haku barakeyo

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  5 років тому +89

    Soon-qaad Barakaysan gacalleyaal. Kuwii bishan barakaysan ka faa'iidaysta Eebbe ha innaga dhigo. :)

  • @Iamyahyee
    @Iamyahyee 5 років тому +4

    Masha Allah aad iyo aad baad u mahadsan tahay, walaal waxa aad ka mid tahay dadka aan ku daydo. Mubaarik Hadi Raxmaan ku haku barakeeyo. Aamiin

  • @farahshiil1454
    @farahshiil1454 4 роки тому

    JazKalaahu khyr

  • @cumarmahdi5670
    @cumarmahdi5670 3 роки тому

    video bari hora dawaday waxan daydayay inan dib u helo in mudo ah
    . finnaly i found it !adban u mahadsan tahay

  • @aqoonkaaba7830
    @aqoonkaaba7830 3 роки тому

    Jazaaka allaahu khayr aad ayaankaagafaa iiday waxbadan ayaa iskakaybadaley alx

  • @ahmedabdulkadirhassan6632
    @ahmedabdulkadirhassan6632 5 років тому +2

    soon-qaad wanaagsan ustaaad waad ku mahadsan-tahay sida wanaagsan ee aad Noogu sharaxday book Jazaakallaah ❤

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys 5 років тому +4

    Walaal muhiimada uuleeyahay buugan iyo tusaalooyinkii aad kabixisay waad ku mahadsantahay dhamaanteena kuwii kafaa'iido Allah hanagayeelo

  • @abdulahmedhassan9134
    @abdulahmedhassan9134 5 років тому +3

    First time I becoma first person

  • @wadaayful
    @wadaayful 3 роки тому

    Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 4 роки тому

    Barakala Walal

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 5 років тому

    Mahadsanid, teacher;
    Topics ka noocyadaan oo klaa fadlan noo so badi , muhiim bay noo tahay..

  • @hayathussein7053
    @hayathussein7053 5 років тому

    Mahadsanid ustaad mubarig haadi inbadan ayaan ka faa iiday fikrad iyo buug.....thnks 100%jazakallahu khayran ramadaan mubaarak

  • @abdilaahimohameddiini8183
    @abdilaahimohameddiini8183 5 років тому +1

    mubaarak nin wanaagsan oo aan ka faaiidnay waxaan kaa soo salaamayaa gaalkacyo.

  • @muhuidinadam491
    @muhuidinadam491 5 років тому +1

    Aad bad umahadsan tahay ustaad, buug iska oo aad nala wadaagto anan waa kaa daba akhrinaa ustaad alle haku barakeeyo ustaad

  • @asiaesse5476
    @asiaesse5476 4 роки тому

    Masha allah ustaad ilahay haku barakeyo siwacan ayaa ula soo socday buug badan oo aad no fa idaysana waa akhristay. 50 buug inaad no dhamaystirto ayaan ka codsanayaa.

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 5 років тому +2

    Ustd mubarak wanku salamay inalawadaag buugaagtaan
    The four hour work week
    Unlimited power
    Change your habits,change your life.

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan 5 років тому

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay ustaad Mubarak, hordhac iyo xiise-gelin fiican baad noogu samaysay akhrinta buuggan.

  • @eblaahmed3948
    @eblaahmed3948 5 років тому

    Aaamin Aaamin ustaad Mubarak adiguna ajir iyo xasanaad hakaasiyo Allah wax badan baan ka faa, iidnay♥️

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 років тому +2

    Jazakalah mubarak kolay hada class psychology class kii labaad ban hada dhamaynaya wiigan inshalah. Dadkan an ladaganahy inay wax akhriyan waxan ku gartay buuga aad soo dhigtid markan library ga kadoonto already waba laqaatay .waiting list wa inad gashid....thanks mubarak

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 2 роки тому

    Ramadaan Mubarak ilmaderaYaalow
    Ii cimaamada oo like 👍 inta iga danbaysaY

  • @abdicilmi1068
    @abdicilmi1068 5 років тому +1

    Masha Allah ustaad Mubarak Ilaah dardiis ayaan ku jeclahay

  • @amiin0013
    @amiin0013 5 років тому

    Masha allh wad mahad San tahay ustad Mubarak Hadi

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 5 років тому +2

    Jizakumlahu qeyr barnamji ka sameye in dumarku waxa bartan xata hadi ey family tahey hadey dumarku waxa bartan waxa yaranayo furinka badan sabtuna dumarka qarba aminsan in noloshu tahey in la guursado caruur la dhalo bes tasina waxey naga dhigtey guur batan furin badan caruur dayacan caruurtan waxey rabta nolol fican waxa barsho somalida guurkooda wa babasanyahe dad qurxu badan waxey ka inata family nolol wanaagsan ku wada nolol

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 5 років тому +1

    shukrab ustaad ramadaan kariim aale ha ku xafido xayaakalllah

  • @rahmaqaal3967
    @rahmaqaal3967 5 років тому +1

    Barakooow idim Alle ustaad.

  • @kmce1099
    @kmce1099 5 років тому

    Jazakalaah khayr walal

  • @amina-zahrahassan4706
    @amina-zahrahassan4706 5 років тому +1

    Asc walal wan kuslaamay Wala wax badan ayan kaafaidaay runta walal waxn kacodsanaya inad iso shegto kutubta dinca dinta xaga akhriska madaaam aadtahay qof labadaaa dinac fahsan walal fadlan xaga dinta kusodir iyo kutubta laa akhrisan karo jwb wacan inshlh

  • @anizaabdifarah3237
    @anizaabdifarah3237 5 років тому

    Masha allah macalin jasaakallah khayr👍👍👏

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 років тому

    Thanks Ustaad🙏😍💯

  • @abdishakurabdullahi6334
    @abdishakurabdullahi6334 5 років тому

    Jazakakallah khier ramadan mubarak 😍

  • @himilochannel2384
    @himilochannel2384 5 років тому +1

    Waxaan barta faculty of economic wuuna I anfacay thanks ustaad

  • @mohazalah743
    @mohazalah743 5 років тому

    Waad mhd santahy wall waxaan kuu rajeynayaa caafimaad iyo cibaado suubin dhamaan walaalah soomaaliyeed waxaan leeyahay #RAMADAAN KARIIM

  • @cabdicasiiskayseibrahim1080
    @cabdicasiiskayseibrahim1080 5 років тому

    Mubarak Hadi macalin aan wax badan ka faaiday alle haku barakeeyo walal

  • @ayaanali8103
    @ayaanali8103 5 років тому

    Amiin insha allah abwe qaali allah hku xfdo

  • @munamaxamud1947
    @munamaxamud1947 5 років тому

    Mashallah ustaad thanks

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh1692 5 років тому

    Shukran brother

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 років тому

    ماشاء الله ustaad mubaarak baaraka allah

  • @mohamedh.4386
    @mohamedh.4386 5 років тому +1

    Macalin mubarih hadi... Soon qaad waangsa.

  • @rahmaabdi6431
    @rahmaabdi6431 5 років тому

    Masha allah Mubarak Illaahey caqliga ha ku dhowro

  • @diintawaanasteexo7971
    @diintawaanasteexo7971 5 років тому

    Eng erayada ingiriiska sifaacan noomaadan. Macnayn

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 5 років тому

    Mahadsanid macalim.

  • @jamiilaabdillaahihassan2634
    @jamiilaabdillaahihassan2634 4 роки тому

    macalin Mubarak hadi buugan oo somaali ah ma heli karaa fhdln

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 5 років тому

    Thanks macalim

  • @qadiijaali8322
    @qadiijaali8322 5 років тому

    Allaahum aamin sooqad wanaagsan waleey cashar aan aad ugu baahnaa walibo 2 dhinac ayuu isaameya

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 5 років тому

    Well done and well said.

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 5 років тому

    Masha allah

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 5 років тому

    Ustaad Mubarak Ramadan Mubarak ❤

  • @abdulrahmanwarsame2593
    @abdulrahmanwarsame2593 5 років тому +2

    Maahmaah yada Soomaalida ay u isticmaalaan in uu isbadalku khatar yahay waxaa kamida " Miro gunti kujiraa kuwo geed saaran looma daadsho" asaga oo qofka kugu waaninaya inaad isbadalin.

    • @zakariemohamed5464
      @zakariemohamed5464 5 років тому +2

      maahmaahdaas fahankeeda dhanka taban ayaad ka fiirisey, ee macnaheedu waa inadan dhumin sheey adigoon hubin kan kale inaad heleyso. tusaale haduu qof ku dhaho waxan ku hadiyeynayaa mobile maalinka beri ah, ee adiguna mobile kii aad heysatey aad siiso qof kale adigo ku xisaabtamaya beri inad telefon heleysid, dabadeedna isla beridii aad weyso mobile ki lagu hadiyeen rabay. marka waxa ku qabsatey inaad mirro(mobile-kaadii) guntigaada kujirey u daadisey kuwa geed saaran(mobile-kii lagu hadiyeen rabay ee aad weysay).

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 5 років тому +2

    Mid lamid ah Bare Sare Ramadan Wanaagsan ❤ & asxaapta ku xeran channel ka ustaad Mubarak 🙏🙏

  • @socdaal252
    @socdaal252 5 років тому +1

    Alaah ha inaga wada dhigo

  • @mustafeibrahim7158
    @mustafeibrahim7158 5 років тому +2

    waad wacantahay bro balse waxaad isku daydaa inaad dadka afkooda ugu sharaxdo imika english uun baad ku turjumaysaa cid ku fahmaysaa ma jirto

  • @saluumacarab2007
    @saluumacarab2007 5 років тому

    Waad mahadsantahay ustaad %100 keep going

  • @socdaal252
    @socdaal252 5 років тому +1

    Aamiin aamiin

  • @xidigaawdalborama5018
    @xidigaawdalborama5018 4 роки тому

    👍👍👍

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 5 років тому

    Wad mahadsan tahay Mubarak hadi

  • @blackspider7781
    @blackspider7781 5 років тому

    Maktabadah Malaga helikaraa buuggan dugsisare ayaan kijiraa waanubaahanahay

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 4 роки тому +1

    Lkn mubarak wll anigu mar mar 6 saac ayaan akhriyaa mana caajiso, lkn bilowgii 1 saac ayaa igu adkayd. Marka ma ladhihi karaa waa laqabsi?

  • @abdirizakqayzz1881
    @abdirizakqayzz1881 5 років тому

    thanks bro mubrik

  • @amalmohamoud2702
    @amalmohamoud2702 5 років тому

    Shugran teacher

  • @somalicomments8430
    @somalicomments8430 5 років тому +1

    ustaad qof baahi udhimato majirto

  • @arafatawale2195
    @arafatawale2195 5 років тому

    #MUBARAK HADI❤✍💯

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 5 років тому +2

    Asc macallin Mubarak Hadi.
    Su'aal macallin: in aan buugga PDF ku akhriyaa miyay sabab u noqonaysaa in aan ka caajiso akhriskiisa, se wax farqi ahi ma u dhaxeeyaan in aan buuga PDF way ku akhriyo iyo in aan isagoo Hard ah akhriyo?

    • @wanaagjecel9999
      @wanaagjecel9999 5 років тому

      Halkaan ayuu ooga hadlay arrintaas
      ua-cam.com/video/ctA_tMg82CY/v-deo.html

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh 5 років тому

      @@wanaagjecel9999 mahadsanid sxb

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  5 років тому

      sysengr.engr.arizona.edu/OLLI/lousyDecisionMaking/KahnemanThinkingFast&Slow.pdf

  • @fatimasultan3347
    @fatimasultan3347 5 років тому

    ✋ Mubarak Hadi magaca ha jiro walaalo

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 5 років тому

    Halkee walal kaaga so xidhiidha arrin ayaan ka rabay emailkga fariimo kaaga so diray iima so jawaabin

  • @nadermohamed5375
    @nadermohamed5375 5 років тому

    We get great ideas
    Thanks a lot teacher

  • @abdifarah3744
    @abdifarah3744 5 років тому

    bias........انحياز ustaad mubaarak ilaahay hakubarakeeyo.ee eraygaan somaligiisa oo sax ah ma noo sheegi kartaaa ?

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  5 років тому +1

      Abdi Farah, erayga bias, Af Soomaaliga wuxu ku noqonayaa xaglin. Mahadsanid

    • @abdifarah3744
      @abdifarah3744 5 років тому

      shukran ustaadunaa

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 5 років тому

    Latalinta waakufiicanhay