Toos: La Xisaabtanka Xukuumadda DanQaran.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 31

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 20 днів тому +7

    Waa Arin aad u wanaagsan doorasho qof iyo cod waajibku wuxuu yahay in degmopyinka gobolka banaadir is diiwaan gelin la bilaabo waqtiga intuu jiro iyo gobolada tuulooyinka diiwaangrlintu waa muhiim! Nabadeey

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk 20 днів тому +4

    Wlhi wiilka somaliland ka socda calosha ayuu ka Hadlay somalind caburis weyn ayaa ka jirta

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 20 днів тому +3

    Anigu waxaan ku qanacsaneyn oo ah arin aan la qaadan karin wadan daris nala ah oo weliba damac uga jiro inuu dhulkeena iyo badeena qaato sababtoo waxaan rabaa in aan ogaado in dalkeena ciidankooda joogaan? Waa in dalka laga saaro dhamaantood iyagaa wadankooda u baahan ineey amnigooda sugtaan dowladu waxaa u furan dalkoodii baa ololaya iyagu ha is xalsadaan inagaa iskufilan! Nabadeey

  • @maheapnourofficial7997
    @maheapnourofficial7997 20 днів тому +1

    Mansha Allah dadka Tv maamulo aadbaan umahadsantin heesaha wadaniga taxane haloosoodaayo hana lagu furo barmamijyada 💯💯🇸🇴🇸🇴🦾🦾

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 20 днів тому +1

    SOMALIYA SAXADII HORMARKA QADAY GUUL IYO GOBANIMO UMADA SOMALIYA MELWABA AAD JOGTAAN 🙌

  • @user-eu2vq8sx5b
    @user-eu2vq8sx5b 20 днів тому +2

    Masha,allah aad ayuu u mahad sanyahay ra'iisulwasare xamse sida wanaagsan ee uu dadka u hor yimid waana geesinimo.

    • @CabdiqaadirCabdi-ek9vj
      @CabdiqaadirCabdi-ek9vj 20 днів тому +1

      Waxankugu habalyaynaya xilkaddadka uhaysid idiintaba halkasiwad raisulqarajiga iyo raisuldaqiligaba walaboshaqomuhima sadaxdagoleqarana golahadeganka uhoseya dhaqalahana wacanshur iyokalmo lagarabo qofkasta omuwadin ahmana waxgortan galikara wanawaxdalkuhormara fidyoyo walagaraba dadiyodunyaba sako malinle bille weakley sanadle macashatulmacash qofkilagahelana waqofmelkuqoran texgalinalasindona shirkadaha wadanigakuwa ajnabigana walaboqaybod muhima xitawaina shaqalaha waxlagajara ganacsukaliyana mahan waxalagaraba dhaqalaha manaha inmisharkaliyalagubixya wainuyesha dalka amaistaytka lacag midgud iyomidgaraba ocalamkalajanqada madama fadaralnahay yaynafagalin safirada midwaliba dantisayunagu qasbin hanasugo waqtigisa wadanwalba waxuyesha midawherdagmo ilaherdinba siyasada dibadana wainanka taxadirna intacitirafradinayso yansuqnalagadhigan danjirexalkisawa markukawayo wukataga amahdanagumalahan anagawaxkulehmantana malinkasqaladangalin yandadkada dakankabalasarin wadamadasaxibadanahaykuwa kuwawadhaqaladonkaba ahinaokasocnadankuwasiyasadanagadhaxaysawuxwadahadaldhamadenwaxwadaqabsiunbanlaidinkaraba wadamadajarkanawataxgalingara iyowada shaqayn waxiqilafadna waxbankaqabandona heshiskenawa sowadadhawayndona ruxwalbakiaydhibwadana inwaxwadahadallagalin hadandhaxadnahayna mar❤😂

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 20 днів тому +1

    Video gu uu go’go ayaa Minbar naga hagaajiya kuwa dambe insha’allah

  • @fowsiyofarah5721
    @fowsiyofarah5721 20 днів тому +1

    dowladeena dan qaran ilaaheey ha noo xafido ee garab istaaga oo la shaqeeya si horey loogu socdo oo guulo isdaba jooga aan u gaarno una gaarno qof iyo cod taasaa danta umada ku jirtaa wbt

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 20 днів тому +1

    Waan kugu fanaa mudane

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 20 днів тому

    Alloow Umadda soomaaliyeed Midnimo ka yeel

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 20 днів тому

    Awdalstate wey guuleysan insha Allah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 20 днів тому

    AALLAHU CAFIYO AAMIIN WLLKEY

  • @superfun1819
    @superfun1819 20 днів тому

    Pl waa qaldan yihiin Leaders yadooda😢 Allaha qabto

  • @mahadgedi9503
    @mahadgedi9503 20 днів тому

    Warxaan sualaao xumaah taasi waxeydaliil utahay skul xumada wadankataala

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 20 днів тому

    Doorssho qof iyo cod sider ku dhacaysas hadii habraacii doorashada hal dhinac wortay, sidaa sheegaysid dhagxaanta in laqaado soow kama horreyso intaan doorsho lla'aadin,

  • @moji3863
    @moji3863 20 днів тому

    Dalkaba waa lagu soo duulaye, dadka maxaad been ugu mada daallineeysaan?!

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 20 днів тому

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 20 днів тому

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @mohamoudsalah9738
    @mohamoudsalah9738 20 днів тому

    Raisul wasaaruhu arinta wiilka naafada indhaha ka ah inuu ku dhiirado ayay ahayd. Waan dareemayaa in aan iminka dowladu tabar u hayn ka jawaabida baahi kasta .

  • @CabdiqaadirCabdi-ek9vj
    @CabdiqaadirCabdi-ek9vj 20 днів тому

    Warkaina wakuqancay sidat ulashaqaynaysan warbahintakalanasidas ayalagaraba inayulashaqeyan xaqiqdax❤❤❤😂😅

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox 20 днів тому

    Boqor muurmadow waxa kugu sheegaayay waa sax xamza doqonow

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 20 днів тому

    Qoraalkaan kusoo qoray inta maxaad u tirtirteen?

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 20 днів тому

    Prime minister Hamza stop following Puntland which doesn't make any sense.
    And for a long time you run after him in the squares of any arena!!! You came from Jubaland, when Jubaland were in danger, Puntland helped and stood by you, but as you say, you were not seen it even mentioned that!!!

    • @superfun1819
      @superfun1819 20 днів тому

      Pl leaders just brainwashed their people

  • @Awilson99
    @Awilson99 20 днів тому

    Haday saas tahay Axmad madoobe ayaan ku eegi sida uu usoo laabto 😂

  • @boqorka-k1lb
    @boqorka-k1lb 20 днів тому

    Nio ninkaas hadaladisi hire dib halo firiyo qudbadihisi hore marxun iyo waxyalo an sarbeb ah waba ninkan itopia dabada kuwato