Faahfaahin Sharci: Yaa ku faa'idaya Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • #Kusoo Dhawoow Madasha Khaalid Foodhaadhi , Subscribe , Like , Comment Channel.

КОМЕНТАРІ • 40

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 9 місяців тому

    Dhiig wadani ah waxaa leh garxajis. Ee xukunka u dhiibta reer soomaaliland.

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 9 місяців тому

    Allashu mustacan.
    Soomaaliland socotay

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 місяців тому +3

    Heshiis maha eee wa dhac iyo masiibo kudhacay umada somaliyed 😢

    • @AbdiqaniDiiriye
      @AbdiqaniDiiriye 9 місяців тому +1

      Haa caawa waa masiibo ku dhacday faqashtii hhhhhh
      ❤❤❤guul viva Somaliland

  • @suberh8985
    @suberh8985 9 місяців тому +3

    Acces waa isticmaalid. Inuu ogaan dadka u mijarahabaabinayo iyo inay aqoondarro ka tahay mooyi. Teeda kale hadii Etiopia laga kireeyo dhul waxba kama duwana kii imaaraatka lagaga kireeyey. Imikana maraykanka lagu wadi in laga kireeyo

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 9 місяців тому

      Fahamku waa qaali waana hibo ILAAHAY bixiyo, Ina biixi god ayuu ku dhacay, Wana mid laga shalayn doono, meesha 20km laga siiyaana waa dhul Ethiopia ledahay

    • @amiin1980
      @amiin1980 9 місяців тому

      Muhimadu waa dadkani bari si sahlan makaga tagayan marku dhamado heshiisku waligeed inaysan tageen inay dhul baladhsi si sameyan mooye waxa layidhi qofka imika waxa joga garan waaye waxa so socda ma garto😔

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض
    @ابراهيمالصومالي-ط6ض 9 місяців тому

    Aqoonsi iyo waxbadan sida dhaqaalaha

  • @YuusufAskarAskar-qm5kb
    @YuusufAskarAskar-qm5kb 9 місяців тому +1

    Faqash qacbaa ka yeedhay

  • @ahmedalin5216
    @ahmedalin5216 9 місяців тому

    What's the definition of access?

  • @abduge1237
    @abduge1237 9 місяців тому +1

    Muuse bixi sagaal bilood buu madaafic ku garaacayay laascaanood asagoo leh waa dhul somaliland. Maantana wuxuu bixiyay bilaa shuruud dhul iyo bad somaliland oo itoobiyo siiyay oo dhul hore naga haysatay. So khiyaano qaran ma ha. Muxuu ku laayay dadka reer sool.

  • @Axmedibrahim-e9b
    @Axmedibrahim-e9b 9 місяців тому

    waa sheekadii falastiin oo kale maalin dhaw waxaad arki doontaa iyadoo woqooyi oo dhan laga qaxaayo boqol malyan aya u soo shaqo tagaya bada somaliland maanta aya la gacan galay

  • @aminajama160
    @aminajama160 9 місяців тому

    Waa kiro

  • @hawaarto-jb2bv
    @hawaarto-jb2bv 9 місяців тому

    180 km maaha bada Somaliland waa 850 km caqliga buur garyaqaan

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 9 місяців тому

    VIIVA MUUSE BIIXI DOOOWN FAQASHEEY HOOYADIIN WASA FAQAASHEEEEY.

  • @marada2770
    @marada2770 9 місяців тому +1

    Subxanallah wa waxlagaxumaado runti inuu muuse bixii gacanta ugaliiyo Ethiopia asaaga oo radiiya aqonsi aniga waxay ilatahay hantiida dadka somaliyed garahan umada Somaliland subxanallah muuse bixii cabdi wa nin masiibo ah oo doqoon weyn subxanallah wa waxlagaxumaado madaxweyne ma,ahaan ee wa dagaal ogee dhagarqeebe ah

    • @AbdiqaniDiiriye
      @AbdiqaniDiiriye 9 місяців тому +1

      Viva Ethopia viva Somaliland
      Faqash down hhhhhhhh

  • @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
    @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 9 місяців тому

    WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAA!!!

  • @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
    @MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 9 місяців тому

    WAXAAN LEEYAHAY AQOON DARIDA SAXAAFAD ISU SHEEGA DALKA SOMALILAND DHEX JOOGTAA EE TIDHAHDA WAANU MADAX BANAANAHAY WAXAY MARKASTA SAMAYSAA MAJARA HABAABIN UMADA SOMALILAND AY KU SAMAYNAYSO IYO BOROBOGAANDO AY SOO GUDBISO IMIKA KAN AY WARAYSANAYSAA WAA BEENAALE SITA MASTAR BEENA!!

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 9 місяців тому

    Tolow miyuu sirxay

  • @marada2770
    @marada2770 9 місяців тому

    Mudane garyaqan iyo Somaliland kadabataga intiitey goorugoortay

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 9 місяців тому

    Garyaqaan Waa 850km xeebta somaliland

  • @AbdiqaniDiiriye
    @AbdiqaniDiiriye 9 місяців тому

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh iilka haysta Caawa Faqashtii hhhhh guul Somaliland

  • @ahmedalin5216
    @ahmedalin5216 9 місяців тому

    It's lease agreement' ama kiro in somali language

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 місяців тому

    Faqaasha 😈😈😩😩😩😩😩🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭

  • @abdisulaiman3126
    @abdisulaiman3126 9 місяців тому

    Kii cbb da ahaa ee fodhaadhi scheiße

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 9 місяців тому

    Khalid faqash waxaad tahay huwanata gudaha

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 9 місяців тому

    Muuse dhibta haysataa weeyaan waxba muu baran waa jaahil waxan uu saxeexayo ee meesha ku qoran maba fahansana lacag ayaa hor carartay

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 9 місяців тому

    Ushaada nin aad ka qaadan karto ayaa loo dhiiba. Qabqable dagaal Muse Biiix ushii wuxu dhiibtay dawlad ka awood badan, ka xidhiidh adag, bal aan aragno siduu usha uga soo qadan doono. Waxan arkaa dhaxal wareejin taariikhi ah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 9 місяців тому +1

    Ciyaalkow dhul la bixiyay ma jiro ee Base Ciidan ayaa la kireeyay. Ma ogtay inta Base ee Jabuuti kiraysay.

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 9 місяців тому

    Laba munaafaq oo Farmaajo u shaqeeya, waar umada ka fadhiista.

  • @AbdishakurSiyad
    @AbdishakurSiyad 9 місяців тому

    Beenaale Kira la sheegee siin lama sheegin

    • @fahmidoualeh2874
      @fahmidoualeh2874 9 місяців тому

      Access waa isticmaalid ninku been badanaa

    • @amiin1980
      @amiin1980 9 місяців тому

      Kirada aad sheegayso waxa ku hoos jira ma fahansan tahay horta wax walba ay raban ayay ku samenayan wayna isa sii baladhinayan bad iyo bari hadad isku fiican tihiin ama isku xun tihin kama hali karti waxa ay ku sameyan badas

  • @fahmidoualeh2874
    @fahmidoualeh2874 9 місяців тому

    Mdaxwyne .muse bihi . Maanta unbuuu ka dhabeeyay hadfkii iyo himaldiii dadka reer Somaliland
    Waxan leenahay again 10 years ...
    Soo noqo mdaxwyne