Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
MD Hassan Sheikh Aad buu qarbudaad uwadaa waa inuu Maqlaa Dalka iyo Dadka Waa Inuu isku wadaa hadii kale ha is Casilo qarbudaada Dalka Haka Daayo
Xurmadle xsm waxuuuu somaliya u qabtay gaariwaa warkiisa iska dhaaf ilaah cadawga gudaha iyo ethoopia hajabsho somalida saxada ah hanoolaato❤❤❤❤❤❤
xasan waa qof #xanuunsan waa qof aan is ogeyn
TV dadka Waal waalan war dadka fiyoow wareesta
Somali kala tagi meso ee siyasiyinta un baa kala tagayo balse umada somaliyed maquseso dolada kusheg gan rer galbedka nosameyen
Dadka fiyow wareesta kuwa walan a so waresaneesiin 😅😅😅
War duqu waaali buu kashaqeeyey waxaazina waa kursi jacayl io muddo kororsi lagana yeeli maayo
maxa didikartin lhadla dani iyo axmaad madoobe waxay umaqyihin. 2nin malin kasto ayeey maqnayen xiligi faramajo maxay didanayen nimankas soomaaliy,a uma shaqeeyan itoobiya iyo imaaraad ayey ushaqeeyan yan loo joojin
Xasan waa xasan isma badalo been iyo tuugo ayuu dawladnimo mooday mudo kordhin ayuu rabaa kaas madaxwayne somali uma qalmo
inta diidan iyo inta ogol yaa badan
Ethopia waa fidiral dowlada daxe hadal keeda ayaa shaqeeynayo madaxweeynedowlad goboleed wadankale in uu lakulmo sharci ma aha dowlada dhaxe kaliya ayaa la kulmi karta ethoopia gobol dowlada daxe warkeeda diidi karo majiro baarlamaanka amarkiisa ayaa shaqeeynaya gudoomiyaha baarlamaanka ayaa xukumo gobolka oo ka yimid lagama xukumo gobolkii dowlada dhaxe gobalgii warkeeda diida waa in laga qaado xukunka sida ethoopia eey yeeshay takareega oo isku dayay in uu dowlada dhaxe amarkeeda diido haddii saas aan la yeelin dowlad majirto ciidan dowlada dhaxana ma jiro
Ethiopia sharcigeeda laguma xad gudbin. Tan kale soamliya Ethiopia maha. Dagal sokeeye, qabyalada iyo aminaad daro aya ka jirta. Cid a wood gaar wax ku meel Marin kartana ma jirto.