Safarkaygii Maldives | My journey to Maldevis 🇲🇻

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @hosowpro
    @hosowpro Рік тому +1130

    Doing well brother.. Keep Discovering The WORLD

  • @csaaqsaleban9357
    @csaaqsaleban9357 Рік тому +61

    Soomaaligii ugu horeeyay ee so sax ah wax uga sooduuba meeshan aan aadka ujeclahay❤

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Рік тому +6

      Kuwa qurbaha way tagaan inbadan lkn waa somalida wadanka ee aynu naqaano wiilkii ugu horeyay mashallah

  • @mrshabalaza8678
    @mrshabalaza8678 Рік тому +55

    Dadkana 1M u qalma somaliyey taagera thank you qays muqalka indhaha uroon aad nala wadagtay wxa rajeyna muqalo badan oo xiiso badan inad noso bandhigto ❤️

  • @harigle
    @harigle Рік тому +33

    Qaysow Dhanka Masajida iyo Meelaha taarikhiga ah Booqo oo warbixin kasoo diyaari xiliga ay islaamku soo gaaray iyo masjid kii u horeeyay la dhisay...nice dalxiis meeshaas waan ku hamiya inaan booqdo insha Allah

    • @MARTISOOR
      @MARTISOOR Рік тому +2

      Waxa horay sheko ugu maqlay nin Somali ah Ayaa O Daci Aha Aya Diinta Garsiyay mashllh

    • @harigle
      @harigle Рік тому +1

      @@MARTISOOR laftigaygu waan maqlay si aan u hubsado baan comment ugu qoray aduunka maskax baa laysku dhaafay dadkaas dhul mahaystaan lakin dalxiiska bay hodon ku noqdayn lacag badan baa kasoo gasha

    • @nuuromohamed4439
      @nuuromohamed4439 Рік тому

      Nin zaahid oo somaali ah jasiradn keenay diinta islaamka pro oo la dhihi jirey yuusuf albarakaat marku haben safarka badda uuku yimid oo doontu la qalimatey balse ilaahay ka badbaadiyey ayuu badda malin iyo haben ku dhex dabalanayey markasu kaso baxay waxa umuuqdey guri ay leethy islaan wadanka u dhalatey markaasey ka naxdey oo soo dhaweysy raashina siizey kadib habenkii meeshas ayuu ku hoydey hadhow ayuu maqly qeylo mise islaanti marti gelisey ee wanaajisey oo ilmaneysa wuu utagey markasu fahmi waayey caalimankan islaanta meesha laga jiro ayaduna afka sirilaangaha ku hadleysa asna somaali lkn marki denbu wuuxu yiri war dadyahow nogala turjuma anigu carabi ban garane qof luuqada carabiga yaqaan noo wadda markas lageenay markasy dhahenn badaan waxa ku jira jini weyn oo maalinwalbaba qurbaan naga raba xatta anaguna ma taqanaayey waxanu bada ku tuurna gabadh yar oo lo labisey sidi dhaqankii rer masar xatta qofka aan raacino wu lasi dafa jinkaas weyni dhibtaas ayaa magaalada naga heysta marka maanta nasiibku wuxu ku dhacay islaantaan ku marti galisey gabadheeda in loo qurbaano asno wuxu yiri warbal ugaadiya waxaasi caqliga geli mayaan...... weydherthy ilaa uu sababtiisa ayku islaameen ila hadana muslim ku yihiin dadka maanta jooga caalimka zaahidka ah eezomaaliga m.a allaah

    • @NimcoHaybe-t7x
      @NimcoHaybe-t7x Місяць тому

      Wercbchgf🎉🎉🎉uyuhguhguhhugfjggjhfg🎉🎉😊😊​@@harigle

  • @cabdixakiinnuur6145
    @cabdixakiinnuur6145 Рік тому +31

    Sawta layidhi waa qaali ilaa xad Maldives 🇲🇻, say kuugu suurta gashay inaad tagto... Allah haku ilaaliyo brother.

    • @najmocaqli6376
      @najmocaqli6376 Рік тому +4

      H9skuhadlina rag matihiin somalia saan bey ahaan laheed qabiil baa nooga burburiseen waanidinnacnay

  • @cismancisman2908
    @cismancisman2908 Рік тому +97

    Wllky adoo raaliya sifaahfaahsan xog muhiim ah naga soo sii 1. Inta kharashee kugu baxey hargeyza to male. 1. Nolosha meesha taala iyo kharashkaad ku dagi karto 3. Passport ka aad ku tagtey 4. Cida kaa caaawisey visa. I hope inaad arki doonto comments kaygan insha Allah muuqaalka xiga rajeynayaa. One love team Qays qayser

    • @sulekhaadam7443
      @sulekhaadam7443 Рік тому

      Reer guuraa foqal reer guuraa. Goormaa dabada talow dhulka loo dayn.

    • @marwalba3598
      @marwalba3598 Рік тому +9

      waxaas anaa ku hayo nin yhow aduunka waa hormay madan internet haysan iyo google aad ka ogaan kartid priceka diyarada, hotelka, noloshada visada a waa on arrival somali pasport khalas

    • @mohamedabdiosman6397
      @mohamedabdiosman6397 Рік тому +1

      reer miyi
      marka konad visa wa visa on arrival oo airpotekad ka qadanysa markad sidato somalia
      7,000dollar hdad sidato siwacnbad ubashalaysa

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 Рік тому +2

      @@marwalba3598 exactly yeah Everything is on Google right now wax visa ah Dadka kuma xiraan because they are very intelligent people income bay rabaan so they don't disturb you at all

    • @janadunia2950
      @janadunia2950 Рік тому +1

      @@khadraciise2044 wlo visa dadka kuma xidhaan miyaaa 😮

  • @abdi622
    @abdi622 Рік тому +77

    One of the most beautiful country in the world, It's so nice to see UA-camrs doing good things like you. 💙🙌

  • @amiinahmed3607
    @amiinahmed3607 Рік тому +18

    Qaysarinho wuxu ku nool yahay riyadiisi well done man 👏

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad Рік тому +17

    Maldives 🇲🇻 waxay ku wacantahay inay asxaab kula socoto koluu hal qofna ahaado kaliga waa boring 😊

  • @MARWA-ll6hb
    @MARWA-ll6hb Рік тому +2

    Maldevis waa gobol ka tirsan koonfurta aisa
    kuna taal Badweynta Hindiya . Waxay ku taal koonfur-galbeed ee Sri Lanka iyo Hindiya , qiyaastii 750 kiiloomitir (470 mayl; 400 mayl-badeed) oo u jirta dhul-weynaha qaaradda Aasiya. Silsiladda 26 atoll waxay ku fidsan tahay dhulbaraha laga bilaabo Ihavandhippolhu Atoll ee waqooyiga ilaa Addu Atoll ee koonfurta.
    Maldevis 🧐

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 Рік тому +39

    Raaxayso Pro Waqtigaga Qaado Videoyaal Badan Oo Ku Saabsan Maldevis ayaan kaa sugaynaa Insha'allah.

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr Рік тому +2

    Ma boy in maldevis

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +53

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍❤❤

  • @cibaadomire5905
    @cibaadomire5905 Рік тому +2

    Mideeda kale waxaan jeclan la,ahaa inaad tagto singapore waayO aad ayee uqurxan tahay waxaan jeclahay inaan tago maalin

  • @soumeyadahwi8472
    @soumeyadahwi8472 Рік тому +32

    Beautiful trip❤️💜
    Maldives 🇲🇻 my dream country

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 Рік тому +73

    "Somali baan ahy halka ugu horeesa la iigama hormaro" was funny but also accurate 😂

    • @yaayaabdi908
      @yaayaabdi908 Рік тому +9

      Somalibaa ahay sharciga ma ilaaliyo halkaasa kaso booday😂😂😂

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Рік тому +3

      🤣🤣🤣🤣waa nec bhy in gadal logeyo

    • @Mohamed-kb8hz
      @Mohamed-kb8hz Рік тому +4

      Soomaali baan whoo sankuneeflaan usareeyaa,💪🇸🇴💪😂😂😂😂

  • @liibaansuleiman9022
    @liibaansuleiman9022 Рік тому +33

    A year ago I was in Maldives was incredible trip.
    Keep up qays qeysar..

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +17

    Maldives 🇲🇻 meel aad u qurux badan 😩

  • @moussbileh
    @moussbileh Рік тому +6

    Congratulation big man...wax badan kama faalloodo...laakiin muuqaalkan ayaad igu heshay 🤩

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Рік тому +7

    Waad fiican Tahy LaakiN wll Qays waxn ku yidhi ka xalad bixi lacagTa iYo wax kasTa oo Ku baxYsa meel kasTa oo aad marTo sidaa Ayaa laga rabaa travel Somaliada waaYo dad aYaa raba in aY usoo dalxiis baxaan Ee ka soo xalad bixi chp Thanks

  • @AAdam-rc3nu
    @AAdam-rc3nu Рік тому +14

    Qays qaysar,the only proffesional and academic u tuber,go forward..

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan7644 Рік тому +52

    Well done qays , waxaan rajaynayaa inaad safar nagu daawadsiiso dhamaan dalalka dunida.
    Thank you traveling our selves without taking car or plane but sitting on our chairs and houses .

    • @najmocaqli6376
      @najmocaqli6376 Рік тому

      Niman matihiin raga somaliyeed haiskuhadlina dhulkena arka saanuu ahaana lahaa hadaad qabiil iyo qurun deyn lahedeen waaoyaa markan arko waxan ciillll😪😪😪 anagana qaxooti ayaan yurub kunahay dhulkeeni raga bahalaha noqday nagaqabsaday

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Рік тому +17

    اكتر بلد احبووووو في حياتي ان شاء الله ازوووور يوم من الايام😭😭😭😭😭😭♥️

  • @muwaahib-haldhaa
    @muwaahib-haldhaa Рік тому +8

    Masha allah videoyawga aaad baaan ugu raaxaystay wllhi
    Mid kale soo duub plze🥺

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 Рік тому +7

    Wilkayagi halkad tagtaba nabad ku Haw 🥰😇

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 Рік тому +2

    Zhp meela badan ayaad Tagi layde passport ku ciilay 😂

  • @dauorad
    @dauorad Рік тому +26

    The first UA-camr to tour the Maldives🎉

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 Рік тому +1

    Qaysow inan fiicanbaad tahay lkin sxb waxaad ilowday diinti waxay Ka qabto tourist iyo kharashkooda

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +5

    The LeGend Qaysqaysar, Dhalinyaranimadaada Ku raaxayso, Kolba God madawbaa ina wada sugaye🙌🤣🤣💔

  • @LADYZEE702
    @LADYZEE702 Рік тому +1

    Qays, you've been negating your international viewers who do not speak somali! It's unfair 😪 we are looking at the world through your eyes but we are left stranded because of the language. Please do something

  • @cadceed11
    @cadceed11 Рік тому +6

    Waa maalintii 10 naad een noqdo qofkii ugu horeeyay waana muuqaal kii 97 naad een daawado Maldives 🇲🇻 waa wadan Muslim ah oo dalxiis somaliduna taariikh fiican bay kuleeyahiin

  • @hanihassan1706
    @hanihassan1706 Рік тому +18

    Omg😮 this is one of the countries i want to visit inshallah and it is also beautiful too. Plz make more videos in this island.

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban Рік тому +34

    Khaladaadka aad samaysay
    1. Dadka lamaad wadaagin meesha ay dhacdo Maldive.
    2. Nalamaad wadaagin safarka aad ku tagtay halka aad ka soo bilawday.
    Sida kale muuqaalku aad buu u wacan yahay.🙏

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 Рік тому +3

      maldiv waxay u tala mel ka xigta dhinaca waqoyiga ee badwaynta hindiya marka waxay ku tala qarada asiya safarkana sida mu qata waxa u fodaydiyay sharkad dalkisyasha cawisa kuna qabta faido oo dacayad bay u tahay oo manta dacayadoho wa lacag badan in wax lago bon boniyo waxad ku heli dalxisyal badan

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 Рік тому +90

    First somalilander visits Maldives 🇲🇻 mshallah ❤

    • @Mo-fd9ri
      @Mo-fd9ri Рік тому +24

      You must be living under a rock if you believe that 😂😂😂 I am a Somalilander and I have been there 10 years go, and probably 1000s of other somalilanders have been there before me.

    • @ApricotMint
      @ApricotMint Рік тому +12

      Maybe he means a somalilander with a somaliland passport. And allahumma barik its very cool

    • @bidhapesgaming8457
      @bidhapesgaming8457 Рік тому +7

      Bro say first somaliland youtuber dheh

    • @sakisaed4636
      @sakisaed4636 Рік тому +3

      I never heard somalilander in Maldives 😂 who knows

    • @Masalaawi
      @Masalaawi Рік тому +2

      Boqolaal qof ayaa tagay 😂

  • @mohometzead1889
    @mohometzead1889 Рік тому +6

    my bro Qays Qeyser The best you tuber keep going ❤🙌 o ku magac dheer Abdirhmn a.wali 😅

  • @rookiifaatu1933
    @rookiifaatu1933 Рік тому +1

    Qays qaysar PIG_MAN🙋‍♂️

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +9

    all the best qays qayser ku soo dhowow maldives sxb 😁❤👏

  • @7messix
    @7messix Рік тому +1

    Wad tagtey shp horey usoco waxba kuma dhina hadad maldives tagteybe🤣🇦🇷👋 meshan marun wan tagi

  • @abdirahenmohamed1255
    @abdirahenmohamed1255 Рік тому +23

    That’s beautiful place I like travelling different places it’s good life experience when you travel and meet many different cultures. It’s really amazing where the airplane parking the top of the water

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 Рік тому +1

    The easiest way to make a video from brother

  • @ali-eidmohamed3833
    @ali-eidmohamed3833 Рік тому +40

    Ma Sha Allah beautiful city ❤

  • @nagmaali37
    @nagmaali37 Рік тому +5

    UA-camrki ugu horeyey ee maldives taga ayad thy enjoy your life indr🙏

  • @Itszk10
    @Itszk10 Рік тому +8

    I love watching your quality videos bro ❤ keep being yourself

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 Рік тому +2

    Waxn UA-camr Wa Dhaafay Maxaynu dhahnaaa😂😂

  • @hayatidirismaxamed9796
    @hayatidirismaxamed9796 Рік тому +8

    I think dalkaaga hooyo inuu ka qurux badan yahay Maldives, keep going on kolay khibrad ayaa kaaga kordhaysa meel walpa ood tagto

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 Рік тому +1

    MA OGTAHAY IN JASIIRADAHA MALDEVIS AY DADKEEDU MUSLIMIIN YIHIIN 100%.
    NIN BARAKAAT AL BARBARI LA ODHAN JIRAY AYAANA SOO MUSLIMIYAY, WAXAANA LA SHEEGAA INUU #SOOMAALI AHAA
    SABABTA UU KU MUSLIMIYAYNA WAXAY AHAYD MARKII UU BOOQDAY AYUU ARKAY IYAGOO GABADH QALANJO AH O QURUX BADAN BADDA KU TUURAYA IYAGOO KU CASUUMAYA SHAYDAANKA BADDA SI UU DHIBTA BADDA UGA BADBAADIYO,
    TAAS AYUU KA DIIDAY O ILAAHAY AYAA WAX BADBAADIYA AYUU DHAHAY,
    waxa uuna ku yiri shaydaanka aad ka baqaysaan bal qol madow o badda agteeda ah igu xira in uu wax iga qaado iyo inkale !
    Kadib maalin nimadii ayay usoo noqdeen isagii oo nabad qaba oo quraan aqrisanaaya ! Way yaabeen kadibna diinta ayuu uga waramay o uu ku wacdiyay sidaas ayaanay kusoo muslimeen.

  • @abdallaboss1
    @abdallaboss1 Рік тому +6

    Waqti wanagsan inaa kuu qaadato baan kuu rajeynaynaa qeysow insha allah.

  • @ayaanahmed1044
    @ayaanahmed1044 Рік тому +1

    Maldives 🇲🇻 waxaa diinta gaadhziyay sheekh yousuf bin xasan bin ismacil alberberi oo aynu u naqAno SHEEKH AWBARKHADLE ama Yusuf alkawnayn hadad waydiiso dadka Maldives way ku sheegayaan waxaan buugisa ku qoray ibnu batuuta waxa kuyaala ayaa maqlay 9999 jaziradood

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +7

    MashaAllah wllky Qays qayser waxan kuu Rajaynayaa guul💙💚💪isha Allah illaahay haku xafido wll guulayso guulayso brother ❤ 😊

  • @CMC84
    @CMC84 Рік тому +1

    Wixii qoraalkayga arko nabiga ku saliya scw 🥰😍😍❤💯
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    Subscribena ha iga ilaawin sababto ah waxaan ku xasuusiyey nabiga scw ❤💯💫

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 Рік тому +36

    This is awesome Man.. You take us to the world while we are sitting our working, dwelling places.

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 Рік тому +26

    This city is another level wlhi! Thank u wll Abdi Rahmaan ❤ 😍

    • @Badran_0
      @Badran_0 Рік тому

      Asi maa abdirahman la dhahaa❤

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Рік тому

      @@Badran_0 haa cabdiraxman cabdiwali la dhaha

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +7

    Grateful to have such as Excellent video creator..
    ABDIRAHMAN ❤️

  • @caamirxasan8303
    @caamirxasan8303 Рік тому +2

    10ka daqiiqo waa nagu yar thy zxb 20minute kasoo dhig vedeoga🖐❤

  • @Mo-sports143
    @Mo-sports143 Рік тому +4

    Wlhi wa muqal Aad u qurux badan waana ku raaxaystay thank you zhp qeys qeysar 👍

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 Рік тому +1

    Maldives waa dal 100% muslim ah
    Waxa ku yaala 2000 oo jasiiradood
    Sidoo kle waxa center Caasimada ku yaala qabriga wadaadkii soomaaliga ahaa Ee diinta gaadhsiiyay Ee ree barbara 🇲🇻

  • @Qasaali252
    @Qasaali252 Рік тому +19

    Beautiful trip in Maldives 🇲🇻

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Рік тому +1

    Maldevis Wadankee iyo Qaaradebay Katirsantahay Isoo Sheega Bal Wlloyal 🤔

  • @ikraaninacali4293
    @ikraaninacali4293 Рік тому +6

    Muuqaalka baa ugu qurux badan ahay mashall keep going Amazing 🏖

  • @salmaanstylar115
    @salmaanstylar115 Рік тому +1

    Qays ey ey dhalay janadaadii adduunkad ku qaadatay aakhiro wxba kaama horeeyaan😂😂

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Рік тому +6

    Maasha Allah Beautifull enjoy but you're alone this trip

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +2

    Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii laga jebiyo gudaha noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan.💖🙏

  • @abdirahmanboss8224
    @abdirahmanboss8224 Рік тому +3

    qeys waan jeclaanlahaa inaynu wada safarno muuqaal quruxbadan thanks

  • @drshaamomar6957
    @drshaamomar6957 Рік тому +1

    Ninka ugu macquulssn UA-camra somalida joray usoco bro prank iyo waxaas kuguma ogin

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow Рік тому +8

    Very enjoyable video, thanks qays

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 Рік тому +1

    Caawa the reason as to why I'm watching this video waa inan ku nafiso stress ba ihaaye ...inan jasiiradaha quruxda badan daawado oo aan is ilowsiiyo stress iyo muragada isaaran.

  • @ismaciiljamac5370
    @ismaciiljamac5370 Рік тому +4

    Wlahy aaad baan kuu taageraaa zxp qays qayserow adduun yadii waad ku raaxaysatay ❤
    Incha allah 1m GoaLs

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    ASC dhalinyaro aduunka wa laga tagayaa waa la dhimanaynaa salaada aynu ilaalino ILLAAHAY SW khaatumada Khayr haynoogu khatimo 👋

  • @osobanis4988
    @osobanis4988 Рік тому +5

    Meelaha aan ku riyoodo ayay ka mid tahay illaahay hay rumeeyo🤲🥰

  • @mohamedaxmed8479
    @mohamedaxmed8479 Рік тому +1

    Soomaalidu sharciga ma ilaaliso waa run😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abcnews5918
    @abcnews5918 Рік тому +9

    MashaAllah, this is really beautiful. keep going bro

  • @najaxabdihamanbidhanqurux1560
    @najaxabdihamanbidhanqurux1560 Рік тому +1

    Anoo Somalia kabixin ayan hadana wadamo badan ku dalxiisay
    Qays Qaysar 👍 dalxiis wacan waan rajaynaa inan malin dalxiiso

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +12

    male, Maldives, an island nation so amiazing 💞💞

  • @Benjaminyahudi
    @Benjaminyahudi Рік тому +2

    Niyahow passport nocee wada taa sxbow

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 Рік тому

      asaga waxa qadi karo sharkadaha dalkiska wu ka dowan yahay ilen way ka faidayan ino u sameyay dacayad asagana arimaha safarka bay u dhib yaraynayan marka passport wadan kale ah ma wato on kahen kii dhulkisa hooyo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Рік тому +6

    Masha allh Maldives jecliya maalin uun wacan tagi doona Insha allh

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Рік тому +3

    6yrs ago baan tagay it is a very beautiful place inkastoo 2hours lay xidhay oon nin pakastania feedh kala daalay intuu candhuuf igu tufay 🤣🤣🤣xaaraami sakhraansan buu ahaa shaw ana caadi baan u haystoo waan rakibay hhhh

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح Рік тому +4

    Enjoy your time 🙂 dear brother please try to come to India also it's a very close to you

  • @maxamedaxmed6880
    @maxamedaxmed6880 Рік тому +1

    Qaysow malagu xidhey marna into ad safaradan baxaysey runta sheeg

  • @asmadaud9400
    @asmadaud9400 Рік тому +4

    MashaAllah walal halkad joogtaba Allah hakugu nabadgaliyo

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Рік тому

    Masha'Allah. Traveling strengthens our believes.
    قُلْ سِيرُوا۟ فِى ٱلْأَرْضِ فَٱنظُرُوا۟ كَيْفَ بَدَأَ ٱلْخَلْقَ ۚ ثُمَّ ٱللَّهُ يُنشِئُ ٱلنَّشْأَةَ ٱلْـَٔاخِرَةَ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍ قَدِيرٌ
    Say (O Muhammad): ‘Travel throughout the land and see how He originated the creation, then Allah will bring it into being one more time. Surely Allah is Most Capable of everything.’
    (Surah Al-Ankabut, 29:20)

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Рік тому +3

    Anigo guriygeyga Jooga ayad nadalxisisey
    Thanks brother 🙏 💙

  • @abdilahigoldenayes9147
    @abdilahigoldenayes9147 Рік тому +1

    Qofki diyaarad raacay uun ayaa sheegi Kara wuxu ninkaasi leeyahay 😂☝️

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Рік тому +8

    Mashallah good to see you doing well 🙌

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Рік тому +1

    Wxaa layiri waa meeshe ugu qaalisan dunida oo loosoo dalxiistago hotelka habeenkii waa 1500 cidii igu raacsan like saar👍

  • @nadaabdirahmanmohamud2384
    @nadaabdirahmanmohamud2384 Рік тому +8

    It was Amazing day❤❤🎉

  • @amiiramiir3175
    @amiiramiir3175 Рік тому +1

    Qaysa qaysa mhdzanid zxp waxyaabah quruxda badan no soo gudbinyasid

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Рік тому +3

    inch allah maruun ban cagaha dhigidoona maldevis❤😢❤❤❤

  • @puresomaliland2651
    @puresomaliland2651 Рік тому +2

    Sxp Qaysoow Asia kolay meelo badan waad ku dalxiistee Europe goormaad ina geyn doontaa legend always legend keep going My Bruh 😂

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Рік тому +3

    masha allah ❤
    maldives inaan tago wa raba i.a
    horay usoco sxb💯

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Рік тому +2

    Reer SOMALILAND welcom to Maldive 🤩🤩🤩
    Maldive waa no khaat😱😩😍😂

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 Рік тому +5

    First comment qays qayser the one and only

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 Рік тому +1

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"..........

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +1

    Qeysow basapor nuucee ah ayaa leedahay aduunka kuso wareegi rabtaa

  • @yaanyurtacidda3062
    @yaanyurtacidda3062 Рік тому +5

    Dream country 🇲🇻🥺

  • @yacquub33
    @yacquub33 Рік тому +1

    Qaysoow Noo Soo Ducee ma Rabno in aanu Africa joognee

  • @hibapahmed5386
    @hibapahmed5386 Рік тому +7

    Woow amazing trip 😍

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 Рік тому +1

    Qays bro kharshka kugu baxaya iyo wax walba noo soo sheeg

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +7

    Manzha Allah ❤️ from hargeisa ilahay umada somaliyed dhibka ha ka qaado 🤲🏽❤️
    Also Qaysqaser legend go forward ✌️❤️🌍

  • @maaweell
    @maaweell Рік тому +1

    Maldives 🇲🇻 miyaa ma fahmin 😂

  • @anzalishqilifestyle2944
    @anzalishqilifestyle2944 Рік тому +3

    mansha allah my dream place to visit insha allah one day

  • @cibaadomire5905
    @cibaadomire5905 Рік тому +1

    Qays pleas qiima yaasha noo soosheg toelka inta kaaga baxeso diyarada ama doonta waa imisa islandka meeqa kujooge halka isbuuc wllhi meshan lacagan u aroorinoya iyo total imisaa kaa baxday fadlan noososheeg god bless you 🙏❤