Thanks HBN, kicintan aad sheegeysaan waxaan ka xoog badan codka shacabka, hadii taas laysku dayayana waxaa burburi doona guud ahaan amniga mareykanka, waxaana ka mudneyd in xukunkiisa la meel-mariyo doorashada ka hor .
GUUSHA MUJAAHIDIINTA AYA KACANTA SAREYSO ALLAH AYA LA JIRO WEYNA GUULEYSANAYAN IINSHA ALLAH DUCADA AN BADINNO GUUSHA WEYBA SOOW DHAWAATAY 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
alaahu agbar alaahu agbar alaah ayaa mahadi u gaartahay intaa ka dib rabiga caadilka rabiga xaqlagu caabido ee uusan jirin rabi kale oo la cabaado ilaa isaga mooyee rabiga xaqa iyo baadilka aan isku darin rabiga waaxidul axadka ah ee xumaan ka nasahan. rabiga aysan ishiisu hurdin ee waxwalba og rabiga arka ee og dulmiga gardarada iyo xasuuqa ka jira gasa iyo alaqsa rabiga awoodisu ay xalka aduunyada u gaarka tahay gaar ahaan mida gasa iyo al aqsa iyo xasuuqa shacabka ree falastiin rabiga ay cadaaladiisa sugayaanow rabiga aan wax loo shegin ee waxwalba ogow rabiyow waan ku barinay waan kuu talo dhiibanay ee rabiyow naaqbal oo na ajiib adaa qaniye waxaan rabi kaa barinay in doorashada maraykanka aan lagu guulaysan rabi cadawga musliminta gaar ahaan cadawga reer falastiin kolaba ha guulaynin ee baabi rabi doorashada kufarta taram iyo haaris ka dhig tii tafararuqda lakala cararo rabi ka dhig tii guuldaro khasaare iyo burbur halaaga horseeda rabi ka yeel tii kufartu dagaal ka dhalisa maraykan dawladiisa u horseeda burbur kalaqaybsanaan dagaal sokeeye dhaxdooda ah rabi ka yeel tii gobol gobol u qaybisa dawlada kufarta maraykan oo burbur iyo hoog iyo jab horseeda oo kufaarta midba midkuu ka xoogbadanyahay. Khaarijiyo rabi ka yeel tii horseeda dagaal ahlig maalig ah oo dukumdaskum ka yeesha dawlada maraykanka rabi cadaw gasa iyo alaqsa hanagu soosaarin ee dami rabi maraykan danbe oo dawlada ha na tusin hana na maqashiin adaa caadilee rabi halaagoodan ku waydisanee na aqbal oo na ajiib aamiin aamiin yaa alaah
Side xilka looga qaadi karaa trump xisbigiisa oo aqlabiyada labada aqalba haysta ma waala jorta hal lagaadho dorashada middle time la yidhaa ee aqalka hoose 2 sano ka dib markaa ayaa la eegi doonaa in dimuquraadigu ku guulaysta aqalka hoose markaa way sanayn karaan
Cadaaladii iyo dimuqraadiyadii maraykanku ku faani jiray way duugantay oo majiryo wax lagu sheego cadaalad oo maraykanka ka jirta! Waxaana suurtagala in aanu doorashada si saxa ku helin! Laakiin looga baqay inuu qalalaaso sameeyo oo sidaa dhibcaha lagu siiyey
Wariyeyaal waxaad noo sheegtaan haddii uu dambiile yahay Donald Trump maxaa loogu ogolaaday im uu isku sharaxo doorashada madaxtinimada maraykanka 😂😂😂😂😂 îlama aha in isagoo guuleystay laga joojin karo
Alaha u naxaristo Xasan nasrulaha wad hilmamtay mawliid ee naciim Qaasim weyan hgmiyaha cusub xsbga
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
illaahow burbur iyo dagaal sokeeye ku rid mareykan aamiin illaahow jabiy yahuud mareykan yurub aamiin illaahow kuulee islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Scw Scw
Mawliid allaah haku barakeey
Naciim qaasim dheh
Allayoow Raboow Dumi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba
Wad halmantay hogamiya xusbula sheekh nacim qasin dhe
Waa naciim qaasim hogaamiyuhu saas lascivious mawliid waxba kakhaladane
Gadoomiyaha cusub waa naciim qaasim mudane
Hogamiyahe xassan nasrullah allaha u naxariistee
Thanks HBN, kicintan aad sheegeysaan waxaan ka xoog badan codka shacabka, hadii taas laysku dayayana waxaa burburi doona guud ahaan amniga mareykanka, waxaana ka mudneyd in xukunkiisa la meel-mariyo doorashada ka hor .
Maxamad maxamuud cade waan idin salaamay sxb yaal qaali ah
Shahiid xassan nasrallah ALLAH haunaxaristo e naciim khasim dheh Shukran
Salaamaaa
Waad hilmaantsy mowliid sxb xasan nasrulahs Alaha unsxariisto
ODAYGAAS WAA IBLIIS ISLAAMKA AAD UNECEB OO XAGJIR AH MUSLIMIINTIINA ISAGEEY KOR U FIIRINAYAAN ALAAYAA BAHDILAKUM CARAB
Halmaan hadal kuma jiro
Allaha u Naxariisto xasan nasru llaah
GUUSHA MUJAAHIDIINTA AYA KACANTA SAREYSO ALLAH AYA LA JIRO WEYNA GUULEYSANAYAN IINSHA ALLAH DUCADA AN BADINNO GUUSHA WEYBA SOOW DHAWAATAY 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kahor ayuu baqtinayaa maqaban doono insha Allah
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin iyo reer Libnaan. AAMIIN.
Amiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇱🇧
Xasan Nasrallah ma ah siixitan
Hbn waxaan ka helaa war sugan
Waan teegeeraa
Waan la socdaa
Wararka ay soo dhigaan guuul
hassan nasralaah wuudhintay ee dheh naciim qaasim hugaamiyaha xizbulaah
alaahu agbar alaahu agbar alaah ayaa mahadi u gaartahay intaa ka dib rabiga caadilka rabiga xaqlagu caabido ee uusan jirin rabi kale oo la cabaado ilaa isaga mooyee rabiga xaqa iyo baadilka aan isku darin rabiga waaxidul axadka ah ee xumaan ka nasahan. rabiga aysan ishiisu hurdin ee waxwalba og rabiga arka ee og dulmiga gardarada iyo xasuuqa ka jira gasa iyo alaqsa rabiga awoodisu ay xalka aduunyada u gaarka tahay gaar ahaan mida gasa iyo al aqsa iyo xasuuqa shacabka ree falastiin rabiga ay cadaaladiisa sugayaanow rabiga aan wax loo shegin ee waxwalba ogow rabiyow waan ku barinay waan kuu talo dhiibanay ee rabiyow naaqbal oo na ajiib adaa qaniye waxaan rabi kaa barinay in doorashada maraykanka aan lagu guulaysan rabi cadawga musliminta gaar ahaan cadawga reer falastiin kolaba ha guulaynin ee baabi rabi doorashada kufarta taram iyo haaris ka dhig tii tafararuqda lakala cararo rabi ka dhig tii guuldaro khasaare iyo burbur halaaga horseeda rabi ka yeel tii kufartu dagaal ka dhalisa maraykan dawladiisa u horseeda burbur kalaqaybsanaan dagaal sokeeye dhaxdooda ah rabi ka yeel tii gobol gobol u qaybisa dawlada kufarta maraykan oo burbur iyo hoog iyo jab horseeda oo kufaarta midba midkuu ka xoogbadanyahay. Khaarijiyo rabi ka yeel tii horseeda dagaal ahlig maalig ah oo dukumdaskum ka yeesha dawlada maraykanka rabi cadaw gasa iyo alaqsa hanagu soosaarin ee dami rabi maraykan danbe oo dawlada ha na tusin hana na maqashiin adaa caadilee rabi halaagoodan ku waydisanee na aqbal oo na ajiib aamiin aamiin yaa alaah
Allahu Akbar.
Asc sxb Mawliid Aad baan kuu salaamayaa
Marxuum Xasan Nasralaah maahee
Naciim qaasin baad kawadaa baan filayaa
Mawliid xaaji waxaa tiri gudoomiyaha cusub ee ururuka xibiga x nasrulah
Allaha u gargaaro ummadda reer Falstiin
Asc HBN. 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
aamiin aamiin
aamiin
bilihii xajka ma, ah
ee waabilihii cumrada
bilaha xajku madhawa
mahadsanidin
Hogamiyaha cusub ee xudbulah xasan nasrulah baaa tiri. Halmaam. Halkii aad ka oran lahayd naciim qaasim mawliid
Hilmaam hadal kumaa jiroo
Asxaabta please
🎉❤
Xasan nara leh ha dhihin
Hogaamiyaha cusub waa naciim qaasim
Guul reer faalastin xisbulaah xamas xutiyinta iraan luuglaan intaba ilaahayow quuwe insha alaah
Naciim qaasin dhe
Qaabka aad Su'aalaha iyo falaqeeynta usoogudbisaan aad ayaan ugaheley waliba waxaan jecleestaa marka aad soogilisaan wararka falaqeynta Koob shaah iyo daango ayaan soodhaweestaa si'aan udhuuxo!
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Hogaamiyaha cusub ee Xisbulaahi Xasan nasrulah ayuu mawliid yidhi wuu hilmaamay hogaamiyha cusub waa naciim qaasim
❤❤❤❤❤
Niciim Qaasim
Asc
Mawlid wad hamamtay xasan nasurula wa dhintay
Side xilka looga qaadi karaa trump xisbigiisa oo aqlabiyada labada aqalba haysta ma waala jorta hal lagaadho dorashada middle time la yidhaa ee aqalka hoose 2 sano ka dib markaa ayaa la eegi doonaa in dimuquraadigu ku guulaysta aqalka hoose markaa way sanayn karaan
Sxbkeey Mr mowliid mahadsanid lkn xasan nasrullah wuu geeriyooday soma aha
Wa ninakibada
0:56
Wax lagala noqonayo majirto waayo madaxweyne ayuu noqday kahor ayay ahayd in lajoojiyo
Xasan Nasrallah waa dhintay mawliidaw
Welcome to
Waxas masakiinta ayaa lagu qadaa lajiifiyaana binaan waxas wala soo dhafay
ani waxaan kamid ahy dadka ku xiran hlkn, wll duqa intaad warystid kdib adi noogu luuqee isgaa aayar aayar ayuu hdliye😂
Xasan nasarulah wadhanat
Asagoo dacwo loo haysto ayay maxkamada sare tuurtay baba tartameen hadii sidas dhaci karto
ninka isagoo shacaba halkan soo gaadhay isagoo madaxweyne ah mafilayo in aay cidna dacwad kusoo oogidoonto
Yaa u hadlay Hisbu Laah?
Maya
Sharciga USA uma soo kacaayo gabar madoow..
War ninyahay mxa ku hadleysa yaa udiidi kara aqalka cad
Kun jeer baa la rabay inuu jeel galo
Cadaaladii iyo dimuqraadiyadii maraykanku ku faani jiray way duugantay oo majiryo wax lagu sheego cadaalad oo maraykanka ka jirta! Waxaana suurtagala in aanu doorashada si saxa ku helin! Laakiin looga baqay inuu qalalaaso sameeyo oo sidaa dhibcaha lagu siiyey
Maxuu dad utalsha isaga ubaahan Dr xabeeb 😈😈
Tan waa sheeko, Trump sheeko uu ka doo gudbey asagoon la dooran wax loiga qaadata malahan adinkana waqti ha iskaga luminna
DOOFAAR MA DAAHIRAA WAA MAYA TRUMP IYO WIXI LAMIDA OODHAN WAABA SIDAAS
Hadalka soo tuur oo naga dhaaf eeeee
Hhhhhhhhh
Waxaanu kaa dareemaynaa in Aad Uga xuntahay Doorashada Donald Trump Falanqayn Aan dhex dhexaad ahayn Oo dhan ka raran ayaad noo Akhriyaysaa
Wariyeyaal waxaad noo sheegtaan haddii uu dambiile yahay Donald Trump maxaa loogu ogolaaday im uu isku sharaxo doorashada madaxtinimada maraykanka 😂😂😂😂😂 îlama aha in isagoo guuleystay laga joojin karo
Maxkamada sere asagaa kensaday labada aqalna wuu lawbreakers hadii lacwo laguso ooga waxbo lagama qadayo been waayo