Loolanka Masar iyo Itoobiya ee Badda Cas iyo Geeska Afrika oo Soomaaliya ku riday jaho-wareer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 28

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 15 днів тому +3

    SAABTV. MA SOMALIYA MA. SOMALILANBAA MAFAHMIN

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 15 днів тому +1

      Saab TV waxaa gacanta kuhaya xirsi ururdiimeedyo amiiradoodu xamar joogaan ba ina qabsaday
      Halisbaynu kujirna

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 14 днів тому

      SOMALILAND AAYGA BAADAN CASE WAXA LAAGA WEYDEYE WAALA TUKRYA WAALE GURGURTO WAALA ICTISAM SHACABKA SOMALILAND BAA IYO DOWLDOD KAA TAALYE

  • @Fagaare1
    @Fagaare1 14 днів тому +2

    Horta dadkeena ma aqoonta ku yar waar baddeena xasan ma leh abiy na ma leh
    Ee qorshe aan baddeena taabaneyn ma haynaa

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 15 днів тому

    Gacanka Berbera dhe doqonaw.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 15 днів тому +2

    Su'aashu waxa weeye, maxaa Somaliland uga meel yeela xadii Xasan Sheekh badda Somaliland u saxiixo Ethiopia. Somaliland siday uga falcelin doontaa.

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 15 днів тому

    Masar maxaynagarabtaa badayada anagaa leh cidaandoono ayaan kula heshiinkarnaa badeeda iyo dhulkeeda hakataliso masar

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 15 днів тому +1

    Yaab soomaalidu waxay rabtaa in aqalka aykujiraan dabgaliyaan hadana uu badbaado dhinaca uu midwaliba fadhiyo waar waan wadagubanaynaa ogaata taas

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 15 днів тому +1

    Waxaan kuu arkaa nin losaanjalis magaalada gubanaysa ee ameerica kutaala oo layidhaahdo qurigaasi hagubto kaasina habadbaado suuro galmaah

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 14 днів тому

    Hooyadu masmula somaliya jashilyow

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 14 днів тому

    Waar waxani waxba ka hadli maayaan waa Somali weyn anaga maxaa naga galay Somalia Somaliland ayaanu nahay

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 15 днів тому +1

    Ninkaan waa iska hadlaa. 😆

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 14 днів тому

    xayawan batahay dhuqun

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 15 днів тому +1

    Waar,soomaalidan gaalada itoobiya ukaladheeraynaysaa miyaanay ogayn 1977kii inay itoobiya guushii dagaalkaas ay heshay sirta soomaalida lagudilo oo ah qabiilada iyo siday ukaladegaan dhulka soomaaliyeed oo ilaahada dagaalada socdaa waa mid itoobiya wado oo midkaste ama gobolkaste ay hubgayso gobolada soomaaliya iyo somaliland,puntiland,juboland intaaba hubkay gaysaa si ay soomaalidu iskudhammeeyaan dhulkana ay itoobiya uhadho.
    Siyaasada soomaalidu iyaduunbaa iskumaqan ee ma,arkaan gaalkan madaw ee iskudiray ee midkasta laheshiinaya soomaali iyaduna waa iskucadaw cadawgooduna waa lawada walaal .
    Ninku inuukufaa,maxumee inuukiciwaayaaxun.
    Gaalbaan,isfahanay ,soomaalina ismafahmayno waa baaba,a diintiina iyo dalkiina ee ogaada soomaaliyeey diinta karunsheega oo idinku dhexdiina bal wadahadla ilaahada ma,arag wali cidtidhaaha soomaaliyeey isukaalaya aan wax iswadiinee oo tashanee .

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 14 днів тому

    GURGURTO HAADU BAD UU HAAYO HAA SEEYO BADA CASE SOMALILAND BAA KAA TAALYSE

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 14 днів тому

    Ethiopia xaq malihit base military samaysto Bada Somalia

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 14 днів тому

    Soomaaliya xagee Ayaa la yidhaadaa?idinla taliyaye tashada

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 15 днів тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa yaa xaqa u siiyey dawladda ethiopia inay hesho amaba ay qaadato.
    2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia shaqo kuma laha badda cas ee ku riyooneyso.
    3.0. Dawladda ethiopia xaq waxay ugu leedahay inay xasan sheekh maxamuud weydiisato hobiyo amaba marka oo ku dhacda badweynta Hindiya.
    4.0. Heshiiskij somaliland iyo ethiopia hawada ayuu ka baxay mana jiro wax ka soconaya heshiiskaasi.
    5.0 .haddaba dawladda ethiopia ma iman karto badda cas iyo somaliland midnaba.
    6.0. Dawladda ethiopia waxay leedahay badda asmara iyo assab.
    7.0. Haddaba ma iman karto dawladda ethiopia somaliland iyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac midnaba.
    8.0. Dawladda ethiopia waxay u fakareysaa sida carruurta iyadoo dooneysa inay weerarto xuutiyiinta iyo baabul mandab ay xidheen xuutiyiinta yamantu.
    9.0. Dawladda somaliland uma hayso berriga iyo badda lughaya iyo saylac ma iman kareyso.

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 15 днів тому

    Somaliland ayaa sababtay inay is xulufaysteeen jabuuti masar somalia eratrya turki hadaba
    Xageee inagayseeen Somaliland xageed dhigteen yaa noo cadaw ah yaa nataageersan?

  • @cadegude1939
    @cadegude1939 14 днів тому

    Somaliya iyo somalilandba waxa hogaamiya calooshood u shaqaystayaal idinku dul gadaya dhulkiina umadana aan dan ka lahayn mustaqbalkooda dambe

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 15 днів тому

    Waar cadawgu waa inagu soowadaduulay wax fahma

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 15 днів тому

    Waar inaadeer runta halaysku shego somaliland 34 kabacdi urur diimeed ayaa ina qabsaday xirsi iyo teamkiisa hoyadii dhashay waxa kala wayn cida uu katirsanyay
    Walaa h.jeclo wala isaaq marka
    Yaan danla.aan lagu dhiman

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 15 днів тому

    Manaaan garan geela doofaarku laayay wakhtigii hore Somaliland ayaa sidaa loo qaada dhigayay maantana waataa kuwan waxay kala garan layihiin inay somalia yihiin iyo inay Somaliland yihiin

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 15 днів тому

    Qof kasta oo caqli leh way u jeedaa in ay fashilantay MoU dii fake ahayd

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 15 днів тому

    Anigu waxaan kasoojeedaa beesha dir waxaan arkaa in dir iyo daarood soomaalinimadii tuureen markaa mawaxaad rabtaan in hawiye cadawga uloogtaan waayo axmed madoobe ayaa laayay ciidankii xooga markaa waxaan inaguba iskudhiibna oromo maxaad hawiye ugu diidaysaan