Mujd thank for your service for the liberation of our beloved republic of Somaliland. We never forget your hardship and soldiering for our freedom. Allah have peace on the SNM soldiers which are no longer with us today.. We she’ll remember them indeed.
Soomaali oo dhan ayaa wada shidmaysa Ilaahayse ha cafiyo qof qof muslim ah diley bilaa sabab war ayaa u yaal waxaa daran nin dhiig galay oo dhiigiisa keliya ka sheekeeyo oon maalina soo qaadin in uu denbi galayn Ilaahayna waxba kama qarsoona ha laga hadho waraysiyadnoo Ilaahay ha loo toobad keeno
Taariikhdu iyada is qorta Maalinta warshada kabida La weeraray wa maalin Taarikhi ah ururki snm ay Guul weyn ka gaadhen cidamadi dawladi kacaanka Maalinta 14 jun Waxa xerada dhinaca waqooyii xigta ee Aan u malay ayo inay 24 aad tahay Waxa ka dagaal galay sida la ii shegay Ciidan ka badan 3500 sadex kun Iyo shanboqol oo askari Oo ka tirsan ciidamadi faqashta waxa ka bad baaday sida La sheegay 500 shan boqol Oo askari aniga ahaan taarikhdan maan Uso joogin balse waxa iga sheekeyay Qof waayel ah oo uso joogay isla goobta xeryahasi yihiin Aanu booqasho ku tagnay wakhti Ku beegan 2014 somaliland guul ❤🤍💚 From sweden
It looks like the whole story evolves around him. He is a great story teller but he saying too many "I" I don't see too many team effort in his story. I'd like take this opportunity to express my gratitude for this brave liberator and over all SNM fighters.
Faarax Ifiso hada xaguu ku noolyahy waan u tagayaa wllahi waana u mahad celinaya isha Allah halganka u dadkiisa u galey waa in lagu sharfa plz ii soo sheega
The are a enough graveyards in Somaliland of Daarood Hawiye and other unknown Faqash sub humans. Haddii aad rabto inaad ku biirto waa lagu soo dhawaynayaa wakhti kasta. Kaalaya oo ku biira awowayaashiin iyo walaalihiin iyo adeerradiin
Mujd thank for your service for the liberation of our beloved republic of Somaliland. We never forget your hardship and soldiering for our freedom. Allah have peace on the SNM soldiers which are no longer with us today..
We she’ll remember them indeed.
Waa Buug Dhan Oo tifatiran si fiicana loo xifdiyey, m.a Alleh Maskaxda iyo Maankaba Ha Kuu SiyaadiYo
Masha allah ilahay ilahay haku barakayto ilahay cidhibtada ha wanajiyo
Waa kaa mujaahidka dhabta ah illaahay cumriga iyo caafimadkaba haku dheereyo waad naxoraysay
Cajiib geesigii oo mujaahid ah
Geesi geesi dhalay. Allah ya cizak
Abiigay gees geesi dhaalay noolowa dhuulkaga waad u soo haalganteeye waaxad taahay raagi ka daagalamay burco duurey
Waryaad Ifiso cuntada ayuu SNM u karinjiray waa layaqaanaa
Soomaali oo dhan ayaa wada shidmaysa Ilaahayse ha cafiyo qof qof muslim ah diley bilaa sabab war ayaa u yaal waxaa daran nin dhiig galay oo dhiigiisa keliya ka sheekeeyo oon maalina soo qaadin in uu denbi galayn Ilaahayna waxba kama qarsoona ha laga hadho waraysiyadnoo Ilaahay ha loo toobad keeno
Maashaa alaah xusuusta taariikhda aan maalini ka khaldanayn
thnks aad baad u mahad santihiin waan la soconaa snm
Bal kuwa manta jabiyay wadanka eeg. Maskaxda madow alle ha dayo sargalka oo ugu khiyano badna gesinamana laha . Noloow❤
Taariikhdu iyada is qorta
Maalinta warshada kabida
La weeraray wa maalin
Taarikhi ah ururki snm ay
Guul weyn ka gaadhen
cidamadi dawladi kacaanka
Maalinta 14 jun
Waxa xerada dhinaca waqooyii xigta ee
Aan u malay ayo inay
24 aad tahay
Waxa ka dagaal galay sida la ii shegay
Ciidan ka badan 3500 sadex kun
Iyo shanboqol oo askari
Oo ka tirsan ciidamadi faqashta
waxa ka bad baaday sida
La sheegay 500 shan boqol
Oo askari
aniga ahaan taarikhdan maan
Uso joogin balse waxa iga sheekeyay
Qof waayel ah oo uso joogay
isla goobta xeryahasi yihiin
Aanu booqasho ku tagnay wakhti
Ku beegan 2014
somaliland guul ❤🤍💚
From sweden
Alo mujaahidiintii iyo walidkayba iyo walakay iyo ehelkin dhintoo dhan unaxariiso muujahid farax ale danbiga iyo kiwalidkaba hadhaafo aaamin
Reerka h.j farax ifiso ayaa ugu dagaal galdnaa noolow
mujaadih waa dedaasheen laakiin laba gaadhi oo qudha inaad u baaqataan may ahayn maalintaaa aaad baanu idiinku baahnayn xagga airportku wuu nagu xumaa
SNM kuwii layga beeray
It looks like the whole story evolves around him. He is a great story teller but he saying too many "I" I don't see too many team effort in his story. I'd like take this opportunity to express my gratitude for this brave liberator and over all SNM fighters.
Illaheye IFKA IYO AKHIIROBA FAAQASH HAA KUU HOOGAN
IFKANA KUU SIILCA AKHAARP
NAA CAADABTA KUU DAAIMA
FAAQASH
Faqash are nothing more the rates. And you know how rats lives ends.
Axmed mire hada ingirriska ayuu jooga he is great Leader Allaha Raajiyo cimrigiis I iyo magaciisa I know him?
Adeer cimrigaga alle ha dhereyo,mxad faqash xasuuqdy oo taatiko u adeegsaty
.buurta dabdheer ayaan kadaawanayey galabtiina waan aadnay waxaan kahelay gaari lanlobar ah iyo hal madfac
Mujaahid dhaba 😍
Faarax Ifiso hada xaguu ku noolyahy waan u tagayaa wllahi waana u mahad celinaya isha Allah halganka u dadkiisa u galey waa in lagu sharfa plz ii soo sheega
Burco ayuu jooga wuxu ka mid yahay ilaalada somtel group
Ciidankan markuu dhaawacmaba dib loo soo jiidhayo iyo dhaawacan 2 cisho ah tariikhda snm waxaad moodaa film hindi iyagu mabay dhimanayn 😂
The are a enough graveyards in Somaliland of Daarood Hawiye and other unknown Faqash sub humans. Haddii aad rabto inaad ku biirto waa lagu soo dhawaynayaa wakhti kasta. Kaalaya oo ku biira awowayaashiin iyo walaalihiin iyo adeerradiin
@@khadaraxmedxusen8715 Ciyaar ciyaar baad moodaysa warkan ifiso waa dhab, ninkani Gobobolka Sanaag guud ahaan isagaa qabsaday oo taliye ka ahaa ciidankii qabsaday.
Mashaballaah allaw ku xafid
Markii layidhi SNM waa wada LIXLE xaqiiq bay ahyd ❗️❗️❗️ifiso noolow cimeigaa ha raago cmo
Sawirkani waa guutadii 4aad 1994 hubka dhigistii hargaysa
Ifiso libaax
Waxa uu cajiib ku ahaa khiyaamada dagaalka
Ifiso waa Spnarkii Snm muxuu faqash xasuuqay
Raga nimo 👋
Odaygan faan badanaa wax walba aniga aniga anigaa qabtay anigaa sidaa idhi ayuun buu ku hayaa 🤣 ma kaligii unbaa wax qabtay?
That's not your Business
Meeday xalqadi 7aad?
caruur ayuu.u sheekaynayaa,dhacdooyin badan oo dhacay wey jirtey,balse ninkan aad baan u dhegeystay,dhalinyaradii waagaas la shaq
eynaysay snm ayaan ahaa se nin kani sax maaha warar uu sheegay.
muj:dhegewayne hogaamiyihii watay snm hargysa gashay
muj:ina mirana hogaamiyahii watay snm burco
labaadas ninba aad bay khatar u ahaayen
Hargiesa dhagaweyne oo kaliya muu galin 3 guuto lagu galay hal kamida ayuu watay
@@mubaarigmustafe6855 dhamaan cidanka isagaa taliye u ahaa dhamaan guutooyinka
Kani wariye maaha ninka si caadiya u warayso 😡
Faan badana odgan.😂😂😂
Waxba kama galin Anaga ayaa ku raacsan oo uu na xoreeye
odaygani faan wayna niman mujaahidiina ban waydiiyey ma taqaanen fiso oo sarkaal ahaa mey bay dhaheen waligod xataa may maqlin war ninku faan waynaa qofkii laba casho xabad riday snm sarkaal bu sheeganya waa lawada yaqaaney saraakisa snm hadeer kani dahbshiil bu washman ka yahay burco
Sarkaal muu ahayne dagaalyahanada caadiga ah buu ahaa kuwaana la wada garanmaayo dee 10kun bay ahaayeen oo qof qof loo garanmaayo
Meeday xalqadi 7aad?