Somaliland Ayaa Diidan Aqoonsiga Ma La Dhihi Karaa ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade 5 місяців тому +3

    Waxaaba qalad eh in somaliya lakala qeebiyo

    • @faclon.
      @faclon. 6 днів тому

      ilaahaybaa hore ukala qeybiyey somalia hada iyada iskala qeybisey oo federal aaney garaneyn qaadaty waa talis fashilmey

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 5 місяців тому +4

    Anigu waxaan jeclaanlah 26 .6.2024 in lagu beego heshiiska ku dawaaqaqoonisa somaliland waa dood jid haystaa taariikh

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar Місяць тому

    Midkeena washa ama halkala ogaado cida uwaalatay xaq ayna lahayn iyo cida xaqeedi rabtabe diyaar baanu nahay

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 5 місяців тому

    Caddowga somaliland waa caddowga illaahay

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 5 місяців тому

    Waad fahamtey dnalilamos?

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 5 місяців тому +4

    Inaad wax soo barrato aaayaaa il habboon
    Sxb may mààhaa ee meey

    • @farsamolyrics1435
      @farsamolyrics1435 5 місяців тому

      Hhhhhh aaar Kan annaa garanaya waa beenaaale nahaabba

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 5 місяців тому +1

    Unmad dhan baad ku sheegtay inana waxba garanayn n umadda iyo calanka xaal sii haddii kale halkaad joogto ayaan kuugu iman shaqona kaa qaban

    • @shukri1640
      @shukri1640 5 місяців тому +1

      Halkaad joogto kugu iman baad hadal ka barateen hadalka qodob ka hadal isagu wax bu ka hadlee ya jaahil

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 5 місяців тому

    May May iyo madax adeyg iyo waxaad jirin kkk aqoonsi ontuu idiin jiro ayuu idiin jiraa

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому +1

    War xishoda oo intaydaan hadal fikira

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 5 місяців тому

    Sheeko la aan miyaa ku haysa maanta faylasuf miyaa

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 5 місяців тому +1

    Xalay qaadkii waxbuu u taray xariifkan

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 5 місяців тому

    26 June, Sidoo kale ha Iska daayan Magaca SOOMAALI, horey ayaan talo ahaan ugu Soo jeediyey
    Republic of Horn of Africa ama Republic of Red Sea.
    Iskä illoowa Soomaali hadii kale.... Sheeko khiyaali ah...

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 5 місяців тому

    Kan ma lacag ayaa halka ka gashay may bisha la ga wada ee adigu khaldaka joogi. May mey adigu kala garo

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 5 місяців тому

    Maxamed yaan la dhihin Waa MUXAMMAD!

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 місяців тому

    Adiga islaanta fadumo maxaa canteen
    Samalhu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XasanIbraahim-re2zs
    @XasanIbraahim-re2zs 5 місяців тому

    😅 WllaHi wan la yaabay Kan waa nafar bisaaradsady oo ay calankay TusTay wuu mirqaansan Yahy runTii. ..😅😅😅

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +1

    Inaad faqsh tahay waxaan u aray cali xaraare aad u xidhantay beryahay cali xaraaroo Somaliland u cadaw ah

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 5 місяців тому

    Kkkkkk waxaad kaloo aad iloowday calaamada redka ama guduudka waxaa isticmaala wadamada englishka kuhadla sida Britain..australia ..newzealand iyo Canada oo kudhextaalo calamadooda plus+ ee Christian

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 5 місяців тому

    Wax kale ka hadal

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 5 місяців тому +1

    Su'aal
    Calanka Sucuudiga ja warran? Ma laba calan baa? Bal nooga warran!

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 5 місяців тому +1

    😂😂😂 may 😂 waa diidmo caadiya 😅

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 5 місяців тому

    WARYA INAADER MA LAGU SOO HAYAA WAABA YAABAY WAR WALBO ARAGTII mid aad ku faraxdid marka unbu somaliland ku soo mayraysan ama u faqashoobi .
    Calaankan halka saxta ka jogso

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waali horteed.

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 місяців тому +1

    Hadalo❤

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 5 місяців тому +2

    Reer miyi ma may baad garan wayday bisha may

    • @assadabdi7737
      @assadabdi7737 5 місяців тому

      adiga ka doqonsan may waa gabar boqor kii giriiga uu dhalay magaceeda

  • @mohamoudmohamoud163
    @mohamoudmohamoud163 5 місяців тому

    Wuxuu nowon kara calan xaq ah oo dano guracan laga leeyahay, Calanka Shabaabka maxaad ugu dari wayday calamada aad jeceshahay

  • @SacidTarevel
    @SacidTarevel 5 місяців тому

    Labada dhinac ha lagaga qoro

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 місяців тому

    Waa soo waalanayaa
    May=is English month.
    Is not somali.
    English and somali is different😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faclon.
    @faclon. 6 днів тому

    kkkkkkkkk waad isku badisey maante

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 місяців тому

    Waar ma xashiish baad cabtay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 місяців тому

    Maa shekey kalaa waydey

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 5 місяців тому +1

    Meey ha laga dhiga OO la may 😅

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 5 місяців тому

    MAANTA WAX XIKMAD LEH MA SHEEGIN.
    CALANKA WAA IN TOWXIIDKA LAGA TIRAA
    SABABTOO AH MARKA DABALDAGGAU DHAMADO
    DHULKA LAGU WADA TUURAA OO LAGU ISTAGAA
    TOWXIIDKII. DAMBIGAS YAA QADANAYA?

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 5 місяців тому

      Adaa ku tuura malaha anagu kuma tuuree

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому

    May ma af somaliba. Cajiib wax walba wa soma li miya yes iyna ma yaba

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому

    Wa la hadla loma hadlo lakin caqli a lagu hadlaa

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 5 місяців тому +1

    Maà taasad la timid

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 5 місяців тому +2

    May maahan waa mey

    • @danabguuled5491
      @danabguuled5491 5 місяців тому

      Maskax yare malay cadowga u daban maanka laga doorshe

  • @ibrahimabdikadir9652
    @ibrahimabdikadir9652 5 місяців тому

    No no no

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 місяців тому

    Macaac lax baa ciyaysa

  • @MohamedMohamed-qk2bs
    @MohamedMohamed-qk2bs 5 місяців тому

    War kan ma gaska diyaradaha ayuu saaka soo cabay maxay tahay labo Calan ha la isku tolo maxaa u diiday in hal Calan labada dhinacba towxiidka ha looga qoro.

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 5 місяців тому

    Qalad ku ma toow xiidka ku qora naa oo eysan ogo leen ingiriisku iyo gaalada kale ee aad ba cara taan

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому

    Samne wa jilib ka mida arbkee may iyn arab ha la yidahado arab

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 5 місяців тому

    Waaryaa bishu waa May waa af English aduunkuna may ayuu yaqaanaa Calanka iyo bisha ha ku waalane heesihii iyo wixii aad walaaqi jirtey ku joog yaa daba dilif Cali Xaraare ma isagaa kuu soo akhriyey. Waxaan ku leeyahay Jini down war xume down .

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 місяців тому

    Bulaacad neefsatay maxay ahay

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂 maye

  • @sismail120
    @sismail120 5 місяців тому

    Kani waa badow beenbadan .waa in la xidhaa

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому

    Hadii kelana doqnimda naga daya

    • @axmeddaauud4846
      @axmeddaauud4846 5 місяців тому

      Caddowga somaaliland waa caddowga illaahay

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 5 місяців тому

    Waar ninyahaw nambarkaaga sidee uheli karaa

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 5 місяців тому

    WAA ARIN SAXA WAXAANA HABOON EREYGA NUXSIGA AFKA WAA LAGA DHAWRAA TUSAALE 18/05/1991=7 Number 7 waa madhaleys baa la yiraa?

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 5 місяців тому +1

    Ninyahow halisbaad gashay, kowdheh.
    Labo reer oo dilaa ah ayaa ku dhibsaday waa duriyadda iyo habargidir ood kutiri habargidir ayaa Naleh ilaahay kacabsada!! Ood ulajeedo hmmmhmmm

    • @QaasinAhmed-k4z
      @QaasinAhmed-k4z 5 місяців тому

      War cabdul kaadir Hg mahaysano nin yohow ka har ninka walaahi waa iga qoslisay laba dilaa duriyada iyo Hg
      Hg aa naleh ilaahay ka cabsada war ninkaan toosh aad ku daartay adaa laguu haystaa haday wax gaaran

    • @abdulkaadiraabi1986
      @abdulkaadiraabi1986 5 місяців тому

      Videogii baro fanaankaaga,
      ayay ku jirtay habargidir aa na dheheyso ilaahay kabakha.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 місяців тому

    Sheeko cabtooy xashiish

  • @King-lp1my
    @King-lp1my 5 місяців тому +1

    Xadiis saxiixa ayu macnihiisu yahay Hadii ay daka u hadlaan ama gadgwadeen unoqdaan dad aan aqoon lahyni saacada sug
    may o English ah iyo maya maxa iska galay?
    Waa caqiido xumo iyo shirki hadii aad aaminsantahy in magaca may ictiraaf hor istaagi karo alle aya ina ictiraafay ka aduunkuna goortisu iman
    Kolay aqoon ma wanaan ku saxayaa weedhaha luuqad laga soo minguuriyo e ligaqad kale ama dad aan dadkeedi ahayne isticmaalaan hadii aad rabto inaad rogto wa inaad afka waxay ku tahay u rogtaa
    May=maya wa isku mid 😂
    Yaa kaga horeeyey?
    Hadii taada lugu socdo waxay noqon xataa ereyada carabiga e quraanka ku jira inaad ka dhigto afsomali kelmedo so shabaha
    Taasina wa mid caqliga iyo aqoonta macaajimta baalmarsan o macal waana wax uun adiga ku gaara macanaahaguna waa un iska hadal ama wax aan khalaaf xanbaari karin khlaaf ka dhali
    Erayga may e English ah hadii macnihiisu noqon lahaa maya
    Doodadu waji bay yeelan lahayd
    Haba jabnaato caqiido ahaane
    Wajibay yeelan lahaydo earaybaad qabsatay Lkn caqiido xumadaada ah in eray lugu dhawaaqay qoraal baajin karo ama alle qadartiisu iyo bixintiisa eray xijaabi karo bad fashilmi lahayd
    Ugu danbayn jahaliga diineed e ku haya caqiida xumaa ku raacday e umada wax anfaca u so bandhig ama iska aamu
    Wabilaahi tawfiiq

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar Місяць тому

    Dhalinyaradi daashay marka dancirooliyo ragu madaxu deeb yahay ninba maxdi ha udego ee bilaba dagalka

  • @xafsaosman7405
    @xafsaosman7405 5 місяців тому

    26 juun ayaa fiican in laxuso

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 місяців тому

    Yaa ku soo waalay bacaaac

  • @HajiGarmaqate-rs4in
    @HajiGarmaqate-rs4in 5 місяців тому

    wanku.tageray.tawxidka.halasaxo.ano.nin.ogadena.ah

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 5 місяців тому

    adeer waxba ku mahadlasida is ka aamus mis muqumad baad ku cashaysay

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 5 місяців тому

    Ma shaa Allah that's but why did uou take so long? I think since last year's you have been shouting fresh khat or jhat. Continue ordering that khat from that place because that khat is developing your brain and one day you will be the next president of Somalie Land. Keep your head up.

  • @omarsahal8838
    @omarsahal8838 5 місяців тому

    War adiga xagedka kenta in wagadal lo akhriyo

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar Місяць тому

    Bal aan aragna dhaxalke waa inoo dagal bal waxad tidhahdan

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 місяців тому

    Somaliland waa 1 beel waa marki runta lagahadlo. 1960 garaad gala dagaalka aabihii ayaa yiri 40 bari aan midowga ukaadino. Waalaga diida. لا یاغراد waxaa lasoo gaaray 1991 ilaa marki jamhuuriyada labaad la aas aasay waxaa cod dheer kuqaylinayey reer owdal oo lahaa xoriyadi 60ki aan ulaabano si aduunku noofahmo waalaga diida. Waxaa taladi iyo wixi dadka kadhaxeeyey isku koobay garabki hubeysnaayee snm. john garand oo dadkiisu cawaan ubadnaayeen miyaad kaliidataan? john garand wuxuu dagaal dheer lagala khartuum. Si uu aqoonsi uhelo wuxuu dib si kumeelgaar ah ualamidooba khartuum inkastoo uudhintay hadana dadkiisi heshiiski uu usoo qaaday xoriyad ayuu uhorseeda. Snm waxay dhaheen wax noo imaankaro maleh wax wadahadal ahna madaxbanaanida kamagalayno. Sidaas looma goosto😂😂😂 hadii sidaas fowdada ah wadamada africa lagu kalagooyo 1 wadan oo mideysan lama helayo taas weeyo waxay reer galbeedku diidanyihiin. Fowda iyo dagaal faraha looga gubtaa meelwalbo kabilaaban.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar Місяць тому

    Ishka hadle calanka madigo oo shalay dhasayba ka tala bixinkara calankayag adiga iyo naburda asan ka shaki maxamedba isa so kaxaysta oo dagal bilab bal ta idinqabsata midakale waxaan leeyahay in dhawacinana lacuno baaxalaal ah oo bawdoyinka laga goosto ladubto inta kalana warabaha loo turo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 місяців тому

    No iyna ma fal yaba

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 5 місяців тому

    Wax kale ka hadal