MW Somaliland Muuse Bixi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo si wadajir ah ula hadlay Shacabka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2023
  • Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo si wadajir ah ula hadlay Shacabka Somaliland

КОМЕНТАРІ • 51

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 11 місяців тому +16

    Somaliland is a failed project

    • @bilana289
      @bilana289 11 місяців тому +1

      Yaa is gaadhay ciyaari waa gelin dambe

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 11 місяців тому

      Exposed and failed in front of somali people and the entire world. It’s a qabil project and now it’s dead weather they accept it or not 🤷🏽‍♀️

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 11 місяців тому +6

    Ninkii soo joog Laga waayo, Soo jiifso ayaa Laga helaa. 🇸🇴👍 war hooy ka joog colaad Muusow ka joog😮😮😮😮
    In the name of Allah, your heart should be in an ambivalent situation 😅

    • @ahmedwarsame3360
      @ahmedwarsame3360 11 місяців тому

      Dagaalku hada ayay bilow yahay
      Mooryaanta Huwanta ahi cidla ayay ka mashxaradayaan

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 11 місяців тому

      @@ahmedwarsame3360 siiiilka habarta iyo boonta aad eheed usheeg iskeen goojacade mise madaxaaga aan arko weceshii idin dashay wass imisa aan idin digniinay aduunka wuu arkay waxa tihiin iidoorow urka badan

  • @ssm555
    @ssm555 11 місяців тому +1

    When you are engaged on the wrong path, Garxaajis, it is far better to be alone than to be in bad company.
    You cannot shake hands with a
    clenched fist when opposition leaders sell you out. Whenever a bone is thrown for them.
    Good judgment comes from
    experience. Do not mind anything that anyone tells you about anyone else. Judge everyone and everything for yourself. It is this that in all things distinguishes the strong Garxaajis from the weak.
    Sultan Saeed Mogadishu 🇸🇴

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 7 місяців тому +1

    Doorasho kasta Hadii la Qabto Somaliland Dagaal iyo Colaad Hadii Lagu Bedelo Horumar iyo Nidaa

  • @Stay-motivated68
    @Stay-motivated68 11 місяців тому

    We’re about to get revenge on them soon. I do believe that 💪🏽 Cmon Somaliland

  • @ahmedwarsame3360
    @ahmedwarsame3360 11 місяців тому +1

    Huwanta iyo argagixisada iskaashanaya dhawaan baa lasoo afjarayaa, cidla ayay ka mashxaradayaan huwantu, lkn ma oga jabka kusoo socda, dagaalku hada ayuu dhinaca SL koow ka yahay

  • @abdirashiddaud5778
    @abdirashiddaud5778 11 місяців тому +6

    Mar hore ayaa leykinka rabey hada waa inaan soo aargoosano sida ugu Dhakhsaha badan cadowgana waa inaan tirtirno cadowgii dhibaatada geystey

    • @Professor4555
      @Professor4555 11 місяців тому

      Qasab ma ku maamule qabiiil an idin rabin 😔😔😔

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 11 місяців тому

      Qaldaan marqaansan marfish ku raagay. Guul Soomaaliya iyo midnimadeeda ha waarto. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 11 місяців тому +4

    Faysal Musaa ku xigo’ iga qora tariiqdaa😂 wadanka waa laga xoreyn aragagxiso kunfur iyo waqooyiba. Viva Somalia 🇸🇴 Viva Khatumo State of Somalia🇸🇴
    Dictator is always dictator. Garaxajisoow shaqdu waa dhankiina. Ama is bahadila ama is muujiya idin keey indiin taal.
    Somalia🇸🇴 si loo wada xooreeyaba waa la xoreyn taas meel ku qorta.
    No more aragagxiso, great Somalia will come back inshallah.

  • @user-gz3rg9bk7j
    @user-gz3rg9bk7j 11 місяців тому

    Bonjour ou bonsoir l'unité pour votre souveraineté soutenons notre armes vive la Somali Land et son président Moussa

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 11 місяців тому

    Ader yaal joogaa kibir Ma fcnaa

  • @hodanmahamoud7902
    @hodanmahamoud7902 11 місяців тому

    Croydon haqoslin

  • @somalios1497
    @somalios1497 11 місяців тому

    Suuliland qudhmisland qabiilisteland uskagland

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 11 місяців тому +1

    Jano saas laguma helo saas raqiis uma aha janada adinka iyo kuwa adin ka so horjedo inshlaah naarta ku gubt qabyalad baa idin gaarsiyasay halkaas ee diin iyo jano raadis hadii dhul lo dagaalamo jano lagu gelayo waxaa jano gelaya yukreniyinta ruushka ku soo dulay ka garden gaal iyo musli isku Raaceen

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 11 місяців тому

      Waxba kama ogid aduunyada hadaad hurdo kasoo kacday
      Horta laascaanood somaliland iskama laha beel dhulbahante layiraahdo baa iskaleh hadana la wareegtay isaaqna buroc,berbera,iyo hargeysa kama maqnee kibirkii baa fadhiisiyey
      Ruushkuna 10 sano buu abhinayey ukraine kulahaa america yaysan hub keeniin agtayada inaga daris ah waayo nuclear baanu haysanaa iyaguna waa cadawgaya aynu nabad ku wada noolaano maantana ukraine waata sagxada taabatay sida somlilandtii 32 sano faani jirtey sagxada u taabatay soo joog hadii lahaa waayo soo jiifso baa la helaa faydal bootaan balantii ina falaalug sheegay baa dhacday adigu maxbus baan is wareysan doona ilaahay ba dulmiga diidey 😅😅😅😅😅
      Weligeedba qof xaq ku dagaalamaya guuldaro ma gelin

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 11 місяців тому

    War iscazil waa fashilantay marhadii fulayo Faqash ah kubaacsadeen

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 11 місяців тому

    Dulmi iyo kibir waa lagu lug’goaa manta isaaq somali iyo adunka horti ayu ku fashilmay

  • @kayzekayzeadan1029
    @kayzekayzeadan1029 11 місяців тому

    Madaxwayne waxaan Luula sheegayaa in ay kula dagaal galayaan intii nimcada wadanka kula nuugaysay qabiilkay doonto ha noqotee balse intayadii idin daawanaysay we ka qatanayd nimcadaa inaanu maantana idin daawan doono oo aanan kaqayb naqonayn markay dhimasho joogto nin kastoo gabooye ah ok ka qayb qaata dagaalkaa waa nin macno daro Lu dhintay Sidii dharaga looga qaday dhimashada waa in looga qadaa

  • @gao2023
    @gao2023 11 місяців тому

    Dooqonka qoslaaya ee cirro doqon iyadoo ciidankii somaliland dhabarka ka toogtey ayuu qoslaaya, Nacas, ileeyn waa maraan

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 11 місяців тому +1

    Universal tv Somalilnd halaga joojiyo insha allah

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 11 місяців тому

    War cisaaqa Ileen wax dagaalamikara maahan. Waad isceebeeseen marhadii Faqashtii Puntland hore Muqdisho iyakoo taangi Tigree iyo ciidan 70,000 Etopia dabasocda hore loogusookufsaday marhadii idin bursadeen. War dad iskdhiga ee waxaan (Biixi) iska horwareejiya, waa daciif.

  • @hargeisasomaliland443
    @hargeisasomaliland443 11 місяців тому

    Muusow iscasil wlhy sidan somaliland way ku babaine usamee shacabkaga uun

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 11 місяців тому

    so call qaran four isaq man plus one godobiirsey man waa qaran mideeysan where is faysal waraabe???????

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 10 місяців тому

    War inan gumeed iidoor soomalidiid walaal maxaa oohin kaa keenay oo sawdii doobada soo ritayo gaal iyo islaam shafka u garacday oo sawdii deegaamada daarood isku dayey inaad xoog kuba xalaalayso oo dhaqashow maaro iyo marin lagaa waayey oo nabad lagugu maareeyo iyo maslaxo lagaa waayey oo maxaad waxyahow maantadan oohin ula ilmaysay oo maxaad isugu salaqdhabatay sidii islaan gabar yar la la guursadayoo waa wareey islaba daba wareegaysa oo war iidoorow tayo iyo taag toona ma lihide heedhe hawiye kuu taliyo oo irirkaa arxan iyo oodba la wadaagso.

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 11 місяців тому

    Mujaahid howshani waxay u talaaa beeshaada iyo habar jeclo waa idin ku bas, ma haday taladaadii iyo afqadhmuunidaadii iyo madax adaygaagii aad garwaaqsatay daalim jabay baatahay.

  • @omarsweden3043
    @omarsweden3043 11 місяців тому

    Wa dagaal ah Somaliland vs Somalia
    Wa dagaalka faqash mar kale

  • @mohamedhussein7663
    @mohamedhussein7663 11 місяців тому

    Projectigan SL end of life soo gaaray, reer boorama aa next ah.

  • @mohammedalinur2210
    @mohammedalinur2210 11 місяців тому

    Wali dagaal bad carababeysaa musoow warhooy kajoog xalkale raadi aan aheyn dagaal labada dhinacba dhalinyarta ku dhimaneysa madax adeygaga iyo kibirkaga ayad somaliland gacatada ku burburineysa

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo 11 місяців тому

    Idoor laan 😂

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 10 місяців тому

    idooR lanD 😂 tii xaarku ka buxay igu salama qadaaN xaarpa ka puxa 😂😂😂

  • @ahmedshiine7424
    @ahmedshiine7424 11 місяців тому +1

    Masha alla calooshana kawada socda plse😅 qarankana daacad unoqda

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 11 місяців тому

      Faqash urayso oo Harti hore ciidankood dhamaa oo Cabdullahi Yusuf wato oo kudabadhuumanayo 70,000 ciidamada Etopia iyo taangiyadooda iyo helicopteradooda hore Xamar loogusoo jebiyay buu ciidankiis xataa qashin Puntland uu kakooban ceebeeyay Somaliland. lWar waxaan wuu fashilmay dhibweynuuna Somaliland ugeestay. Umada hakahorwareego, waa fashil leadershipkiisa.

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 11 місяців тому

    Balaayo kula qososhay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 місяців тому

    Somaliland waa burburtey Amisom ayaa la keenayaa Hargeysa biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

    • @niciimamaxamed8441
      @niciimamaxamed8441 11 місяців тому

      Amisom soomaliya ayey wax u qaban wayeen maxay somaliland u qabani Allow umada somaliyeed xaqa tus oo naga qabo siyaasiyiintan kursiga eryanaya ee umadii kale fogeeyey.

    • @bilana289
      @bilana289 11 місяців тому

      Saidmuse isku bax qumanyo

  • @Professor4555
    @Professor4555 11 місяців тому

    Sherkadi isaaqland waxey ku danbeysey qabiiil an na rabin ba qasbeyna anagana Somali weyn nama qasbi karto, war qoladani qof caqli leh ma lahan miya, la xawla wala quwata ila billaah 😠😠😠

    • @omarsweden3043
      @omarsweden3043 11 місяців тому

      Faqash aabaha was dhiig faqash

    • @Professor4555
      @Professor4555 11 місяців тому

      @@omarsweden3043 walaalow qolada ceyneyso haku danbaabin aniga ma ahiye, adinkaba ma yeeli laheyn hadi qolo kale qasab ey rabto iney idin kugu taliyaane, si daacad ah u fiiri inti sheeko caruuredka ad ku noolan lahed

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 11 місяців тому +1

    Mashallh Guul Guul ssc iyo somaliland
    Guudaro😂

    • @bilana289
      @bilana289 11 місяців тому +1

      Isku bax qumanyo

  • @Twa917
    @Twa917 11 місяців тому

    Garxajis ayaan laydin gaadin
    Walh aminaad anüu jican amino walay anga thy

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 11 місяців тому

    madaxweyne qaran uu isku tilmamay wuxuu yiri waa soo aarsanaynaa yuu kasoo aarsanaa inuu shacabka sool iyo sanaag uu soo laayo

  • @DhaakoMedia
    @DhaakoMedia 11 місяців тому

    C/Raman cirro. For weak character.