Abdirizak Carab Heesta 18 MAY [Kamid Maaha!] - Official Music Video 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 329

  • @minatonazamake9816
    @minatonazamake9816 4 місяці тому +74

    Wlhi reer xamar ayn ahay lakiin hadana wn ku faanaa dhalasho ahaan in aan ahay somalilandar meelkastoon ku kokay wn jecelahay dadkeyga ❤❤❤❤❤ happy 18 may meelkastaad joogtanba

  • @HusseinAli1020Ab
    @HusseinAli1020Ab 4 місяці тому +31

    Reer Soomaaliland Quluubta Idinka Ogsooni From Ciyaal Xamar

  • @Tourism24
    @Tourism24 4 місяці тому +19

    Somaliland guuleysta abidkin ciidankeyga qaran guushu waa dhankina markasta cadow giinu alle ha jabiyo guul Somaliland 🟩💚🟢⬜🤍⚪🟥❤️🟥💪💪💪

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 місяці тому +63

    Hambalyo Hambalyo reer somaliland from somalia 🇸🇴 ❤❤

    • @AFRAANQALLOO
      @AFRAANQALLOO 4 місяці тому +2

      I'm oromia Hararge I love samali ❤️💚❤️🙋🙋❤️🤍💚

    • @user-kv9uo3di8y
      @user-kv9uo3di8y 4 місяці тому +1

      We love you somlia❤😊

    • @marwamahad4960
      @marwamahad4960 4 місяці тому +2

      Shukran❤

    • @UuseyYaanyo
      @UuseyYaanyo 4 місяці тому +1

      HAHAHA labo somali o kala wadan ah 😂

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 4 місяці тому +1

      @@UuseyYaanyojabuutiba waa somali

  • @zekariamohamed4665
    @zekariamohamed4665 4 місяці тому +20

    Hamplayo Hamplayo walalahen from 🇸🇴🇸🇴

  • @user-xr5du1hq9y
    @user-xr5du1hq9y 4 місяці тому +15

    hambalyo reer hargeysa jana from muqdisho🎉❤

  • @abwaannasto4400
    @abwaannasto4400 4 місяці тому +68

    Landers ismuujiya happy 18may ❤

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 4 місяці тому +15

    Abwan saaar heestii labada carab iyo dollar❤

  • @xamsecsalam3666
    @xamsecsalam3666 4 місяці тому +17

    Ereyada iyo laxanka abwaan xaashi ibrahin (saar)💚🤍❤

    • @houdamohamed5423
      @houdamohamed5423 4 місяці тому

      Sannadkan Ayuub heeso mcn ayey sameye maschallah abwan saar ❤❤ happy 18 May somaliland

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 4 місяці тому +24

    Walalahyga Qalbiga Idinka jecalahy Somaliland 💚🤍❤ Hees weyn iyo maalinta 18may Guuleysta
    Faraxdiina kor u muujiya Love u all From Mogadishu muuq bilan 🤚😊

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 4 місяці тому +35

    Happy 18 may duriyada direed ree sheekh isxaaq from surre🫡💚🤍❤️

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 4 місяці тому +1

      Surre tolkanaga♥️

    • @Keena-diid
      @Keena-diid 4 місяці тому +4

      Anoo huba in wanaag kaa hadlinayo aan ku saxee majiro wax durriyad la yidhaahdo oo calankan iyo dalkan gaar u leh Dalka jamhuuriyadda somaliland baa la yidhaahdaa dadkiisanu Wa somalilander mahadsanid

    • @Keena-diid
      @Keena-diid 4 місяці тому +1

      Anoo huba in wanaag kaa hadlinayo aan ku saxee majiro wax durriyad la yidhaahdo oo calankan iyo dalkan gaar u leh Dalka jamhuuriyadda somaliland baa la yidhaahdaa dadkiisuna Waa somalilander mahadsanid

    • @peaceandlove8760
      @peaceandlove8760 4 місяці тому +2

      @@Keena-diid aad iyo ayad umahad santahay laandheere

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤

  • @Awale.british
    @Awale.british 4 місяці тому +24

    Happy 18 May All Landers ..💚🤍❤️ Waa Malinteeniyee Farxadena Kor u Mujiya.. ✊

  • @yahyeadandubad7104
    @yahyeadandubad7104 4 місяці тому +16

    I aamin heestan waa mida ugu Shidan sanadkan markay 5 million gaadho hayno ahaato

  • @muniirjamaalabdilahi833
    @muniirjamaalabdilahi833 4 місяці тому +8

    Kama zeexanayo waan ku zoo jeeda intaan noolahay dhiigaygana waan u huryaa wlhi 18 may ❤

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 4 місяці тому +8

    Horgalku ka mid maaha qarankeena❤

  • @yonezcrown1909
    @yonezcrown1909 4 місяці тому +6

    Fananka qaranka ku abtirsade
    Calanka uheesin
    Qarankeen ka mid maaha.
    Al fanana C/Rizaaq Carab
    Keep going bro

  • @fadxikhadar8371
    @fadxikhadar8371 4 місяці тому +3

    Fanaan qaranka ku suntan yahy___ Apdirizaq carab__the one and only Lengend allways Lengend ❤👍💚🤍❤️happy 18 may all Lenders ❤️🤍💚💯

  • @asiyaalihussein182
    @asiyaalihussein182 4 місяці тому +3

    Yaasalaam fanaaniintii reer Somaliland sanadkan waad naga tunteen Allayac isag dhamaantiin noolaado geesiyada Somaliland ❣️ Happy 18 May❣️❣️

  • @ayang7089
    @ayang7089 4 місяці тому +9

    Waxan radiyaba wan so helay anigo ciyal xamara hestan crush ku noqday viva somaliland🎉

  • @FadumoHufan
    @FadumoHufan 3 місяці тому +1

    faraxd ban la ilmyaa mrkan arko dadkygoo mid ah iyo calnka qurxda badan ee ilhye noogu nimcyaye thank you wiilk heesta qaadya ee side fiicn u sharfye

  • @nhja7973
    @nhja7973 4 місяці тому +4

    Bilowka Hestan aniga sifan ika hadlaysa.... REQUESTED MY WEEKEND OFF FOR THIS SO SPECIAL DAY FOR MY FELLOW SLANDERS💕💐... ..balantaynu waa Trafalgar Square.

  • @siman1we
    @siman1we 4 місяці тому +5

    Happy 18 may dadkeyga lovio

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 4 місяці тому +2

    Ninka seexday kamid maaha
    ka mashquulày kamid maaha
    18may farxad ciidin kamid maaha
    Qarankeena kamid maaha
    Kan muujin kamid maaha ka masuugay kamid maaha
    18may mahadnaqin kamid maaha
    Qarankeena kamid maaha
    qabo calanka oo muuji ku mar midigta
    kor haadi ha mudhee cir bixi koonka
    La mar dunida oo may dheh 18 may
    may dheh may dheh waa maalinteeniye farxadaada kor umuuji
    Waa markaan midkaan tuuray
    Mar labaad ku helay mawdka
    Waa markaan milgaha nolosha aan siistay muruqayga iyo taagta maankay
    Ka aan ciidin kamid mid maha
    Ka mildhaabay kamid maaha
    18mayda muxiboonin kamida
    Qarankeena kamid maaha
    Qaba calanka oo muuji ku mar midigta
    Kor haadi Ha mudhee cir bixi koonka
    La mar dunida oo may dheh may dheh
    18may waa maalinteeniye farxadaada
    Kor muuji ❤❤❤❤❤❤xamze batuun❤❤❤

  • @abdikadirsaedabdilahi8734
    @abdikadirsaedabdilahi8734 4 місяці тому +1

    Crisaaq carab heer sare hees heeso dhaafay 18may thank u sir

  • @user-co2bi5ei3t
    @user-co2bi5ei3t 3 місяці тому +1

    My 18❤❤❤❤❤

  • @IkranCabdi-cl3ot
    @IkranCabdi-cl3ot 4 місяці тому +1

    Masha allh abdirisaq wllhi lahan an tageero kuumar miidigta oo muuji wllhi heestani waay Darren har lassa haa daanan koor uu qaadin kaamid maa ihii 💚🤍❤️happ 18 my daadkayga landarisk💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 4 місяці тому +3

    Abwaan saar iyo abdirizak arab miisaanka culus💚🤍❤️

  • @isaxaaqclrashiid7719
    @isaxaaqclrashiid7719 4 місяці тому +1

    Wee wee way soo dhacayaan hewsihii ciidu midabi miday ka shidnayd ayaa hawadda qabsaday❤
    Happy 18may dadkygiiii🎉

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 3 місяці тому +1

    Happy 18 may All Landers

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 4 місяці тому +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Reer Somaliland Guul Iyo Gobanimo. Viva Republic of Somaliland. Long Live Somaliland and the people of Somaliland. Let’s celebrate we soon shall have Recognition we deserve. Let the enemy of Somaliland cry a river of tears. 💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AZATH_OFFICIAL
    @AZATH_OFFICIAL 4 місяці тому +4

    Ka mid maaha Only somalilanderr 💚🤍❤️
    Abdirizak Carab

  • @fifiabdi9702
    @fifiabdi9702 3 місяці тому

    Machallah tabarakallah Guul somaliland Happy 18MAY ❤❤❤❤🇩🇯

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 3 місяці тому

    Happy. 18May. Happy. 18May ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 4 місяці тому +3

    Abwaan saar heesaga somaliland oo dhan dorkan isaga sameyay mnsha allah ❤❤❤

  • @user-bf6ri6yo7h
    @user-bf6ri6yo7h 4 місяці тому +3

    Hambaiyo soomaaliland happy 18may ❤️🤍💚

  • @filsannourdjamanour8375
    @filsannourdjamanour8375 3 місяці тому

    Mashallah the king of the afgaab

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 4 місяці тому

    Ayyy Fanaaniinteena kuwaan dheernahay qayrkay sidaa ugu faana calankiina😥♥️ABDIRISAK ARAB OUR KING SINGER🖤🎤🖤
    NINKA seexday kamid mahaa🤛
    Kamashquulay kamid mahaa🔥
    18mayda farxad ciidin 🥳🤩kamid mahaa😕
    QARANKEENA kamid mahaa🔥🔥
    Allow kudhowr calankaygii dhiigaygii DHUUXAYGII waliga kor ahow 🎉🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 4 місяці тому +1

    SOMALILAND HAA NOOLATOO 🦁🦁🦁🐫🐪🐪🌍😍😍😍😍😍🤩🤩

  • @honeyteam8695
    @honeyteam8695 4 місяці тому +4

    The only one abdirisaq arab fiva landres🎉

  • @SubaydaAbdirahman
    @SubaydaAbdirahman 4 місяці тому +2

    Ka mid Maha ❤

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 4 місяці тому +1

    Wayy Tani waa DhaxaL Abwaan Saar wuu uHagar baxaYy WalHi Heestan iyo MustafE Dollar isagaa Erayo iyo Laxankaba LeH Hayaay Abdirizaaq Arab 💚🤍❤️🩸☑️

    • @caskooo21
      @caskooo21 4 місяці тому +1

      Abwaan saar wuu uhagar baxay 18 may dan

  • @cabdicasaan114
    @cabdicasaan114 4 місяці тому +1

    Waaaaw heestan waa heesta sanadka ee 18 mayda

  • @zuweydaxuseen2438
    @zuweydaxuseen2438 4 місяці тому +1

    Abwaan Saar dollar iyo caraba isaga udhiibey heesaha abwaanku wuu ciideysanyahay❤

  • @barwaqoaxmed5621
    @barwaqoaxmed5621 3 місяці тому

    La mar dunida oo may dheh
    18 may dheh❤❤❤

  • @asmamaxamed668
    @asmamaxamed668 3 місяці тому

    Qabo calanka, calanka oo muuji
    Ku mar midigta oo kor u haadi
    Ha mudhee cir bixi kownkaa
    La mar dunida oo may dheh
    May dheh 18 may dheh
    Waa maalinteeniiuee farxadaa
    Farxadaada kor u muuji❤

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 3 місяці тому

    Maansha alaah wuu shiday

  • @safasiyaad5711
    @safasiyaad5711 4 місяці тому +2

    Hees daren gaara wadata weeye 🤍❤💚

  • @maariyaapdi
    @maariyaapdi 4 місяці тому +1

    Nin ka seexaday kamid maaha🥺💚🤍❤️

  • @somaligirlchannel8310
    @somaligirlchannel8310 4 місяці тому +1

    Qaran keena ka mid maha ❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 4 місяці тому

    Somalilnd ❤❤ happy 18 may somalilnd guuule somalilnd

  • @user-ym5nv8lh4g
    @user-ym5nv8lh4g 4 місяці тому +1

    Happy 18may

  • @user-mz8wg6bk3m
    @user-mz8wg6bk3m 4 місяці тому +1

    Inder happy 18 may somalilnd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UpdiMuhumed
    @UpdiMuhumed 4 місяці тому

    happy 18may❤❤❤

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 3 місяці тому

    Erayda Iyo laxanku
    abwaan zaar🫡🔥

  • @filsannourdjamanour8375
    @filsannourdjamanour8375 3 місяці тому

    Hore u soco the boqor😊

  • @asmacali111
    @asmacali111 4 місяці тому +1

    ❤waw cod ba ku dhacay

  • @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk
    @CabdiwahaabIbraahim-jt4gk 4 місяці тому +1

    Abwaan saar wuu cibaadaysty manshalh wow codkana abdirisak💚🤍❤️

  • @nastehoyusuf9605
    @nastehoyusuf9605 4 місяці тому +1

    Wa markaan midkan tuuray
    Mar la baad ku helay mawdka😢

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 4 місяці тому +4

    Somaliland Wadanka aduunka ugu heesaha calanka badan m,a❤😂😂😂

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 4 місяці тому

    Leggend🙏🏽

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 3 місяці тому

    Landers of the lion 🦁 ❤

  • @user-ny1cz4og4d
    @user-ny1cz4og4d 4 місяці тому +1

    Happy18May

  • @caashaqamabaranwali4691
    @caashaqamabaranwali4691 4 місяці тому

    Happy 18 may mia lander3🎉❤

  • @apdirizakxino2338
    @apdirizakxino2338 4 місяці тому

    One of the best singer ❤

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 4 місяці тому +1

    Happy 18may landers 💚🤍❤️

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 4 місяці тому +1

    HAPPY 18TH MY ALL SOMALILANDERS 🟢⚪️🔴

  • @abdimajidawil1115
    @abdimajidawil1115 4 місяці тому +1

    Happy 18 May to my people 🫂 🙏

  • @anwarabdiCabdulaahi
    @anwarabdiCabdulaahi 4 місяці тому +1

    Woooow❤😊

  • @ibrahimfaarax2196
    @ibrahimfaarax2196 4 місяці тому +1

    Kamid Maaha Maaha❤❤

  • @saxafdawareegta659
    @saxafdawareegta659 4 місяці тому +3

    Qofka aan share gareenin kamid maha qarankeena hala share gareeyow heeska

  • @HBielb
    @HBielb 4 місяці тому +2

    Somaliland graduation guys 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hiboyoussouf4850
    @hiboyoussouf4850 3 місяці тому

    Mashalah Alah ya cisak

  • @CabdulaahiCabdi-ge8nw
    @CabdulaahiCabdi-ge8nw 4 місяці тому +1

    Viva landreska❤❤❤❤❤

  • @damalofficial4570
    @damalofficial4570 4 місяці тому

    Wow axyaa hees keep going Abdirisaq cisman xasan Ahmed ciise

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 3 місяці тому

    Waakaa waakaa❤

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet 4 місяці тому

    I love country my somaliland🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanabdirahman1777
    @hodanabdirahman1777 4 місяці тому

    18may❤❤

  • @safasiyaad5711
    @safasiyaad5711 4 місяці тому +1

    Hees daren gaara wadata weeye

  • @raqiyamaxamed7623
    @raqiyamaxamed7623 3 місяці тому

    Waaaaaw esha calaa hees

  • @kuukasworld4065
    @kuukasworld4065 4 місяці тому

    ❤️❤️❤️❤️somaliland

  • @umulkheir5847
    @umulkheir5847 4 місяці тому

    Landers happy 18may💚🤍❤️ farxad ku ciida ❤️🔥

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому +1

    Hambalyo adkaygoo ❤❤❤💚🌹👍

  • @khalilnour1005
    @khalilnour1005 4 місяці тому +1

    ❤️

  • @abdirizakeggeh8464
    @abdirizakeggeh8464 4 місяці тому +1

    1:37 kaan muujin kamid maaha ❤❤❤

  • @fuadabdillahi5704
    @fuadabdillahi5704 4 місяці тому

    Heesta sanadka 18May2024, Laxan, erayo, music, cod iyo muuqaal isku darsatay.

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 4 місяці тому +2

    Saarka cajib

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 3 місяці тому

    Abwaan saar wlhy waa waxkale

  • @user-uq6rd4yd8d
    @user-uq6rd4yd8d 3 місяці тому

    happy 18may bulsho weynt reer somaliland Allah sandkan sanadkisa bash bash iyo barwaqo ha inagu gadhsiyo iyo inago la,aqoonsady insha allah❤❤❤

  • @hakiimaabdirahman1302
    @hakiimaabdirahman1302 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SaraCumur
    @SaraCumur 4 місяці тому

    Alxdulillah illahay baa mahadle oo nadaaa nasiyay happy 18 may dhiiiga

  • @naasirmaano3799
    @naasirmaano3799 4 місяці тому

    Guul somalilan ❤❤❤❤❤cadawgedo hAjabo

  • @zahrai.mohamed6623
    @zahrai.mohamed6623 3 місяці тому

    Farxaddaada kor u muuji Somalilanders farxa oo dabaaldega 👏❤

  • @abdisalamabyan
    @abdisalamabyan 4 місяці тому +1

    Axsan Fanaan

  • @MahomedhachiSafa
    @MahomedhachiSafa 4 місяці тому

    M'y country somaliland ❤❤

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 4 місяці тому

    Guul🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ Iyo gobonimo abtiyaaladey kanaxow NAFTA waa

  • @DaganAbdi-qb2jl
    @DaganAbdi-qb2jl 4 місяці тому

    Somali ❤❤❤❤❤ je t'aime trop mashallah Allah ❤️😭🤲😭

  • @RayaanMohamed-nh8on
    @RayaanMohamed-nh8on Місяць тому

    18❤❤❤

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 4 місяці тому

    Heees qimo badan.. May 18 malin nagu weyn❤

  • @hamdaapdirahman9624
    @hamdaapdirahman9624 4 місяці тому

    Kor u qaada calanka❤❤❤ dunida waa ina barnaa