Waxaan dib uso booqday Saaka ay taarikhdu tahay 2025/1/5 axad 5:31 subaxnimo waan qiilaya waxaana laqilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay addis ababa mudo 12 sano ah waxaan sugaaye leen usa🇺🇲 alx wax wayliba way iiso dhamaaden allana wuu ii fududeeyay waxaan baxaya 2025/1/14 haduu alle idmo noloshii 12 sano aan addis ababa ku noola buug ayaan ka qoray xaalada adag ayaan soo maray iiso duceeya in alle i nabad geeyo❤❤🇸🇴
Adigoo gargaar biday ruuxa Gacan kusiin kara abaal manta Uu gabay bariyaanu kuu galin Dadka marka u baahitid ma helesid xiligaa garab ka rabto bk 😘😘❤❤🌹🌹👏👏👏
Bini aadamka lagu kle bartaaa mrkaad baahan thy iyo markaad bestaaa tahy😏 muqdisho 2/10/24 hbn arbaca ah 11:23 pm wn kle barty barty alle ka magan galy bini Adam baahidisa allow ha noo baahin bini adamka 🤲
Gobanimo hawada bidin ruxaa galab is barateen Hana moodin gacalka guushaada ruux neceb Adigoo gargaar bidey waxaa gacan🖐️ ku siin karaa abaal maantey uu Gabey biri yuunan ku galin walhi been mahan bk fanaan buuxa😢 14/1/2024🥺
Caawa ay taarikhdu tahay 2025/1/6 habeen isniin ah sacaduna 4:05 habeenimo waxaan la qiilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay Addis ababa mudo 12 sano waxaan sugaaye leen USA🇺🇲 rafaad Dheer kadib Alle wuu ii fududeeyay alx waxaana safar ahay 2025/1/14 hadaa maseej kayga aragto iso duceey in Alle nabad geeyo❤🇸🇴
Heestan waxy i xasuusinysaa maalmihi todabada ka saarayey wllky oo marka gursdey waliba xiligii qadada anoo isku madadaalin jiray, lana daaladhacaya jaceyl kali igu ahaa oon u qaadey maclin kmida macalimiinta dugsiga sare i dhigi jirty markas oo aan dhameeyey dugsigii sare bilo ka hor . Waxaan dib u soo milicsady maantoo wax badan is badaleen. Waktigu orod banaa
Heztan waxey si ad ah iga tabata qalpiga qofki an jecela ma wayiin wan hezta lkn Wax jirah isfahan lan marksta an isku dhaaacano ad ban u murugoda ale waxn kabaryayah ina noqono ku wi isfahama nolo quruxubadan kunolada
maxamed bk bor aleh hakuxafido runtii waxad cawa isoo xasusiyayya barigaan ka qaybgali jiray shaowga aad qabanjirtaya balse hadana wan usoo socdaa lakin suaal showga laqabanayo ma dumar ubaaa
waan xasuustaa gabdh aan saaxiibo ahayn baa waxay igu tiri kaama heline inagu kala wada walal markaan waqti badan wada soconay kadibna waan u calaacalay lkn way diiday kadibna waan kala tagnay heestaan ayaan ku ilaawayba xanuunkii😢
Kuma soo laaban miyaaa mise waad kala quusateen
Kkkkkkkk libaax baad tahay sxb
Waxaan dib uso booqday Saaka ay taarikhdu tahay 2025/1/5 axad 5:31 subaxnimo waan qiilaya waxaana laqilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay addis ababa mudo 12 sano ah waxaan sugaaye leen usa🇺🇲 alx wax wayliba way iiso dhamaaden allana wuu ii fududeeyay waxaan baxaya 2025/1/14 haduu alle idmo noloshii 12 sano aan addis ababa ku noola buug ayaan ka qoray xaalada adag ayaan soo maray iiso duceeya in alle i nabad geeyo❤❤🇸🇴
Ilaah amarkiis ninkaan heesihiisa weyba iska key socdaan🤣🤣 inta ila midka ah like ta igu qabta😍
Wlhi ani xitaa waa iska jeclhy fanaankan❤
douAleh dahir
comment 5 sano kahore ayad so qorti am still listening 🎧 his songs
Waqtigoo mar guranbaa
Mar godlada barwaaqoo
Waa giraan aduunyadu
hadba galinba caynee
Dadka ruuxa gacan maran
Inkastoo go,cawalani
Garabkiisa sudhanyahy
yaan waayihii gabay
Kugu odhan gob mahoo
Waxaa galinba aragtiyoo
Hadba dhaaya guudkoo
Yey garasho kaa noqon
Gobanimo hawada bidin
Ruxaad galab isbarateen
Hana moodin gacalkaa
Guushada ruux neceb
Adigoo gargaar bidey
Ruuxa gacan kusiin kara
Abaal maanta uu gabay
Bari yaanu kuu galin
Cimrigiyo gugaagiyo
Garaadkaga kashoo
Gurac hadalka hauodhan
Haku waayin ruux goba
Eray aanu kaa gayin
Nice
Waaaaaw
Fazio thnk u wllo
Allaylahe xaqiiq hees iyo badh
Wwwww abwaanada
Inti marku fanka Ka Baxay Dawnaysa Like Ta Igu qapo😂
22/11 /2022 habeen talaado aha, seetahay ayaanay
Adigoo gargar bidey waxa gacan kusin kara abal manta ugabey bari yanan kugalin 😢dadaka markad ubahanthy garabkaga farujiya marka adan ubahanene kuso garab istago ayaa jirah haku wayin rux goba arey anan.kageyn💯🥰😢👍
26 March 2024 time ;:1:36 happen Ramadana happen kii noloshayda GO ANKEEDA GADHAY INAN KALI KU DHAMAYSTOH😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😢😢
Nolosha an kula qaybsado😢
😢😢😢
still heestan waxan dhagaysanayaa 7/6/2023 habeen khamiisa😢😅
Adigoo gargaar biday ruuxa
Gacan kusiin kara abaal manta
Uu gabay bariyaanu kuu galin
Dadka marka u baahitid ma helesid xiligaa garab ka rabto bk 😘😘❤❤🌹🌹👏👏👏
Mohamed bky fananakan somalillnd katageero
haku waayin ruux goba eray anu kaa gayin
The One And Only Bk Heestani nin Noloshu Ciishay Uun Ba Dhagaysan Kara Runti Rag Yar Yaraysi Ma Lahaa 😰😢😢
Saxiix kalaam
QomiyaDa Somali b
Xqaiq
Bini aadamka lagu kle bartaaa mrkaad baahan thy iyo markaad bestaaa tahy😏 muqdisho 2/10/24 hbn arbaca ah 11:23 pm wn kle barty barty alle ka magan galy bini Adam baahidisa allow ha noo baahin bini adamka 🤲
17dec2024, 11:23Am
waa hees 1001 heesod ka jeclay ❤❤
Still 2023 stay for hard 😢😢❤ yaa ilahay caalam maxamed cabdi siciid bk fankii kama dambeyn 😢💯
Laabsalax abwaan tagey B.k fannan qaali ah noolada
Waa raag kulmay
Adigoo gargaar biday
Ruuxa gacan kusiin kara
Abaal maanta uu gabay
Barri yaanu kuu galin😏
Bk🔥
BadanaaH walaaluHu marKaan BaaHi
Loo Qabin😢😢
Gobanimo hawada bidin ruxaa galab is barateen Hana moodin gacalka guushaada ruux neceb
Adigoo gargaar bidey waxaa gacan🖐️ ku siin karaa abaal maantey uu Gabey biri yuunan ku galin walhi been mahan bk fanaan buuxa😢 14/1/2024🥺
Alaayacizak maxamet said abdi bk
Xasuusihii hore ayaaad dib iigu kaakicisay brother
Bk Fanaan qaran ah codkaagu ha jiro ❤❤❤
inta taageerta Bk Hayla dhafina like
mashalaah
c/raxman maxameaxmatdhe
Curad dad kuma jiro
Cirad dad kuma jiro
Nimaanan lagaari Karin weeye bk madaxaad iisaaran tahay
Haku Wayin ruux goba erey aanu kaa geyn ❤️🔥🔥
26/11/2024 maalin salasa ah anigoo dadkayga Ka iyo caruurtaydiioo aabahood iga qaaday 29/5/2024 aan sidii iga maqanahay oo aan murugo dareemayo
Still 2025 la gali rbaa 3 malin ka dhiman 😢
Hees mahan tan waa waano iyo aqli celin alla bk maxan ku xisnay wax ku dhigmo iskalaaji lee arka asagana hesahisa waa murti
AdiGooH Gar Gaar bideY RuuXa Gacanku Siin KaraH Abaal MaanTaH Uuh GabeY BariH YaanuH KuuH GaliN😢😢
2024 bisha 12th Dec iga danbeeyow ilaahay sanadyo qurux badan hakugu deeqo ana isoo duceeya in sanadkan aan dhibaatootinka aan sagoontiyo
mucjisada fanka bk hesihisa kama daalo
Jaw, taladii abwaanka ma uu qaadan. Sidii mikrofoonkiina wuu noo soo tabiyey. Allaah yahdiik
SINGER MOHAMED BK
ERAYO MIISAMAN :XASAN DHUXUL LAABSAALAX
LAXAN TOP AH
MUSIC : LEGEND FURINLE
VIDOE : TUSMO
GOOD WORK✅
*Wakhtigoo mar gudhan baa*
*Mar godlada barwaaqo*
*Waa giraan adduunyadu*
*Hadba galinba caynee*
🔥
*Dadka ruuxa gacan madhan*
*Inkastuu go’ cawlani*
*Garabkiisa sudhanyahay*
*Yaanu waayihii gabay*
*Kugu odhan gob maahee*
B K 🔥 Hanti Qaran
Eesh calaa hees! Alla maxaa nin rageed waayuhu gabeen dacawo shilimo haysataa ku ciyaysaa,waa sax qof shalay duruufta kaaga tegay yaanuu kuu sacabin maalin aad wacantahay
Ruuxad glb isbaraten ha moodin gclkaa👏👏
Gooba nimo ha wada bidiin ruuxa galab is barateeen hana moodin gacalka guushada ruux neceb saax walahi 👍
Walhi wan ka helay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Dadka ruuxaa gacan madhan
Inkastuu go' cawlani garabkiisa
Sudhanyahay.😢😢😢
My favourite song maxamed siciid cabdi BK❤ waa giraan aadunyadu hadba galinba cayne
hadba dhaayo guudkeed
yay garasho yay kaa noqon😢😢😢😢
waa fanaanka kaliye xidigaha geeska ka tagero mxmed bk nolow 💖💖😅😅
Mansha Allah ❤❤❤❤
hhhdudhu
Faylasuuf laabsaalax iyo cod daadiheye mohamed hees giraanta nolasha koobsatay iyo hogatusaaleyn xikmadaysan
Abwaan laabsaalax nin nolosha wax badan ka garanaya 👏👏✋🖑🖐🖒👐
Sweet song and thru touching the heart😭👏
Ruuxad galab isbarateen hamoodin gacalkaa👑👑👏👏
Hahahahah 😁 😁
Hadalkaas waan ku qosllay runtii
hhh walhi aniga ayee hata ihesatay ruuxa galab bartay aya nafdeda wada siiye
Abwaan baaa idinku dhan nollow laabsaalax mar waanku arki abwaan anheesuhuu qoro tagero
Anaa ku geyn ee so dhawoow wlashay
Oiuu99000
Oiuu99000
Gobonimo hawada bidin ruuxad galab isbarateen hana moodin gacalka walee wa xaqiiiq🙂🙂🙂🙂
Qurux badinadaa walal
Masaxbaa anigaa waaba kanaxay heestay
Haku wayin ruux gob ah eray Aanu kageyn😢😢
AlaH YacisaK Fanaaan jiRa
BooGihi hoRE iGusoo fadhfadhaysa heestan hadanba dhagayso
Nolow Bk
xasuus weye hestasi 2015😭😍👈
Haku Waayin Ruux Goba , Eray Aanu Kaa Gayin.
Murti Meel Dheer Taabanaysa Xasuus Gaara Oo Sameyn igu Leh.
Cid Walbo Farintayda Aragtana Guulbaan U Rijaynayaa. 🙏3:08
Caawa ay taarikhdu tahay 2025/1/6 habeen isniin ah sacaduna 4:05 habeenimo waxaan la qiilaya asxaabtayda waxaan ku suganahay Addis ababa mudo 12 sano waxaan sugaaye leen USA🇺🇲 rafaad Dheer kadib Alle wuu ii fududeeyay alx waxaana safar ahay 2025/1/14 hadaa maseej kayga aragto iso duceey in Alle nabad geeyo❤🇸🇴
inta bk tagerta liketa from burao
Heestan waxy i xasuusinysaa maalmihi todabada ka saarayey wllky oo marka gursdey waliba xiligii qadada anoo isku madadaalin jiray, lana daaladhacaya jaceyl kali igu ahaa oon u qaadey maclin kmida macalimiinta dugsiga sare i dhigi jirty markas oo aan dhameeyey dugsigii sare bilo ka hor .
Waxaan dib u soo milicsady maantoo wax badan is badaleen.
Waktigu orod banaa
Waa giraan aduunydu
Hadba galinba caynee
😭😭😢
hamda mowlid waa zaase bk makula kulanziiyaa
Ax ax ax
vive bk ❤❤
Haku waayin rux goba erey uusan kaa geyin ❤
Waaryee maxamed Bk ilaahay waa qufuuru raxim ee mid iyo laba hada inoo akhri waar waa tuuntaa
Gurac hadalka ha u oran haku Waayin Ruux Goba Erey Aaaanu Kaaa Geen
Eray aanu kaa gayin weeyaan wllo
Gobonimo hawada bidiin ruxaad galab isbarateeyn hana modin gacalka gushada gushada gushada ruux neceyb adigo gargar biday ruxa gacan kusiin kara abal manta ugabaay bari yanukugalin 👍👍👏👏
My fav song ala codkaagaa idaawacay b.k yoow lketa igucawiyoo plzz
2024 /10/31/ malin khamiisa remember
Maxamed bk noolaw inty nolol jirti 😭♥️
Sure cabdale quweys dir soomaaland ❤
Nacalaa nimaan duriyada ahyn Ku yaal ✌ alfanan bk
Ismail Maryacase Kkkkkkkkkk
Ismail Maryacase kkkkkk
MaHamEd SiEd ApDi
PK ♥♥♥♥ TaGeerO GooNiYah kUu HaYah ✔
Heestan wlahi wan ku mirqaamay caawa 7 septambar 2:16 habeen arbaca soo galayso
Best song wlahi🤩🤩
2024😢 dadka ruuxa gacan madhan yaney wayihi gabey kugu odhan gob maha 🥺🥺
Very nice Song Bk I have Interested to you song Mr bk
Ani iyo sxbty 😢heestaaaan nagu socotaaaa
Dadka ruuxa gacan maran inkastoo go cawlani garab yaanu waayihii gabay gob ma ahan😮😢
Heztan waxey si ad ah iga tabata qalpiga qofki an jecela ma wayiin wan hezta lkn Wax jirah isfahan lan marksta an isku dhaaacano ad ban u murugoda ale waxn kabaryayah ina noqono ku wi isfahama nolo quruxubadan kunolada
waxaad Galinba artiyo hadba dhaayo guudkood yey garashokaa noqon
Safar galabnimo 6.08
2/8/2024
Berbera to burco
Halagan nololeed iyo shaqo raadis
Bk Fankaa u Baahan
Ilaa hada mahayo fanaan aan Bk_yoow kuu dhigo
Heart Touching Song 🥹🎵
J aime cette trés Belle chason de mon cousin .pk.
Heestaan layrice keeda yaa igu caawin kara pls im intersting
Waan salaamayaa dadka 2035😢
Nice song
I.n markle waan kuso laaban😢
Guushada ruux neceb❤
Adigoo gargaar bidey
Ruuxa gacan kusiin kara
abaal maanta uu gabey
Beri yaanu kuu galin !!!👀
Yaa dhageysana 2021 👍
Cajiib 26/12/2024😢
maxamed bk bor aleh hakuxafido
runtii waxad cawa isoo xasusiyayya barigaan ka qaybgali jiray shaowga aad qabanjirtaya balse hadana wan usoo socdaa lakin suaal
showga laqabanayo ma dumar ubaaa
Hees xusid mudan Old is gold
Walhi biley waa kaheyna❤❤😊
Gurac hadalka haw odhan haku waayin ruux goba eray aanu ka gayin 💯🤷♀️
Ruuxa galab isbarateen hana moodin gacalkaa😮
Haku waayin Ruux gobbba Erey Aanu kaageyin💕
laakiin anuka waa no fikir reer no aqli nooh 😅😅 laakiin waa lagabartaa lagabadi yey 😁😜✌️
Hees casharro badan oo nololeed ugu jiraan ciddii macnaha erayada dhadhaminaysa ee aan muusigga un bes ku raaxaysanayn.
"وَتِلْكَ الأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ"
"Waa giraan adduunyadu
Hadba galinba caynee"
Dadka ruxa gacan marana inkasto go,a cowlani garabkiisa suranyhy yaan wayhii gabe kug oran gob ma ahan🥺💔🥲
Saas waye❤best song 🎵ruux malin isbarten hamodin gacallka🎉
abwaanka sameeyey waa nin rageed waayo arag ah wlhi
Xasan dhuxul laabsalax
siyasad waye hestan
Masha allaah
Said Hassan Mohamed
Nolasha waa halkan lkn aaqiro alow notosi
😍😍😍😍😍😍
Waxad galinba aragtiyo hee gudarahee
mohamed shido
Wllky subscribe igU caawi
Wllo adOo raaLi ah
Haku wayin ruux goba eray anu kaa gayn🥰
Waa glraan😘😘😘🔥💯
Haku wayin ruux goba erey aanu kaa geyn 🥺🤐
Wa ruun wllhi 😢
Allah kuxafido