Salma, you are pregnant so make sure you don’t engage in any upsets at this stage. Surround your self with positive energy and be around happy people, your baby will appreciate that ❤️
Abyo wan ku tageera wad iga qoslisa waxa kugu jeclahay in aad astuurnaato sawabto ah wanagsan ku na jeclahay abyo❤❤ love you sis ilahey ha ku Soo hanooniyo ficil iyo dhaqaq ku dar ilahey wuu ku jecelyahay hadad u Soo noqoto wuu ku cafaa insha Allah ❤❤❤
Salmo sheydaanka is ilaali iyo naag saaxiib tinimadeeda waa Drama so stay away gabadha kula dhashay la saaxiib if aad rabto qof aad waqti la qaadato waayo you’re sisters kaama hadlayaan so be careful you’re pregnant and so sweet girl daacad ah baa tahay take care yourself especially this time because you’re pregnant you don’t need it drama or stress
Salma qurux ku jecliya bbe❤naagta asma wa inadertay hadana adigaa ku wata no drama ❤naagahan ka dhex bax mesha hadii Quen qawan iyo naima family iyo asma daus marayan ma shar yara gurigaga be u socdan iyo noloshada ka dhex bax bbe plz sidii ankaga Baraney nogu wad 🫴💞
Naag shikhaday utagasa lays yidhi markad tidhi walashay ban utagayaa qof ka walan bad utagtee dadku wxy is lahayeen yarta waa la soo wacdin waaba laga sii walee
Naya alx gabar fican salmo we love you waxii ku dhiba ma rabno lkn walaahi ina qof fican tahay wa la wada arkey drama kuma rabno bayb ga uma ficno markaan umusha ahey iyo markaan uurka leyahey aad u xanuunsada depression igu dhahaa marka ma jicle in qof markaas qof la egta dhibka😢
Maxaa sxb ku falee adoo heesto wllshada ku jecel ❤ oo kula kaftamayso❤
❤❤mansha allha waa runta weye u sheega
Alalha so hanuniyo gabdhahan somaliyed qurqurxon
Cadoowgaga u noolow abaayo wixii aan ku qalmayn qashinka ku dar
I love sagal she so funny 😁
walaalo alle kabaq oo is astur dadkasto adoo qaawan ayeey kufiirinayaan coowro waaye abayo 😢😢😢😢😢😢😢 ilaahi haku soohanuuniyo inshallh
SALMAAY WALAASHAA LASAAXIIB ILMAHAAGA ILAASHO WARWARKA ISKADAA
salmo adi iyo sagala idinku haystaa nooso badiya qosol iyo qaraaxo iyo wax isla soo duuba 😂😂😂qoftaa yaree sagal waan ku haystaaye anuu
Xabibti salmo waan ku taageraa lkn please is astur waan ku jeclahay cadowgaga unoolow qalbi wanaageeyy❤😂😢
Mashallah young sister support her pregnant sister ❤❤❤
Salmoy dagalka adiga asmo prank ba u maleynayay lkn marka ogaday run run inay tahay wa xanaqay dadka kuwooda xun ha so dhaweysan qalbi wanagey❤
Salma masha Allah walal sas u fcn sas isku fahmeysin ado haysta maba naag saxib ka dhigaty 🙄🙄🥹🥹
Salmay wad dhuubatay abyo streska iska ilali naftadan yar no xafid dee 😂❤
Salma plz mida cagaaran ka qaado qurux ku tahay hadhow hadey calosha weynato xataa wa xirankartaa 😂😂😂😂
Salmo abaayo adigo walaha mcn oo aad is fahan santihiina maxaa naag saaxibtinimo ku fali walaasha ku fcne😊
Allah diintu wacanaa Allah soo hadaya labadan gabdhood waalid baa dhalay hooy maanta waa aduun barin waa aakhiro maxaad Allah la hortagaysaan
Salma, you are pregnant so make sure you don’t engage in any upsets at this stage. Surround your self with positive energy and be around happy people, your baby will appreciate that ❤️
Abyo wan ku tageera wad iga qoslisa waxa kugu jeclahay in aad astuurnaato sawabto ah wanagsan ku na jeclahay abyo❤❤ love you sis ilahey ha ku Soo hanooniyo ficil iyo dhaqaq ku dar ilahey wuu ku jecelyahay hadad u Soo noqoto wuu ku cafaa insha Allah ❤❤❤
Naaaa salma beryahan waan ku xiisnay walahi
Qalbi tinks Abaayo alehakudayo abayadaa ❤❤❤loreyou
Mansha ALLAH walashaa Saxibataa ha ahaato Naga Saxibtinimadeda waa Lugoyo iyo Naga kaa weeyen Habo Saxib Joji ❤
Salama quruxey❤ wakusalamay
Walashaa waan jeclahay wallahi ❤ Waa funny
Asc salmo wllshy setahay ILAHAY haku fududeyo uurka iyo dhibatadisa
Abayo plz next video timaha waxa dhaqsaha kubixiye noo faide plz ❤❤🎉
Salma qurx wlee nag ban arkey kugu cayeysey Folxumo alla hayay qalnjo wlh Thy teda kle gar io gardaro waku wata lkn abyoy ddka iska ururri nagahan shp lama noqdo 19 jir ahey waligey nag lma shipin tankle dey waxd samesa dadka odhan loma wada shek3yo
Alaah ha idin hanuuniyo ilmo sagaro habaryaaal iyo edayal
Salmo fudeed iyo qalbi ficnaan kala reeb❤
Alle haydin so hadeeyo
Salmoy side wax loga dalbadaa meshada wanku wareereee😂😂
Salmo sheydaanka is ilaali iyo naag saaxiib tinimadeeda waa Drama so stay away gabadha kula dhashay la saaxiib if aad rabto qof aad waqti la qaadato waayo you’re sisters kaama hadlayaan so be careful you’re pregnant and so sweet girl daacad ah baa tahay take care yourself especially this time because you’re pregnant you don’t need it drama or stress
𝐍𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐦𝐚𝐚𝐲 𝐯𝐢𝐝𝐞𝐨𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐲𝐚𝐫𝐞𝐞𝐬𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚😢😂
Guulayso wlaal from Burco Waan ku wata ❤
Mashallah sisters playing dress up today 👗👗❤❤❤❤ is good to have she time 💃💃💃💃
My sister, we miss you Say hi to your sister🫶♥️🫶🤲💋♥️💋
Naa ma ay🐶 ayaad sidataa mise bisad🐈 waxay reerkani wada walani 😂😂
Salma qurux ku jecliya bbe❤naagta asma wa inadertay hadana adigaa ku wata no drama ❤naagahan ka dhex bax mesha hadii Quen qawan iyo naima family iyo asma daus marayan ma shar yara gurigaga be u socdan iyo noloshada ka dhex bax bbe plz sidii ankaga Baraney nogu wad 🫴💞
Cagaarkan ka helay anu iyo labiska udanbeeya❤
Naayaa fudedka iyo qalbi xaarnaanta kala yareyo nagaha evil ka ah iska jir ilmahada
Calosha kujiro kafikir oo istareska ka dherow ❤
Marka gabdho isla dhashy arko 😢 ani gabar ma ila dhalan😢
Sorry abyo aniga walasha ah
Wlhi bn mhn ana kula dremayo 😢
@@ayaanidil9038 sorry
@@FardodosoCabdinor shugran
Sakada grenka anba waka helay sii salma pls
Salmo qalbi wanag ummadi dhan wanagaga ayaa ku kasbatay nolashada horey uwado
😊😊
Masha allah you made my day wlhi❤❤❤
8:31 autofitkaan baan ka helay
Dharku wa kuwa dawan kuwagii hudhedhka aha so xidho 😂😂
😂😂
Intaad uurka leedahay iska ilaali fikirka ilmaha uuma fiicna qof qaldan ilaahaybaa oge lkn waqti aad dagaal gashid majoogtid
Ala hogayeey maxan u gabanahy? Bal istaag wali gaban 😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂wlhi waan qusleeyy❤
Wllo salma Taageero ayan kuu ahay naagaha ka xun noloshada ha ubixin
asma walaashaa inay isku kiin dirto ayey rabty walaal plz waxaas dhag haudhigina waa xaasidad
Salmay wlasha baaba kugu filanba zxp ee naago hala zxpinba❤❤
Drama dambo Haku mashquulin you tube kga aynta dhan fiirinaye inaa wax so dhigte hanga maqnaan hda ka dip😂😢❤
Salmo abayo wan kutagerah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salma wax walbo wey ku Qurux badan tahay m.a❤
Wa nago.shadan ushaqeya wlhi.allahu.akbar.dhaqan.gaalat bey iska dhigayan
Salmo qurux badan huudhayda naga daa naa is qurxi eda wase
Naag shikhaday utagasa lays yidhi markad tidhi walashay ban utagayaa qof ka walan bad utagtee dadku wxy is lahayeen yarta waa la soo wacdin waaba laga sii walee
naya salmoy malinba timaha wada jarne maxa ku bixisey mansh allaaah ❤
Waaw❤❤❤
Salmay wlsha aba ku jogto ee mxa ku geynayo ina nag kle zxp ka dhigato naa wlsha so dhaweso
Lugahan kala jeedo indhaha ha nooga abusen sister 😅😏
Salmaa i love you so much I was memorising dutch phrase 😂 I jump to your video
Salma quruxey ❤
😂m.a wlasha aba sxptda eh nag xa ku fale
Salmo qurux sas iskaga farax sanoow Qlpi❤
😊😊😊❤❤❤❤❤❤
Salmaay naagta ka aamus canugaga unax 😊
Karti bdn❤😊
😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love your sister
Waan kusugaaye😂
Salmo wlh mel wlba kugu difacay runti guleso qali 🎉❤
Walaasha funny waayo😂😂😂
Love you sister's ❤
shuubo always shuubo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshaa allaha wad shiidan tahay
سبحان الله 😢
Salma adiga fang thy😅
😂😂😂😂😂😊
Canbuurka blue 💯& 💯 ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Subxallah😢
Hanaga mashqulin quruxe
Subxaaalaha
Awalbo balaaya ku saaxiibteen, qamro, qaawanan iyo gaalo wadasho. Umada ha fidnaynina
Xijaabka xidho I.a❤
Na salma Malin Ha Maqnan😂
Subhaanallah warbadan
Asma waa qurux lay naagtii hadlaysaaba hayska hadashee
Dadkaan ayaga iskaa xigo salmo iyo asmo bari wey heshinayaa ani ha is cebeyn
@@Sarah-q6c5d asma narcisstic wye farxad salma uma quurto i hope ineysan isku solaban
Yaa foolxun? These girls are pretty too
@@mandeeqahmed9225 midbaa fool xun ma odhan labadoodiba ma kala dhacaan ee qof wax SOO qoraan u qorayay
Mukulaasha waa lagaa cabsoonaa
Naa is astur
Qof uur leh is ilali abyo wx wxbo mahan
Hej hur mår du ❤❤❤❤
Prank miyaa
Naya alx gabar fican salmo we love you waxii ku dhiba ma rabno lkn walaahi ina qof fican tahay wa la wada arkey drama kuma rabno bayb ga uma ficno markaan umusha ahey iyo markaan uurka leyahey aad u xanuunsada depression igu dhahaa marka ma jicle in qof markaas qof la egta dhibka😢
Na Wllhi anuu gar io gardaro ba Wan ku wataaa
ansescrab ku sameya dhaqan human dance plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂