Weligaa ha dhaawacin hana khiyaamin dadka wanaagsan ee noloshaada. Dadka wanaagsan waa ay adag tahay in la helo, Haddii aad qasto, khasaaruhu adigaa iska leh. Weligaa ha u oggolaan inay dadku kaa niyad jabiyaan riyadaada ama ujeedadaada nolosha. Weligaa ha u ogolaan dadka kale inay ku saaraan cabsidooda. Weligaa ha u degin wax ama qof aan dantaada qalbiga ka hayn, ama aan si dhab ah kuu jeclayn. Hal shay oo ay tahay inaadan waligaa dejin, ama tanaasulin, waa "jacayl". Weligaa ha iloobin sida aad muhiimka u tahay, sida gaarka ah, sida qumman oo u qalma. Waxaad tahay ilmo Ilaah oo qurux badan. Weligaa qofna ha ula dhaqmin si ka wanaagsan sidaad naftaada ula dhaqmi lahayd. Qof kaa sareeya ma jiro. cid kaa hoosaysana ma jirto, Laakin qof kasta waxa ka saaran masuuliyad ah daryeelka iyo maaraynta noloshiisa. Daryeelka nafta maaha mid raaxo leh, laakiin waa lama huraan. Waligaa ha iloobin inaad bixiso. Naftaada sii, bixi wakhtigaaga, bixi jacaylkaaga. Waxaa jira nolol aad u badan oo wanaaggaagu bedeli karo.
Talaw inanta yari maxay gurigeeda u tegi wayday sida ardayda kale ee ku kalifay nimaanay garanayn inay la hadasho wadkeeda ayaa waday ma la odhan karaa
Ax arxan adranaa yaa Allah na badbaadi wixii shar ah oodhan aamiin Aamiin 😢😢😢😢😢
Amiin😢
Aamiin
Amiin
Ma jecli sheekooyinka caruurta sida xun loo dilo wlhi 😢😢😢
Musiibo haku dhacdo masakinta ilmaha dhibateynaya 😢😢 xanun weyna
Ilaahy ha ku daye wakhtigi aan dortaad so galisay shugrn wll duudaye❤
Sharfanid
aad baan ku taageraaa wllkey dudaadaaye waligey like kulama dhaafin ❤🎉guleyso
Sharaf iyo Karaamo wllshy
Mr dudaaye Big respect 🙏
Thank you
Weligaa ha dhaawacin hana khiyaamin dadka wanaagsan ee noloshaada. Dadka wanaagsan waa ay adag tahay in la helo, Haddii aad qasto, khasaaruhu adigaa iska leh.
Weligaa ha u oggolaan inay dadku kaa niyad jabiyaan riyadaada ama ujeedadaada nolosha. Weligaa ha u ogolaan dadka kale inay ku saaraan cabsidooda.
Weligaa ha u degin wax ama qof aan dantaada qalbiga ka hayn, ama aan si dhab ah kuu jeclayn. Hal shay oo ay tahay inaadan waligaa dejin, ama tanaasulin, waa "jacayl".
Weligaa ha iloobin sida aad muhiimka u tahay, sida gaarka ah, sida qumman oo u qalma. Waxaad tahay ilmo Ilaah oo qurux badan.
Weligaa qofna ha ula dhaqmin si ka wanaagsan sidaad naftaada ula dhaqmi lahayd. Qof kaa sareeya ma jiro. cid kaa hoosaysana ma jirto, Laakin qof kasta waxa ka saaran masuuliyad ah daryeelka iyo maaraynta noloshiisa. Daryeelka nafta maaha mid raaxo leh, laakiin waa lama huraan.
Waligaa ha iloobin inaad bixiso. Naftaada sii, bixi wakhtigaaga, bixi jacaylkaaga. Waxaa jira nolol aad u badan oo wanaaggaagu bedeli karo.
Dar illahay ku jeclahay walalkey illahay haku xifdiyo❤❤
Much respect
Duudaye cod ilahay waa ku siyeey mnshalleh gulayso❤️👑
Mhdsanid wllshy
Sxp sobati ❤❤
I.a
xasbunalaah ilaahow anaka iyo awlaadeenaba naxafdi😢
Aamiin
Marka sas isogalo muqalka anigo dwan ayan like 👍 saraa❤
Mhdsanid wllshy
👏👏👏👏👏
Mahadsanid ❤
You're welcome
Asc dudaaye wax badan ayn kaa faa.iidnay xisaabta ku dar taariiqda Islamka iyo dhacdooyinka sirdoonka mahad sanid ❤❤❤
Wcs--- on the way-- mhdsanid wllka
Same to you my son
Ramadan mubaarak dudaaye
Dudaaye in the House 🎉❤😊
Yeah
Walalkey dudaaye Ramadan mubarak walal instagaramka kaala soo hadley inaa ila soo hadasho rajenaa insha allaah❤ guuleyso walal
😂😂😂 musasal camal ayan ula socda shekoyinka dilalka adso gudbiso wax badan ayan ka fa idnay shukran
Much respect
Ramadan kariim
Ramadaan Mubaarak
Waa marugo runtii
💯
Gaaladu fùriin badanaa
Maxaa furiinka soomaalida ma aragti😂😂😂😂
I don't forget to like this video
Wax garad ba tahay
ASC❤ MAMO❤
🎉🎉❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢
Iso duceya xamilan ahay inu ilhey I fududeyo marki xiligeya lagaro
Allaha kuu fududeeyo insha allaah
Ilhay hakuu fudaydiyo 🤲
Marxaladkasta ee aad mareysid allaah kuu fududeeyo
Ilahay haku fududeyo
Wallaahi in la dilo ayeey aheyd ninkaan waa sheydaan
💯
❤❤❤❤❤
Cimamadawa so turay dudaaye from finland
Legend thanks bro
😊😊9😊
Sxb adoo mahad san hadaad awoodo noogusoo dar barnaamij yada dilka fanaaniinta 🙏
Diyaar i.a. Mhdsanid wllka
Dudaaye salaan qiimo badan iga guudoon
Wankaa gudoomay wllka wanagsan
I'm late😅
No matter
Talaw inanta yari maxay gurigeeda u tegi wayday sida ardayda kale ee ku kalifay nimaanay garanayn inay la hadasho wadkeeda ayaa waday ma la odhan karaa
Miidaamo dhego maleh Marka malag dhawaaqaayo
@@bogasho898 aad & aad
Wll qisoo yinka dherdher majeclid miyaa
❤
Tani miyey gaaban tahay wll
❤