Sabab muu u dilay inanta lkn ? Gabadhaasi qalad bay gashay qof kaba hadaad been ku qabato waxa kalee u qarsoon baa badan markaa lama aamino mise waaba darbi jiif ka sii xagjira
Soo joog ninkii Laga waayo Soo jiifo aa Laga helaa Inkaso maqaadiirta aan la celin Karin kolkii ay waxyaabihii ay ninkan markay baranaysay ku jeclaatay sida qamro ka Cabo baaraka ma tago kolkii ay intas ka weyday inay isaga tagto bay ahayd lkn qof meel ucadahay meeli ka madow
Waxaa Jira Qalad yar oo Inta badan saaxibadu ay fahmeen balse inta aan fahmin gabadha caruurta maamada ugu yar waxa ay ahayd 7jir. Thanks guys.
😂 wan fahmay inaad 7jir ujeedo
Good voice
Golden voice
Da.ada gabdhaha dib ugu noqo wad qalade wll iska sax
Haa walahi ani xitaa waayabe se wax ujiraan isdhahe🤔
❤❤❤❤❤❤❤
Inshallah dudaye sxbka dadalka bdn Thanks gulayso🫅
Much respect
Noolow in badan in sha allaah
Mhdsanid wll
Guul walal dudaaye❤🙏
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Much respect
Sabab muu u dilay inanta lkn ? Gabadhaasi qalad bay gashay qof kaba hadaad been ku qabato waxa kalee u qarsoon baa badan markaa lama aamino mise waaba darbi jiif ka sii xagjira
dudaaye wall siriyaal kilar nosodaa❤❤❤❤❤❤
I.a
Soo badi zxb
Diyaar
Libaaax ❤❤❤❤❤
Big up
Waan kuu xiisay zxp dudaaye😊❤
Much love
Inta badan dilalka haweenka reer galbeedka loo geysanayo iyaga ayaa sabab u ah.
100%
Sxb ward la raagtay walahi😊
Ahaatay
ASC❤ MAMO🎉❤
Wcs
Dudaayow waankaa haynaa
😊
Yaab gaaladu malahan wax naxariis waayo malahan waxdiin ah iyo iimaan subxaana laah
Soo joog ninkii Laga waayo Soo jiifo aa Laga helaa
Inkaso maqaadiirta aan la celin Karin kolkii ay waxyaabihii ay ninkan markay baranaysay ku jeclaatay sida qamro ka Cabo baaraka ma tago kolkii ay intas ka weyday inay isaga tagto bay ahayd lkn qof meel ucadahay meeli ka madow
Marka malag dhawaaqaayo miidaanyo dhego maleh
😢😢😢
War bal ciwaànkaga isop qor dudaaye. Aan kusoo xasuusiyee
Sxp baryaahaan isbadal sooma dareemaysid yaah 😊
😊
Eid mubarak🎉
Ciid wanaagsan
6:51 tan ugu yar waa 17jir aa tiriye waad ku haftaan umaleyn
Yeah waa 7jir
@@bogasho898haaa saaas dheh waiga yawise walaalkey m.a hori usoco ❤❤😊😊😊
7 min ciid mubarak mr dudaaye😊🎉😅
Ciid wanaagsan
Eid Mubarak my friend dudaaye🎈🎂🎈
Same to you
Keep me going bro
Always
😢
Kkkk tan ugu yar Tobon iyo 17 todobo jir miyaa tan gu ween haday jirto kow iyo 11 tobon❤❤
Comment ga pin 📌 gareysan eeg wll
Aad baad umahadsantahay sxbsare aad baan ula socdaa ba0rnamish yadaada❤❤❤
Nosoo dadaal sxb
I.a
Tan uweyn 17jir tan u yar 10jir miyaa ula jeedaa
Tan uyar 7jir
Qiso cajaaib ah weye
Thanks
Please yooutube ka adiga dartaa ayaan u furaa waad I ceebeysey kkkk
Ha dheeraanin
Maasha Allah du,daaye sifican bad manta u hadlaysa awel wxba lagama fahmi jirin codkaga foolxumo ayu ahan jiray lkin imika wa caadi masha Allah😅
Mhadsanid wl ❤
You're welcome
Naaguhu nin bey eedeen may ubadkeda korsato
💡
Sax gaariidka waa lasoo ijaartaa