Marqaati Abdifitaax"Edeysane Siid Cali waan arkay marka uu soo gubay Xaaskiisa Luul

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Marqaati Abdifitaax"Edeysane Siid Cali waan arkay marka uu soo gubay Xaaskiisa Luul

КОМЕНТАРІ • 68

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 4 місяці тому

    Alloow ku nabad yeel oo ku xifdi waa geesi da a yar oo hadana geesi ah masha allah ❤❤❤❤

  • @zuhaybxasan387
    @zuhaybxasan387 4 місяці тому

    Xeer ilaaliye yaxye allaha ku barakeeyo ustad aakhiro iyo aduunba aamin aamin runtii waxa tahay nin ilahay aqon karti iskugu daray aya tahay run ahantii❤

  • @kaafiyocawil7047
    @kaafiyocawil7047 7 місяців тому +8

    Nin culus allow ku daa , Allaa kuu soo diray waqtigaas subxaanallaah

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 4 місяці тому

    Masha allah waxanu waa nin rageed marqaati geesi ah❤❤❤❤

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 7 місяців тому +8

    Somaaliya qofka marqaati ahaan isu soo taaga waa qof karfantiisa sii diyaarsaday.

  • @abasbashiradan3642
    @abasbashiradan3642 7 місяців тому +7

    War nio kan abukataha ah nio waxan waa adun aqiro aya kadanbeso allah kabaq hadifacin qofkan qaatilka ah ogow in biri lagu waydinayo sababta udifacde nio waa iga talo baadil hadifacin waxa Laga yaba Ina lacag kuheleso lkin qiyano aya kadanbeso really Allah kabaq waiga nasexo

  • @Umu-SIDRA
    @Umu-SIDRA 7 місяців тому +5

    Waleee Xaqiii baa dilaacey allow mid runta shega keen

    • @hubaalyare2010
      @hubaalyare2010 7 місяців тому

      Marqaati beenadka waxuu kiiska u yeeli karaa Weli kale

  • @shijo2055
    @shijo2055 7 місяців тому +1

    عن أبي ذر رضي الله عنه قال: قال لي النبي صلى الله عليه وسلم: قل الحق ولو كان مرًّا؛ صححه ابن حبان في حديث طويل❤❤

  • @xamdacismaanjibaaxe1873
    @xamdacismaanjibaaxe1873 7 місяців тому +6

    𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙭𝙖𝙦𝙖 𝙝𝙖𝙨𝙤 𝙨𝙖𝙧𝙤😢🤲

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 7 місяців тому +3

    Walale waxan raba in la iii cadeyo waxay diintu ka qabto in esaysane la difaco

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 7 місяців тому +4

    Xaqa Allaha so ifiyo Aamiin

  • @AbdiladhiifShiikhdooyow
    @AbdiladhiifShiikhdooyow 7 місяців тому +2

    Hooy❤
    2024

  • @YacoubYacoubosman
    @YacoubYacoubosman 6 місяців тому

    Waa innaa la dillo sayid ALU

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 7 місяців тому +2

    CALI XALLANE QAREENIMADISA WAA SOOMAHA WAX KALE UUW HAYO MALAHA EE ILAAHBAA XISAABINAYO WAA QAREEN SOOMAHA

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 7 місяців тому

      Waan yaabney soo maha 😂

    • @hubaalyare2010
      @hubaalyare2010 7 місяців тому

      School aada wax barta dhibane ama dhib geyste waxa qasab ah in uu wax difaaco helo

  • @CadeyXanshi
    @CadeyXanshi 7 місяців тому +2

    Hunu hunu hadal maaha hinbiriirsi ooh in maaha hadii marqati kabadan afar qof imaatay hataa asagana siyed cali uu qirtay inshidal uusogatay dabkana uu qabad siyay guriga maqiil kale ayaa looradinaya wale akhiro ayey maxkamad talaa kiwadilay iyo idinkaba waa nilasari insha allaah

  • @MohamedOmer-k1n
    @MohamedOmer-k1n 6 місяців тому

    Markuu Ilaahy ku khashifayo....waxaa joogay meesha dad birta ka shaqeeya iyo eedaysanihii shidaalka sitay. Ilaahow umaddu naga amaan heshaa

  • @qamarmaxamed5006
    @qamarmaxamed5006 7 місяців тому +2

    Xaqa allha so ifiyo

  • @MahamedOsman-t3q
    @MahamedOsman-t3q 7 місяців тому +2

    Soma ahaa wamahy mahkamad noce wayee

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 7 місяців тому +1

    WAA QAREEN SOOMAHA

  • @user-lmSalyeman
    @user-lmSalyeman 7 місяців тому +1

    Hooy😭😭😭😳😭

  • @fooldiir3221
    @fooldiir3221 7 місяців тому +2

    Aniga waxan layaabey gabadhan dadkii meesha ka qaadey iyo dadkii qeyladeeda dadkii UGA horeeyey oo u tagey aawey

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 7 місяців тому

    War kuwani su aalohoogu qaabdarana ninku inu gabadha gubay way iska cadahaye maxay dadka uwareerinaya war soomaaliyeey cadaladi majito ilahayo unaxariiso gabadha nolasha lagu gubay ee hadana ladulminaaayo 🤲🤲🤲🤲

  • @YusufHanad-o2r
    @YusufHanad-o2r 6 місяців тому

    Iswa😂 kkkkkkk 😭😭 lhwsa 🤝🤝

  • @Abdirisak-almito
    @Abdirisak-almito 7 місяців тому

    waa habeen iyo caaga waxa kujira ayaan arkayay runtii midaas ima marin

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 7 місяців тому

    Waxaa iga daa degi la qof walba oo marqaati ah in uu dhaho baasiin cagaar ah iyo sacada uu Mesha maraaye Tani Waa cashar qof walba oo marqaati ah loo yeeriye Sayid Cali Waa u qirte in uu debka shiday luul debkaas ayee ku dhimate kas ama kamma Waa dilaa naf gooye in la daayo iyo la qasaaso labada famil u taala iyo sida weligey somali isku xalin karto ee marqaati gacan ku sameyskaan kala baaro Hana la xiro dadka ka dambeeyo waayo kiiska ayee weji kale u sameeyen

  • @AaaminoKhaliif
    @AaaminoKhaliif 7 місяців тому +1

    Way cadahay inuu gabadha gubay ninku laakiinse ilaahay baacadaalada ilaahay xaqa hakasoo ifiyo kuwa udoodaya iyoisagaba

  • @AadanMuxdiin
    @AadanMuxdiin 7 місяців тому +1

    10:05

  • @HindayusufHindayusuf
    @HindayusufHindayusuf 7 місяців тому

    Odeyga cirada leh.aqon uma laha shaqadisa. 0 waye wlhi

  • @user-lmSalyeman
    @user-lmSalyeman 7 місяців тому +1

    Asc

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 6 місяців тому

    😂😂😂 adke adke dhalay maxaa kaa yar losoo caan saari waayay biliis waa faride

  • @CismaanTaako-xz4eu
    @CismaanTaako-xz4eu 6 місяців тому

    soogawagaahweeiymaxkamaahdagaargaaraahndamuoljadiidqabyaallatdaaahyomagaladamuqadsohaayaahndaromucdishcabsicasmarkaatigacadeemaahamarqatigayaaladuugduginkacabsoaaliweenxaakiimaalli

  • @MacalinAbdale-u3h
    @MacalinAbdale-u3h 7 місяців тому +2

    Alunaxriizo😢😂😅

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 7 місяців тому +2

    garaankan difaacaya edeysanaha suaalaha qaarkod uu weydinayo ninkan qaarkod caqliga bini aadamka wuu kahor imaanaya sida see ku aragtay in idhihisu iyo kuwaagu iskudhecen iyo markaysay marki baasinka lagu shubayay

    • @Cadanishow
      @Cadanishow 7 місяців тому

      War walalayalow hal suaalaan qaba yaa iga jawabo?😢

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 7 місяців тому

      @@Cadanishow soo daa

  • @CabdirixiinAxmedcumar-hp5ic
    @CabdirixiinAxmedcumar-hp5ic 7 місяців тому

    😂😊

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4nj 7 місяців тому

    Markhaati = Goob-jooge
    Abukaate = Qareen=Udoode ama ka Doode = Dacwad ku ooge ama Dacwad ka rafciye(Bariyeele)
    Garsoore =?????

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 7 місяців тому

      Waa sax laakin xaakim waa carabi. Garsoore ayaa sax ah

    • @KhaderMiyir-nb4nj
      @KhaderMiyir-nb4nj 7 місяців тому

      @@baashaal6778 waa run soomaali dhigmaan rabaye way ii gooysay

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 7 місяців тому +1

      @@KhaderMiyir-nb4nj waa ku mahadsantahay eray bixinta afsoomaaliga.

  • @AxmadnuurSheekhcabdulaahi
    @AxmadnuurSheekhcabdulaahi 7 місяців тому

    Dadka wada makhratiga ah waba dad wada cabsan

  • @AaaminoKhaliif
    @AaaminoKhaliif 7 місяців тому

    Wiilkii hore iyo wiilkaanba waa iskumid waa runtood

  • @abdullahiabdi4727
    @abdullahiabdi4727 7 місяців тому

    Indaxisaaa beees ayaaba kugufilaan inuu beeenale yaxaaay waana kubaaa umadaaa wadathaa kurafithaay

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 7 місяців тому +1

    War walayal siluaashan iga soo jawaba cadifadana ka fogaw.diintu maxay ka qabta in edaysane la difaco?

    • @shaahidcarab1669
      @shaahidcarab1669 7 місяців тому

      Waa sax . Eedaysanaha xataa hadii uu waayo qareen difaaca dawladaa u qabanaysa waxaaloogu talo galay in aan eedaysanaha danbi aanu lahayn dusha laga saaro markaa waa caadi in eedaysanaha qareen loo qabto oo cadaalada ku jirta.

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 7 місяців тому

      In loo doodo maha wx dhib ku jiro oo dambi ah lkn wx been ah in loogu dooda dambi ah oo qaladkiisa la duugduugo

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 7 місяців тому

      Eedaysahu haduu dembiga qirto wuuba qirtay sabab loo difaaco ma jirto, balse haduu leeyahay anigu wax dembi ah ma gelin, in la difaaco xaq ayuu u leeyahay Diin ahaan.

    • @Cadanishow
      @Cadanishow 7 місяців тому

      Waad ku mahad sanitihin dhamantiin

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 7 місяців тому

    Wiilka cabsi leeka maquutah

  • @seynababdi5804
    @seynababdi5804 7 місяців тому

    Shuute ilaahay ka cabso

  • @HafsaAbdulkader
    @HafsaAbdulkader 4 місяці тому

    خافو من الله اليوم دنيا بكرة آخره. مدام هو أعترف أنه جاب البترول في دخل المنزل أن كأن قتلها بيده أو لا أهم حاجه أنه هو المسؤول في حريق الدي حصل داخل البيت وهو أعترف أنه حرق الغرفة بيده وهي مات بسبب الحريق

  • @selenafan786
    @selenafan786 7 місяців тому

    Dambilha dambiga waa ku cadyahaye maxaa lalsugayaa

  • @HafsaAbdulkader
    @HafsaAbdulkader 4 місяці тому

    Xaqaa waa in loo dagaalamo oo lodhinto

  • @FalastiinCusmaan
    @FalastiinCusmaan 4 місяці тому

    Hooyomcn

  • @AyanAhmed-l4z
    @AyanAhmed-l4z 7 місяців тому

    Qof lama dili karo marqati la aan. Waa aqira waa.

  • @RougehAbdillahi
    @RougehAbdillahi 6 місяців тому

    Yanabidalacakayarasusala

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 7 місяців тому

    Abukaate maahe wa caade qate bariisku meel xun ka galay allah maxaa abukaatayaal diidayban umalaynaya in ay difaacan sayid cali

  • @Twa917
    @Twa917 7 місяців тому

    Kani waa Beenale marqatiga furaaya

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 7 місяців тому +1

    Kuwan dhaar waxba kama yaqanan
    Ee waa mooryanti 2ba doolar bay
    Wax ku dilaan😂