ADIGU MA GUURSANIN SAAXIIBTAADA!! l Guurka Wuxuu I Baray! #2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Barnaamij ku saabsan Xalinta Is-fahan waaga lammaanaha dhexdooda ah iyo weliba sida looga dhigo Guurka mid FARXAD iyo JACAYL Waara leh.
    Fadlan halkan ku qabbo Subscribe: www.youtube.co....
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

КОМЕНТАРІ • 310

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  6 років тому +154

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..waxaan filaa in aad wacantihiin..Maanta waxaynu baran doonaa sida ay nimanka iyo gabdhaha ugu kala duwanyihiin xalinta mushkiladaha. Marka aynu arimahaan fahano Nolosheena Guurka waxay noqonaysaa mid Farxad, Jacayl iyo Naxariis loogu noolaado. Ha iloobin: Like/Share/Subscribe. Dhig raadkaaga waarina magacaaga! Mahadsanidiin.

    • @hodanqalif4526
      @hodanqalif4526 6 років тому

      Ayub Yusuf Sakiin wcs mahadsanid walal

    • @shiinoqaarey7280
      @shiinoqaarey7280 6 років тому

      Waa mahadsan tahay. Macalin. Mar fursad sii Fariimaha Facebookga aan kugu soo dirno adigoo mahadsan.

    • @khadiijayousuf1820
      @khadiijayousuf1820 6 років тому

      Ayub Yusuf Sakiin شكرا جزيلا

    • @almismaxamuud7276
      @almismaxamuud7276 6 років тому

      Ayub Yusuf Sakiin
      Macalin waxaan ku waydiisanayaa in aad noo soo diyaarisid cilmiga ict waa ubaahanahay

    • @queenahlaam3062
      @queenahlaam3062 6 років тому

      Ayub Yusuf Sakiin wcs
      Allah haga jasaai siiyo wllo

  • @princessnish3842
    @princessnish3842 6 років тому +20

    M.a Ayuub Allah isahlo wil adi cml waxwlbo fahmayo adi hataa tahy Ayuub sakin like iku qawo cml vvia sakiin

  • @dekadeganali7985
    @dekadeganali7985 6 років тому +1

    Ma sha Allah wan sugayay qybtan 2aad hadii an arkay wan ku farxay xqqdi mhdsanid Ustaad Cajib Ah
    #TABABARE NOLOLED
    LIFE COACH 👍👍👏
    THNX AGAIN

  • @halimahalima6300
    @halimahalima6300 6 років тому

    manshaa allah walaal allah ha ku barakeeyo waxad tahay qof kudayasho mudan mushkilad allah hanaga hayo iyo dhib dhan waxan u rajayn guriwalbo muslim ah farxad iyo is fahan

  • @أميرةمحمد-غ1ل
    @أميرةمحمد-غ1ل 5 років тому

    manshaa Allah Allah hakaa abaal mariyo wllky thanks in badan qofka halkaan kadaawada ha u mahad celiyo qofkii aan bini aadamka u mahad celin Allah uma mahad celiyo marka شكرن أخي

  • @hamdiabdi1410
    @hamdiabdi1410 6 років тому +16

    Aada Umahadsan tahay ayuuub Marwalboon videogaga daawado Nolosheyda guurka Ayan Jeclada ☺Aniga Iyo Ninkeyga Inan isfahano adiga aya usabab noqoneysid Thank u

    • @cumarabdulle6870
      @cumarabdulle6870 5 років тому +2

      Asc walal ayub waa waa kumahad santahay talooyinkan wanaagsan ood soojeediso mar walba walaal ayub misaankeygu waxow kabatay 80 kiilo maxaan kuyareyn karaa si fudud iisheg waxyabo dalka laga helayo

  • @abdullahisahal3567
    @abdullahisahal3567 6 років тому

    Maashaa Allah wll, mahadsanid Ayuub.
    Runtii ragga iyo haweenku isku si uma fikiraan waxaana fiican in la aqriyo buugaagta cilmu nagsiga si aad wax uga barato waxay dhahaan “human habit” ama dabeecada aadanaha iyo kala duwanaashaha fikirka lab iyo dhadigbo. Xataa mararka qaar waxaad aamini kari waayaysaa in dadku sidaas ay buugaagta cilmu nafsiga sheegayaan ay yihiin, ragg iyo dumarbo. Waxaa kamid ah hab ufikirka kala duwan ee labka iyo dhadiga, kuwa kuwanaagsan la qabsiga iyo u adkaysashada dabeecadaha iyo bay’ooyinka kala duwan ee nolosha, Kala xooganaanta go’aan qaadashada labka iyo dhadiga iyo wajihida nolosha darfaheeda.
    Runtii waa wax aad af kala qaad ka qaadi doonto, mararka qaarna waxaad is dhahaysaa ma aduuba kaa hadlayaa buugaan.
    Waxaan filayaa in wll Ayuub uu aqristo buugaagta cilmu nagsiga iyo raadraaca nolaha “anthropology” iyo “human habits”.

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 років тому +8

    wlhi inad aniga iga hadlayso ayaa moodaaaa anon qofna edaynayn ayaan mushkilad yar o i haysata hdn rabo inn ka haldo kuwa dariska iyo magalada xataa waa soo qaataa😂😂😂😂 ilaah baa maskxdena qaabkaas u sameeyay balse Alx ninkyga ilaah baa iiga dhigay mid i jecel oo i baarri ah mushkilad kastoo isaga haysatana wan xaliyaa wuuna ii sheegtaaa hadalkyga badana maba daremo uu imana dhibsaso💕💕 mahadsanid macallin yusuf sakin

    • @falisfariid4302
      @falisfariid4302 6 років тому

      yarta la siiyay Awoodii dumarkoo dhan
      😂😂😂😂😂 kaligaa ma han

  • @caishamaxamed3078
    @caishamaxamed3078 6 років тому

    manshaa Allah llaahay ha Ku siyaadiyo cafimadka iyo nuurka Hana kuxafido aduun iyo akhiaba Insha Allah sheekh

  • @barwaqoabdillahi9317
    @barwaqoabdillahi9317 6 років тому +1

    Mncha allaah macalin aad ayaa u mahadsnthy jazaakal laaha mar walba wax fcn ayaad noo soo jeedisaa thanks teacher alle ha ku barkeeeyo

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 6 років тому +4

    Jazakallahu khayr ustad yusuf sakiin 😎

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 6 років тому

    Thanks brother adigoo kale allaha noo badiyo guryaha soomaaliyeedna wey karayaane allaha qaboojiyo

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 6 років тому +6

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay Ayub wll, waa yar yahay qof Somali ah oo khibrad leh oo Dadka la wadaaga, taasi waa waxa aad dadka dheer tahay thanks ( shaqo kasta dhaliil leh samir)

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 років тому

    Maasha allaah ayuub waxd kasoo hadashaa qofka guursaday ee nasiibku ka xumaaday kuna dhiciwayey guur danbe jazaakalaa kheer

  • @aishaahmed7392
    @aishaahmed7392 6 років тому +4

    Masha alah wlhi macalin wxaadba umalesaa inaad ogtahay waxa aan isdhaheno waa run wxaan islahaa mxo kutaraa barnamijkaan wayoo wali magursanin lkn marki aad sharaxday kadib waan ku qancay ilahey haidiin xafido adiga iyo gacalisadaada

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 6 років тому

    Anigu ma guursan hayeeshee aad ayaan wax badan uga faaiiday Run ahaantiina waa mowduuc loo baahnaa in dhalinta loo sharxo jazaakallahu khayr walaal Ayub Alle hakuu siyaadiyo cilmigaaga iyo dadaalkaaga

  • @bintuali8462
    @bintuali8462 6 років тому

    Thank you mudane yuusuf.. Waa vedio waxtar iyo faa'iido leh runtii aan u bogayna..

  • @sakina99alxamdulillaah27
    @sakina99alxamdulillaah27 6 років тому

    Maashaa Allaah xafidakallaah cilmigu waa gabe haduu caqli u dhashayna waaba kabane kabe marka in xumi illaah hakaahaayo ajarna Allah kaasiiyo sidaad caqligaaga saliimka ah noola wadaagto inshaa Allaah

  • @hiboahmed930
    @hiboahmed930 6 років тому

    Thanks Akhii.. Ilaahay Guryaheena Janno Islaaxiyo... Program-yadan Noosoo Badi. Jazaakal Laahu Khayr

  • @jannah6711
    @jannah6711 6 років тому +4

    Ala walaalow waxaad sheegtay run illaahay ha kuu naxariisto walaal yuusufow Aamiin.

  • @farxiyatootoole700
    @farxiyatootoole700 6 років тому

    thanks, macalinkeena nolosha, wax badan ayaan kaa faaidey thanks alot mr Ayuub

  • @shaymaabdalla6948
    @shaymaabdalla6948 6 років тому

    Ma sha allah jazaka allah walalo ayub waxaa tahay qof qaaliya alla hakula garab galo wanaga aaa wado waa ra jaynaa i ay faaideystayn dad badan

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 6 років тому

    masha alllh
    Is fahamka wa Shay qali ah Anaga Iskuma dul qadano
    ilah Ha is fahamsiiYo inta is qilafsan
    Ku dadala dulqadka Inta aqrineysa Qoralkn

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad1818 5 років тому +1

    M.a ayub mahadsanid towbare

  • @ijaboomar5448
    @ijaboomar5448 6 років тому +2

    Ilahay hana dhigo kuwii isfahma waxa jira isfahma fahan la.aan badan balse anigu inta aan tawatay chanelkaga wax badan ayaa ka fa.iiteystay ruuntii jasakallaahu kheira

  • @nasrakhayr3596
    @nasrakhayr3596 6 років тому +2

    mzh Allah maclin 100/90 waan tijaniyay taloyinkagi nolal cusub inzh Allah kaana waan dawan doona Allah yaxfadk

  • @cookingwithbasro9722
    @cookingwithbasro9722 6 років тому +5

    Adi cml hadey ahan lahayen nimanka wax isku buuqo mabe la arken Wlhi e ilah aqliga haku siyadiyo amin

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 років тому +12

    Shukran Abwe Jazaakallahu Khayran wxn arkaa nolosha inaa naka dhiseyso xag walba

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 6 років тому +2

    Asc salan ku socoto Ayub Yusuf sakin walal vidiyowga lama dhawladeyn karo marka noo fur adigoo mahadsan mararbadan saan u dawano bila Intarnate

  • @sacdiaabdilahi2331
    @sacdiaabdilahi2331 6 років тому

    Masha allaaha waala jiskalhu khayiran jasa akhii ale hanaga dhigo kuuwi kuudhaaama talooyikaa

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 6 років тому +3

    Manshalah Ayub walal jira 💌💌💌

  • @dekahaji
    @dekahaji 6 років тому

    Wooow i like this teacher sifudud ayu wax ku fahamsinaya 😍😍😍😍

  • @farhioyusuf2643
    @farhioyusuf2643 6 років тому +1

    Thank you for telling us how different we are.

  • @hafsaahmed4184
    @hafsaahmed4184 6 років тому

    Masha allah mawduucan aad aan uga helay balse arin yar baa jirta waxan ahay gabar markii ay arin muhiim ah ama mushkilad weyn ey iheysato waxan jeclahay ina wax badan aamuso xataa hadey iisurto gasho in an mesha an joogo katago arin taas normale miyaa

  • @nimcodegan8853
    @nimcodegan8853 6 років тому

    Mahadsanid mr Ayub wllo lkn ani waxan ahag xaas ninkaygu uu idhegaysta markasta anoon hadal ayuu dareema waxan rabo inaan usheego xata isaga marka wax kusoo dhacaan u isheega hadaanu isheegin aniga ma nasto marka. Maxa la odhan karaa taas

  • @abdullaahimousedarwish9859
    @abdullaahimousedarwish9859 6 років тому +3

    ayuub aad baad u mahadsantahay sxb Alle ha ku barakeeyo.
    ayub ballanteenu waxa ay ahayd inaan farxada faafino si taas aanu suuro gelino video kasta waxa aanu ku qaadi jirnay offline lkn kan waadna xanibtay mahadsanid sxb

  • @nuuraxabiib2029
    @nuuraxabiib2029 5 років тому

    Dhirigaliyaha nolosha masha mahadsanid

  • @xamzacabdi512
    @xamzacabdi512 6 років тому

    Macalin Su'aal ayaan is weydiiyay oo ahayd ( Hadii aan macalin ahay , mid kamid ah ardaydeyda ama walaashey ey mushkilado sidaa iigu sheegeyso markaasoo kale ka waran dhagaysi kaliya miyeey iiga baahantahay mise xal? )

  • @nasraraage
    @nasraraage 6 років тому

    masha allah shukran ustad waa barnamij aad wax tar u ah

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 років тому +1

    Masha Allaah jazaakalaah waad no faa ideyesay wll qali ah 😍😍

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 6 років тому

    masha Allah tabaarakallah xidigeena ifaa waana ifisey ilaahay ha ku ifyo aduun iyo aakhiraba

  • @shamsamohamed2739
    @shamsamohamed2739 6 років тому +7

    Runbadanaa Mahadsanid wllkey Yuusuf Sakiis.
    But I’m still doob 😂👋

    • @NimairaNoah
      @NimairaNoah 4 роки тому

      ( Doob waa lab)
      Ee dheh ( guumeys)
      Oo loo adeegsado dhadig

  • @khadijahasan1567
    @khadijahasan1567 5 років тому

    Masha ALHA masha ALHA walakey qaaali ilhay ha ku xafido

  • @dheerecabdi2524
    @dheerecabdi2524 6 років тому +11

    Asalaamu calaykum sxb waan ku salaamay baraamijka aad maanta sameesay waan ka helay alaha ajar ha kaa siiyo waxaa kugu dhiiri galinaa in aad SII wado ayuub sakin maalin wanaagsan

  • @aragsanmaxamed4599
    @aragsanmaxamed4599 6 років тому

    Mashlllaah alle hanaga dhigo kuwii waxbdan kafaaida waaadna kumahadsantahy ayuub cimriga alle hakuu dheereeyo caqli wallkey jira noolaaw inteey nolu jirto

  • @ayaaney
    @ayaaney 6 років тому +6

    Thanks for Sharing walalke Jazakallah Qeyr

  • @muhiimaxmed6702
    @muhiimaxmed6702 5 років тому

    Asc dhmn azxpta kuxidhan mclin ayuub jasakalaha waxd noosoodaysaa wxyabo dantayada ah wuseeyana nolosha dhabtaaaa🙋🙋🙌🙌

  • @sacdiyaqoojje8187
    @sacdiyaqoojje8187 6 років тому

    Masha Allah Dr wan ka helay rayika jiro alaha ku xafida Dr

  • @khadramohamed8018
    @khadramohamed8018 6 років тому

    maaaasha allha alle haku daayo ayuub waxaad thy qof aan kadhigto dhiiri geliyaa nolosha

  • @mohamedtamasak666tube6
    @mohamedtamasak666tube6 5 років тому +2

    Mnsha allH wllkey wlhy wn jeclhy Taloyinkaga very important ga aH

  • @maymuunmohammed7783
    @maymuunmohammed7783 6 років тому +23

    Waan xisaya inaan marwalbo dhageysto waxa guur hormarin kaaro iyo sida qilafka ,isfahanka meesha logu saari laaha so waxan rajina ilaahay calaf keyga ka dhigi doono qof wngsan

    • @FarxaanFuture
      @FarxaanFuture 6 років тому +1

      Insha allh wll Mid diin leh oo Akhlaaq fiican Alle hakugu beego

    • @maymuunmohammed7783
      @maymuunmohammed7783 6 років тому

      Farxaan Future aamin aamin waad mhdsan qali

    • @abdullahisahal3567
      @abdullahisahal3567 6 років тому +1

      Maymuun Mohammed Inshaa Allah wll kheyr ayaan kuu rajaynayaa. Adigana noqo mid wanaagsan si aad u hesho dhigaaga. Runtii Alle kuma dayacaayo inshaa Allah.

    • @maymuunmohammed7783
      @maymuunmohammed7783 6 років тому

      Abdullahi Sahal insh allah thanks wanadada

    • @salehomarabdullah3507
      @salehomarabdullah3507 6 років тому +1

      Maymuun Mohammed insha Allaah Qofwanaagsan Kugu Duceynaa Adigane Midwanaagsan Oo Sabarleh Oo Aqlaaqleh Qurux Marabee waxaa Rabaa Qof Qalbi wanaagsan Uqdad iqadenin Anigane sidokale

  • @AaBb-nw1jx
    @AaBb-nw1jx 4 роки тому

    Man shallha alle ha ku xafiido akhaqa wangsn aya lagu rabeyay💝💝

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 6 років тому

    Waad mhdsantahy wll qali ayuub yusuf sakin جزاك لله خيرا

  • @nastehoahmed4701
    @nastehoahmed4701 6 років тому +5

    wooow waaan kuuxiisnay teacher maansha alaaah alle hakaa abal mariyo

  • @umulkhayrxaji1946
    @umulkhayrxaji1946 5 років тому

    Masha allah alle h as ku dhawro wax badan baan kafaiday

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 6 років тому +1

    Khayr Allah haku siyo Yusuf Sakiin MashAllah.

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 6 років тому

    Mahadsanid wllo ayuub waa barnaamij xiiso badan wllo waxaan kaa codsanaynaa nashiidadan inaad noo soo dirto insha allh we love you bro❤

  • @juweriakhadar5341
    @juweriakhadar5341 6 років тому +1

    mashaalaah aakhiro iyo aduunba farxad ku waar

  • @xamzacabdi512
    @xamzacabdi512 6 років тому

    Salaamu Calaykum Macalin Ayuub Aad ayaan kuugu mahad celinayaa faa'idooyinka aan kaa dhagaystay maaha kuwo la soo koobi karo ilaahay ajar iyo xasanaat hakaa abaal mariyo

  • @roodasiciid6427
    @roodasiciid6427 4 роки тому

    Ayuub aadba mahadsanty aalah ha ka abaal mariyoh

  • @aminamohamed7204
    @aminamohamed7204 6 років тому

    Mnsha allh wa talo mihiim ah runtii jasaa kallaahu khyr wllo

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 6 років тому

    mahadsanid, waa talooyin muhiima ah.

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 6 років тому

    Subxana llah wllhi ayub waxad moda inaad aniga iga hadlaysid jazaa akallahu khyrn macalin wax way ayaba iska kaybadalay

  • @suhailadxb139
    @suhailadxb139 6 років тому

    جزاكه الله خيرا أخي العزيز في دنياه والا أخير انشاء الله

  • @raxmoaweye5459
    @raxmoaweye5459 6 років тому

    Asc ustaad ayub waxan kaa codsan lahaa inaad kasoo hadasho sida ugu haboon ee lagu dooraan karo kuliyada ugu haboon amaba kuliyadaha ugu wngsn marka waxan kaa codsan lahaay inaaas talo ahaan nala taliso sida ugu fudud ee ku doorankarno

  • @barwaaqosaleeban378
    @barwaaqosaleeban378 6 років тому

    Ilahay ha Ku araleyo wad no faaidaysay ilahay khayr badan hakusiiyo

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 років тому +1

    M.a mclin allha ku brkeyo

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 6 років тому

    Mahadsanid Ustaad, Guulayso.

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 6 років тому

    Jazakallahu khayra wajaza sxp insha allah waan kudadali doonaa mahadsanid sxp

  • @umulkayrige3702
    @umulkayrige3702 6 років тому

    Asc wr wb. Wadmahad santahay markahore walalkey. Suual makuwaydin kara?

  • @rudwanchannel728
    @rudwanchannel728 6 років тому

    Masha Allah zxp farxad kuu waaar ayuuub Yusuf sakiin waaad ka mahadsantay barnaamijyadaada

  • @asliqali2043
    @asliqali2043 6 років тому

    Masha allah ayuub mahadsanid

  • @MohamedMohamed-pf4hr
    @MohamedMohamed-pf4hr 6 років тому +7

    Sxb gabar ayn jeclahy sidan ugu shektana magaranayo ilaa taali hanaa I oranin kharti malihid nin raga tahy haxishonin iyo wxi lamid ah mhdsanid Yusuf

    • @zamzamtaakilo2854
      @zamzamtaakilo2854 6 років тому +1

      Mohamed Mohamed hhhhhhhhg 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 anaaba ku dhahaayo hada intaan lagaarin ayuub

    • @zamzamtaakilo2854
      @zamzamtaakilo2854 6 років тому

      Mohamed Mohamed kaftan waaye ha ubixin

    • @abdullaahimousedarwish9859
      @abdullaahimousedarwish9859 6 років тому +2

      sxb qofta runta u sheeg ku dheh waan ku jecelahay gabadhyahay! inaad arintaa wax igala qabatid baan rabaa waan hubaa inay kuu soo joogsanayso waayo gabdhaha waxa ku abuuran Naxariis Alle ha kuu fududeeyo geesimaduna waa in yar oo cagaha dhulka lagu adkeeyo arintana markaad guda gasho kaftan macaan baa lagaaga baahan yahay.

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 6 років тому +3

      Mohamed Mohamed waxaan kugula talin lahaa intaadan u sheegan horta gabdha baro si walaaltinimo ah ama sxbtinimo Kadib markaa is fahmtaan sheeko iyo kaftan dheer kadib u sheeeg o

    • @husseinmsalad5020
      @husseinmsalad5020 6 років тому +1

      SXB waxan kugu la talin laha inaad marka hore gabarta aad barato si walal tinimo ama sxbtinimo caadiya kadibna aad xaal wareesato waqtiyada qaarna aad la kaftanto aad is dabeecad fahantaan aad hadiyado kafarxinayo si walal tinimo ahan usiiso kadibna aad isku daydo inaad sheeko caadiya oo qosol iyo qaraaaxo leh uka shekeso kadib waxey kula wadageys farxada iyo mugarada soo wajahdo si walal tinimo ayeyna kugu shegeysa xitaa hadii ay xiriir kle qof la wado waxadna kasbaneysa gabartas qalbigeda kadib marwalba isku dey inad lajeclaato waxey jeceshahy dhibkedana aad la qeybsato kadib ayada ayaa kuu arkeyso inaad tahay qof nafteena uroon hadii aad jaanis kuhesho ayadoo jawi dagan kujirto waxad ushegata inaad jeclaatey marwalabana jeceshahy farxadeda inad la wadagto iyo murugada nolosheda soo wajahdo waan hubaa sxb iney gabartas arinta aad ushegatey aad u qadarineyso waxeyna noqon doontaa weheshada dhabta thnks sxb waa intaan soo arkay uun wax saasna kuma dheeri alle haku sahlo dooqa noloshada

  • @hodanjibriil5415
    @hodanjibriil5415 6 років тому

    Jasakallahu khayr Alle haku barakeyo aqligaga

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 років тому

    Mahadsanid ustad dhiira galinta

  • @naima1045
    @naima1045 6 років тому

    Masha allah ustaaadii ayuub alle hakudhwro wan lasocdaaa casharadaaada

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 6 років тому

    Like maahe love hadaan saari karo wn saari lahaa.Thank you so much. You're so rational!

  • @deeqozonamaxmd3744
    @deeqozonamaxmd3744 6 років тому +1

    Wlhi waxyaabo badana kaa faiday jazajallaaaah.

  • @fardowsoyaasiin5280
    @fardowsoyaasiin5280 6 років тому

    masha Allaah ustaad shukran

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 6 років тому

    Mahadsanid ustad ayuub

  • @bilanmohammed9822
    @bilanmohammed9822 6 років тому

    Mashaa allh jazakallahu khayr alle haku barakeeyo

  • @xafsanuuro2762
    @xafsanuuro2762 6 років тому

    Shukran wllky qali

  • @ismancilcalicumar7527
    @ismancilcalicumar7527 6 років тому

    Masha Allah jasaaka allahu kheyra usdad ayuub alle hakuxafido

  • @shekoanimated
    @shekoanimated 6 років тому

    mash allah wll ayub wad mahd snthay sidad nogu faidyso

  • @kowsardabcad8810
    @kowsardabcad8810 6 років тому

    mnsha allaah qoys soomaaliyed oo burbura lama arkeen hadii saan loodhaqmi lahaa

  • @mucaawiyecumar8311
    @mucaawiyecumar8311 5 років тому

    Thank you

  • @لاإلهالااللهاللهأكبر-س5ض

    runtaa waaye raga waasaad ku sheegtey 2 -- xaalaf dumarka ragooda hadey kadaayaan waa fiicantahay 1-- ineykadaayso markuu shaqada ka imaado uu daalanyahay iney waxaan muhiim aheen ey ka hadadho 2-- marar kaqaar ragu wuu iska aamuusaa waxaa loo bahanyahay iney lamurmin ---- dumarkana nin aan dhageysaneyin majeclo mid dhageysanaayo ey raadinee siwalba haku raadiso xalaal ama xaaraan --- waxwalba waxey ku fiican in laisdhaafsao farxafa iyo xanaaqa iyo jaceelka iyo xanuunka لا يدوم شيء إذا لم يكن متبادل

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 років тому

    Masha. Allaha 🙏

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaasha allah 😍😍😍

  • @zihamabdi6729
    @zihamabdi6729 6 років тому

    Ustaad aadbaad umahad santhay plz waxaan kaa codsanaa meel aankala soo xiriiro plz plz plz ustad

  • @ayaanagelle8179
    @ayaanagelle8179 6 років тому

    mashalllh wax badn ba no iftimisy fadhigag fardowsa Allh kadhigo wllo

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 6 років тому

    Shukran. Wall Yusuf sakiin

  • @mariaahmed9181
    @mariaahmed9181 6 років тому +9

    I am the first girl

  • @maceeymaow9551
    @maceeymaow9551 6 років тому

    Illh hanaga dhigo labadi isfahnta noloshana farxd ku dhamesta

  • @fikirsalimchannel1499
    @fikirsalimchannel1499 6 років тому

    Maashallaah macalinkayka dirigalinta gulayso waligaa

  • @abdiaziizmahamed1264
    @abdiaziizmahamed1264 5 років тому

    Masha allah

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 років тому

    Thanks bro

  • @amalqali469
    @amalqali469 6 років тому

    Thnkz Ayub

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 6 років тому

    shukran ayuub wllo

  • @cabdirisaqnuur715
    @cabdirisaqnuur715 6 років тому

    Man sha allah bowe