Muuse cabdalle faqash way xasuuqday.lixleba nin buu ahaa.maanta waxa looga baahan yahay in ay runta u sheegaan cirro.waa danta wadanka ee la hadla.haddii kale tutsi iyo huutoo baa loo kala bixi.isna wuu ka qoomamayn doonaa. .
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa xukuumadda cirro waxa laga yaabanyahay arrimahan laga yaabey: A). Wasiirka arrimaha dibadda waa nin qurba joog ah oo si weyn uga soo horjeedday somaliland waxana loo dhiibay wasaaradda arrimaha dibadda. B). Ergeyga la magaacabay oo ah nin ku ah cadowga somaliland waana arrin aad loola yaabbay.😊
Nomkan waxa la yodhaaha cabdiraxmaan sheekh baashir waa nin ka soo noqday somaliaya sawe, qaa ni ay saxiib yahiin xaaan sheekh waa ninama ikhqaan aha ama ictiisamku aha labadiis uun mid.
Dadkani waa kuwii aad ogaydeen kuwa kale maaha waa wada faqash shacabka ma waxba u dhiman mise iyaguna way babanyihiin ka kaca fadhiga idinka halka soo gaadhsiyay somaliland idinka
Guiuillll somaliland insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉
Shacabka somalilnd mudaaharaad isugu soo baxa wadani faqash down
Meesha kakacay rer Sland wadani way burburineysa waadanka wahey u warijinesa somali ,
Tolaay sideen uga samirnaa geesiyadeeni haddii Somalia dib loogu noqdo 😢😢😢😢😭😭😭☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️
Guul guul dadka wadajir ayey guul ku gaaraan soomaaliyo ha noolaato cadow guuda ha jabo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍❤️👍💯💯💯💯💯💯💯✅🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿 Munafaqiintu iyagaan iskadaalaya sorry somaliland guuuuuuuul 💪💪💪💪❤️❤️❤️
Mudaharad halaqabto
Mudaharaad muxuu tarayaa horaa loogu sheegay inaanay cirro dooran waayo koocdan waxa keensaday wadamo diidan jiritaankiina
Cirro diplomacy mahe wa kalab munafaqe ah dilaal oo Somalia ku xamalato.
Xisbiga Wadani maba aminsana Somaliland wax la yidha.
Subxaanala hala eryo ciro
Hala kaco somalilaan iyagu malaha somalilaan shicib baa ilashanaya guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊🎉🎉🎉🎉🎉🎉
SOMALILAND GUUUL INSHA ALLA CADAWGEEDA FAYSAL ROOBLE IYO INTA LA MIDKA AHIBA CISHA DHOW WAY JABAYAA❤❤❤
No more faqash No more somali weyn 😮😮😮😮😮😮😮😮
Alle kuma hayo xilka ku alle hana dhaafiyo cadowga aa dhan faqash waligeen raacimayno duli baad ku danbayn walaaxi
Shacabka hayska dhiciyan dawladnimadoodii halis bay ku jirta
Waad dhaaratay ciro adeer waligaa ku saamiximayno qayaano hadaad samayso aqoonsi baan rabnaa
Viva❤somaliland waa ruun aqonsi ayanrabna somaliya marabno
Kaqaada ciro halacasilo
G gguuuuul soomaliland guuuuul geesi guuul 🎉🎉🎉🎉1💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪👍👍👍👍
Ciro jilic qarankan dhuunibuu u dhexjooga umuuna soo halgamin
Muuse cabdalle faqash way xasuuqday.lixleba nin buu ahaa.maanta waxa looga baahan yahay in ay runta u sheegaan cirro.waa danta wadanka ee la hadla.haddii kale tutsi iyo huutoo baa loo kala bixi.isna wuu ka qoomamayn doonaa.
.
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa xukuumadda cirro waxa laga yaabanyahay arrimahan laga yaabey:
A). Wasiirka arrimaha dibadda waa nin qurba joog ah oo si weyn uga soo horjeedday somaliland waxana loo dhiibay wasaaradda arrimaha dibadda.
B). Ergeyga la magaacabay oo ah nin ku ah cadowga somaliland waana arrin aad loola yaabbay.😊
Waar kuwani intaneey nagufogoon waa afka dulka lodiigo xukunga lagaturo waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland xirsi iyo waddani iyo cirro Allow wadanka kaqaabo tuugtaan
Waxaanu sugaynaa waa aqoonsigii Somaliland wax kale oo na marayaa majiro ❤ Guul Somaliland ❤
❤❤❤❤
Waxay u hamumayan lacagtii quudhsiga ahayd ee mw muuse diiday oo ay rabaan inay jeebka ku shubtaan ee danguud ma wadaan kkkkkk
Tuugta qabqabta dhiigii rageenii qosoku waa mid aan inoo banaanayn
SOMALILAND WAA LOO SOO DHIINTYE SHACABKA WAXA AANYE RAABIN CIIDNA KUU QASBE EEYSO NINKE XAMAAR RAABA UU RACA DEEYRDA
XAMAAR TAAN KUU CIIYAREMYSANE😮😮
😢😢😢😢😢😢
Dad xanuunsanaya dooratee ka siteeya
sacad muuse cidii aan ahayni way xanuunsanayaan kkkkkk
Ninkan Talow ma Xirsi baa keenay, mise xaashi?
Ciro miskiin isagu qalinka uunbuu leeyahay
Ciro miskin maha isaga cadow ah waa in la iska qabta
Nomkan waxa la yodhaaha cabdiraxmaan sheekh baashir waa nin ka soo noqday somaliaya sawe, qaa ni ay saxiib yahiin xaaan sheekh waa ninama ikhqaan aha ama ictiisamku aha labadiis uun mid.
Waar wax noo sheeg waxaan lagaa akhrisanmaayo mucaaradnimadu sidan ma ah.
Shicibka Somaliland waa ineey kacaan oo dawlaadan caddowga aah lagatura xukunka cirro waa tulli foqool tulli weyan nacaas aah
Ciro waa inuu Bedello Ciro.
REER SOOMAALILAANOOW HAKUDAALINA AQOONSIGII MIISUU RAACAY SHACABKAANA DIIDAY INLA AQOONSADO DALKEENA WAAYO CIRAAD DOORATEEN CIRANA INAGA MAAHA EE WAA CIDII MAAL GASHATAY MARKAA SAMIR IYO IIMAAN KAQAATA
Halagu galalo madaxa tooyada hala qabato mudaharado shicibku ha kacaan😮😮😮😮😮
Ama ooy ama cabaad, jabouti waxay ugu yeedhay lacagtii muuse tuug ku qarsaday in la siiyo dawlada cusub.
🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂
Wa nacaas ninkas you can see from his face
Ciro oqoonsi uma baahna waayo wuxu leeyahay habar awdal baa ku FAA I'd ĺeeyahay woxogay lacag ayaa udhaanta
Idinkaa doortay cirro ee ku raaxaysta dibu dhac wayn
barti cabdi raaxaman tuur maray buu marayaa ciran walhi sidi tuur baanu kaba ka sarayna ciro shaacab ba ucodeeya shaacabkasa eegta soomaalind
Waar ninkani ciro yaan lagu eegin dalka ee hallo yeedho hadii kale waxa looguurey Heli xafiiska
Laxdu way iska daaqda, haday madax ku noqoto ku dhamatay
Miyanei mudnein xiligii la iska qabaan lahaa faqashka xukunka loo igmadai intanei ina galaafan ?!
Dadkani waa kuwii aad ogaydeen kuwa kale maaha waa wada faqash shacabka ma waxba u dhiman mise iyaguna way babanyihiin ka kaca fadhiga idinka halka soo gaadhsiyay somaliland idinka
Sida aad u shegeyso hadey tahay, waa ariin u yaa shacab ka Somali/Land.
Beenaale
Beenaale