Qorshaha Farmaajo u degay Hawiye iyo Ceebta Qoor Qoor - `QUBANAHA Dahir Alasow .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2020
  • Qorshaha Farmaajo u degay Hawiye iyo Ceebta Qoor Qoor - `QUBANAHA Dahir Alasow

КОМЕНТАРІ • 159

  • @deqah
    @deqah 3 роки тому +15

    Sacad waa indhihii hawiye ee Allow dhowr Aamiin yaa Rabi

    • @SaidMElmi
      @SaidMElmi 3 роки тому

      yeah , SACAD GUUL ,
      THE ROYALS !!! .

    • @dawahchl4182
      @dawahchl4182 3 роки тому

      sacad Tuugo iyo jahilno iskugu daro dhulka Allaha idna Go' inshallaAllah

    • @SaidMElmi
      @SaidMElmi 3 роки тому

      ninja boy1 Ha kugu taagnaayo eeboow. !!!

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 роки тому +12

    xaarmaajo woow fashilmay saaxiib

  • @mohamedabdullahi5303
    @mohamedabdullahi5303 3 роки тому +14

    Qabyaalad ayaamadaxa kamarty mingista farmaajo waanin waalan

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +8

    Walaahay dawlada farmjo dadkiina way isku dirtay

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +8

    Qoorqoor farmajo ayaa udiray jabuuti si xuquuqda hawiye loo,aaso

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 роки тому +5

    Waa sheekadii muqdisho qof walba ku qabso ku qadi maydide lasoo wada ciyeen hobyana batrool baa ugasoo carfay

    • @jawahirelmi5741
      @jawahirelmi5741 3 роки тому

      Sayb ahmed hobyo waa dhul sacad reer ayaanle saleemaan wey waasheen hobyo deegaan kuma lihid seed ku leedahey dhulkiina imaansada anaga dhulkiina idiinkuma imaan

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +5

    Qabyaalada farmjo malaxamilikaro

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 3 роки тому +3

    Hambalyo reer Gedo reer Garbaharey iyo reer luuq hambalyo weligiin
    1- taqtarkii ugu horeeyey ee qaliin wadnaha sameeya : Dr. Maxamed Adam Sheekh-- waa reer Gedo
    2- Ninkii ugu horeeyey ee alifa qorana Afka Soomaaliba Dr. Shire Jaamac Axmed Juge Reer Gedo.
    3- duuliyihii ugu horeeeyey ee Soomaaliyeed ee cagaha qulka uga qaada diyaarad Gen: Cali- Mataan Xaashi Cilmi --- Reer Gedo
    4- Fanaanadii ugu Horeysay ee ku heesta Afka Soomaali raadiya Mogadishu ayadoo heesa taliyaani kabaxaan: Khadiija Cabdulaahi daleys
    ... intaa kabadan waqti umahaya
    Hambalyo Reer gedo

  • @Umabushra755
    @Umabushra755 3 роки тому +2

    Hadan awuda dhahir calasow waxan kadhigi lahay madaxweye inta kaxun wararka dahir kabaxa mesha yafirsada idindhahay waxad dideysan runta wow shegayo

    • @yusufali9904
      @yusufali9904 3 роки тому

      ZAMzam WAADna BURisay kax kax kax.

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +4

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️

  • @mankaboy9575
    @mankaboy9575 3 роки тому +1

    Legend daahir calasow

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 3 роки тому

    Ruunti waxan ujajenaya guul besha sacad sacid guul waa gesi ka dhashay boqortoyo guul🇸🇴🇸🇴

  • @cabdulqaadirxuseen6640
    @cabdulqaadirxuseen6640 3 роки тому

    Waa runtaa maashaa allah

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 3 роки тому

    Waxayna taageero buuxda uyihiin mudane c/raxman shiikh xasan jimcale allah ha guuleeyo

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 3 роки тому +1

    HABARGIDIR WAA MASKAXDA HAWIYE FADLAN YAANU ISKU KIIN DIRIN EE FARMAAJO WUU TAGAYAA YAANU SIDII ADEERKII ISKU KIIN DIRIN

  • @saadaqshire8400
    @saadaqshire8400 3 роки тому +2

    Galkacyo ma inlakararaban salesman iyo murursade oo sheeganayah galkayo waayaab

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 3 роки тому

    Barre waa Shabaab yaan lagu kadsoomin

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Alshabaab ayaa hawlahan sheikh ka,ah

  • @AHMED-AK2030
    @AHMED-AK2030 3 роки тому

    Caqligaga oo bata macrifadadu yareeya ...ardey manta dadaali lahayd hdi lga dhaadhiciyo qabyalada aya lagaga sarmarey..goormu dadaali ardeyga wxaz lga dhadhiciye ...
    Qabyaalada boos Bey ku qurxoonthy waana siyaasada ma ahan ardeyda io dhalinta
    Dahir godkan inad ku dhici dontid ma ogid lkn hadheereyn ayan ku dhihi laha

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 роки тому +2

    Ilma Adeeryaalow Tolkeena Talo Ayey Rabaan H.G Wey wada Dhasheen Balse Isku Dhiilo iyo Dhaqan Gobeed Malahan Markii Dhexdooda Loo Eego Hdane Dhamaantooda Somali wey U Gobsanyhiin

    • @maxamedcaqilka7026
      @maxamedcaqilka7026 3 роки тому +1

      Sax waa runtaa waa qabiilka keliya eelala dagaalo oo hadana aad ku dhex noolaan kartid

  • @sakareyeducale9805
    @sakareyeducale9805 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk Habar Candho Weyn Dalka Waxba Laka Waydiimayo Qooooor Xinya Cad Wuuu Jooogaya Guuuuuuuul Dhahir Af Huuuuuro

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 3 роки тому

    WAA QABYALADII IYO EEXDII XUKUMADII SIYAAD BARRE FARMAAJO OO DUGSI SARE AH DUBLAMASIGA LAGAGA DHIGAY
    MAANTANA TII BUU WADAA

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Qoorqoor habargidir halaxisaabtamaan

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому

    Hawiye miyuu nool yahay?

  • @abdirizaakwadani4254
    @abdirizaakwadani4254 3 роки тому +1

    wlhi mac qul ma ahaan inee ka waxa barasho ka fcn thye muqdisho hal qf ka so galin gado kali ayaa ku jiroo 10 hore midas wa mid an mac qul eheen

    • @abdikadirmohamed4105
      @abdikadirmohamed4105 3 роки тому

      He9tvvifgdjeei HOF HOF foot and he highly rated the restaurant bbhhggxkx gvdh6zhj8tdcgtdg

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 3 роки тому +2

    Waar qabyaalada iska daa

  • @arlaadaarlaadey6639
    @arlaadaarlaadey6639 3 роки тому

    WASIIRKA WAXBARASHADA AYAA ISKA DHAADHICINAYA OO DABADHILIF U AH FARMAJO

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 3 роки тому

    waa wax laga xumaado in galmudug dagaal uu ka dhaco waa qalad walahi bilahi talahi ilahow dagalkaas ha joojiyo aamiin yarabi

  • @jawahirelmi5741
    @jawahirelmi5741 3 роки тому

    Sacad waa indhihii habar gidir saleemaan meel fariista sacad ma gaartiin gaalkacyo iyo hobyo wa dhul sacad asaa ka tashanaayo aayahooda cidey sacad rabaan baa duqa ka noqonaayo

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Hadan habargidir nahay filasoomaliya ayaa dadka iskudirtay

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Markii sh,mxmad shaakir iyo xaaf lagasaaray dhuusamareeb ayaa lagutalagalay farmajo iyo khayre ayaa culumadii kulaayay Marka khayre tag farmajo halala xisaabtamo dagdag

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Xaarmjo umudda halaga qabto

  • @jawahirelmi5741
    @jawahirelmi5741 3 роки тому

    Qoor qoor maxaa ugu jiro gaalkacyo iyo hobyo waa dhul sacad war sacadow qoir qoor xabad dabada ka geliya duqa maagaalada waxaa dooranaayo sacad saleemasnow hadaad ceshen weysaan qoor qoor meydkiisa aa dhulka lagu jiidaa gaalkacyo ito hobyo

  • @aliabdiahmed3745
    @aliabdiahmed3745 3 роки тому +1

    Xaage ayuu u kala waada Sacad iyo Saleebaan war habar gidir waa habar gidir
    Waa geesiyal waada dhashay
    Lacagta lagu soo siyay ee lagu dhahay galmudug ku caay waxba ugama qadeeysid habaraha waa weyn ee hoosta laga shaxado ee biljamka dagan waxay galmudug ka og yihin iska yar
    Saleebaan
    Sacad
    Saruur
    Ceyr
    Duuduuble
    Waa dad waada dhashay
    ilaaha inaga dhiigay alxamdulilaah
    Balse dahiir calasow wax isiiya hadii aan wax la isiin waa caytamaya yaa ka yeelaya
    Ciid dhag jalaaq ku sineysa ma lahaan
    Sacad waa goob balse adiga gun ka dhigaya oo reerka maseer qaday adiga hawiiye dhan tusaaya war sacadkii waa maseer san yihin ku haya kkkkkkkkk viva Sacad siciid viva Hg

  • @user-xj3qb1mk1m
    @user-xj3qb1mk1m 3 роки тому +6

    ANAGAABA CADOW ISKU EH OONA ISKU XOOG BADAN YAAB ALOW DHEXDIINA BIYA QABOW KUSHUB

  • @ashaaweys4898
    @ashaaweys4898 3 роки тому

    Alakugub huriye dameer ah qeermasheege

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 3 роки тому +4

    Daahirow saleebaan waa walaalkaa
    Majeerteen iyo laylkasena waa kaacelinaa
    Ee iskadaa

    • @jawahirelmi5741
      @jawahirelmi5741 3 роки тому

      Wacanari mareer goormaad sacad u hiilisey beenloow yahow sacad asagaa iskaga filan cidii gardareysato

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому

    Maxaa usoo gurman wayseen markii shaakir iyo m,mxmuud iyo xaaf laweerarayay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому

    Ina adeertay ina shire ilqayte way idinla hadashay waliba sacadka diimaha isku layn rabo ka jooga oo diinta waa nasteexo yaan lays ku dilin

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 3 роки тому

    HAWIYE hadda ma xil ayuu hayaa?

  • @sayidcumar4702
    @sayidcumar4702 3 роки тому +1

    Waa dagaal siyaasadeed o Fahad kasocota

  • @abdinaasirali9904
    @abdinaasirali9904 3 роки тому

    Dahir calasow sxb waxay xataa u dhowdaha godomiye barlaman inow isko so sharaxo qor qor tas ogow sida farta lago fiqayo

  • @xirsiducaale4652
    @xirsiducaale4652 3 роки тому

    Hadii beesha hawiye isku mulquusho. Sidee baan u midow naa! Alow umadii walaal la ahaa isku soo celi! Intaa baan kaga tagayaa comment..

  • @ziyadayanle
    @ziyadayanle 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @abdinaasirali9904
    @abdinaasirali9904 3 роки тому +2

    Wlhi dahirow farmajo waxow u so jistay abagal iyo habar gedir allow isko fur qalbiglyada habar gider iyo abgal wa lu tasha dey tas eh ahen ben bal wa kas hada muqdisho waxaa u shir uga socda darot bal awey haweya wlhi waxba jiro

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +1

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 3 роки тому +3

      Abgaal iyo habargidir ayaad leedahay, waxayna mareeydaa sacad iyo saleebaan, m farmaajo maxaa lagarabaa?

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +1

      @Yusuf Warsame Adiga Murudsade ayaa tahee maxaa kaa galay Farmajo??? Mise waxaa kuwada Naceeb Abgaal iyo Habargidir ah???

    • @yusufwarsame9682
      @yusufwarsame9682 3 роки тому +3

      @@deqah Allow qofaan wax ogeeyn ha cadaabin, abgaal iyo habargidir waxaan jaceel aheeyn uma qabo, ee waxaan diidaya madaxda qaranka oo la aflagaadeeynayo.

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +1

      @Yusuf Warsame yaa aflagadeyay???

  • @tuulo-cw9bn
    @tuulo-cw9bn 3 роки тому +9

    Faarax gololey baa 50 sano kahor sheegay oo yiri, Habargidir marna waa cadow ka dhici marna ayada kala dhici marna adiga iska dhici. yaabka aduunka.

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +2

      Tuulo adiga maku walatay Adeerkey Faarax Gololeey Allaha unaxariisto Aamiin yaa Rabi. Mowtada kaleexo oo Alle kacabso Subxanallaah meelwalba ayaad hadalkan ku qortaa.

    • @indianocean9521
      @indianocean9521 3 роки тому +2

      waa hadal xikmad ah oo runta ku saleysan, Hg wax bay dhisaan, maalmo kadibna wayka xiisa dhacaan oo way dumiyaan bal fiiri inta maamul ee GM oo ay dumiyeen, dalku wuxuu u baahanyahay siyaasad xasiloon si horumar loo gaaro. habrahan qurbaha ku wareeray yaysan haadaan idinka tuurin.

    • @binticali2421
      @binticali2421 3 роки тому

      @@indianocean9521 sax siyaasad dagan iyo isutanaasul baa wax lagu noqdaa ee HG ia mideeya!

    • @binticali2421
      @binticali2421 3 роки тому

      @@mr.mudugsacad6637 waa sax hadalka indian ocean qofka talo fiican kusiiyo baa dadka kuu xiga marka Hg hamidoowdo hana isu tanaashuso ma sidaan baan ahaanaynaa ilaa yoowmul qiyaamaha waa ceeb in aan iska dhamaan wayno dadka horaybay u socdaan waana in laysku tanaasulaa si horumar loo gaaro wall

    • @indianocean9521
      @indianocean9521 3 роки тому

      @@binticali2421 Binti Cali waxaad tahay qof caqli badan oo fahmayo waxa aan ka hadlayo, laakiinse dadka qaar qabyaalad baa madax martay, madax perfect ah ama dhameystiran ma jirto maalin walba kii yimaado haddaa ku kacdaan halkee gaareysaan, farmajo waxba idinkama qaadeen haddaa isku duubantihiin sida Puntland isugu duubanyihiin oo madaxdooda uga danbeeyaan.

  • @abdijama3360
    @abdijama3360 3 роки тому

    Saleeban waxay rabaan karbashkii 2005 sacad salebaan wax umaba arkaan rer dhagax kaliya ayaa yaqaan sacadka kale salebaan Waxay dhahaan ma kuwaas ayaan la dagaala

    • @jiimi1v4pubggame63
      @jiimi1v4pubggame63 3 роки тому

      2005 miyaa saleymaal Karbaashtay xoolo Faan jeclidaa waryaa wlh sidii wagii Qeyd la idin xasuuqay oo 60 Qof 1 maalin loolayey Aa la idin galaaa walee

  • @kingjb8148
    @kingjb8148 3 роки тому

    magaalo wax barasho la ka waaye mii la ka ma helaaye goodax bare baa midaas sameeye si wasiir u helo cavio

  • @sugallyrics7564
    @sugallyrics7564 3 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️ALLOOW DHOWR QOOR-QOOR ❤️❤️❤️❤️❤️ qabyaalada waa qurun inaad saas u hadashaan tiraahdaan mareexaanoow, ceeroow, sacadoow waxaad la dagaashaan saleebaan oo bulshada deegaanka dagaal u horseedaan waa nasiib darro, Nabada ka shaqeeya sacadoow, caqliiginina yuusan noqon, Canbaradii calaacashay!!

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 3 роки тому

    WAR HABARGIDIREEY SIYAASADA DAAROOD FAHMA OO AARSASHADA AH MARIIXAN WAA IN UU SACAD DHAMEEYO CAYDIID BAA LAGA AARSANAYAA EE SALEEBANOW IS QABO OO KALEEXO WALAHAA SACAD XAYAWANYAHOW

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 3 роки тому

    Murusade wuu dagaa galkacyo hadaa ogtihiin iyo haddii kalaba

  • @alihama1471
    @alihama1471 3 роки тому +1

    Adeer anaga
    Leh galgacyo Salebana waa degan galgacyo MHa sida sacad qaxooti

  • @abdiazizadanhasan1708
    @abdiazizadanhasan1708 3 роки тому

    Hhhh

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 3 роки тому

    Saleebaanku ma laf sacad kamidaa?

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому

    8000 arday oo #HAWIYABA dhacay imtixanki ayu #XAARMAJO YIDHI 🤔🤔

    • @AHMED-AK2030
      @AHMED-AK2030 3 роки тому

      8k hawiye waxbarata ma jirta aya ka horeysa iney dhacaan

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 3 роки тому

      Naa idooreey ictiraaf meel kusheeg waataad ku waalateen

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому

      @@abdirizakabdallah2672
      Beedey beeday dhalay oo AMISOM FOORARISO

    • @AHMED-AK2030
      @AHMED-AK2030 3 роки тому

      2 gobol dal noqdey lma sheegin

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому

      @@AHMED-AK2030 soo cawridee soo habaar yibiryow nolosha xaasidnima ku dhamaysateen waana waxa hlka idin dhigay

  • @ayaanelmi7520
    @ayaanelmi7520 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Ilahow hana ceybeyn waxa ku adegta qor qor nin dhiig qaba o dad diley a ku adegta waa dad aqli gaban galkacyo ha racdo somaliland

  • @abdimahadosmanahmed8575
    @abdimahadosmanahmed8575 3 роки тому +1

    Dahirow bahasha heerkan inaad gaarsiiso looma baahna, maantay maalin ay ree tolkaa uga fiicantahay lama arko.

  • @user-wj5qr6sz9q
    @user-wj5qr6sz9q 3 роки тому

    Kkkkkkkk yab

  • @abarre5554
    @abarre5554 3 роки тому

    Kuwaan qaylo badanaa ma cado kibir ka gadaal ayay dhasheen

    • @jawahirelmi5741
      @jawahirelmi5741 3 роки тому

      A barre cadakibir ta aa sheegeysid sacad kulama dagaalin hal jufo ooyar ayaad la dagaashey ma olowdey 2005 markii asn kaasoo saarey galinsoor iyo hobyo oo dabada xabad kaa geliyey adeer dhulkaada iimaanso sacad dhulkiisaasaa leh gaalkacyo iyo hobyo waa dhul sacad

    • @abarre5554
      @abarre5554 3 роки тому

      @@jawahirelmi5741 sacad waa u dhamaa cada kibir ka gadaal qof dhashay ayaa isku taago reer xaaji saleebaan

    • @jawahirelmi5741
      @jawahirelmi5741 3 роки тому

      @@abarre5554 adeer uma dhameen ee beenta daa xasuuso 2005 saan kaaga saarey fhulkii sacad galinsoor iyo hobyo

  • @ciyaalkaxaafadamohamedyare9061
    @ciyaalkaxaafadamohamedyare9061 3 роки тому +1

    CANDHOWEYNE INA ADEERKEEY...SOO DHAWOOW....NAGU SOO DAAH...ILAAHEEY HAKU XAFIDO.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +1

    Waar #HAWIYOOW maydinkaa is haysan doona mise Waxbaydun iska celin idinkiba laydin hystay #XARMAJO
    horta meel saara marka ayaa is hysan dontane🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @AHMED-AK2030
      @AHMED-AK2030 3 роки тому

      Laangaabka somaaliya isaaq

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 3 роки тому

      @@AHMED-AK2030
      Waa runtaa hooyadaba laanka dheer ku dhib qabta😂😂😂😂😂😂😂

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 3 роки тому

    Waxii xiisaha lahaa kama hadlin laba naag oo waxey ka hadlayaan aan la garaneynin ayaad noo keentey sacad iyo waxaan jirin ayaad nagu mashquulisey waxaan sugeyney gadoomiyaha barlamanka oo hawiye loo magacaabi rabo

  • @fadumosaid7388
    @fadumosaid7388 3 роки тому +2

    Sacad waa lasoo tijaabiyay wayna fashilmeen daahirow in maanta ay beesha xaaji saleebaan waxqabad cad sameesay oo galmudug cirkaas marayso oo guulwayn lagaaray ayaa muuqata marka nagadaaya maseerka iyo xaasidnimo sacadow

    • @ktamale2388
      @ktamale2388 3 роки тому +1

      Absolutely abayo

    • @sugallyrics7564
      @sugallyrics7564 3 роки тому

      noolooow indr❤️

    • @ktamale2388
      @ktamale2388 3 роки тому +1

      @@sugallyrics7564
      I can not stand dahire calacalow and his jealously
      Qoor qoor u ku washay
      Bisko

    • @ktamale2388
      @ktamale2388 3 роки тому

      @@mr.mudugsacad6637
      U just woke up huh
      Adigu macadahay
      Tugu nimo sacad ba lugu yaqanaye khafkasta Somali ah wayaqan innu sacad mafia yahay incloue your own brother dahire big belly

    • @jiimi1v4pubggame63
      @jiimi1v4pubggame63 3 роки тому

      @@mr.mudugsacad6637 1986ilaa 1991 saleymaal iyo Mareexan Markii Dagaal Kulul Ka dhax bilaawday
      oo Mareexan Hubkii Dowlada Heysteen
      Ayaan inta ceyr looyimid Ayaa lagu yiri Dagaalka nala Gala
      Markaas Ayey yiraahden Dagaal magalikarnee Aan kula heshiisino
      waana ka Taknay
      waxaa lootakay sacad Ahmaar
      markaas Ayuu ku jawaabay
      Anaka Dowlada Ayaan xil ka heynaa mana Gali karno Dagaal ee Aan kula heshiisiyo waan ka Taknay oo waan iska caabin jirnay Anakoo Aan hub fiican iyo Gadiid Dagaal heysan
      Balse markii la Gaaray 91 oo Dalka Burburay waala ogaa wixii Aan mereexan ku dhiknay oo ilaa Ethopia keynay
      Markii Aan xamar imaanay waad ogeed Dagaalkii kuwait 2 Oo mursade 2 saac Deyniile ku Guynay
      oo Dhulka maanta uu HG inta badan Ay Dagan yihiin waxaa keenay saleybaan
      Balse Sacad waligiis inta Kaligiis Duulay Dhul ma aqabsaday
      Waxaadan Aheyn baad ismooden
      waxaad u xiisteen xasuuqii
      Maradii Qeyd oo 1maalin 62 Qof la idin ka xasuuqay
      laangaab Aan wuxuu Aheyn ismooday inaa tahay waan arkaa
      Cagaha Ka socda Hadii Kale waa la idin bursaa walee
      1986 Ayaan ogaanay waxaa Tihiin Cidana Baryi meyno 👊👊🔪🔪👊👊

  • @daqlidl8386
    @daqlidl8386 3 роки тому +1

    Habartaan calaacaleyso sacad yuuyahay waa ogtihiin ilmabadab oo sacad sheegto in ay saleebaan dhaleyn oo gabdhahasacad inta lakufsaday lagadhalay marka Dahir alasow runta raga kamanixiso sacad iyo saleebaan waa uu is yaqaanaa

    • @daqlidl8386
      @daqlidl8386 3 роки тому

      Siyaad bare habargidir aa casher udhigtay ee sacad kaliya muusan eheen sacad na saleebaan uu kunool yahay aniga na daarood maahi ee saleebaan baan ahay 🤑🤑🤑🤑

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 3 роки тому

    Daahirow maxaad karabtaa qoor qoor
    Rag siyaasiina oo sacad ah ayaa wata
    Oo aad adiguba aad taqaanid
    Ee kuwa sacad maad waxkasheegtid

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 3 роки тому

    Asc dhamaantin war habargidiir eey anigu waxan ahay nin reer somaliland ah an talo idin siyo anu qoor qoor iskukiin dirin cayr iyo reer xaji Saleeman iyo sacad wa walaalo marka qoor qoor waxa ka danbeya farmajo marka kafiirso habargidiir eey

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 3 роки тому

      Taywaan iyo ictiraaafki aad kuwaalateen iidoorow kawaran

    • @ismaacilsamakaab43
      @ismaacilsamakaab43 3 роки тому

      @@abdirizakabdallah2672 war ilahay ba na citirafsan sxb

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 3 роки тому

      @@ismaacilsamakaab43 israil ictiraafa ha idin ictiraaftee
      Isaaq asal kiisa waa taad laheydeen waa yuhuud

    • @ismaacilsamakaab43
      @ismaacilsamakaab43 3 роки тому

      @@abdirizakabdallah2672 iska caaac xawayan foqol foqol

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 3 роки тому

      @@ismaacilsamakaab43 huuno caytan Hargeisa kula joogaa

  • @abdihassan1970
    @abdihassan1970 3 роки тому +1

    4 lafoodoo habar gidir ah Ayaa is fahmi weysane sidey somali ku Heshiinee yaabaye.
    Waa Suaale somaaliyeey Heshiin weynaye kuwaan iyagu heshiiyay ee somaliland maan iska fasaxno.
    Ileyn sida Muuqata ilaa iyo aakhiran is heysaneynaaye aan fasaxno somaliland.

  • @sakareyeducale9805
    @sakareyeducale9805 3 роки тому +1

    Af Huuuro Waxaa Tahay Xoooolo Xabad Waa in Afka Lakaaka Dhofdaaa

  • @cabdisalaan9619
    @cabdisalaan9619 3 роки тому +1

    Saleebaab oodhan maahan eewaa.reemuuse kaliya ayey.gaar.utahay

  • @togannetoosane5878
    @togannetoosane5878 3 роки тому +1

    Daahiroow HG 30 sano ayey sacad daba socdeen ee xaa u kordhay? Afartii bilood ee qoor qoor guushii uu gaarey aad u quuri la' dihiin soow maaha?

  • @maxameddaahir7988
    @maxameddaahir7988 3 роки тому

    Bililiqo moesha mataalo ee aqon baa taalo Hawiye biliqo abuu yaqano

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 роки тому +2

    FARMAJO LAYDINKARAAC EE U DHAAFA MAGACIISA.

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 3 роки тому

      UFUF FARMAAJO WAA TUUG QABIILISTE AH OO JIRAN ADIGUNA WAA KUU DHAMAATAY DAAROOD XAARKEEY FALKIYEEN QAYAANO TUUGO MUSUQMAASUQ IYO BILIQO XAMAR EEY KA WADAAN TUUGO GABALKIINI WAA DHACAY

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 роки тому +1

    MIDA LABAAD GAALKACAYO SACAD SICIID BAALEH ANAGAA KAMARAGA OO REER MUDUGA.

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 3 роки тому

    Gedo liido male reer muqdisho intaad niikinayseen ayay wax akhristeen reer Gedo😜

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 3 роки тому

    Ma habargidir baa dad ah soo dugaag ma ahayn

  • @maxameddaahir7988
    @maxameddaahir7988 3 роки тому

    Afgaduud mareexan waa darod ismaacil waa British waa madaxdi carbeed maxad ka qaali

  • @gndijrto1646
    @gndijrto1646 3 роки тому

    Hawiye cuqubadii ay..soomaalida kagaleen..baa kasoobaxday walina..magarowsana. yaab

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 роки тому

    Hb wngsn. daahirow ilahey ka baq. Mawaanad dhimaneyn. ????😂🤣😆😄

  • @abdimahdhussein5053
    @abdimahdhussein5053 3 роки тому

    LABO HABROOD AULTAD MESHA LATIMID ADIGA HABRAHAGU GALMUDUG WAXABA KAMA BEDELIKARANTAN EE HAKU DALIN HABARGIDIR WAY KA GORTAY XILIGII LA ISKU DIRIJIRAY

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 3 роки тому

    MURUSADOOW fadlan isu sharaxa gudoomiyaha baarlamaanka, HAWIYE wax la yoraahdo ma jiraan, adinka aya aas'aasay USC , amxaarada dagaalkii lala galay adinka ayaa hogaaminayay, ma cid abaal idiin gashaya ayaa jirta? ma cid talo idinkala dhaxaysa ayaa jirta, cidii deyn idinku leh, ha idiin timaado

  • @alihama1471
    @alihama1471 3 роки тому +1

    Adeer anaga
    Leh galgacyo Salebana waa degan galgacyo MHa sida sacad qaxooti