Qisada Jaceyl ee Heesta Dhoof Caasha Abwaan Gaariye iyo Shankaroon Axmed by xasan adan iyo ilka jiir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @hawdal5683
    @hawdal5683 3 роки тому +17

    Waad qaladhihiin 100%. Heestan waxaa iska leh ninka laga sheekaynayo AHN Abwaan Maxamed Cali-kaariye, waadna u badheedheen ee ma ah qalad aad isku qaladday Kaariye iyo Gaarriye. Dhaqanka noocan ah fanka iyo suugaanta uma fiicna.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому +2

    Sawir kaa soo qadateen ma ahan abwan maxamed cali kaariye waa maxamed xaashi dhamac gaariye ayey kala yihiin
    Mid waa abwaan heesaha sameyo
    Midna waaa abwaan gabya

  • @Nayruus10
    @Nayruus10 Рік тому +1

    Gaariye maa Hayne waa Abwaan Maxamed Cali Kaariye

  • @abdirahmanshire4539
    @abdirahmanshire4539 2 роки тому

    Magaca abwaanka ma GAARIYE ee waa KAARIYE------- Kaariye waa MAXAMED CALI KAARIYE - GAARIYE - MAXAMED XAASHI DHAMAC ha iskuqaldina fadlan magacyada fannaaniinta iyo Abwaanada ha isku qaldina aqoondaridu waa nacab taariikh baan mail jiray

  • @mahamoodhassan5337
    @mahamoodhassan5337 6 років тому +5

    Abwaan maxamed cali kaariye
    Ilaahay haw naxriisto

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Рік тому

    Magacu ma aha Gaariye ee waa Kaariye.

  • @raage410hassan9
    @raage410hassan9 2 роки тому

    Waa kaariye oo joogay marka gorgosa dhirtedii gambia

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 4 роки тому +2

    ma heestii abwaan maxamed cali kaariye ayaa maanta la dhahay gaariye ayaa lahaa walaahi yaab

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 років тому +12

    Maxamed xashi dhamac gariye Ma lahan hestani e hestu waxa laha abwan maxamed cali kariye

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 роки тому

      Qabyaalad Baa ugaysay inuu kaariye heesihiiisa gaariye Ku badalo

    • @joelernesto7327
      @joelernesto7327 3 роки тому

      A trick: you can watch series on flixzone. Been using it for watching a lot of movies lately.

    • @dannythiago8315
      @dannythiago8315 3 роки тому

      @Joel Ernesto yea, I've been watching on Flixzone for years myself :)

    • @marcvincenzo430
      @marcvincenzo430 3 роки тому

      @Joel Ernesto yup, I've been watching on flixzone for since december myself =)

    • @grantjesus9703
      @grantjesus9703 3 роки тому

      @Joel Ernesto Yup, I have been using Flixzone for since november myself =)

  • @jeenitaag4541
    @jeenitaag4541 4 роки тому +2

    Maxamed cali kaariye baa heesta lahaa sawirka aad saarteena waa gaariye

  • @cabdirisaaq469
    @cabdirisaaq469 3 роки тому

    Gaariye ma aha waa abwaan kaariye

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 3 місяці тому

    Maxamed cali kaariye taariikhda lama duwi karo

  • @hawdal5683
    @hawdal5683 2 роки тому

    Magacu Gaariye ma ahee waa Kaariye

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 2 роки тому

    Gaariye iyo kaariye midna kaama geyo gefkaa aad u badhaadheen,Fanaanka weyn ee Jiirna Gaariye kumuu sheegine idinkaa u badheedhay oo jar jarey.

  • @Ahmednuur11
    @Ahmednuur11 3 роки тому

    Iska saxaa gaariye iyo kaariye ha isku qasina muqaalkana kasara meesha ama abwanka laga sheekenayo garta waa mohamed ali kaariye

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 роки тому

    Gaariye waa gabyaa uun.

  • @HersiFaden
    @HersiFaden 8 місяців тому

    Ha la kala saaro MAXAMAD CALI KAARIYE iyo MAXAMAD XAASHI DHAMAC heeska waxa iska lahaa KAARIYE

  • @sharifsharkey5490
    @sharifsharkey5490 5 років тому +6

    wlhi Ben maha anã jogo moçambique weyna kutala conrangosa wa mel aad uqurux badan

  • @warsameahmedamalle4667
    @warsameahmedamalle4667 11 місяців тому

    Weriyahan wuu ku dheelayaa sheekada.
    Ma dhageysanayo.

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 2 роки тому

    War abwaanka magaciisa saxa gaariye ma ahan waa kaariye

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 3 роки тому

    Kaariye weeye maaha gaariye iska sax

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 років тому +4

    maxamed cali kaariye weye gaariye ma ahan

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 5 років тому

      Soomalidu inay wax khalkhaldaan way kahelaan

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 роки тому +1

      Dadkaan waxay isku qaldayaan gaariye Iyo maxamed Cali kaariye qisadaan waxaa iska leh heestana Alicia abwan maxamed cali kaariye waxaana ka sheekeynaya abwaan cabdikarim faarax qaareey jiir

  • @omaryusuf4060
    @omaryusuf4060 5 років тому +3

    gaariye iyo kaariye ayay isku qaldayaan

  • @amalnor
    @amalnor 6 років тому +1

    Abwaan gaariye muusamayn jirin heesaha waanu ka dardaari jiray abwaanada yaryar inaanay heesaha iska illaliyaan taana waxaa ka markhaatiya abwaan weedhsame oo uu kubarbaariyay abwaanmada macqlina u ahaa inkasdoo uu abwaan weedhsame sameeyay heeso duruufo ayaana ku kalifay aadbuu iskaga illaaliyaa waxaanad ku garanaysaa siduu abwaan uyay iyo sida heesaha ugu yaryay
    Alla hawnaxariisto dhamaan abwaanadii dhintay Ax ax

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 роки тому +1

      Ninka laga sheekeynayo waa dhaqtarkiii jacaylka waana abwaan maxamed Cali kaariye heesaha ugu badan Iyo riwaayadaha jacalka ninkaa sameeyay weeye waana saneeyihii magaca waaberi kooxdiiii fanka

  • @ibnuhaji2177
    @ibnuhaji2177 3 роки тому +1

    TEAMKA QAANSO ROOBAAD khaladka hala saxo sawirka iyo magacaba ma ahaa maxamed ali kaariye . GAARIYIHII ISAAQ MALAHAN HEESTAN EE WAA KAARIYIHII SHEEKHAALEED

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 3 місяці тому

    War media waxan qashinka halaga qabto heestan m ccali kaariye ayaa lahaa shanka roon ayaanu u alifay markii sembabwi ay aadeen waaberi

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 3 роки тому

    Gaariye maaha adeer waa Maxamed Cali Kaariye. Ninka laxamka sameeyayna maaha Ilkajiir ee waa Cabdikarim Jiir.

  • @abdullahali6766
    @abdullahali6766 3 роки тому

    Heesta waxa laha maxamed Cali Kariye wuxu kaso qaaday isaga oo jooga Zambia waana jacaylki Shankaroon

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 років тому

    maxamed cali kariye iyo samatar wa ilma ader bey ahayen hesahisuna iyo tariqddisa so badha

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 6 років тому

      Hawiye ayay ahaayeen lkn waa habargidir iyo sheekhaal

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 3 роки тому

      Ilma adeer ma ahayn sheekhaal iyo habargidir ayey kala ahaayeen.

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 роки тому

    Halkaa gaariye waxaad ku bedeshaa Kaariye

  • @adama-bh4lu
    @adama-bh4lu 7 років тому

    Miskiin dad buka oo qabiil dar daray baa soomaali ka batay allaha idin caafiyo faraha ka qaada abwaanada soomaaliyeed suugaan tooda soomaali bay u sameeyeen maalaayacniga iska daaya umada soomaaliyeed waa walaal.

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 років тому +3

    Maxamed cali kaariye aun

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 3 роки тому

    Abwaanka heesta waa MAXAMED CALI KAARIYE-ee GAARIYE MA AHA , GAARIYE MAGACIISA WAA MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE KALIYA WAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN K iyo G

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 3 роки тому

    Ninkaan maxaa ka qaldan, abwaan Mahamed ali Kaariye ayaa leh heesta. Muxuu sawirka gaariye u saaray? Yaab. Ma aqoon la’aan ayey ka tahay mise waa qabyaalad

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 2 роки тому

    kan mesha soo galiyey waa isaaq Gaariye ayuu iskaga qortay war waa kaariye

    • @HoodoabdiAbokor
      @HoodoabdiAbokor 8 місяців тому

      Dadka qabiil baa waalay qalinka ka qaldamay hadalka waa ka leh kaariye ninka waraysana hadalkisu ma isaaqbaa meeshuna waa muqdisho.ALLE dadka qabiilka ka dulqaad

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 3 місяці тому

    Waa been la codeeyayey

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 років тому

    Yaawaye mareyaha tiyaatarka ee uu shegaayo magaciisa igu caawiya

    • @naimajafar5859
      @naimajafar5859 5 років тому

      Dee waa maxamed cali kaariye ALLE SWT haw naxariisto

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 4 роки тому +1

      Gen Maxamed ciise ganey ba ladhaha waa madaxi tiyaatarka bu ahaa 1977 shil gaari bu ku dhintay nigeria heesaha xasan adan bu sameyey sida siraad, ayaamaha ilaahy ,aaminoy xasusnow, iyo heesa badan

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed1338 5 років тому +2

    Abwaanimidiina waxay gashay ‘waa nin hiraab ah’ oo Hawiye ah.
    War isku xishoow waddan dhan baad la degteen, umaddii kala eriseen ee dhuumo.

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 років тому +1

    abwanka laha hesta laha sawir kisa madan so sarin ader maxamed cali kariye ninka ad sawir kisa so sartay wa abwan maxamed xashi kariye????

    • @raasoofficial769
      @raasoofficial769 6 років тому

      Abwaanada aan ugu jeclahay heesahooda waa abwaan mohamed ali kaariye iyo abwaan mohamed ibraahim warsame hadraawi xaqiiqdii kama dhargo heesa hooda

  • @mussashire8597
    @mussashire8597 6 років тому

    M cali Kariye vs m xashi gariye

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 років тому +3

    maxamed cali kariye asagu iyo osman askari labada abwan cidina gadhi meyso ila abid maxamed cali kariye wa nin hawiyahu u dhashay osman askarina wa nin u dhashay isaq hadrawi iyo yam yamba kuso biray abwaninta intodana kalama dhin midba ka'kale ka daran bey ahayen ragasi viva irir samale faqashtu abwanin meysa laheyn fananina war keda da

    • @aidrousa.hussein1054
      @aidrousa.hussein1054 6 років тому

      osman askarina haa isaaq sh ayuub
      hadrawi habarjeclo

    • @inahaanfarkudhuuqe99
      @inahaanfarkudhuuqe99 6 років тому +1

      Saxb aaway axmed saleban bidde abwaanka sameyay hewsha ugu badan somalida uguna macaan asaga iyo kaariye ayaa ah labada abwaan ee ugu qatarsan heesaha somalida

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому

      @@inahaanfarkudhuuqe99 ninka ugu heesaha badan waa kaariye, a.s bide waa ninka labaad.

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 4 роки тому

    wali dad ayaa kala saari Karin gaariye iyo kaariye. mida kale dhoof caashaq miyaa la garan wayaa Ninka iska leh yaab.

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 роки тому

      Abwaan Maxamed cali Kaariye ayaa caansan isagaana sameeyay heestaan waana ninkiii la oran jiray dhaqtarkiii jacaylka

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 3 роки тому

    Mar kale waa aniga oo soo noqday waxaan kale oo rabay inaan ka hadlo ninkan weriyaha ah, ma yaqaanno sida dadka loo wareeysto sababtuna waa Mullaxanka oo hadalkii wada ama raba inuu tusaalooyin kale u soo qaado ayuu hor boodayaa ama ka jarayaa sheekada , marka waxaan dhihi lahaa walaal sug isagaa goob joog ahaaye oo laxanka saaray heesta isaga dhagayso waxaad u hadlaysaa sida nin la joogay markuu laxanka samaynaayey , sidaasna weriyinimo ma aha qofka aad wareeysanayso sii fursad uu ku sharxo jawaabtiisa hana ka dhex gelin dadka aad wareeysanayso fadlan waana iga tusaale ee ha u qaadan inaan ku liidaayo illeen soomaali baa tahaye waxaan jecel nahay inaan qaladkeenna na loo sheegin , marka waxaan ku leeyahay shaqada meesheeda ka sii wad wixi laguu sheegana qaado WSC,

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Рік тому

    Stop robbing kaariye love songs

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 роки тому +1

    Brother Qaanso Edit gareeya qoraalka abwaanka waa maxamed Cali kaariye mulaxamka ka sheekeynayana waa cabdikarim faarax qaarey abdikarim jiir wixii dhan waad isku dhex qasteen ilka jiir waa abwaan burburkiii kadib soo baxay magaca ninkaan waa cabdikariim jiir iska saxa fudeedka jooojiyee

    • @gaaleefyare6988
      @gaaleefyare6988 2 роки тому

      Laxamaystaha magaciisa adiguna sax wll cabdikariim jiim weeye jiir ma ahan

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 роки тому

      @@gaaleefyare6988 jiim sheikh muumin waa mulaxan kale lkn Cabdikariim jiir weeye abwaankaan

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 6 років тому

    Ciwaanka iskasax abwaanka heesta sameeyay waa mohamed ali kaariye not gaariye labadaba allah haunaxaristee

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому

    war bal yabkan eega dadkan sidan wax uqasaya ma dad walanba gariye heso ma curin jirin lkn hesta waxa laha abwaan maxamed cali kaaariye cid waliba way taqanaye nama wali karaysane 🤫🤫🤫🤫

    • @qadarhasan7799
      @qadarhasan7799 3 роки тому

      Hhh ninkani Waa laxamiiste un ee malaha curinta heestan ee laakin wariyaha baanan la socon qisada oo dhan.
      Mulaxqmiiste ugu sare eta buu ahaa qaareey jiir

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому +1

      @@qadarhasan7799 saxib cabdikarin jiir ayale kuma odhan abwaan maxamed cali kaaariye ayale jiirna laxanka lkn labada abwaan magac yadoda yey malaha isku qaldayan maxamed gaariye iyo maxamed kaariye mid yara cabtoy ah aya qoray qiyasti

  • @axmednuurmaxamed8905
    @axmednuurmaxamed8905 5 років тому

    firdowsa kacab m ali kaariye wuxuu joogay musanbiig markan

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 роки тому

    Waar Waxay kala yihiin
    Maxamed xaashi dhamac =gaariye
    Iyo
    Maxamed cali kaariye.
    Ninka laga hadlaayana waa kaariye