Daabuurka 5aad ee dhaqanka iyo diinta | Colaadinta culimada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

КОМЕНТАРІ • 208

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 роки тому +20

    Sax waaye
    Diinteena wax dhaama maleh war anoo Yurub jooga ayaa arkay gaalo ka faaneysa sinada iyo isqaawinta subhanalah Islamka waa sax ❤️❤️❣️🤔

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 3 роки тому +20

    Shaqo wanaagsan sxb
    Aadan haka daalin ku qabashada
    Tooshka yaryarkan sidii
    Cajaladaha wxii lagu soo
    Duubay soo hunqaacaya

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +13

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 3 роки тому +6

    Allahu Akbar Allow kaa abaalmari mclin Aadan

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 роки тому +18

    dhisidda wacyiga bulshada gaar ahaan dhalinta ayaa ah waxyaalaha loopahan yahy e haladadaalo

  • @th0maszhalpy791
    @th0maszhalpy791 3 роки тому +23

    CHANAL WAXTARLE INTII IGU RACSAN LIKE TA SODAYA😘😘😘

    • @cajaaib11
      @cajaaib11 3 роки тому

      sxb supscripe igu caawi

  • @SaraMohamed-zt7sq
    @SaraMohamed-zt7sq 3 роки тому +17

    4:10 wlhi saad u dhaajisy waaye kuwaan Iny marada isu so ceejiyn iso qalajinaayo

  • @sharafboy4501
    @sharafboy4501 3 роки тому +24

    Masha Allah nin aan ku kalsoonahy walaal Aadan Sahan
    Horey usoco dhiirrane walaalkey

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 3 роки тому +6

    Dadkaas waa soomali marka laga fiiriyo muqaalka, balse waa dad kalle marka dhaqamadooda lafiiriyo waa tan in lafahmo mudan

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 роки тому +15

    Aadbaad u mahadssnthy Ustaad sida aad. Nooga jaahil bixisay wayaalaha la doonayo in maskaxdeena lagu qabsado oo waxkasta la noola yimaado aan duubduub ku qaadano

  • @yousufi.mohamed2840
    @yousufi.mohamed2840 3 роки тому +12

    Masha allah kaalin fican bad bulshada somaliyed ugu jirtaa.
    Alleh hakugu garab galo

  • @fkahie
    @fkahie 3 роки тому

    Adan sahan nin garaad wacan oo bulshada kalintisi uga so baxay dhalinta kula midka ee wax bartayna dhiiregeliye u ah waxay barten si eey dadkooda ugu anfacaan keep going.

  • @mkudah6194
    @mkudah6194 3 роки тому +5

    Muwduuca the army of satan ka sugaYnaa hdanu nahy subscribeskga wlll

  • @sahamiye1087
    @sahamiye1087 3 роки тому +1

    بدأ الاسلام غريبا وسيعود غريبا فطوبى للغرباء ~ الحديث الشريف

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 2 роки тому +1

    يريدون ان يطفؤ نورالله بأفواههم والله متم نوره ولو كره الكافرون

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 роки тому

    Alle ha ku xifidiyo aakhiro iyo aaduunaba

  • @caamirceynte4096
    @caamirceynte4096 3 роки тому +1

    Qeyb kamida risaaladii holaako ee seyfu diin qudus ku socotay
    Waliba waxaa iga yaabiyay markii naxwaha iyo balaagada lag fiiriyo carabi ka fasiixsan ma.arkin
    أني جندالله في أرضه خلقنا من سخطه وسلطنا على من حل به غيطه فلكم بجميع الامسار معتبرا وعن عزمنا مسدجره فاتعطو بغيركم وسلموا إلينا أمركم قبل انينكشف القضاء ويعود عليكم الخطأ فنحن مانرحم من بكي ولا نرق لمن اشتكي فتحنا البلاد وطهرن الأرض من الفساد فعليكم بالهرب وعلينا بالطلب فاي أرض تاويكم واي بلاد تحميكم
    ( ان الملوك اذا دخلو قرية افسدوها وجعلوا اعزة أهلها اذلة وكذلك يفعلون )
    Cajiib

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @yoycade7783
    @yoycade7783 3 роки тому +4

    Hhh war waxan dhib badanaa hhhh😁😄😃😀 nin raged horay usoco

  • @calicarab5864
    @calicarab5864 3 роки тому +4

    Masha allah wll adan alle haku xafido waxaa tahay qof ey ku tashadan inta jecel karaamada iyo horumarka isirka somalida qarniyadi hore waxey ku suntanaayen diin jacey iyo Hal adeyg hogaamiyanimo wllkey garabkaaga ayaan taaganahy dalka iyo dadkaba waxa ey sugayaan dhalinyaro adoo kale ah weyna aamusanyihiin badankood alle hanoo gargaaro

  • @suhaybsame7710
    @suhaybsame7710 3 роки тому +17

    Asc.
    Aadan sahann.
    Walaal waxan ka codsanayaah inaad mawduuc kasoo diyaariso [ NETWORK MARKETING ]

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +1

    Manhajyada somalida dhigtaan UNICEF ayaa u diyaarisay.. subhanalah

  • @zulthanztyler2867
    @zulthanztyler2867 3 роки тому +6

    RAJO WACAN 1 MILLION

  • @Manahmed780
    @Manahmed780 3 роки тому +8

    AADAM KHADAR keep goin JAALLE💯
    GUUL IYO GOBONIMO KUU RAJAYNAYAA MAR WALPA IO MEEL KAZTAPA

  • @husseinkaadheeri7636
    @husseinkaadheeri7636 3 роки тому +5

    Wxgarad itii waya araga intii igu raacsan
    Like wllyal

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 3 роки тому +1

    Wlhy waa xaqiiq maalin dhaweyd ayan waxan wacay kuwo dadka caawiya anoo yool baadhayan ku idhi nolosha wan ka quustay inan isdilo rabaa nolosha waxan rabay ma helin waxay igu tiri isdeji lanbarada gargaarka deg degaa waco markad istiraho isdil ugu danbayn waxay iwaydiisay diintayda ana wan ka gaabsaday wan fikiray waayo ay diinta kuu waydiinaysa ! Ileen magacayga laga garanaya shakhsiyadayda iyo diintaydaba
    Qof kasta oo aan dhaho waxa igu dhacay diintaydu iwaydiiya Alhamdulillah ana waxan ku ducaystaa in Alle swt iimanka qawi iga dhigo qalbigaygana diinta ku sugo
    Halayska jiro gaalada

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 роки тому +1

    Oraah Aadan ee ah "Wuxuu markaan keenay qorshihii inta Aanu dagaal gellin usii gogol xaari lahaa
    Inta Aanu duulin dalka usii irmaanayn lahaa asaga oo aan dantooda wadin umad walba uu kaga danaysa lahaa"
    Maashaa allaah

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 3 роки тому +1

    Mansha allah hore usoco wll

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 3 роки тому +12

    Walaal Sahan Aad Baad Ugu Mahadsantahay Xogahan Aad Bulshadaada Uhayso Allena Hakaa Ajarsiiyo

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 3 роки тому

    Masha Allah ustaad

  • @rooblehussein932
    @rooblehussein932 3 роки тому +2

    Walaal aadan allah abaalkaaga haka dhigo jano wxd tahay dadka fara kuririska ah ee ay soomali haysto wlhi maanta

  • @daauusofficial4253
    @daauusofficial4253 3 роки тому +1

    Sxb walaahi siyaasada inaga bixi oo inaga mashquuli ma og tahay iyo waxyabaha kle ina gee waan yar nahay badanaa 19 ka yar nahay mareekan ayaa madaxa inaga qabsadey awood gooni ayaa uyeeleysaan inta wadanka ka hadli laheyd wadama shisheeye ina geyneysaa dalkeena warbixin ka diyaari dadkeena sidey isku jecel yihiin iyo madax deena sidey isku neceb yihiin

  • @xamdaxam124
    @xamdaxam124 3 роки тому +1

    Ilhay haa kuu xafdiyo walky

  • @rashiidabdulahi7557
    @rashiidabdulahi7557 3 роки тому

    Ustaad aadan allha kudhowro tusaalahaagana habadiyo

  • @dalabkiina6139
    @dalabkiina6139 3 роки тому +1

    M.a

  • @salehelmi2110
    @salehelmi2110 3 роки тому

    😎😎😎 Great Advices 👍👍👍

  • @suldaanmaxamudcalishire1025
    @suldaanmaxamudcalishire1025 3 роки тому +4

    الله مولانا ولامولالهم 😏
    [وعتصموا بحبل الله جميعا ولاتتفرقو]
    Waxaan haystaa gabaad hadii aan cabsado hadii aan faqri iyo xanuun iyo wax xun igu dhaco aan ugu laabto lakiin iyagu mahaystaan

  • @soundall7254
    @soundall7254 3 роки тому

    Kkkkkk America hade ilbaxyihin oo dinta iyo dhaqanka isquseen maxe madaxweynahoda now beywalka ugu dhariyeen

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 3 роки тому

    Maansha Allah barakallahu fiikum and Allah yaxfidkum

  • @engmohamettmohamuttmwayeel7007
    @engmohamettmohamuttmwayeel7007 3 роки тому +3

    Ustaad mahdsanid

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 роки тому +1

    Aadan khader Lented

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 роки тому

    Kkkkk aadanaw fikradaha reer galbeedka. Waxa inaqasaya waayahan sooma,aha hogaami'yaasheena soomaaliyeed

  • @Walaalopodcast
    @Walaalopodcast 3 роки тому

    Sxb daaburka shanaad soo wad
    Thank you very much
    Ma nigga

  • @craxmanclaahi1620
    @craxmanclaahi1620 3 роки тому

    kkk mreekan waa aqaan doqomaas oojale alle naga madhigo waalega ceqlibadanyahy

  • @cashboylift9428
    @cashboylift9428 3 роки тому

    Nasoo Raac walal🙌🏽 Sida loo Dhiso Dhabarka ✅✅✌🏾 ua-cam.com/video/hYbKtWXX_eA/v-deo.html

  • @yaxye3599
    @yaxye3599 3 роки тому +6

    Ar aadanow maanta qacan kuu taagay 😂😂

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 3 роки тому

    Sxb manta inta caqli iyo damir leh wacyigaliye iyo hage ayd utahy iyo bare adiga iyo dhalin kalo badan
    Anigu wax figrada ama xooga ama xoola ah idinku tari mayo
    Lkn Mida ugu hoosaysa uguna Muga wayn ayn idin ku garab taganahy
    Waana ducada taana cida wax kasto faido leh dadka lawadaagaya ama Shay dadka ka jahil Sara waan la garab jooga
    Xitaa kuwa aan faidada lahayn lknse dhibkoodo dadka aanu gaadhin
    Waxay donan Haku hadlene
    Waan uduceyaa
    اللهم إنك عفو كريم حليم تحب العفو فاعف عنا

  • @fatimajama8271
    @fatimajama8271 3 роки тому

    Aadan mustaqbal ifoya ee umada islaamka iyo soomalidaba

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 роки тому +1

    Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll

  • @aqoonsahmiye6699
    @aqoonsahmiye6699 3 роки тому

    Kķkkkķkkkkkkkk aadan waxbuu canjilayaa kasmaal eankuwataa

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 3 роки тому

    Aadanow kawrn hadaanu wadaadku ka hadlin waaqica dalka kajira sida dulmiga caddalad darrdad

  • @kawsarkiin481
    @kawsarkiin481 3 роки тому

    Aadan waanku salamey laakiin kama muuqato astaan qof aqoonbadan waayo waxaad maagtay qof shaqsiyadii lkn waxan ku oranayaa ka fiirso waxaad soo jeedin

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 3 роки тому

    Sxb aad baan kuu jecelahay allh haku barakeeyo

  • @acazaam
    @acazaam 3 роки тому

    مركزية العلماء ومرجعيت الصوماليين اليهم تحت التهديد والانهيار وهذا ما يؤديه الالحاد الخفي في المدارس التابعة للغرب.
    فما الحل اذا مات الحل ؟؟

  • @abdulkaadir_ak9891
    @abdulkaadir_ak9891 3 роки тому

    Markay soo laabtaan maxay lasoo laabta maxay sidaaan diinta u leedahay waaa laxyaaal meel walbo iska raacayan

  • @faadumomohamed3299
    @faadumomohamed3299 3 роки тому +1

    Thanks u wallkey

  • @hudacabdirisaaq1567
    @hudacabdirisaaq1567 3 роки тому

    Masha allah walal garaad wacan aya ledahay Allah ku siyaadiyo

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 роки тому

    Zxp muqaalkii hore ee aad kaga hadlaysay dhuxusha waxyaabo badan ayaa kaa qaldanaa.
    Badi dadkeenu way bawoodan somgas inay iibsadaan lakin safety yaa damaanad qadaya hadii ay qarax samayso dhibaato inteelewgayaa kadhalanaysa .
    Inta ay dadku baabi lahaayeen dhirtu ha baaba,do

  • @abdishakourabdi5004
    @abdishakourabdi5004 3 роки тому +2

    Tusaale ahaan usoo qado Ardaydi lageyey itopiya

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 3 роки тому +2

    Walalayal waxan ah hooyo somaliyed oo joogta xeryaha qoxootiga o niga wada codsaneeso in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xaqiiqomedia1610
    @xaqiiqomedia1610 3 роки тому

    Waa runtaa geography gii baan unacay USA

  • @maxamedkcb3847
    @maxamedkcb3847 Рік тому

    Sxb wlhi waa runtaa waan lasocdaa waana kugu taagerayaa

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 роки тому

    Wadaad fiican oo jidka saxda haya cidna ma weerarto _ laakiin ceeb maaha in qofkii baydhsan farta lagu fiiqo
    Bal tusaalaheeda na sii wadaad wax saxa lagu maagay
    Hana isku arkin in aad kaligaa saxan tahay uun .

  • @أبوالقاسم-ب5ز
    @أبوالقاسم-ب5ز 3 роки тому

    Shukrn ustaad dadaalka io jihadakaada aad diinta islaamka aad ujihaadeysid alle hakaa abaal mariyo meshada kasii wad wan kul jirnaa wll marwalbo inshlh

  • @macadmedia1
    @macadmedia1 3 роки тому

    dastuurka aya sidan qaba ayay kulaso hor istaagi
    waxad maqli carabiga halagu dawarsado englishkana halagu faantamo

  • @fadumiinichanel98
    @fadumiinichanel98 3 роки тому

    Waxad kobcisaa maskaxda, wad mahadsantahay walal.

  • @yaxyeaxmed2454
    @yaxyeaxmed2454 3 роки тому +4

    First ahy maanta

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 3 роки тому

    Waa sidaas aadan, waaba la maamulaa, hada hadii aad shaqsi somali ah ku dhahdo wax diinta islamka ahayn hadii la isku xukmo waa gaalnimo. Dood ayayba kula galayaan qaarkood. Subxaanallaah. Umadaan ilaahay ha hanuuniyo.

  • @carafaadnuur5051
    @carafaadnuur5051 3 роки тому +1

    Nuardiin secondary school boys ka hadal bal

  • @manoorshariifisaack63
    @manoorshariifisaack63 3 роки тому

    Alle aqoonta ha ku siyadiyo

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere7720 3 роки тому

    Mahad sanid Mr Aadan halgan ka meyshada kasii wad anaga neh kalintena aya qada hena calamka horan usow hanane inshallah markale wan sii hanan Karena hadan sii halgano marne isdhibi meno kuwa xaqa utagan aya ah kuwa mudan ine kusug nadan Adunka geysiyada islaamka qarni aye daha hostisa karankena kasow dhisayen inshallah anaga dhan ma badali kartan anagow dhan awoda alle aya kashanena inshallaah gusha wa mid waqtiga Inaga xigo

  • @aqoonsahmiye6699
    @aqoonsahmiye6699 3 роки тому

    aadan wankuraaxatstaa hadalkaaga

  • @cabdirsaqfarax2360
    @cabdirsaqfarax2360 3 роки тому +1

    Raganimo.saan cadaale.arinaye sunta uu katagay ee sidayar Lagu rabeeyaa sixun udhinte yuu.inagu fidin

  • @gicilo386
    @gicilo386 3 роки тому

    Caawa mowduucu wuu shidan yahay

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 3 роки тому

    Masha Allah Adan wllle hore ucuco I really support what you are a knowledgeable individual

  • @xamdaxam124
    @xamdaxam124 3 роки тому

    Hhhh adan uu cawa wax canjilya

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 роки тому

    Soo jeedin aad u qurux badan

  • @amiinabdiofficial5304
    @amiinabdiofficial5304 2 роки тому

    AhLan wasahlan Adan sahan ✌

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 3 роки тому +4

    "I would say no"🤨😂

  • @ridwannourosman692
    @ridwannourosman692 3 роки тому +3

    keep going Adan khadar wllky cade

  • @SomaliShorts1
    @SomaliShorts1 3 роки тому +1

    Indr ilahyban kugu dharshe maad inta meel walba katidhahdid, dadka badankodu bara bulshada ma isticalane

  • @juxaaakiil5446
    @juxaaakiil5446 3 роки тому +1

    Magacan waxaaa hore barnaamij uga sameeyey daabuurka 5naad
    Ee waa waxa somaalida baa bi iyey diin dhaqan iyo akhlaaqiyaadba

  • @haumaleenpodcast6182
    @haumaleenpodcast6182 3 роки тому

    Mahadsanid walaal sahanka

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 3 роки тому

    Mahadsanid ustad

  • @africanman171
    @africanman171 3 роки тому

    Mahadsanid walal

  • @saeedabshir8406
    @saeedabshir8406 3 роки тому +2

    Fiiro gaara ah.
    Xaga xogaha waxa aad noogu dartaa in aad kol ka hadasho dadka loo yaqaan Druze.

  • @kelojgemming5066
    @kelojgemming5066 Рік тому

    I broud my brother 😮

  • @ibraahimmohamut7203
    @ibraahimmohamut7203 3 роки тому +1

    Soomaaliyaay halkanka iska hubiya oo ogaada dagaalka socda adaan mahadsanid

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 роки тому +1

    Buug ka qor wllky adanow

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 роки тому

    Allaah yaxfadak

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 роки тому +1

    Walee taarikhdu wa isku mid xiliga umpaa kala duwan

  • @ibrahimmohamed2241
    @ibrahimmohamed2241 3 роки тому

    Mashallah wll no sobada

  • @Casar_balo
    @Casar_balo 3 роки тому

    ادم الله يحفظك يا اخي الكريم ❤❤

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому

    SHUKRAN SX.

  • @rashiidabdulahi7557
    @rashiidabdulahi7557 3 роки тому

    Mansha allah

  • @халидАбдусамед
    @халидАбдусамед 3 роки тому +1

    من متحمس للرمضان، إن كنت متحمس للرمضان فاضغط لايك او اعجبني وإن كنت غير ذلك فأترك تعليق....... والحمد لله، وسلام على المرسلين

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG 3 роки тому

    Ma iisheegi kartaa sababta sh Mustafe sawirkiisa loogu xusay qaybta sare

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 роки тому

      Sababta oo ah diinta ayuu tusaale uga soo qaatay sawirkiisa

  • @yuusufaxmad250
    @yuusufaxmad250 3 роки тому +2

    AADAN SAHAN WLLAAL AAN JECLHY MAR WALBA XAQIIQDA KA HADLA

  • @ahmedkayse4784
    @ahmedkayse4784 3 роки тому

    h

  • @mahadnaqe
    @mahadnaqe 3 роки тому +5

    Sheekh mustafaha jiilka soo socda .
    Masha Allah

    • @dhabahaguusha9601
      @dhabahaguusha9601 3 роки тому +1

      Wll adih ayan kulajeclady ee insha allh nagusobir