WAA TACSI KU DHACDAY ARINTANI WAA MIDII DOORKII HOREBA 80 KUN ISAGOO LAGAGA HELAY OO UU OGYAHAY AYUU SIDAN SAMEEYAY TANI WAA HOR DHAC UMEEL SAMAYNAYAAN MARKA LAGU DHAWAAQO EE LAGA HELO REBSHAD SIDAY UDHIGI LAAYEEN
Muuse hadui hadho ilaahay baa khayr u dooray wuxui madax u noqday umada ixtiraamki alla cabsi xishood Kii ka yaraaday qabyaalad iyo qaylo ka Soo hadhay
Siilaanyo hj ma ahayne nin qaranbu aha qali mida kale haday hj naf u ahayso siilaanyo kuwii geelasha qalanaye xafladaynta hor bilaabayba saw hj may ahayn
Wlhiintay sameeyeen in ka badan iyo dhuljiifnimo iyokhalkhal habeen walba ah ayaanu ku samaynaynaa hubkana waanu la soo wada baxaynaa ha u dul qaataan qabyaaladii iyo weliba inaanu u sheegno inaanu anagu dekada iska leenahay dawladana anagaa mulkiile ka ah bal isu kaaya eega.
Waa Maxey CaNshuurta Ay Durtaba Reer waddaNi RaadinayaaN Canshuurtii sanadlaha Ahydna wali lama GaadhiN tii Lix,Biloodlaha Ahydna weynu soo Dhaafnaye, waar dee Reer wadani siminaar Lagu Barayo Hannaanka Dawladnimo Ha Loo Sii furro intaaney Madaxtooyada GaliN
@@AbdullahiMohamed-py9pgyaa oromo ah DNa diina soo baadha bal waxbaa la idin ku sheegaaye inta aad oromo ka hadlaysid mida kale waan kuu hanjabaynaa haa maxaad is moodeen barigiinaan idin ku calinaynaa marti baad tihiine adab u jooga iskag yaho dadka kaa sareeyana sidaa ha ula hadlin adoon yaho
Oo reer abtigay way isceebeeyeen gajada haysa weyna madaxtooyadana ma gurya dhexdhisa habar awal ila lixdankii ayay madax weyne ahyeen ilahay ayaa wax siiyey waan u hanbalyeyna reer abtigay waaceeb hays daba yacina madaxtinimado waa sharaf odayga miskiinka ka ka xishooda
Abow War, idaadii waxaan ku dhahay isha baxarka maashaa allaah ku bilow minii kale cawri aa kaa dhici karto ma kasinoo. Duqdaada waxaan ku dhahnay abaayo Garxajisey Muusacareey duqaaga Wa,didaadi eh farxadeena waxna ha ka siin qandhada mugey gaarto 55 Lee ka cabir maxaa dhacay minow kaa dhinto wax lee ma ku tareynoo? Qandhada lee ka cabir adiina dhakac dhakac noo dheel. Abaay farxadaada farxadeena waaye G36 waa guuleytey Wadani na waa guuleystey. Wa,idaadi way kugu macdehee soo bari hee iyaa see dareemowsaa? Aryaa gurigii Cirro walax adi kuu daran aa ka socdee isha baxarka. Duqdaada u daar iyada aa ku farxaysee wixii guriga Cirro ka socdo xaajiyadaada weydii . Qandho jebina warso hee. Walax aa ka dhacee abaayo Garxajisey Muusa Carreey ii baashaal duqaaga aw Shaarub na qandhada ku fiirso ama ka cabir hal kuu taalo waaye. G36 guul iyo gobanimo. Soomaaliland illaahayow guulee oo cadowgeedana jebi Aamiin
Habarjeclo hadaynu nahay kaalaya madaxwayne siilaanyo illahay ha u naxariistee soo aasano sidan xal inooma aha in marxuumkeena lagu dul dabaaldego murugadaa igu badatay markaan waxan arkaye 😭😭
Isaaqna baray beeta iyo doorasho musuq maasuqa oo loogu shuby ciro waxa ka jiraa ma jito wadan Somaliland way u dhamaaty walee sharci jiraa majiro igalee sharci jiraa ma jiro Somaliland way u dhamaaty odayaasha habar jeclo wadankii iyo shr cigii way aaseen
Waridaad WAA Hayley qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUULSHA MUSSE BIXI GUUUUL KULMIYE GUUUUL SOMAILAND
Muuse biixi cabdi guulayso idam Alle illahay ha kula jiro madaxwayne
Muuse waa Nin Adag💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿👍🏾👍🏿👍🏿👍🏿💪🏾💪🏾💪🏾
Guul kulmiye guul Somaliland
ciro eega siduu xanjada u calaashanaayo kkkkkkkkkkkkkkk
@@SomaliLander-l1r😂😂😂😂
Guuuuuuul somalilaan Guuuuuuuuul kulmiiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤ilahayow kulmiiye xusbigayaga noodaa oo dalkaya gaa nodhowr oo ragayagaa nodhowr alahuma aamiin
WAA TACSI KU DHACDAY
ARINTANI WAA MIDII DOORKII HOREBA 80 KUN ISAGOO LAGAGA HELAY OO UU OGYAHAY AYUU SIDAN SAMEEYAY TANI WAA HOR DHAC UMEEL SAMAYNAYAAN
MARKA LAGU DHAWAAQO EE LAGA HELO REBSHAD SIDAY UDHIGI LAAYEEN
Istaaqfurulaah wali maad quusan miya adeer waa lagu kala tagay ee hanee
Taasa xaqiiqa walaahi shaqaaadi waxeye sheka laa soo galen Somalia faqash ayaa waata wadeni benta isku maweeliya
@@se1059hadii lagu kala tagay miyaad sugtid beenbaad run ka dhiganaysaan
Kawaran hadaba maanta 180kun
Aano habryonis waxaan takersana Muse inshallah mar labad
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
SOMALILAND guul guul guul guul guul guul
Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland lsrae viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva somaliland viiva muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva
Musse biixi abdi kulmiye masha Allah 💚 💛 win
Libaaxa jamhuuriyada somaliland🦁🦁
xanjada siduu u calaashanayo ciro kkkkkkkkkkkkkkkk
Wa imisa da'dadu
@@AhmedKhatian ciro caanyo kolay ka yari oo xanjada sid caruurta u calaash naaya ilayn waa cilaaje kkkkkkkkk
@@SomaliLander-l1r haye su'aashayda iiga jawaab
@@AhmedKhatian ciro caanyo ayanuubaan in badan ka yarahay waataa jawaab taydu
Geeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuul iyo gobanimo kulmiye iyo Horseed iyo Hilaac guulaysta
xisbiyo
kaah
wadani
kulmiye
madaxwaynaha cirro💯
Ki madaxweyne noqdaba wa Gul
Muuse hadui hadho ilaahay baa khayr u dooray wuxui madax u noqday umada ixtiraamki alla cabsi xishood Kii ka yaraaday qabyaalad iyo qaylo ka Soo hadhay
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland
MUSSE🤴🤴🌹🌹
Guul kulmiyee 💚💚💚💚💛💛💛💛wlhi waridad waa gesi qaran ❤️
Muuse walee hooyadi nin dhaashay
walaahi reerkii hj lagama xishoon maydkii silaanyo yala baa lagu dul niikinaya 😢
Ma h.jecloo kaliyuu ka dhantay markaa mise dhamaan reer sh.isxaaq
Somali o dhanba ka dhintay gar ahan Somaliland
Haa wlhi Waan Qlbi adayg
Wll Rajo.Beel.bay nagu rideenba wlhi
Salaadiinti hj ee wadani kuwii xafladaynta bilaabayba maanay ahayn iyo geel qalawga
Manasha Allah caqlibadanaa guulayso waridad
Waridaad shacabka SLN Kaa yeeli Maayaan lughayo iyo Saylac Muuse juudaan Etoopia Ha Siiyo Bad iyo Dhul SLN Etoopia Ma Siin Kartid Dhilaa ku Dhashay Waridaadow Siilka Hooyadaa Sii Etoopia ❤
Gool somaliland ❤
Kii yimadaba wa keenii ❤
Way walanyihin guul guul muusè bixii guul kulmiiye guul somaaliland
Abtow ninkay wax ka dhimaysaba ha keenaan hore ayaa loo yidhi كل شي يرجع الا اسله
Waridaad tv isn’t easy ❤❤❤
inta aan ogahay wllhi xaar qoyaan haduu dhigo ciro haduu kursiga fuulo waxad dadka barteen ayaa halkan idiin yaala waana qabyaalada aad kula kacdeen madaxweyne muuse diyaar ayaanu nahay haday jabhad noqoto haday af noqoto haday jidla xidho noqoto haday gacan ka hadal noqoto bal aan eegno halka ku qarisa
Hj looy wixii aad muuse iyo habar awal aad uga codayseen maydkii madax waynihii hore oo hargaysa yaal oon weli la aasin ayay kadul niikinayaan nijaastu cid karaamo idiin haysaa majirto
Naa waa yeel kood hj sida doono ha laga yeele maxaa inaga inaga galay
Waa runta brother
Inadero aniga habarjeclo ah oo sanadkan habarjeclo way guma.uday oo waxay gashay godod siyasadeed oo mahadho ku rebidoonta intay dabal degayaan may maydkoda aastan
Habar jaclo maxaa naga galay haday doonaan haku niikiyaane adigu badahooda ka bax dadkan waxba nagama galin iyagaa isku sinji ahe
Siilaanyo hj ma ahayne nin qaranbu aha qali mida kale haday hj naf u ahayso siilaanyo kuwii geelasha qalanaye xafladaynta hor bilaabayba saw hj may ahayn
Ha habaarin xanuun iyo belaba maqadee ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ciro dad badan oo xaasidiin ah baa ku nool soomaliand muuse haduu dhacay ciraa boskiisa gelayadee
Wlhiintay sameeyeen in ka badan iyo dhuljiifnimo iyokhalkhal habeen walba ah ayaanu ku samaynaynaa hubkana waanu la soo wada baxaynaa ha u dul qaataan qabyaaladii iyo weliba inaanu u sheegno inaanu anagu dekada iska leenahay dawladana anagaa mulkiile ka ah bal isu kaaya eega.
😂😂😂😂😂we will not pay any taxes ????
Hadanu nahay sacad muuse
Waa Maxey CaNshuurta Ay Durtaba Reer waddaNi RaadinayaaN Canshuurtii sanadlaha Ahydna wali lama GaadhiN tii Lix,Biloodlaha Ahydna weynu soo Dhaafnaye, waar dee Reer wadani siminaar Lagu Barayo Hannaanka Dawladnimo Ha Loo Sii furro intaaney Madaxtooyada GaliN
Waxay u haystaan hadii madaxtooyada lagalo in janadii lagalay ileen waa dad aan waligood talin masaakiintu way ooman yihiin
Warirada gulayaso gulaysa gesi qaran waxadaku suntanataha qaranka barakaysan wll dalka ku abal gali waliga ciil hamudan wllo
Ciro ilahayba maso sare ifana hadu sobaxo anigu u aqonsanmayo inu mamulo Somaliland gul gul kulmiye wll waridadowa ilahay haku xafido
Muuse wuu dhacee xamil guuldarada ama u aqoonso ama ha u aqoonsan isagaa ku madaxweyne ah 😂
Kkkkkk waa wareeey wale hadaad sobaxdo qabyalad filo sidadii aad buurta gashay eed tolkay laysay ayaan burta galayaa ciroy iga filo ciqaab
Ma caawey qaran noqdeen waa dad aan waligood talin jirin
Way gaajoonayaan wlhi reer wadani adeer samayada u doonta garoowe hhhh😂😂
Anigoo habar awal ah waligay ma aqbalaayo ciro maraan cashuurna ma bixinayo ww balan
Oromadii ku dhshey was adigu habar wal oroma ah ayaa habar yuunis uhanjabi yaa lagu cuunin ka carar meesha
@@AbdullahiMohamed-py9pgusoo diyaar garooba mucaaradad adag oo yeesha dulqaad aad ku qaadan masuuliyada waa hadii aad so baxdan weye hadi kalena mucaradadini sii wata😂😂😂
@@AbdullahiMohamed-py9pgyaa oromo ah DNa diina soo baadha bal waxbaa la idin ku sheegaaye inta aad oromo ka hadlaysid mida kale waan kuu hanjabaynaa haa maxaad is moodeen barigiinaan idin ku calinaynaa marti baad tihiine adab u jooga iskag yaho dadka kaa sareeyana sidaa ha ula hadlin adoon yaho
Waridadow guul ha filin komishnkii wuxu noqday gudidii burmadaw codkii ururada iyo madxdaba iyaga aya isku darsaday si toos ah
Our president to be is chewing chewing gum😅😅😅😅😅😂😂😂😂
Did you see Ciro xanjo calalinya , Ciro was chewing gum, what a joke.
Somaliland forever
Wanu jeclayn inu madaxwayne muse bixi cabdi gulaysto lakin wan hanbalyay nayna
Guulayso somaliland
Kii yimadaba wa keenii
Guuuuuuuuuuuul kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ìnsha alleh muse geesi qaren weye
Hadu geesi qaran yahay banaanka laguma tuureen Somaliland uuf Bay tidhi kulmiye uuf
Qurmiye iyo muuse xaaraamabi weey is raaceen
Waridaad and baan kuu salaamayaa
WAX WEYN BAA QALDAN MAXAA CASHHURTA KEENEY GARXAJUS CASHUURRA MA BIXIN JIRIN MIYAA
Muse hadi laga helo Somaliland qatar bay kujirta Allah hayno hiiliyo muse Bixi maga ciiso hajiro
Muuse oo kaliya soomaaliland maleh ma isaga uun baa u warwari dee haday doonto ha burburto waala wada waayi uun cid qudhiya kama dumayso
War idadow dadkani waa dad lita oo hunguri qatay oo modaya in guriga madax toyada lacag laga gurto waa rer miyi subxanalaah 😂😂😂😂😂😂
Asalama alaykum abtio waad ku mahadsantahay tageernimadaada kulmiye aad taageertay. Mahadsanid❤ warba khamiistuu soo afjarmi
Oo reer abtigay way isceebeeyeen gajada haysa weyna madaxtooyadana ma gurya dhexdhisa habar awal ila lixdankii ayay madax weyne ahyeen ilahay ayaa wax siiyey waan u hanbalyeyna reer abtigay waaceeb hays daba yacina madaxtinimado waa sharaf odayga miskiinka ka ka xishooda
Wariyihii ugu qalisanaa somaliland
waa runta habar awal.mucaridnimadeeda. looma adkaysan karo waxa soosocota kabihi ayaa laga sari tuur kana sulwalka aya laga saaridona
Guul somaliland insha Allah 🔴⚪🟢💪💪💪💪💪💪🎉🎉🎉🎉🎉
Waridaadow Maanta Naxdin Baa Kaa Muuqata Markii Madaxweyne Ciro Ku Guuleystey Madaxweynaha SLN ❤
Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland
Inadeer waxan kugu tageraa hadalka halkisad ugu tagtaa guul zxp
Guul kulmiye inch'Allah
Kulmiye Ayan Allah kabaryeyna inusolaabto insha Allah.
Cashuur baad ku waalateen huubooy lacagta cashuurta daantiina ka uruuriya hada ka dib imikana ma jeeb kaayagaad ku xisaabtamaysaan gaajo foqol gaajo
HADII UU HELOBA LACALA CIRRO ANAGU HABAR AWAL AHAAN 30 SANO AYAAN SOMALILAND CASHUURTAYADA KUSOO WADNAYE HALKA AY MAANTA GARXAJIS XASUUSTEEN EE WAAN WADA EEGI DOONAA HALKAY AY GEEYAAN WAX INTAY CASHUURTA DIIDAYEEN INLEEG BAAN DIIDAYNAAYE🤔🤔
ana ganbadh baan ugu fadhiyaa haday badiyaan halka ay Somaliland geeyaan
Waridad fadlan ogow way dhamaatay ololihii ee jooji wax kasta oo inakala qaybinayaya una jihayso difaaca iyo midaynta qaranka.
Midayn maxaya war ha iska xajiya wax midayn la yidhaa ma jiro
Maydkii axmed siiraanyo oo yaala ayay dabaal degayaan qoomkii xiir xiirnaa 😮😮😮😮😮😮😮
SNM iyo mujahiid baa ma ogola…. Waxabay odhan karan sida Daroodka wan xakumi lahaynee wu naga dhintay
Waa yaaaab😢
@@maryamdirie6842 waa u caqli xumo waayo marxuunkani waa astaan qaran daaroodkuna haday dembi kuhayaan beri horay kudhaqaaqi lahaayeen
@@SomaliInterior waa yaab wallahy
Soo idinku kursiga maydaan saarin ka xaab xaabiya
Abow War, idaadii waxaan ku dhahay isha baxarka maashaa allaah ku bilow minii kale cawri aa kaa dhici karto ma kasinoo. Duqdaada waxaan ku dhahnay abaayo Garxajisey Muusacareey duqaaga Wa,didaadi eh farxadeena waxna ha ka siin qandhada mugey gaarto 55 Lee ka cabir maxaa dhacay minow kaa dhinto wax lee ma ku tareynoo? Qandhada lee ka cabir adiina dhakac dhakac noo dheel. Abaay farxadaada farxadeena waaye G36 waa guuleytey Wadani na waa guuleystey. Wa,idaadi way kugu macdehee soo bari hee iyaa see dareemowsaa? Aryaa gurigii Cirro walax adi kuu daran aa ka socdee isha baxarka. Duqdaada u daar iyada aa ku farxaysee wixii guriga Cirro ka socdo xaajiyadaada weydii . Qandho jebina warso hee. Walax aa ka dhacee abaayo Garxajisey Muusa Carreey ii baashaal duqaaga aw Shaarub na qandhada ku fiirso ama ka cabir hal kuu taalo waaye. G36 guul iyo gobanimo. Soomaaliland illaahayow guulee oo cadowgeedana jebi Aamiin
Waa reer wada cilaaja waxa la dhegeeysanayaa😂😂😂😂
War Nacnacda Iska Daa. Heestan Mad Muuse u Qaadid. Istaqfurulaah 😄
7 sano u danbeyay waxi reer wadani sameyen wax ka kadaran Haa sugan walahi
Sxbqali halyaybaad ahayde haynooba sahadinin balaayo wixi tagay waa tageene,Anigayo qayrkayba ubadba noojooga wadanke madhagaysan karno waxaase nagayara mute garee wixii kasteen wngsanayn plzzzz wllkyow allehaku xifdiyee❤❤❤
Habarjeclo hadaynu nahay kaalaya madaxwayne siilaanyo illahay ha u naxariistee soo aasano sidan xal inooma aha in marxuumkeena lagu dul dabaaldego murugadaa igu badatay markaan waxan arkaye 😭😭
Hj abaalkeedii waxa laga dhigay in maydkii axmed siiraanyo oo hargaysa yaala ayaa lagudul dabaal degayaa😮😮😮😮
Maa Shaa Allah Wariye Waridaad.
awalbq qnaguunbq cashuurta bixin jirnee isku filnaada 😂😂😂.waan hakinayna.
Oo miyey guulaysteen reer wadani
Guuuuul somaliland
Waridaadow waalagaa guulaystee hambalyee kiisoo baxaaba waa madexweyneheena sxb. Somaliland ayaa ina deeqda❤❤❤❤ Somaliland guul❤❤❤
Yuu hurdaye u madaxweyne yahay ma cidlo ka ciyaarka mise xaga komishanka
Somaliland guul
For sure you r talking the truth
Waa faraxad baa ka socoda manto kalana madax iyaa na furan maanto kale kulmiye dhimanayq
Waa laga guuleystay kulmiye
Ciro haduuba xanuunsanaya
Naa isku xishood hanagu soo kala qaban e dhiidhiibso bulaacad yahay.
@@a.h.h4482 maskaxda caysa nocana kentay iyada bulacadna ka lidata
guul qaranka soomaaliland
Geesi waridaad. Nin qarankiisa u hiiliya oo aan nin jeclaysi lahayn. Guulayso.
Wardaad tv walaal masha Allah
Walahi runbad kasheegtay h awal waa gob xishod Iyo somaliland jacayl
Mashallah mashallah guuul somaliland guuul somaliland guuul iyo gobonimo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Geesi geesidhaley nolow insha Allah kulmiye markale insha insha Allah muse insha Allah
Hj nacdali idiku dhacday somaliland god baay kurideen ciiro anag madaxwenye noom ah ciiro waxuu dhigtay buu cabi doona kabah ka saar
HABAR. JECLO. WALAAL. HAWGAFIN. HABAR. AWAL. BAABA. UCODAYSAY. OO. MUUSE. WUXUUNOQDAY. GEESI. GARAB. WAAYAY. MARKAA. LOOMAKALA HADHIN. MUUSE. EE. HADANA. WAAN. ISKA. SAMRAYNAA. SABABTOOAH. MARKAY. DADKEENII. UCODEEYEEN. WADZNI. TIJAARTII. IYO. ODAYAAL. IYO. SHACABA. WSLIBA. SACADMUUSAA. UCODEEYAY. MARKAA. HADALBA. MAJIRO
@@Ifraax-h5linaa adeerkay ka codeyay waa ka qomamaynyaa wllahi 😢
Barmaamijka tooshka danbiilayaasha waan taageersanahay
Kkkk oo ma manta cashuurta la ogoladay
Inaadro waay washeen reer wadani haa jabiiyo markaay sool tagaan Ishallaah
waar wuxu badawsanaa kkkkkkkkkkkkk
Marabno oromo iyo itobiya
Reer abtigay ma gaajaa haysa maxaa meesha ku shiriyay
Sxb xishood maxaa kaa qaldan
Xisbiga wadani wuuba gaajoonaya ictisaam harti baa lacagta qaadanaysa
Hadaad xaqiiqsaty inuu cirro guulaystay intii in leegbaadka naxday 😂
BEESTYN BIXIIN MEYNO KAALYE NAAGA QAADA BAHANYALE😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Cashuurta lasheegay yaalagaqaadayaa juun iyokoodbuur dib loogaqaadimaayo taa haku xakamruugaan
Isaaqna baray beeta iyo doorasho musuq maasuqa oo loogu shuby ciro waxa ka jiraa ma jito wadan Somaliland way u dhamaaty walee sharci jiraa majiro igalee sharci jiraa ma jiro Somaliland way u dhamaaty odayaasha habar jeclo wadankii iyo shr cigii way aaseen
Madaxweene Muuse biixi aya heli inchaAllah
Waar wuu dhcy lbx waa la inaga guulaystay
@MaxamedkhadarXasan-o3h aad ayaan uga xumahy Muuse biixi wala ooyi doona somaliland Allah ha u gargaaro
@MaxamedkhadarXasan-o3h muuse taarikh aya galy walaahi reer somaliland hadii ay u ooyi waayaan
Waa huwant faqasha cashuur ah waa sheeko xaarmajo xaarmajo xaarmajo buuuufi
xanjada eeg siduu ciro u caalshanayo kkkkkkkkkkkkkkkkk
mw cabdiraxmaan cabdilaahi lixaad ee somaliland 😊
Ilahay hanooga iiliyo isagaaba tabcaan ah