I follow you so I would like to suggest to you that you try to give your audience the current news of the country, what is happening in the country and the analysis and your opinions. Wish you good luck and keep the good work.
@@ZebraasAliruux dulmi shacab lagu hayo ka dheefa wax lagaga hinaasii ayaa iska yar. Si kastaba ha ahaatee marka runta laga hadlayo munaafiqa aad ayay u dhibtaa. Teedakale ruux dacad ah xogagaalna ah marku farta ugu fiiqo dayaxa isago u tilmaamaya ruux kale oo munaafiq ah. Waxuu munaafiqu ku mashquula farta ruuxa dacad ah. Gabagabadii xaalada cakiran ay shacabku ku jiraan waxay uga bixi la' yihiin ayaa laga hadlaya adiguna hinaaso iyo wax liita ayaad ka sheekeyneysa. Aqligu ha shaqeeyo.
Haammbalyo jibouti toos
Walahi wa cibado ninka kahadla dhiibka jibouti manta
I follow you so I would like to suggest to you that you try to give your audience the current news of the country, what is happening in the country and the analysis and your opinions.
Wish you good luck and keep the good work.
That's all the program is about.
Long vie papa iog ❤❤❤
Beenale baad tahay waxaad dadka reer Djibouti la hortimaado war ma maxaad weyday oo ku hadasho yaad weydo
Runtu way xanuun badan tahay. Run-diidow dilaac
@guedios_ciyaal_leer hadal murtileh yaa deeqa dadkoo dhan loo joogsan la is gaadhsiin balse nin hinasan sidee loo arkaa
@@ZebraasAliruux dulmi shacab lagu hayo ka dheefa wax lagaga hinaasii ayaa iska yar. Si kastaba ha ahaatee marka runta laga hadlayo munaafiqa aad ayay u dhibtaa. Teedakale ruux dacad ah xogagaalna ah marku farta ugu fiiqo dayaxa isago u tilmaamaya ruux kale oo munaafiq ah. Waxuu munaafiqu ku mashquula farta ruuxa dacad ah. Gabagabadii xaalada cakiran ay shacabku ku jiraan waxay uga bixi la' yihiin ayaa laga hadlaya adiguna hinaaso iyo wax liita ayaad ka sheekeyneysa. Aqligu ha shaqeeyo.
@@ZebraasAliOgsoonow ruux dacad ah marka uu dayaxa u tilmaamo, munaafiquna farta ayuu eegayaa. 😉