hadii aad dareemayso in aanad qurux badnayn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 194

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim2021 Рік тому +27

    wlhi wx ka qurux bdn ma jiro inta muraayad hor istaagtid aad dhoola cadeysid aad si niyad ah u tidhaahdid ilaahayoow thanks sida quruxda bdn ee aad ii abuurtay aniga that's what I do every time Alhm🥰🙏💥💫

  • @nimoabdirahman2617
    @nimoabdirahman2617 Рік тому +16

    لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ ...
    Acceptance & Alhamdulilah 🤎
    Thank u dear 👏

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Much love 💛🫶🏾

  • @SuadSadik-q2j
    @SuadSadik-q2j 8 днів тому +1

    7.09.2024
    Halkan wan ku qoraya
    Go aan an gaarey
    First alhmdulilah ilahi na qurux badneysideyey alhmdulilah
    Second thank you walalo zuhour you’re literally my role model
    You give me a reality check
    I was insecure about my colour skin
    My skin is just like yours chocolate
    But society makes me hate my skin
    Walahi 2019 ayey haed mrakn nacey jidhkeyga colour kisa waxn bilabey inan badalo colour keyga
    Asxbteydi o is cadeneysa aniga mx i dhigey ban is dhahy
    Lkn allah didn’t want me to do that
    Mrkan is cadeyaba masiibo ba igu dhcii jirtey wan xanusan jirey
    But today I accept it that i have healthy beauty skin
    Thanks to u qaali ❤😊

  • @fowzyyyyyyy2267
    @fowzyyyyyyy2267 Рік тому +19

    Dhiiragalisdeyda🥺wllhi feeling aa dareemaya ayaad maaanta ka hadashay awaal kaaga waxaan ku gudo heli maayo abayooo mhadsanid abyo❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +5

      Jacayl badan kusoo dirayaa💛🫶🏾🥹

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Рік тому +2

    mansha allah mahadsanid walaal casharada aad soo gudbisaa wa kuwo aad muhiim u ah oo hablo badan maskaxdooda dhisaya waayo waqtiyada danbe hablo badan ayaa kalsooni darro ku dhacday heer qaarkood gaadheen inay nacaan qaabkii ilaahay swt u abuuray.

  • @shamzaomer4321
    @shamzaomer4321 Рік тому +21

    You can create your own beauty ✨️ 💕

  • @sacdiaabdulhakim2183
    @sacdiaabdulhakim2183 Рік тому +4

    أفكارك رائعة وأراك أنك شخص واثقة من نفسها❤

  • @asmacabdaleasmacabdale1554
    @asmacabdaleasmacabdale1554 Рік тому +1

    wllhi alhamdullhilah first one waxan aamin sanahyba waa inanan qirxbadanahy ❤very Beautiful 😍

  • @abdirizakxaji9828
    @abdirizakxaji9828 Рік тому +10

    Wanaag badan baan kuu rajaynayaa wll , howl macquul galkeedu wanaag badan ku xeeranyahay ayaad waddaa , Mustaqbalka muuqal samaynta wadadeedii waad hasyaa . Keep Going Wll .

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +2

      Mahadsantahay walaalo. 💛🫶🏾

  • @mariakiin7226
    @mariakiin7226 Рік тому +6

    Waa runtaa sis رضا الناس غاية لا تنتهي. Thank u for being caring 💖 sis

  • @mohamedissack5037
    @mohamedissack5037 Рік тому +4

    Wow !
    First I missed your videos siz
    Second I lke the way you reason ....superb
    Third I love you for the sake of Allah

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you so much 💛💛 😊

  • @lifeisThink2
    @lifeisThink2 Рік тому +3

    Iam Wiil Waiting Your Videos Thanks Walalo mcn

  • @abdiwasicsaid7973
    @abdiwasicsaid7973 Рік тому +2

    I feel much better now. Certainly, I exciting that the poetry you take by example. I learned this when I was young at school.😂😂😂

  • @SahraSiman-uu1uk
    @SahraSiman-uu1uk Рік тому +1

    Alx aniga waan aamin snhy inay naag iga qurux bdn ay jirin waayo waan isku kalsonahay ilaahay wuxuu I siiyey caafimad iyo lixadkeyga alx mahadas ilaah ayaa iskaleh

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 Рік тому +1

    Luqadii Baan la xiiqsanahay waan baranayaa ugu dambayn hadba waxan Ku noqdaa muqalkaagii sidaan Ku bartay English 😢fariid baa Tahay walashada Yar from hargaysa

    • @MaxamudaxmedXasan-ju6vu
      @MaxamudaxmedXasan-ju6vu Рік тому

      Sxb aan isla barano aniga xitaa wan rabaa intee kla sooxariira😟

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 Рік тому

      @@MaxamudaxmedXasan-ju6vu waa ficantahay wll macluumadka aan Isla wadaagno ee xagaan iska soo qabanaa

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan Рік тому +18

    😀😀😀, I love your anology about the nose , you made my day with that simple beautiful explanation

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +2

      💛🫶🏾 glad I made your day!

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Рік тому

      ​@@zuhours yes ma quruxbadnid

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому

      @@omarsaid1750 who are you to decide that, I swear I used to hear losers now am witnessing one of them right before me, and for your information, you are describing yourself projecting how ugly you are, get life and let people be Mr nobody

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому

      @@zuhours ❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️

    • @omarsaid1750
      @omarsaid1750 Рік тому

      @@yasmiindhowrsan adiga ba quruxbadan kkkkk

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Рік тому +1

    Qaacido ka duwan tan an hada hasyto ayaan haystay ka hor intanan daawa muuqalkagan wllshy waad mahadsantahay ❤waxaan kaaso salaamaya burco,muqaalkan wan daawaday ka hor maalmo badan balse wan kuso ceshaday,kaliya kan maaha muqaladaada wan wada daawaday waanan kuso ceshta wlhi waaniga dhaartaye maalintayda haadanan daawaan muuqaladaada haba yaraadaane iimaba aha indeero❤Cishqi farabadan ayaan ku hayaa inder❤️😚👸Love you♥️💯

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +2

    illahay sidii ugu quruxda badan ayuu inoo abuuray wll lkn bini aadankan wey dhibbadan yihiin kolay anyway wll hore usoco waanadku mhdsantahay dhiirigalintada love you hppti💋😅

  • @kalitismail1237
    @kalitismail1237 Рік тому +3

    Alx alleh sida ugu wanaagsan ayuu inoo abuurey thanks sister. Laakiin maalmahan kumaan arag sister we miss your voice 😊

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Waan yara mashquuley love. 💛😊

    • @kalitismail1237
      @kalitismail1237 Рік тому

      @@zuhours Ana wxaan is lahaa walaashaa biley yara xanuusatey ee hadaad caafimad qabto waa alx ee alleh hakuugu wado zuhuur . We wait your videos I.a

  • @zeddyabdi9159
    @zeddyabdi9159 Рік тому +2

    Am glued to this channel, love you zuhour❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Love you more 💛🫶🏾

  • @ubahsworld7698
    @ubahsworld7698 Рік тому +2

    Waad mahadsnthy walal intabadan waan kugu raacsanahay ,balse waxay ilatahay hadii uuqofku uu naftiisa kudho talents kalo ayaan leyahay oo aan qurux Aheen, inay qalad tahay oo aywanaagsantahay waan inuu is kudhaho waan quruxbadanahay ,balse quruxteedu mahan waxa aan waxa kuhelayo ee waa tusaalo waa aqlaaqdeeda, oo waxan arkay dad dhahayo aniga maqurxooni lkin cilmi ayaan leyahay tasi waxay ilatahay qofka inay dhibata ukeeneyso, naftiisa iyo kalsoonida naftiisa mahadsanid abaayo

  • @medabdi2661
    @medabdi2661 Рік тому +2

    Salam, i saw through your videos that you are a lover of reading
    watching this video I remembered an excellent book that I read a long time ago and that I liked to share with you "free your brain" idriss aberkane
    which talks about the human brain, conformism and education.

  • @abdikarimdawood2585
    @abdikarimdawood2585 Рік тому +1

    Ilahayow walshy danbigeeda dhaaf Masha Allah wll zuhour dar Alla kujecelhy wllhi abyo💞

  • @farhiamahadm07
    @farhiamahadm07 Рік тому +2

    Thanks for sharing this amazing topic, plz mcnt nala wadaag sida luqada English ku baraty ama ku baran karno plz 🙌🙌

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Insha Allah video kasoo samyni soon. 💛🫶🏾

  • @nasserwarfa1955
    @nasserwarfa1955 Рік тому +3

    waa vedio xiligii loo baahnaa kusoo beegmay. Waayo wxn noolnahy ,waqti qof kastaaba doonayo inuu prefect u e kado ama cidkale is barbar dhigayo .Thanks for the content.

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 Рік тому +1

    Adu maa aaminsty huuno inaad qurux badantay.ma doonaysa inaad guursato nin shidan, isoo qabo inshala, mashala gabadh midabkeedii haysta tahy aamintay tahay

  • @princess_naduu
    @princess_naduu Рік тому +1

    Mnta chanelkaga igu horeysay waan kahelay m.a abyo keep going☺️❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Mahadsantahy huuno 💛🫶🏾

  • @user-mr9nu6gm2t
    @user-mr9nu6gm2t Рік тому

    Mahadsanid abaayo, Ani Wan isweydiiyay marar badan inan qurxonen Lakin hadalkaaga waxaan ka dhandhansadey in ay quruxdu muhim ahayn oo ay muhim tahay shaqsidada sida ay tahay, so jazakallahu khayran sis❤😊

  • @Abdul1842
    @Abdul1842 Рік тому +2

    Qiimaha qofku kuma xidhna xidhna muuqaalkisa iyo sida uu u eegyahay lakin qiimihiisu waa Maxa qofkan ku dhex jira? Aqoon maleedahy, nolosha hadaf sare maka gaadhay, qof daacda dhaqan wacan ixtiraam badan akhlaaq leh Alle ka cabsi leh astaamahan ayaa qofka qiimihisa kor u qaada, ee quruxdu waxba maso kordhiso aniga ra'i gayga

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Рік тому +1

    Great Girl with Good topic 🥰

  • @khadiirashow
    @khadiirashow Рік тому +1

    MashaAllah ❤ zuhour aadbad u qurux badan tahay

  • @qasincabdi1124
    @qasincabdi1124 Рік тому

    mashaa alhhh gadh aqli badan oo somaliyad ah waa ii 1' alaha kubarakyo abayo mcn

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H Рік тому +2

    Ayyy wlc back queen miss you🥺❤✊

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you love💛🫶🏾

  • @shugrimohamed3642
    @shugrimohamed3642 Рік тому +1

    what a amazing inspiration thank you sis 👍🏻👏😍

  • @Deeqsan108
    @Deeqsan108 Рік тому

    abyo wan ku jeclahy runtii dar ilhy kuu jeclahy ❤🎉 ilhy haku xafido wallasheydiyeyy

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Рік тому +3

    Ay way jiraan dad saas ah imka ayn anba arka qof saas igu odhanaya wayo awal dadka ma dhex gali jirin lkn muhimada wxy thy anu waligay ma daremin xata ma isku arkin qof fool xun wlhi wayo anu ma ihi horto qof wx marsata cream xata dho lkn wxn ahay dadka jawiga la socda hdii mnta qabo noqoto si ayn u ekay haday kulayl noqotana si ka duwan sidii horeayn u ekay lkn mrkn eego samays kygana wxn dareema inaan anu adunka u qurux bdnay wayo wn dheray wnaan dhibanay soo kle wx yabo bdn oo dadku jecel yihin ayaan leyay sida dhexda dhuban oo kle lugha wawayn oo kle io wx yabo kle ba taas na maha sad shegtay ba wx aynu doranay ee waa kaliya wx alleh logu mhd naqo wx kle oon aad u jecelay aya ah mgca ay hooyaday i bixisay asaga laftisu mha wx aan dortay but alx wd mhdsnty wll wlhi mawducyadada wn ka hela xata comment aan soo qorayo wn ku nafisa wayo anu qof ma awodo inaan isku sharaxo lkn xlkn cidi igama taqaan

  • @medabdi2661
    @medabdi2661 Рік тому +1

    since you are a lover of reading, I suppose you have probably heard of the concept of Ikigai.
    it could be very interesting to be able to talk about it in Somali in your vidéo
    walal mahadsaanid..

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Рік тому +1

    runtii waxaad tahy qof caqli badan runtii quxna waad leedahy hindho qurux badan runtii waan jeceylahy gabdhaha caqli badan i love wise girls.

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 Рік тому +6

    quruxda layzkuma waafaqzanba wxy thy anu qrx wxn u arka un in ay thy qofku wxu qanaco k daremyo un bez dharkad jeczhy xidho zidad donto u xiiro diintana ha khilafin 🙏

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 Рік тому +1

    mcha allaah sis waa jclhy midabkayga iyo sida uu alle i abuuray alx

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      🙌🏽💛🫶🏾

  • @maryuum9678
    @maryuum9678 Рік тому

    Masha allah wll caawa aya iigu kaa horeyso youtube kaadana iigu horeyso lkn waan ka helay barnamijyadaada dhowr muuqalna waan soo dawaday mhdsnid sister❤❤❤❤❤
    15/6/2023
    Time 1:15 Am

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Рік тому

    Allahuma baarik 😍 adigaan ku heystaa quruxdaada walaal

  • @Rag_dhaan
    @Rag_dhaan Рік тому +1

    Zohour wllo I love you so much wlahi video yadada noso badi ado mahadzan👸♥️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Love you too💛🫶🏾

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 Рік тому

    Apaayo Mhdsanid illaahey kheyr haku siiyo waad iga farxisay ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Adiga mudan in badan huuno💛🫶🏾

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v Рік тому +1

    Wow! Well said abaayo

  • @khadiirashow
    @khadiirashow Рік тому +1

    Zouhour indho-deeq
    allaha ku barakeeyo

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Ameeen adina Allah haku barakeeyo huuno!💛

    • @khadiirashow
      @khadiirashow Рік тому

      @@zuhours amiiin 🥰😘❤

  • @AsmaMohamed-c4n
    @AsmaMohamed-c4n 9 місяців тому

    Thanks 🎉❤ for your motivation

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Рік тому +3

    Beauty is in the eye of the beholder.

  • @samiira571
    @samiira571 Рік тому

    Ya xbbti zuhuur. Marka Hore mahadsanid sida waxa wngsn noogu so gudbiso
    Waxaa ka codsan lahaaa isbuucii Hal vedio noo samey hadii ay macqul tahay I love sister 🧡🖤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      I love you more sister 💛🫶🏾 waan soo dadaalayaa.

    • @samiira571
      @samiira571 Рік тому

      @@zuhours 🖤❤️🥰

  • @fply3303
    @fply3303 2 місяці тому

    Waxa aad i furtay daaqad kale oo aan naftayda dib uga egi karo . Thanks 😍

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Рік тому

    Maqiyaasi kadhid heerka mrkaan videogaga arko aan farxo wlhida paaYo ubahna meel kla so xariiro 🥰🥰 hormar wacN wllashY qliyeyyy

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      🥹 mahadsantahy my love. Anina horumar wacan ayaan kusoo rajaynayaa. Much love💛🫶🏾

  • @amaalmohamud6999
    @amaalmohamud6999 Рік тому

    Maasha allaha abaayo waad mahadsan thy sheekadaan waan kahelaya hhhhhhh

  • @abdijamac8862
    @abdijamac8862 Рік тому

    Thanks sister. Could you please make a special video 📹 for " how to avoid the comparison toward the others". Please

  • @hibocuthman6093
    @hibocuthman6093 Рік тому

    Mashlh shukrn xbbt abyo vediow noga so samey sidey gbr u noln lhed familkeda aydoo lanoleen

  • @saabirbarre4179
    @saabirbarre4179 Рік тому +2

    m.a huuno lakin manta videogaga waa bilwday waa dhamaystay waxbana kama fahmin mana aqaani sababta

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 Рік тому +1

    Joog
    Joog
    Joog
    Waqigaa Wax Kubari Doono+Your Education

  • @mumtazmohamed8068
    @mumtazmohamed8068 Рік тому +2

    welcme back macnto❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Thank you sweetheart 💛🫶🏾

  • @Maria-up5qe
    @Maria-up5qe Рік тому +1

    maantay ayaan is dhahaayay goormee ay zuhuur soo dajinaysaa muuqaal cusub markaan arkay inaad soo dajisay waan farxay wlhi

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      🥹 markasta faraxsanow💛🫶🏾

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama Рік тому

    Masha allah wll you did great 👍

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Thank you 😊💛

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 Рік тому +1

    Walaahey wad qurux badan tahay adigu walaalo.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Mahadsantahy💛

  • @zhaymailkacaz6304
    @zhaymailkacaz6304 Рік тому

    Wll tooyinka intixamka f4 nalawadag

  • @abdiazizhassan1719
    @abdiazizhassan1719 Рік тому +1

    The more you look her the more beautiful she becomes ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      🤓 I will take that! 🙈

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Рік тому +1

    Thanks 😊👍😊😊👍

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Рік тому

    Mahdsnd abyo wax walba waa Qaneecadda 🦋♥️

  • @mufasa5957
    @mufasa5957 Рік тому +1

    Beauty is subjective that is all

  • @mohamudsaleiman
    @mohamudsaleiman Рік тому

    vedioskaaga every night waan ka eegaa inaa so dhigtey ❤

  • @zuhuurkhadar9854
    @zuhuurkhadar9854 Рік тому +2

    Inta sankooda cuqdad ka qaaday😂 is muujiya 😂 Astaqfirullah 😢

  • @faaiza2078
    @faaiza2078 Рік тому

    This channel xoog baan ujeclhy ❤

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac Рік тому

    Anigu wxn cuqdad ka qabaa midabkayga oo wxn is dhahaa hadaad cadaan wd qurux bdn lahayd
    Oo wxn ka fikiraa 90kaba inaan is cadeeyo 0:00 0:00

  • @Armaan.khan2542
    @Armaan.khan2542 Рік тому

    Abyo wllhi janalkaan hadaa ayaa arkee waana ka heele welcome sis❤

  • @asiyoabdinur2883
    @asiyoabdinur2883 Рік тому

    وأخيراً نورت اليوتيوب 😘❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      حبيبتي منورة بوجودك 💛😘

  • @safah5228
    @safah5228 Рік тому

    Remember you are beautiful exactly the you look ❤🤩😍

  • @kimhodo1830
    @kimhodo1830 Рік тому +1

    She is cute omg

  • @yacqupyuusuf6972
    @yacqupyuusuf6972 Рік тому

    Ani sanka ka foolxumahay kama dhalan dad san balaran. 😂 waan layabe

  • @mallikah
    @mallikah Рік тому +1

    🤣Astqfllh bilowgan kahelyba lve u sister ❤️

  • @fahadsaleeban5077
    @fahadsaleeban5077 Рік тому

    waxkastoo dhalaala dahab maaha 😊

  • @yurubgalaal9394
    @yurubgalaal9394 5 місяців тому

    Waxaad tahay qof si wacan hadalkeeda ufahmo

  • @fuaadmahamud317
    @fuaadmahamud317 Рік тому

    I know you well intelligent girl and hard woker.

  • @mjama7664
    @mjama7664 Рік тому

    Quruxdu maleh indicator sax ah ama hal beeg wayo qof ba si bu u arka quruxda tusaale ahan raga dhadher qurux bn u aqan hadana marar badan waxan arka rag gagaban o ka qurux badan kuwa dhadher quruxduna wa gurgurta mar waxa la jeclada gabadh qarka danbe u wayn sanad ama labo sano ka dib hadana waxa suqa so galayso gabadh siman o dhuban ba qurux badan and dadku waxay bilabayan in ay is dhuban. Mar kle cadan ta lagu yacaya hadana black is beauty ba la maqlaya dadku hadana halka bey u yacayan quruxda sax ah waxa weye akhladada iyo personality gaga

  • @housseinibrahimassoweh3032
    @housseinibrahimassoweh3032 Рік тому +1

    Wllo macan wxad tahay qof igu qli lkn miya lagu qaba

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Рік тому

    Sheekhad Paa Tahya Wax Maad ibarii

  • @abdillahious6193
    @abdillahious6193 Рік тому

    Go ahead Wlashey Aqli badaney

  • @MaymaAwale
    @MaymaAwale Рік тому +2

    Ani dholocadeyn qurux bdn malihi waxa darema inan qurux badneyn🥺

    • @RiyaaqcaLi
      @RiyaaqcaLi Рік тому +2

      Ast ma intaas oo kaliya😂😂waad ku qurux bdanthay wllo❤ilko dheer baan leeyhay 90kana qixii baan ku hayaaye💔😭😂😂😂😂😂

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      ​@@RiyaaqcaLikkkk❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Рік тому +1

    Mahadsnid qali

  • @sacdiyasiman3363
    @sacdiyasiman3363 Рік тому

    😂 war qeybta dhuubnida anaa dhib ku qaba anigu cayilka ma jecli familkana waxay idhahaan naa iscayili caatadu waa foolxumee iminkaan warkaasi waa iga badbatay oo qofkii guriga imadaaba malaha indho kale maleh oon dhuubnidayda haan baan is iraahdaa soo anigaa inaan iscayiliyo u janjeersan gaaray 😂 soo laabtay maskaxda haiga wasaqynina dadow waa inaan dhahaa 😂

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Рік тому

    gabdhkastaa way qurxbadantahy waxan uu anen hadalkas xawo oo ah hoyaden ah hal ahed..... adiga bedel qofka aad egesid haa ufirin si iskacadi ah. is dheh waa qurxon yahay qofkani eg waxad darento xita naftadad.

  • @nageeyaali609
    @nageeyaali609 Рік тому

    Absolutely wxa kastoo dhalaala dahab maha

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 Рік тому +1

    maya ma daremo inanan qurux badanayn😘😘😘😘😘😘😘

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Maba dareemi kartid. You’re beautiful 😍😘😘

  • @Hua-e3g
    @Hua-e3g Рік тому

    Bal k wrn qof isjecla oo isu arke inu qurux badan yy lkn mar qura quruxdiisa ay baaba do😥

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Рік тому

    Exactly

  • @israosman5263
    @israosman5263 Рік тому +1

    Love you huno ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Love you too 💛🫶🏾

  • @rooble1857
    @rooble1857 Рік тому

    Thank you

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 Рік тому

    Qofwalba markad aragto maskaxdadu waxbadanbeyku shegaysa iyado ku qimeysa hdalka uhoreyed wadagtan se malmo ama sacado kadib Waxad oganaysa in qofkani madhanyahay ama u yahay qof nolashisu xigmad xanbarsantahay wana dadka ugu samaynta badan

  • @kaynaan.
    @kaynaan. Рік тому +4

    Zuhuurey isma ogid malaaye Therapist'kii la sheegi jirayna waad tahay😁, keep up the good work walaal.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Thank you brotha💛🫶🏾

  • @santa_0045
    @santa_0045 Рік тому +1

    Guleyso Wll ❤.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Adina sidoo kale guulayso huuno💛

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 Рік тому +1

    Dhulka jiifto noo fasir suhourey😆😆😅

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Waan iloobay 🤓

  • @haniaxmed5937
    @haniaxmed5937 Рік тому +1

    Abyo adiga wad idho qurxontahay

  • @ayaanayaanmawliid5643
    @ayaanayaanmawliid5643 Рік тому

    Suhuur wlhi ku tabay in aad iga maqnayd,hada kusoo searching gareeyey kku farxay.
    Alle dartii kuu jecelahay😍👸.

  • @mohamedsaidahmed9575
    @mohamedsaidahmed9575 Рік тому

    gabigeed adduunyada
    gobol-gobol u qaado
    hablo werrar gali kara
    hablo geela dhiciin kara
    hablo geesi dili kara
    gobonimona hanan kara
    hablo talada goyn kara
    garta madal ka niqi kara
    garashana iskaga mida
    quruxdana ka wada gobe ah
    geesteenna mooyee
    geeyi kale ma joogaan
    ABWAN: maxammed xadraawi

  • @isbadalwanagsan2618
    @isbadalwanagsan2618 Рік тому

    Anuu Wan ka helay