Mahad Hussein gal dad liq ah waa meel biyo fadhiyaan oo kula eeg wax jilib kaga aan gaareen laakin hoos u qodan sxb marka ul baa lugu dayaa intaa aad galin ama aad ku dhicin dhula robka Ka da’o baa laga hela sida badiyaha meel god ah oo roob helay baa noqon karta
Wa murti dhaxal gal ah
Waa cjib
Margi balaqa awrkee hoggaan lagu makaabeeyey
Ka xiriirka laiskugu maree daba mushaaxaayaa
Tallaabadiyo miidaanka socod weey ismatalayaane
su aan ba raba in an kuway diyo sxb
dhaqan ka somalida
Farax nuur wuxuu ahaa afku leeble
Xasuusey wayheegay
Gal dad liq ah ul baa lagu dayaa 🤔🤔🤔

NSab