Congrats halaga jaro markii horeba waxba somali umaqaban jirin waa tuugo xassan iyo group kiisa.Lacagtii qayilaada Nairobi loo imaan jire o masaakiinta ay kagaajaaysantahay
Gaaladii waxay ka yaabtay dhaqaalaha tiradq badan Xasan Socdaalka is daba jooga ee qaaliga ah hotel qaaliya shoppin iyo lacagtii badan bangiyada u taal Xasan iyo familkiisa
good job Trump wa tuugo all of them ka jar cidna wax ma u qabtaan cidna ma cawinan maskinti o baahan bey hadana Raaaf ugu dareen iyo barakacin wasiradana wa ka hadli wayeen wa isla og yahiin
Waan ku faraxsanahay in laga jaro waayo tuugbaa jeebka ku shubanaysey ayagoo shacabkii baahanyyahay ba ,e ayagaa lagudhibayey mida wa fiican thy inay ayadu isku tashato hadii tuugtaan ilaahay nadhaafiyo
Asc mushaarka ciidamada iyo shaqaalah dowlada waa in laga jaraa mushaarka badan waa in ay barakeystaan cashuraha dalka isku tashada .lacag shisheye wax idin mataraayaan iimaanka Allah hanoo Asturo Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed Allah is suficient for us Alxamdulilaah Eabilcalamiin
.maansha allaah halaga jaro reer xamarkii odhan jiray canshuurtayadaa lacunaa ha arkaane awalba lacagtaa xamar uun baa lagu cunijiraye gobolada kale ee soomaliya ma soogaadhi jirine kkkkkk baga waan ku farxay walee
Used Sibton omar dayaho ogahay aabemacan maxamed sadiq myhasban please help givedaarg kkkk omardayah arbco isomarey is fine roobka masha alaahwato dhawarka aabe0mar yetis is ❤😂🎉😢😮😅😊
Alxamsulilaah mar hadey ka jarteen shacab somaliyed waxba kuma qabaan dhibaato ay ku hayaan moye wax kale kama faaiidaan waa caloshood u shqeystayaal daalimiin mujrimiin xasadiin qasiisiin ah caloshood la cayaara dantooda iyo dad shisheeye ayey u jogaan kuwa shacab somaliyed iyo dal somaalited u jooga ma ahan waa waqti lumis tuuga ah mafiya ah
Western kii ilaahay baa inoo soo diray😂Switzerland 162 milyon dollar bay ka qaateen xassan sheikh😂😂😂😂nin wadani ah baa madaxweyne inoo noqonaya wixii lacag Doon ahaa kursi dambe marabaan bay ilatahay
Waa guuuul. In laga jaro lacagta. Maafiyada Hawiye ee Xamar.
@abdirahmanmirre5836 adaa maafiyo Ah oo ah Cadowga umada somaliyeed ah.oo jaajus Emaaraad iyo Etobia ah ee Afkaaga uraayo ka lexi Hawiye uma bahno lacag waa boqotoyo nasha Allah.cadowga Hawiye Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil
Congrats halaga jaro markii horeba waxba somali umaqaban jirin waa tuugo xassan iyo group kiisa.Lacagtii qayilaada Nairobi loo imaan jire o masaakiinta ay kagaajaaysantahay
Trump ilaahayow soo hanuuni waa sax inuu kajaro lacagta
Guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul
Waa arin lagu farxo it's good news.
Waa lacagta finada ku ah Soomaalida
Ha laga jaro. Tuugsi iyo musuq bay u barteen
Good job USA dawladii ii kaalmeeya ee shabaab filo muqdisho by by
Baarlamaanka iyo madaxda Soomaaliyeed lacagta ay qaataan waa xaaraan shacabkii Soomaaliyeed oo magacooda lagu bixiyey lacagaha macaluul ayey ku suganyihiin dhismaha baarlamaanka hoostiisa qaar ayaa ku sugan ayagoo buushash ku hoos nool gaajo iyo cuduro la il daran.
Gaaladii waxay ka yaabtay dhaqaalaha tiradq badan Xasan Socdaalka is daba jooga ee qaaliga ah hotel qaaliya shoppin iyo lacagtii badan bangiyada u taal Xasan iyo familkiisa
GUUL GUUL IN LA CUNAQABATEEYO MOORYAANTA USC EE XAMAR JOOGA
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto waa dhiigya cab
Waa guulweyn. Halaga jaro Lacagta Xamar. Alxamdulillaah.
New Information
Anagu hadaan nahaye shacabka soomaaliyeed eaan rabnaa inlacgaha tuugadiyoafar jeeb lahuqasdanjiraye eeqabiilka lagu huberyenaye eegobolada hubka isugu dhiiibaye shacabka labarakiciye dhamaanteen waan faraxnaye😢😢😢😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮 8:47
Thanks president tarum) Kajar moriyaanta citna wakiil kama ahan? Waan caloshoda u shaqaystiyaal iyo alshaydaan waayee Kajar& thanks
Masha alaa halaga jaro lacagta waa guul
Trump he is on the right way we said well come Mr trump
DOWLADDA SOMALIA, HADDEY CANSHUURTI XAD DHAAFKA U XASSAN KA DHIGAY, IYO KAALMADI SHISHEYE DALKABA LAGALA BAXAY, TRUMP WU KU SAXAN YAHAY IN UUSAN TUUGO TAAGERIN
WAAN SOO DHAWEYNAYAA INUU JOOJIYO LACAGTA MARAYKANKU
good job Trump wa tuugo all of them ka jar cidna wax ma u qabtaan cidna ma cawinan maskinti o baahan bey hadana Raaaf ugu dareen iyo barakacin wasiradana wa ka hadli wayeen wa isla og yahiin
Good news thanks Donald tormbo ka gooy awalba cid ay wax u hayeen baaba iska yar lacsgta awalba hassan baa qaadan jiray lacagahaas
TRUMP ❤
Manshallah.trump.alle.hadaayo👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 sayniiga dawlad.sheeganaya waligiin baryo.uunbaynu dawlad ku ahaan kkkkkkk xarkiina cuuna dee
❤❤❤❤waaa guul wen
Donald Trump thank you. Waa
Istaahilaan tuugada aan shacabkooda u jixinjixin adduunka majiro dowlad kudhisan jiritaankeena in ay tuugsi ku noolaato.
Itoobiyadii soo haliilaysay bada ayagana waa laga jaray.guuuul.somaliya axmaaro jabtay,aaamiin
Waan ku taageersanahay. Maraykanka inuu. Ka gooyo. Lacagta somaliya gebi ahaanba
Yes wiiil somali ha loo daayo.
Waan ku faraxsanahay in laga jaro waayo tuugbaa jeebka ku shubanaysey ayagoo shacabkii baahanyyahay ba ,e ayagaa lagudhibayey mida wa fiican thy inay ayadu isku tashato hadii tuugtaan ilaahay nadhaafiyo
🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc mushaarka ciidamada iyo shaqaalah dowlada waa in laga jaraa mushaarka badan waa in ay barakeystaan cashuraha dalka isku tashada .lacag shisheye wax idin mataraayaan iimaanka Allah hanoo Asturo Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed Allah is suficient for us Alxamdulilaah Eabilcalamiin
canshuurtee waxaa oolacag ah xamar masoodhaafaan hada canshuurtayadaa lacunaa ku dhahayaan iyadoo aduunku bixiyo kkkk
XAGEED KU ARAGTAY CIIDAN NOOL ⁉️ WAA LAWADA DILEY😢. CIIDANKU XASAN SAMAYSTAY BAA SOO HARAY😊. BEEN YAAN LAYSU SHEEGIN.
Misharka waa sunkajoogsatay waayo waa niman
Caloshoda dantooda mahine umada shaqa uheynin waxtarna waxa
Logan dhigay barakac iyo boob kufsi gabdhihi sharafta laha ekashaqeynaaye madaxtoyada
WAAN SOO DHAWEYNAYA IN BAARLAMAANKA IYO DAWLADA SOOMAALIYA LACAGTA LABA JARTO WAAYO LACAGTAAAS WAXAY KU DHACAYSEY JEEBKA MADAXDA DAWLADA. DAWLAD TUUGO AH OO DADKEEDA WAXBA U QABANEYNIN CID WAX SIINEYSA MA JIRTO. TUUGADA HA DHINTAAN MARKII HORE TUUGANIMO AYEY DAWLADA WAX UGU CUNAAYEEN.
Waa guul
شكرن يا دولند جي ترام.
Waaya dheh inkaartoii ummada somaliyeed baa qabatay.inkaartii bada , nabsigii ummada ayaa ka soo baxay.
.maansha allaah halaga jaro reer xamarkii odhan jiray canshuurtayadaa lacunaa ha arkaane awalba lacagtaa xamar uun baa lagu cunijiraye gobolada kale ee soomaliya ma soogaadhi jirine kkkkkk baga waan ku farxay walee
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. In. Laga. Joojiyp. Lacagta. Tuugada. Weyna. Fashilmeyn
Waa.faa.iida.waayo.mu.waadinka.saxda.ah.aasoobaxaayo
Ha Laga jaro
Yaa Allah annagaa cawriney maamulka soomaaliya
Anigaana uugu horeeya
Allaka maraga waxay isoo markiyeen
Good news waayeh
Asc. Waa xaq, waa xaq laba tuug allaa qabtay lacagtii laga xaday hantida raasamaalka ahayd ee dalkana waa laga xannibay Xasan Sh. Waa guuuul usoo hayatay dadkii dhulka laga boobay. Abdullahi
Been Ma ahan Waan Ku Raacnahey Soomaali Ha Is Fahanto 🇸🇴
Ilaahow loo diidaah lacagtaa guryaha lugu dhisanayo
waaw awalba anaga amisoon nama ilaalinjirin yeelkood cidaay ilaalinjireen ilma xalane warbaa uyaal kkk
Hala jarto lacagah trump waa farxad waxa badan ayaa tuugaiyo xasantuug dowladiisa aye namusuqmaasuqayeen lagta madaxeena aye kuhelayeen halaga jaroo shacabkadhibaateeyesan waxabaumtareen😂i😂😂😂😂😂😂😂
Somali maantha aay xoorowde
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Trump. Allah. Baa. Soo. Diray. In. Uu. Ku. Tunto. Kuwa. Dulmigay. Ka. Shaqeeya. Iyo. Dalamiinta. Dhamaantood
Used Sibton omar dayaho ogahay aabemacan maxamed sadiq myhasban please help givedaarg kkkk omardayah arbco isomarey is fine roobka masha alaahwato dhawarka aabe0mar yetis is ❤😂🎉😢😮😅😊
Waaya idamka ilahay illeyn ciday wax uguqabanjirenba malehe
Kuwas odhan hayadaha sheganaya wawada jajusin.
Xaqiiq waxaba suragal noqonaysa inayba iskutashadan Dadkayagu.
Halaga jarto anakaleh.
Waxa lakala xadayo lakala xasaynayo bakufilanlaha
Hadi daacadu jirilahayd..
Bye. Bye. Somali. FREE. SOMALILAND. THANK. U. MR TRUMP. GO. HEAD. GUUUUUUUL. SOMALILAND
Alxamsulilaah mar hadey ka jarteen shacab somaliyed waxba kuma qabaan dhibaato ay ku hayaan moye wax kale kama faaiidaan waa caloshood u shqeystayaal daalimiin mujrimiin xasadiin qasiisiin ah caloshood la cayaara dantooda iyo dad shisheeye ayey u jogaan kuwa shacab somaliyed iyo dal somaalited u jooga ma ahan waa waqti lumis tuuga ah mafiya ah
Madawladbaa. Dawlad. Lagabixiyo. Musharka. Awelba. Caawimada. Shisheeye. Bayku. Kibreen. Oo. Soomalilaan. Ugu. Hajabeen. Qunaajeesta. Futadiina.
Kkkk good
Hadii layga hadlinllahaa waa laii girilahaa waxbadan
Ha jarto wanba ka resanina o wa isku tashanina
Somaliya dawlad
Maha hadaad adigu uhaysato
Wa arin wngsan halaga jaro tuugada mujrimiinta😂😂😂😂😂😂
Warya xidigaha tube ma nimanka cagaf cagafta umada somaliyad hantidodi guryahoda boobayo miya dowladah wa tuug ha laga jiro musharka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man
Waxasaa somaliland sheeganaya bariiskooda labixiyo 😂😂
Tuugsi laguma dhargo, wadanka waa barwaaqo beeraha tacbada roobne ilaahey kabarya, kufri lamabaryo waana iimaanla'aan, gaalomadowdaa awalba dalkeena ey usoo shaqatageen jeceelnooguma imaanin,wexey kashqeeyaan iney Somaali burburiyaan argagixisadana hubeeyaan sidi itoopia oo kale
Cuqubo ku dhacdooyinkii ILAAHAY ha ku dhacdo kuwaas. Wuxu dowlad ma lihin
Kalayaaca oo Kala yaaca
Waa farxad ween toogada umada babiyeen hala cunaqabateyo
Wasaax
HAKAJARO WAAYO SHAQO LATABANKARO OO AYWADANKA SOMALIYA IYO DAWLADNIMADADEDA AY UQABTAAN CIIDANKA AAD SHEGAYSA WAACIDAN HAWIYA LAGA SOXULAY HAWIYA AYAYNACIDAN UYIHIIN WAKU RAACSANAHAY MAREYKA HAGOOSTO WAXAS AAD SHEGAYSA OODHAN
Maxweynah maliyint utaala dibadaha waaku bixinkara misharaadka shaqalahayo iyo tan askarta iyo misharadka barlamak intas iyo kaban waakufilantahay.ila uu dhameysanayo Trump 4tiisa Sano.
War aan dhegeeysto warki ugu fiicnaa ahaa isku tashada wixiinana cuna miyaa ceeble
Isku day marwalba in Aad ufiirsato xarafka R xarafkaan wuu Laban laabmaah tusaale ahaan ma ahan dhiira galin ee waa dhiirra galin
Hakajaro waayo ciidanka iyo shacabkaba waxba loogumaqabeyne
TRUMP IS HERO
Subxamalah halaka gosto mey shaqeystan waa qalad masakinta hooyo yinka maxa losing wayay nimanka wada calolaha Wawen hala ka jarto kuul farxid
Dowladda iyadaan ka faa'ideysan jaaniska oo dayacday.madaxdeenina wax nooma faa'ideynina wey naga faa'idesteen. Haka xaaxaabiyeen in laga jaro waa xaq ilaahey xitaa gaaladiyaa fahamtay musuqa
Maxaa la sugayaa markaan ?
Lacagaha ay aruusadeen ay arken .
Asc bagaa loogajaray mooryaanta isbahaaytay maxay u hayeen umada soowtan umadii soomaaliyeed wada qaaylinaya ilaahaay baaku mahadsan aadbaan usoo dhoweeynayaa inlaga jaro lacagtii
Yaa? Aaaway canshuurtii suqa bakaaraha add laheydeen puntlandaan nasruufnaa????
Lacagtii hore hasoo celinayaan maba ay shaqaysan
Trump.wuukusaxanyahay.inuukajaraa.mushaarka..dowlad.mooriyaan.cidcaawineysa.malaha
In lakala ayaa roon saan simaaha
Western kii ilaahay baa inoo soo diray😂Switzerland 162 milyon dollar bay ka qaateen xassan sheikh😂😂😂😂nin wadani ah baa madaxweyne inoo noqonaya wixii lacag Doon ahaa kursi dambe marabaan bay ilatahay
Tuugo
Lacagta laguu laaluusay paarlamaanka si ay bada u iibiyaan.mac sookor
Booowe somalia waxaa caawinayaa dahabshiil noooh 😂😂😂😅
TUUGTA DAMULJADIID ALAHA KA JARO LACAGTII AY DADKA SOOMALIEED KU DHIBEEN IYAGOO DALKANA UBA SHAQAYN😂.
Hada giiri itobiya lacagta laga jaray, waa ku daysay.itobiya waa bankrupt, nin musala ah siduu bad u qaadan karaa.iyobiya xaarkeeda ku dadhidaa.
La i.nkajar tuugada imaanlaawayasha
mushaarka ay qaataan mareykanku ma siiyo wasiiradi8sw iyo xildhibaanadiisa lacagtii mushwar loo siiyo waa laga saxiixaa waa deyn ku socotw soomaaliya marekan wwkhigii uu rabo ayuu soomaaliya la wareegi karaan qiimii dalka xataa kii loosiiyo jaasuusnimo waa laga saxiixaq ilaahow laga jarto hakala tagaan mareykana soomaali dalkaan qiimhiisa wey aqoon waayeey maraakiib hakeensado oo ayaga ha ka bilaabo inta kale hakuxijiyo duurka mareykanka ha ku shubo halkan dhista faasas iyo yaambo ha u keeno hakunoolawdaan 30 sano lacagtuu siinayey qiimihii soomaaliya wey qabaan
WAR BROBAGAANDO HANOO SHEEGIN😂. XAQ HADUU JIRO, ILAAHOW LACAGTAAS LA JARAA😂
Halaga jaro waxa kibirka keenaybo waa lcagta mareekanka bixiyo
Wariye. AflagDa. Joji. Trump. Wuu. Ka. Fiyowyahay. Beentana. Joji
Waasax halagajaro tuugada hantidii dad ka ayuu u wareejiyay cadaw
Qabyaalad ayaa madaxa ka gashay
Baarlaan caloosha wax ka maqla,damiir laaweyaal ah kiiba boqol kun aya jeebka loo galiyty.msrkaa bay lugaha iuo.gacmaha kor u taageen.
Kkkkk. 🤣🤣🤣
You mean you don't have own revenue collection
cabdirashiid dahab shiil wuxuu khatar ku yahay caalamka waa ninka taageera argagixisads
Yaa ku yidhi ma miyir qabo..hadda Ayay dadkeenu caqli yeelan doonaan.