Duco abgaal cusmaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 роки тому +4

    Amiin dhaman Somali wayn🤲🇸🇴

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Рік тому

    Ameen Ameen Ameen Yaaaaaa Allaaah
    Sida uu ugu Hadlaaayo original ka lahjadeyda aaanba I Bogay Nabeeee

  • @halimaali8768
    @halimaali8768 4 роки тому +4

    Amiin amiin yaa raabi yaa raabi 🤲🏿💖

  • @huseinhassan5919
    @huseinhassan5919 4 роки тому +1

    Masha. Alaah Allah aqbalo dhamaan umadda somaliya o dhan

  • @Mahad-n2y
    @Mahad-n2y 7 місяців тому

    Abwaan shulxato alow kunaxariso

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 2 роки тому +1

    Aamiin

  • @deqah
    @deqah 3 роки тому +1

    Amiin Amiin Amiin yaa Allaah Allaha Aqbalo Allaha Ajiibo Amiin Amiin Allahuma

  • @Mahad-n2y
    @Mahad-n2y 7 місяців тому

    Amiin

  • @taariikhhistory9558
    @taariikhhistory9558 3 роки тому +8

    *Sayidka* waxaa ay saaxiibo ahaan jireen islamarkaana sayidka ahaa ardaygii *Axmed fiqi* saydika waxaa wax baray *Axmed Fiqi* waayo axmed fiqi wuxuu moowlacyo badan ka furay *Barbara iyo saylac* oo diinta laga barto ,sanado kadib axmed fiqi oo isku diyaariyay inuu soo cimreeysto ayaa hore wuxuu usii ka xeeyay ardaydiisa oo ka mid ahaa sayidka alxijaas sacudi arabia si diinta eey usoo bartaan ardaydiisa. cimrade ka dib *AHMED FIQI* oo ahaa sheikh aad uyaqaano cilmiga *FIQI ga* islamarkaana xil weyn kaqabtay door weyna kadheelay dhisidii *dowladii Daraawiishta* ee madaxda u ahaa *sayid abdulle Hassan* Axmed fiqi wuxuu heestay khaaliga daraawiish ta (maxakamada) 7 nin khusuusi ayaa shuurada talada ugu danbeeso lahaa balse waxaa kor kawada heestay oo talada ugu danbeeso lahaa *Axmed Fiqi* 7dabada khusuusi shuurada iyo shiikh axmed fiqi ayaa sayidka gudoomiyaha daraawiish u doorteeyn.
    Ahmed Fiqi iyo sayid waxee kala qabeeyn gabar iyo hooyadeed oo qabiilka Dhulbahante udhasheeyn *Barni maxamuud sugule oo aheeyd bah arsame iyo xadiyo oogle oo aheeyd reer hagar taasoo tusineyso saaxiibta nimada sayidka iyo Ahmed fiqi halka ay gaarsiisantahay.
    Ahmed fiqi wuxuu kasoo jeeday qabiilka *Abgaal owbakar yaquub hawiye* shiikh axmed fiqi awoowihiisa 7baad ayaa wuxuu ka soo haajiray dhulkaas *Adan yabaal iyo Cadale* kidib markii Duubka saldalada boqortooyo imaam ka la siiyay walaalkiis ka yaraa ee Diimaale xasan yaquub kadibna wuu soo cadhooday sidaas ayaa sababtay in AxmedFiqi awoowa yaashiis usoo dagaan Gobolka Hiiraan iyo qeybo kamid ah bakool gaar ahaan inta udhaxeysa Beledweyne - Qura Joome ilaa Qalaafe eithopia kadib markii eey ka cadhoodeeyn walaalkood *diimaale* iyo sida qaldan oo looga dhacay *imaam nimada Saldalada* mudulood.
    Sayidka iyo Ahmed Fiqi xoogaa khilaf ah ayaa soowajahay kadib markii Ahmed Fiqi laguyiri waxaa jira qabiilaad Hawiye katirsan oo daraawiishta wali kuduulin oo aytahay in laguduulo baa Ahmed fiqi kahoryimid sayid ka kuyiri waa 2 qabiil oo kala ah ABGAAL IYO Gugundhabe (jajeele, baada cadde iyo Jidle) ee inta aad kuduushay oo gacan kudhigtay oo Hawiye ah baa badan ee kadaa. Sayidka iyo Ahmed Fiqi gabayo badan oo ay isdhaafsadeen kadib oo tusineysa inay xilal kalamudan yihiin baa Ahmed Fiqi bustahiisii weynaa soo duub duubtay soona aaday dhankii qabiilkiisa Abgaal yaquub daganaa Kuna geeriyooday asigoo xoolahiisa dhaqaaley sanaayo meel 40 Km ujirta ma gaalada Beledweyne xadka Eithopia iyo Somalia layiraahdo ‘Qajaaqur’ beeshiisii *ABGAAL YAAQUUB* uu kadhashay ayaa waxay ka dhiseen qabrigiisii dhis mar walbo oo ay dumi rabtana sii dhisa qabriga si aysan u baabiin taariiqda weeyn ee Axmed fiqi iyo asxaabtiisii.
    Xadiyo oogle oo aheeyd dhulbahante reer hagar waxay Axmed fiqi udhashay dhowr caruur oo hada ayagaba da’ ah oo ay tahay in lawareeysto inta aysan dhiman si loosii ogaado aabahood iyo hooyadood iyo waxa ay ka ogyihiin taariiqda waalidkood.
    Somali taariiqda maqorto mana aruuriso lakin waa muhiim**

    • @shukrixasan7700
      @shukrixasan7700 2 роки тому +2

      Masha allah qof taariiq haya baa tahay subscribe na waa ku dhahay

    • @mohamedmuse7217
      @mohamedmuse7217 Рік тому

      Sayid ka aad sheegayso ma naqaano ee mudulood beenta kala her

  • @cumarcade4070
    @cumarcade4070 2 роки тому +2

    Abgalow amiinta badiya

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 2 роки тому +1

    Aamiin aamiin

  • @xananmohamed1905
    @xananmohamed1905 2 роки тому

    Amin

  • @caliciise4358
    @caliciise4358 3 роки тому

    Aaamin aamin aamin yaa rabi

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 2 роки тому +1

    Saaa baaa mugidesho

  • @saharoabdi3349
    @saharoabdi3349 4 роки тому

    Aamin kuligenba yarapi

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 роки тому

    Aamiin allah hanoo aqbalo wixii kheyr noo ah

  • @salebancalicabdi8787
    @salebancalicabdi8787 Рік тому

    Mashaaa allaah abwaanka ajir allaah kasiiyo soomali dhan aaamiinta siiraaciya

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 4 роки тому +1

    Ameen

  • @cabaasqaasim9103
    @cabaasqaasim9103 2 роки тому

    Ninkaan magaciis

  • @laylamohamed7457
    @laylamohamed7457 5 місяців тому

    Aamin

  • @fadimomaxamed2320
    @fadimomaxamed2320 2 роки тому

    Aamiin

  • @Mahad-n2y
    @Mahad-n2y 7 місяців тому

    Abwaan shulxato alow kunaxariso

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 2 роки тому

    Ameen

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 2 роки тому

    Ameen