Aabahay abukaato cabdullahi macalin ilaahay ha u naxariiste aya looyar u ahaa culimadii la dilay siyaad barre xitaa wuxu u hanjabay aabahay inu dilka ku daro
Duflaalkii af Wayne ee diinta ka baxay dadkana dilay dawladiina dumiyey. nacdal ka daba tagay gudka oo ku jiro nacdal ba ku taal duni iyo akhiro. ilaahayna Uma naxariisto
Asc ma la socotaan maalintii culimadii la dilay cadhadii illaahay ayaa dhacday roob ayaa da'ay markii tiirka lagu xidhay saacado Ka dib laba miig ayaa isku dhacay baabiiyay dad badan. Halkaas laga bilaabo Somali cadhadii rabbi ayaa ku socoto.illaa qabyaalada laga hadho kitaabka rabina kor loo qaado Lana baryo illaahay loona qirto in lagu gafay culimadaa aanay dofaacayeen quraanka eebe ee lagu badalay jaahilnimo. الله اكبر
Madaxweynaha soomaaliya qabiil ma difaacayn ee ciidanka soomaaliya oo cid walba leh baa la socday madax weyne siad barre baa u danbeeyay hadda kuwa jooga xaafad xamar ku taal uun bay xukumaan.
Culimada mujaahidiinta Ahayd Insha Allah maqaam sare ayey Maaanta jogaaan cidi ka damaysay dilkooda ayaa Maanta Meeel Dhib badan joga oo ka shalaynaaya
@@blessingasari1552 Illaahay waxba uma sheegi kartid, Allah waa caddeeyey ciqaabta dembi walba oo la galo, ma aha sida aad rabto ama aan anigu rabo, Allah iyo Rasuulku waa caddeeyey, waxba nooma qarin
Culumo ladilay ayad ka hadlesan malintuu dhintay siyad bare allah yaraxma isaga iyo allah aya ku xisabtamayo arinkas lkn waxa isweydiin mudan ilaa iyo hada imisa malayin aya ladilay oo culumo kujirto oo haween iyo caruur kujiran aad laynesan ilaa hada wali mala yacni lagu dilayo amah lagu faanayo anaga dilnay war dadkas oo dil magestan maxa looga hadli la yahay oo tan siyad bare kaliya looga hadla waryada runta shega
Duli Afweyne ayaa ka masuul ah kuwa qaraxa ku dhimanya kuwa bada ku dhimanya ,waayo isagaa dalkii burburiyey,haduu ka tegi lahaa dhibtana ma dhacdeen lakiin wakii sida foosha xun uga cararay ee qaxootiga ku bakhtiyey, duligu intuu Mangiste gartay ayuu garan waayey, cadaabta ku waar ilahay idankii, duli duli dhalay.
I have disowned my somali citizenship long time ago. I only speak the language by default. My heart my head and my balls don’t want anything to do with it.
Arinta dhaxalka waa xigmo ah Gabdha nin baa guursanaya willkana xil wayn baa ka saran familka sidas d darteed halve uu willka helayo waa in qoyska ku saciidaa maha in uu jeebkiisa gashto. Sida kale nin iyo naag waa isku xaquuq marka laga hadlo isku mid ma noqn kararaan waa. Apple and Orange . joo jiiya xumaanta badan dumarka nigama hooseeyaan. Ragoo!
Illahay ha u naxaristo maxamad siyaad barre illahay ha ku naxaristo iyo inti a dishay iyo inti dagalkadadi ku dhimatay illahay gabikoda ha u wada naxaristo
Daaroodku siyaad barre wax kasta oo galay way ku raacsanyihiin ee ha ogaadeen in ay la qaybsanayaan dhiigi dadka muslimiinta ah ee uu xaqdarada ku Laayey oo culimadaasi ka mid ahaayeen Xataa shuyuukh da daaroodku kamay hadal oo way ku raacsNayeen Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajcuun
Reerka siyaad barre ka dhashay way indha la'a yihiin wllhy cay ayay lasoo taagan yihiin siyaad diid ama yeel maanta kursi jacaylkiisi ayaa maanta halka ina keenay. Diid ama yeel
عجيب عجيب .. المفارقة الغريبة أن سياد برى كان يدعو الى تجديد الخطاب الدينى وكان يتشدق باننا فى الفرن الحادى والعشرين ويقول ان احكام القران لا توائم ولا تساير مع الحياة الحديثة بعيدا عن ايام الرسول وايام الوحى فى مكة !!! واليوم أغلب حكام العالم يؤمنون بذالك ويذهبون على طريقة سياد برى وأسلافه عبدالناصر وبورقسية وغيرهم
AMIIN XAQ BEY KU TAGNAYEEN CULUMADU SIYAADNA BADIL AYUU KU TAGNAA RAGA IYO NAGUHU MA SINA.IYO WA SINAN YIHIIN AYUU KULAYAY CULUMADA ALLAHA KA ABA MARIYO SIYAAD
Wuu qaldamay maxuu shacabka si wadajir eh Madaxweynaha wax oogu sheegi waayay haduu diidane si wadajir eh aaga soo horjeesan waayeen aniga halkaan waxaa iiga baxay meesha in Soomaalida weligood ay kala qeybsanaayeen uu qabiilka ku weynaa weligood hada 30 sanaa dowlad la'aan la yahay oo wax la dhacaayay wax la dilaayay wax la kufsanaayay ma leys weydiyay sawabta hadii eela boorka maanta nin gaal eh ka soo dago waxa aan lee nahay gaalo ayaa imaatay ayadoo la jecel yahay in laga dabo nacamleeyo uf
Siyaad barre ka dib meeqa culima baa la dilay. Taas ma is waydiisen. Daladii siyaad barre 30 sano ka hor bay burburtay, sodonkaa sano maalin aan nin ama labo culima la dalin ma jirto midna ogaada dhiiga qof Muslimka in la daadiyo ma banana ama culimo ha ahaado ama cid kale ha ahaadee. 30 sano ayaa midi; qori / xabad bom iyo wax kalaba isla dhacayseen
somaliya waxaa burburyey Maxamed siyaad barre, haddana waxaan ka digayaa in farmaajo burburiya somaliya,waqti kordhin ma jirto hadday dhiciwayso haddanan la helin qof iyo cod baarlamantery madaxweyne soo dooran ma jirto arintaasi ha laga fiirsado.
Siad Barre wuxu 1969 kufsaday dawlad wershadahooda ciidamadeeda hayadheeda dawladadeed u dhamaystiranyihiin oo nabad wadaninimo iyo talowadaag ku wada nool. Wuxu ku bedeley xadhig xabad nacayb iyo cadawnimo. Wuxu ka tegey 1991kii ummad cadawgeeda u jabtay kaladhaqaaqday dolowday oo qeerkeed dawersanaysa. Siad wuxu ahaa habaar ummada ku dhacay. He was a curse and evil incarnated.
Dilista wadaaddada qiil ma lahayn. Ruuxii ku difaacaya qabiil M.S. Bare ogow rabigaada ayaad ka furatay waana tan keentay burburka maanta soomaaliya haysta.
ZIYAAD BARE KAASUUU AHAAAAA DIINTENA ISLAAMKA SIDAASSS UGA HOR IMANAYAYYYYYYYYY ILAAHAWWW KUWIIIII UUUULAAAYAYA MAANTA WUUUUU LASIMANYAHAY MIISAAANNNNKAGA AYUUU HORTAAGANYAHEEEEEE WUXUUUU SAMEEYEY KA ABAAALL MARI
Hadii arintu sidaa tahay culimadaasi xaqbay ku dhinteen cidii falkaas gaysatayna allaah wuu la xisaabtamayaa, waxaase jira kuwo hada sheeganaya culimo oo ay ku fiicnayd in sidaa loo galo.
asc waxan leeyahay kuwa leh wuu ku saxsanaa Siad Barre inuu dilo culimida umalynmaayo inay muslim yihiin. waayo waxay la dembi yihiin ninkaa quraanka beeniyey.
Siad Bare waxa uu diley waa kuwa maanta qarxiya io kale ! marka sidaa rabtaa u qaataa. Allaha u naxaristee Soomaliyaa ayuu indhaha u furey ! maantana waa ogaadeen wanaagiisa.
waxay dileen culimo illahay kitaabkiisa adheecay kuna sugnaaday towxiidka, waxaa hoog iyo guuldaro u sugnaatay kuwi dilay. waxaa guulaystay kuwi u hiiliyay kitaabki illahay.
Abdirahman Ali siyaad uun baa aayadaha my dad gurnay iyo reerkiina wali is qarxinaya ma dadkii pizza house baa aayado ku gafay ma kuwa maalinwalba la laayaa aayado ku gafay wuxuu idiin dhigay baa idin haya
Aabahay abukaato cabdullahi macalin ilaahay ha u naxariiste aya looyar u ahaa culimadii la dilay siyaad barre xitaa wuxu u hanjabay aabahay inu dilka ku daro
WAX DUKUMIINTA AH MAKA HEYSIIN ARINTAAS, FADLAN WAA ARIN MUHIIM AH EE OGAADA REER CABDUÖASHI MACALIN
Yaa dhegaysanaya 2020 jaahilkii illaahay quraankisa beeniyey
Bur-Burkii Somaliya wuxuu bilowday culimadii marki la laayay. Maxaa lagu dilay culimada? Wey banaan baxeen kaliya.
Mohamed siyaad barre isagaa gacantiisa ku burburiyey soomaaliya necboow ama jecloow that is true.Alle ha u naxariistee muxuu cuqubo galay.😫😫😫
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun caawaa iigu horeysa sheekadaa naxdinta leh inan maqley wey jirtaa lkn faahfaahin teeda.ilaah hownaxariisto culumadaa xaqqa kudhintey aamiin aamiin ayaa allaaah
Kuwaasi waxay ahaayeen shahiidiinta islaamka soomaalida
Wuu Gafay Madaxweene Siyaad bare aun laakiin qayr kama danbayn allah ha u danbi dhaafo Amiin ya allah
Ilahey uma danbi dhafoo
ilaah danbigiisa hadhafo somali qofkafiican masomarin
ALLAHA U NAXARIISTO DIINTOODA AYEEY KA RUN SHEEGEEN. BOOSKII IMAAM AXMED BIN XAMBEL ISTAAGEY MARKII LA LAHAA QUR'AANKA WAA MAKHLUUQ AYEEY ISTAGEEN.
Waahalkii Laga racey siyadbare iyo qaran kii somalia ,subxanaLah
YAA'ALLAH waxan kaamagan galaya dhiig muslim waxa aynu kabaxeyna dhibka marka aynu qirano dambigas aynu ALLE kagalney oo walipa madaxda somaliyeed ay dhahan ALLE heynoodambi dhafo Leyntii culimada weeye.
SubxaanAllaaaaaaah! Iimaan la'aantaa iyo gaallo indho la'aan iska daba orodkaasi waa waxa Soomaali halkaa dhigay!!!
Qur'an kuu beeniyay kadibna culimadii ayuu laayay, dadbaa kuleh Allaha u naxariisto Siyaad Barre. Subxaana-Allah
Subxaanalaah, oday'gaa ina'Siyaad Bare jahli iyo mujrino gaamurtaa ku'kaliftay dilkaa waxshinimada ah, Culimada ay'kulakaceen usaga iyo golihiisii najiska ahaa, waana taa midaan kadhaxalnay, burburka iyo baaba'a!
Siyaad bare Alle naarta hakugogeeyo muxuu dad islaama xasuuqay.
AAMIIN
Mx kugu xasade xabarka
Ninka iyo naagtu xaqa waa usiman yihiin, dhaxalka umasina, naagtu waa 50% ninka meesha Allah kadhigey 100%
Abdirahman Ali thank you
Aniga waanku raacsanaa taa
Dhaxalka in lobadiyo waxaa kenay becouse bari aa biil sugayo. Not inuu allah goni ujacelyahy it's ok
50% and 100% waamalka am dhaxalka eee maaha shaqsiya 50% or 100% understand 🌿🌸🌴
Ilaah naxariistii janno haka waraabiyo shuhado ayey ahaayeyn kuwii falkaas sameyey mar kale yey kawarami.
Dadka halkan wax ku qoraya ee culimadaa ku diganaya ,ha fahmeen sababta maanta dhibta iyo barakaca iyo is cunka walawaynta koonfureed ugu wacani inuu yahay dhibkii iyo xumaantii aabahood iyo siyaad bare geysteen
culumaduu dilay ilaahey hortiisa muxuu ka,orondoonaaaa
ilaahey dhiig culumo hanagalin
subxanalah
maxamad cabdullahi
AAKHIRADADA U SHAQAYSO ADIGU JAALE SIAD BARRE IYO ALLAH ISUDAA XISABTA KA DHAXAYSA HADAD TALO RABTO
ruux kastoo ka horyimaada dowlada waa lala dagaalamaya ama culumo haa ahaado ama caamo haa ahaado waa buqaad waxeyna ilaa tahey culumadaan sucuudiga soo direy waxey ahaayeen allshabaab qeybtoodi hore
quraankii uu afweyne canjilay ka warama.....darod xayawaan waar ALLAH ka baqa oo ninkan quraanka beeniyay culimadana laayay ha taageerina
Mohamed Warsame .SACUUDIGU MA QURAANKUU KEENAA AYAAYAD QURAANAA LA BADALAYE WAA MAXAY MUSLINKAAD TAHAY
Ahmed Abdi .Adigu daciifbaad tahay FIRCOON maxaa loo cadaabay qoftasta oo muslina waa la suite.aalayaa ma raali ayaad Ka ahayd badalay quraanka.anigu waxaan la hortagayaa inay got ahayd raalina kumaan ahayn. Adiguna ku taageer fircoon kalaad tahaye
Islaantan Soomaaliyeed soo kuma haboonaa ineey u mahad naqdo Jaale siyaad. Iyadaaba nasiib u yeelatay waqtigaa dahabiga ineey joogtay.
Duflaalkii af Wayne ee diinta ka baxay dadkana dilay dawladiina dumiyey. nacdal ka daba tagay gudka oo ku jiro nacdal ba ku taal duni iyo akhiro. ilaahayna Uma naxariisto
CULIMADU SIYAASAD BAY GALLEEN .CULIMADU SIYAASAD SHAQO KUMA LEH .WAA INAY DADA KHURAANKA BARAAN .LAAKIIN KAMA BANAAN BIXI KARAAN MAAMUL DAWLLADEED .ALLAAH MACAAK
Haduu gafay madax weynaha maxamed siyad barre RABBII cafi u naxriiso😢
Sheydaan wadaxweyne noqdey sheydaan dheh
Aad ayaan uga xumahy ficilkaa uu ku kacay marxuumku wuxuu laayay culumadii ilaahay waana muruga aad uxanuun badan ilaahy naxariistiisu waa waazac lkn wuxuu gaystay khyr ama shar hadaba wuu hayaaa
subxaana laah danbi weyn ayuu kudhacey mar haduba yidhi quraanku wuu isbadaley tasaba kaweyneyd dilka culumada ah qofku marku jaahil kayahey diinta waadhib subxaa nalaah xisaabtii aakhiro aya danbeysa wallee adunyadu waa malmo yar
ahlam islam aayadaha lasaqay soo baro
ilaahey haunaxariisto aabe siyaad bare 💓 xasuus aad ubalaaran oo wanaagsana wuu katagey, qormada afka aad maantey ku faaneysaan ayaa kamidahaa , 27 sanoo aan iscuneyney, hantidii uu noo hagaajiyey ayaan ku nooleyn, hada waa 27 iyo in kabadan, Allah yaaa cisag ♥Maxamed siyaad bare allaha unaxariistee.
Faruukhdii oofane dhashoodii ayad tahay.
Ama qabyaalad baad ku difaaceysaa maxamed suyaad
Asc ma la socotaan maalintii culimadii la dilay cadhadii illaahay ayaa dhacday roob ayaa da'ay markii tiirka lagu xidhay saacado Ka dib laba miig ayaa isku dhacay baabiiyay dad badan. Halkaas laga bilaabo Somali cadhadii rabbi ayaa ku socoto.illaa qabyaalada laga hadho kitaabka rabina kor loo qaado Lana baryo illaahay loona qirto in lagu gafay culimadaa aanay dofaacayeen quraanka eebe ee lagu badalay jaahilnimo. الله اكبر
ilaahow somalidan.war nin dilay dad calimin ah.ayad difacaysan .somali galka xita qabil ayey kudifacayan
Hooyda was yahoodi baa tahay🔯🔯🔯🔯fuck you moather.
Madaxweynaha soomaaliya qabiil ma difaacayn ee ciidanka soomaaliya oo cid walba leh baa la socday madax weyne siad barre baa u danbeeyay hadda kuwa jooga xaafad xamar ku taal uun bay xukumaan.
Wallaahi waa meeha ay soomaaliya iyo dadkeediiba aafadu karaacday oo illaa iyo manta madaxa la, iskula jiro War soomaalaay aan allaah u toobad keeno dhammaanteen
Wixii dabkaas shiday ee hadalka madaxweynaha qaloociyay waxaa oogu weynaa Daahir awees iyo kooxdiisa oo aad wada taqaanaan wuxuuna marxuumka udigaayay iyagaas oo wuu ogaa falfal xumada iyo dumar kudheelkooda runtiina cuqubada eey Soomaaliya kadagi ladahay Waa Hooyinka Soomaaliyeed ee meelwaliba kudhibaateeysan sodonka aana oo uu mowtan yahay marxuumka ILAAHAY naxariistii jana hasiiyee Amiin.
Culimada mujaahidiinta Ahayd Insha Allah maqaam sare ayey Maaanta jogaaan cidi ka damaysay dilkooda ayaa Maanta Meeel Dhib badan joga oo ka shalaynaaya
Umu.ALLE BAA OG CIDKALE MA OGO.
Waa sax laakiin xaqu naas cidi kaa cafin mayso
siyad bare naarta jaxiima Allah hakufogeyo amiin
@@blessingasari1552 Illaahay waxba uma sheegi kartid, Allah waa caddeeyey ciqaabta dembi walba oo la galo, ma aha sida aad rabto ama aan anigu rabo, Allah iyo Rasuulku waa caddeeyey, waxba nooma qarin
@@mhassan0163 ilkayarta
Warya madxwenaha afkaga kajedi laan gaab yahoo walasha wase
Aamiin
YASIIN ALLE ADIGA IYO WIXII KUXAARAY NAARTA ALLE HAKUGU RIDO AMIIN YAA ALLAAH
Qofka kaliya khaladkiisa lama ceyrsado , waxaa hada keenteey mam Maryan oo kaqeyb qaadatey arintaas ayadoo cadeysey inay kujirtey oo ay qeybweyn kaqaadatey, hadana cadeysey iney katoobadkeentey, sidaas ookale Maxamed siyaad bare jaahilnimadiina ugeysay wuuna katoobkeeni karaa. sidaan maqley wuu katoobadkeeney Allaha udanbidhaafee amiin.
Culamadaasi shuhadaa' bay ahaayeen , gacan xun oo ka xaqdaran baa dishay Allaah jannaatulfirdaws ha ka waraabiyo .
Saxiib iyadu cid may dilin
waa asalka balaayada soomaaliya heysato laga soo bilaabo maalintaas
Yes bilow gii
Mulxid inkaaran ayuu ahaa oo ummada dhaqankeedii suubanaa ee Islaamka ahaa dagaal ku qaaday, cadho Alle kasbaday oo fidnadiisii ummadii iyo dalkii ku burburay.
Wa sax lkini xisaabtisa illahe ayaa og aniga waxaan ogahay inuyahay amiir mise hogamiye daacad ahaay
Dilka Culumada Yaa kadambeeyay siduuse uu udhacay dilkaas? Maqalad buu ahaa mise sax? Muxuuse kudhacay?
Culumo ladilay ayad ka hadlesan malintuu dhintay siyad bare allah yaraxma isaga iyo allah aya ku xisabtamayo arinkas lkn waxa isweydiin mudan ilaa iyo hada imisa malayin aya ladilay oo culumo kujirto oo haween iyo caruur kujiran aad laynesan ilaa hada wali mala yacni lagu dilayo amah lagu faanayo anaga dilnay war dadkas oo dil magestan maxa looga hadli la yahay oo tan siyad bare kaliya looga hadla waryada runta shega
Duli Afweyne ayaa ka masuul ah kuwa qaraxa ku dhimanya kuwa bada ku dhimanya ,waayo isagaa dalkii burburiyey,haduu ka tegi lahaa dhibtana ma dhacdeen lakiin wakii sida foosha xun uga cararay ee qaxootiga ku bakhtiyey, duligu intuu Mangiste gartay ayuu garan waayey, cadaabta ku waar ilahay idankii, duli duli dhalay.
Two wrongs don't make a right
Dadka ladilay xagee kasoo ogaatay hadaan laga hadlin.
Agoontii Kacankii Afwayne Barre waliigoodba habaroorteen Daquudkaasi Ehlu Naar ayuu ahaa
siyad barre loma ducayn karo waa gaale
I remember this lady Maryam she use to be one of the tourism ministry's staff.
Somalia had a tourism industry?
@@user-rn3bb3dj4p somalia had one of the best tourism industry in Africa
Lol, those 10 guys were not sheikhs they were Saudi government sponsored future Al shabsb
@@user-rn3bb3dj4p My dad was
had been a director of the ministry of tourism for ten years.
I have disowned my somali citizenship long time ago. I only speak the language by default. My heart my head and my balls don’t want anything to do with it.
Arinta dhaxalka waa xigmo ah Gabdha nin baa guursanaya willkana xil wayn baa ka saran familka sidas d darteed halve uu willka helayo waa in qoyska ku saciidaa maha in uu jeebkiisa gashto. Sida kale nin iyo naag waa isku xaquuq marka laga hadlo isku mid ma noqn kararaan waa. Apple and Orange . joo jiiya xumaanta badan dumarka nigama hooseeyaan. Ragoo!
Siyaad Bare Taaarikh maddow Beey Kutahay Arinkaas Mantana Midhaheedi wuuu haayaa ilahay haunaxaristo Wadadadiii Dilkaas Foosha Xun Loogeystay
Gaal buu ahaa uahaqanayey maasooniyada adiguna ma waxa uu aaminsanaa baad aaminsantahay ?adeer dumarka xuquuqbuu siiyayilaahay ragana xuquuq
ilahay hagka gooyo wixii uu ugeystay culimada insha Allah
Amiin amiiin
Yᴀᴀᴀ ʜᴜᴜ ʟᴀɢᴜ ʏɪʀɪ ᴡᴀʀ ɪsᴋᴀ ᴅᴀᴀ ʏᴀ ᴜᴜɴ ᴋᴀ ᴀᴀǫɪʀᴏ ᴅᴀᴅ ʏᴀʜᴏᴡ xᴏᴏʟᴀʜᴀᴀ
SALLO .NACATII KUXAARTAY HALAGA GOOYO XITAA KAN KUWARAYSANAYAA WAA CUNSURI DARAADKA NECEB .MARXUUN ALI KHALIIF GALAYR BAA KARAAYEY WUXUU KU YIDHI JAWAABTA ADAAD IGA RABTO AFKA HAY GELIN .HHH HHH. ALLE YAA RAXMA AFTAHAHAN MACALIN AH AYUU AHAA.HERSAWASAARE CALI GALAYR
Illahay ha u naxaristo maxamad siyaad barre illahay ha ku naxaristo iyo inti a dishay iyo inti dagalkadadi ku dhimatay illahay gabikoda ha u wada naxaristo
Siyaad bare Uqubada kaliya uu galay waxay ahayd inuu Culumadaas laayey ama uu rayi kuyeeshay Waana arinkaas waxa dalkeeni burburka Uhorseeday🙏Asagana jahliba Ugu wacnaa malaha💔Oo diinta waxbadan kama oqoonin, Lakin Quraanka Wuuyaqaanaye. Shaydaanba hawlahaas kashaqeeyey👈
dadka reer hargaysana muxuu ku laayay ayagana wixiisu jahli kaliya ka weyn
dadka reer hargaysana muxuu ku laayay ayagana wixiisu jahli kaliya ka weyn
Rest in peace Aabe mohamed siyd bare today 21 October 2019 after 30 years we still missing you. everyday we pray for you
Lol, those 10 guys were not sheikhs they were Saudi government sponsored future Al shabsb
Daaroodku siyaad barre wax kasta oo galay way ku raacsanyihiin ee ha ogaadeen in ay la qaybsanayaan dhiigi dadka muslimiinta ah ee uu xaqdarada ku
Laayey oo culimadaasi ka mid ahaayeen
Xataa shuyuukh da daaroodku kamay hadal oo way ku raacsNayeen
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajcuun
Aabaha umada alah unaxariisto wuxuu maxaba ayaa qaaday wuxuu arkay gabdhaha sida loosaxariiriyo ee ma.ahayn
Reerka siyaad barre ka dhashay way indha la'a yihiin wllhy cay ayay lasoo taagan yihiin siyaad diid ama yeel maanta kursi jacaylkiisi ayaa maanta halka ina keenay. Diid ama yeel
Allah Akbar, maaşta ayaad jawabteedii haysaa, oo qabriga laguugu keenayaa, Illaah wax ma dulmiyo, qof walba wuxuu geysto ayuu helayaa, khaladaad badan oo aad gashay, kani waa kii ugu weynaa, gole sare adiga ayaa ka sarreeyey, Dafle ayaa sheegay inaa adigu gaadhay, adiga iyo Illaahay ayey idiinka dhexaysaa, ALlow hana gelin dhagar iyo dembi, naarta noo dhaweenaysa aamiin
ALLE HAWNAXARIISTO .M.S.BARE .IYO WADAADADA.IYO .UMAD MUSLIMKA AH .AMIIN AMIIN AMIIN YAARABI 🤲🤲🤲
100 iyo 100 culimo gadashaa ladilay ALLAHA kuu naxariisto somali kama danbayn
Nasro Jama abdi ilaahay hacadaabo aamiin siyaad d'Alain ilaahy
@@cabdirisaqyasin7384 Allah ha unaxariisto siyaad barre culimada uu.laayeyna Allah ha cadaabo
maya 10 waa al shsbab
Alle kuma naxariisto bakhtiyohiw
Alla kuma naxristo adi ncldd kugu dhcdaye
dhaaman kolahaa kacanka ahaa waa ehlu naar ilahay naarts ha ku fageeyo aamiin
AMIIN AMIIN AMIIN
GOD's law is sacred, refuting it is a taboo, and
Unless a person repents, a curse is his pursuant.
Not taboo only but rather one leaves the fold of islam
Lol, those 10 guys were not sheikhs they were Saudi government sponsored future Al shabsb
عجيب عجيب .. المفارقة الغريبة أن سياد برى كان يدعو الى تجديد الخطاب الدينى وكان يتشدق باننا فى الفرن الحادى والعشرين ويقول ان احكام القران لا توائم ولا تساير مع الحياة الحديثة بعيدا عن ايام الرسول وايام الوحى فى مكة !!! واليوم أغلب حكام العالم يؤمنون بذالك ويذهبون على طريقة سياد برى وأسلافه عبدالناصر وبورقسية وغيرهم
Godka alle haku gubo siyaad barre
2* nimanku 1o_12nin ayey ahaayeen, uma fiirin qabiil oowaxaa kujirey nin Macalin,dugsi ahaa,oo Mareexaaan ahaa, dagana, degmada xamar jajab, Wiil iyo gabar ayuu katagey Allaha uwada naxariisto.
Dadkaan dhahaayo naarta allah ha geeyo waxaa dhihi lahaa adinka naar iyo jano mid toole u heysaanee naga aamus
Waa uu ku saxnaa in oo idin xasuuqo
Waxna wuku saxnaa waxna wuku qaldanaa. Lakiin bani aadam gacantiisa kuma jirto janna iyo naar
@@nuwara8333 Cadaabta Ilahay haku waariyo Gaalka xunee bakhtiyay
@@mahamedaden7237 qof markaa cadaab ku habaresid adi waxa kaa horeyo maa ogtahy taada kawalwal tukale is kada. Mise adi jannah lagu gu bishareyay
@@nuwara8333 Nin Daaquuda oo kibray oo Kalaamkii Ilahay ku jeesjeesay waa Ehlu Naar ee F*ck Faqash 👎🤫🖕
@Peace Lover Get lost you son of bitch
Allaah ha unaxariisto culimadii la laayay
Cabdiraxmaan Xussen Cali amiin amiin amiin gacan xaqa maxad ushegteen ata lagu dilay illahay masimin raga iyo dumarka ayad labeniyo waa danbi ad uweyn subxanallaah
AMIIN XAQ BEY KU TAGNAYEEN CULUMADU SIYAADNA BADIL AYUU KU TAGNAA RAGA IYO NAGUHU MA SINA.IYO WA SINAN YIHIIN AYUU KULAYAY CULUMADA ALLAHA KA ABA MARIYO SIYAAD
dadka caynaya marxunka imisa maanta diinta kabaxday oo qabil kuso dhaweysatan imisa maanta qaniis iyo waxa somali caado u aheyn ku dhaqmay misana laso dhaweystaa dadka bini aadamka wuu qaldama maqaldami wa allah hadi uu qaldamay aabe siyaad barre allah ayaa kula xisaabtamaayo lkn waxa wanaaga uu nagaarsiiyay ma aragtaan xumaantisa waad argtaan allow somali is raaci qulubtoda isku fur nabd iyo nolol iyo barwaaqo naga gaarsii aamin yaa allah
WAA NINKII YIDHI RAGA IYO DUMARKU WEY SIMAN YIHIIN WAA NINKII CULUMADA LAAYEY SUBXAANALAAH
Muse cali hooyada ayaa ku dhashay
Dhiigeedii ayaa xudunta kugu xirnaa oo caanihii naaskeeda ayaad soo cabtay nin wareersan ayaa tahay hooyada ayaa ku korisay caqliga istimaal
Diinta wuu ku xumaay asiga iyo allahiisa Balse wadani ayuu ahaa oo dalkiisa difaacay inbadan Soomaaliya guul ayuu ka gaarsiiyay iyo doladnimo caalamka oo dhan
Isagu walal millatary muu ahaYn manuu difaacin . Ta kale diintu ku xumaa waaxaY qof diintiisii ku xumaa wanaaga kale usheeganayo waa maxaY ?
Qoftan ma aamina muuse wehliyaa misse anaa mooday weriyaha rugcadaayadda ah ee BBC somali
may maha wll gabadhani
Siyaaad bare Allaha Unaxariiso Ee Gadashii meqaa dhimatay?????
Wuu qaldamay maxuu shacabka si wadajir eh Madaxweynaha wax oogu sheegi waayay haduu diidane si wadajir eh aaga soo horjeesan waayeen aniga halkaan waxaa iiga baxay meesha in Soomaalida weligood ay kala qeybsanaayeen uu qabiilka ku weynaa weligood hada 30 sanaa dowlad la'aan la yahay oo wax la dhacaayay wax la dilaayay wax la kufsanaayay ma leys weydiyay sawabta hadii eela boorka maanta nin gaal eh ka soo dago waxa aan lee nahay gaalo ayaa imaatay ayadoo la jecel yahay in laga dabo nacamleeyo uf
fadlan hadii aad daawaneyso 2019 like iigu qabo Mahadsanid
Kaliya kursiga yaa laga dajin ayu u laayay musliminta Maxamed siyad bare wuxu ahayba wuu ahaaday isaga iyo Rabigiisa ayey u tala xisaabtaas
Siyaad barre ka dib meeqa culima baa la dilay. Taas ma is waydiisen. Daladii siyaad barre 30 sano ka hor bay burburtay, sodonkaa sano maalin aan nin ama labo culima la dalin ma jirto midna ogaada dhiiga qof Muslimka in la daadiyo ma banana ama culimo ha ahaado ama cid kale ha ahaadee. 30 sano ayaa midi; qori / xabad bom iyo wax kalaba isla dhacayseen
ani wiilasha 10 ka ban tagersanay alah yaa raxmaa
somaliya waxaa burburyey Maxamed siyaad barre, haddana waxaan ka digayaa in farmaajo burburiya somaliya,waqti kordhin ma jirto hadday dhiciwayso haddanan la helin qof iyo cod baarlamantery madaxweyne soo dooran ma jirto arintaasi ha laga fiirsado.
Aabe siyaad wuxuu naga hayey alshabaab, qabqablayaal, odi dhaqameedyadaan nagu batay, jabhado qabiileed iyo damiirlaawayaal.
Ilaah baa simay Rag iyo dumar, Aabe Siyaadna wuu sax sanaa.
Kacaanki kadib meeqa culuma ladilay, meeqaa hantidooda ladhacay, meeqaa gardarro lagu dilay, meeqaa guryahooda laga barakiciyay.
Wax dhaamo ilaa hadda maheyno AABE SIYAAD💙👑
Siad Barre wuxu 1969 kufsaday dawlad wershadahooda ciidamadeeda hayadheeda dawladadeed u dhamaystiranyihiin oo nabad wadaninimo iyo talowadaag ku wada nool. Wuxu ku bedeley xadhig xabad nacayb iyo cadawnimo. Wuxu ka tegey 1991kii ummad cadawgeeda u jabtay kaladhaqaaqday dolowday oo qeerkeed dawersanaysa. Siad wuxu ahaa habaar ummada ku dhacay. He was a curse and evil incarnated.
ومانقموا منهم إلا أن يؤمنوا بالله العزيز الحميد ....
Dilka Culumada waxaa kadambeeyay Rag aaminsanaa Afkaarta seeflaboodnimada ee Sucuudiga inoosoo taba bareen, kuwaasoo afkaartooda eey kudhisneed burburinta umada,
Waxa maanta ina haysto ineey soo wataan buu ogaa walee. This guy was very smart.
Inkaar kugu dhacdo naartana Allah kugu fogeeyo gal Gaal dhalay
Nin caqli badan buu ahaa.
Wadaad xume xiligaas xitaa wuu jiray
abe siyaad barre waa ninka qorey afsomaliga aan qorayo hada legend lipaax africa allow janada ku gee
Anony Mous who cares?
Anony Mous cadaabta allé hageeyo
Haduu sidaa yidhi waa gaal cad
Ninkaan waxaa rabtiin ka sheega culumo kuwa iska dhigayana waa la dilaa waxa hadaba na qasaayana waa wadaad ku sheeg
JAAHILNIMO"""DAALINBUU AHAA
afweyne 100%
xalkale wuu sameen karayey lkn Kaligii taliye ayuu ahaa...CAWAAN FOOQAL CAWAAN
Ninku wuu dhinte dnpiGa izka dhaf
MARXUUMKA HA AFLAGAADEEN EE ASAGAABA KOONKAN KU SUGNEEN EE WALAAL ISKA CAFI
Qof dhinatay mad wax ka sheege NACALAA MEEL LAGAA KEENAY KU YAALE GEESGII AFRIKA SIYAD HE IS LION
Fuck you moather 🔯🔯🔯🔯yahoodi baa tahay.
Dilista wadaaddada qiil ma lahayn. Ruuxii ku difaacaya qabiil M.S. Bare ogow rabigaada ayaad ka furatay waana tan keentay burburka maanta soomaaliya haysta.
dil kii culimda. dil cabdirashiid, dilkii caynaashe iyo gabayre, dilkii jasiira, gumaadki mudug. xasuuqi dabar goyntii duqayntii maatida iyo shacabka dhalaanka ee somaliland ilahay yoomul aakhira ayaa la iswaydiin
waa laagaa yaabaa in laasoo adheegsaadeey kuu waa uu diileey somalida diinta iyo siiyaa saada waa in eey kaalaasaaraan waadaamada waxaa laaguu duuminkara gabiil iyo diin iyo siiyaasaad
ZIYAAD BARE KAASUUU AHAAAAA DIINTENA ISLAAMKA SIDAASSS UGA HOR IMANAYAYYYYYYYYY ILAAHAWWW KUWIIIII UUUULAAAYAYA MAANTA WUUUUU LASIMANYAHAY MIISAAANNNNKAGA AYUUU HORTAAGANYAHEEEEEE WUXUUUU SAMEEYEY KA ABAAALL MARI
Hon excellence jalle siyad bare Allah qabriga hku wasiciyo....ani gacan ayn ku tagay qof ado kale somali kama dalanayo mar dambe
Hadii arintu sidaa tahay culimadaasi xaqbay ku dhinteen cidii falkaas gaysatayna allaah wuu la xisaabtamayaa, waxaase jira kuwo hada sheeganaya culimo oo ay ku fiicnayd in sidaa loo galo.
Siyaad bari waxuu layay waa lkuwa maanta somali ey alshaab u taqaano.
Bitch , hush you know nothing about those who were killed by that criminal guy
Naarta Allah haku fogeeyo gaalka wlhi mesha Somali mesha ay dhibatadu Ka haysato wa meshas
asc waxan leeyahay kuwa leh wuu ku saxsanaa Siad Barre inuu dilo culimida umalynmaayo inay muslim yihiin. waayo waxay la dembi yihiin ninkaa quraanka beeniyey.
Siad Bare waxa uu diley waa kuwa maanta qarxiya io kale !
marka sidaa rabtaa u qaataa.
Allaha u naxaristee Soomaliyaa ayuu indhaha u furey !
maantana waa ogaadeen wanaagiisa.
Dadnimada iyo iimaan ka qofku haduu ka tago waxa uu raacay wadadii shaydaanka oo ku gaynaysa Jahanama
Ileen cuqubada meeshaas ayey nooga timid
waxay dileen culimo illahay kitaabkiisa adheecay kuna sugnaaday towxiidka, waxaa hoog iyo guuldaro u sugnaatay kuwi dilay. waxaa guulaystay kuwi u hiiliyay kitaabki illahay.
Dugsiye Gedi saxiix
Dilaa halis ah oo Somalia mar so maray bu aha dhibti u ka tagayna ila maanta xal wa lo la yahay
Dagaaladii so marey soomaaliya oodhan, mamid diineed ayaa dhacay, mayee mid qabiileed ayuu ahaa , dadkaas oodhan aayada ilaahey waa kuxadgudbeen, hala wada toobadkeeno, si ilaahey noogu naxariiso.
Abdirahman Ali siyaad uun baa aayadaha my dad gurnay iyo reerkiina wali is qarxinaya ma dadkii pizza house baa aayado ku gafay ma kuwa maalinwalba la laayaa aayado ku gafay wuxuu idiin dhigay baa idin haya
Dhalinyarada culumada ahayd oo xaqdarada lagu laayay walibana afwayne ku jeesjeesay dhalinyaradaas markii dilka lagu xukumay.
maamadu waa mutacalimad walaahi waan ka helay qaabka ay u sharaxdey
Azl Mcl
Waa ku salaamay. Ma hubo, waxanse u qaatay inay tahay murwadii Madaxwayne ku xigeenkii Mohammed Siad Barre
Waa meesha burburka soomaalidu ka timid dilkii culimada
Waa nasiib daro in maanta dad taageeraan siyaad bare
Afweyne naara Alle ha ku fogeyo wa ka mustaqbal la'aanta na dhigay.
zohaib 1960
Stop being rude
STFU u stupid Faqash.
zohaib 1960 why would u disrespect someone who isn’t here to defend themselves
ALLAHA NAARTA KU FOGEEYO AFWEYNE SOOMAALIYA MEEL XUN BUU GEEYEYE.