Xogihii Udanbeeyey kashifaad Xilibaano ka Badheedhay Faro fareynta Ciidanka Qaranka jsl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 82

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +10

    Maal Tv geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Місяць тому +10

    illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, Guul iyo MIdnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland aamiin

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Місяць тому

      Aamiin cidna cadow kumanihine kuwa nagu ah allow jabi

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 Місяць тому +2

    Guuuuuuuuul iyo be gobanimo Somaliland Maal tv thank you very much

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Місяць тому +3

    Geesi Geesi DHALAY Guulayso waliga geesi baadtahaye ❤❤❤❤ ♥ ❤ 🎶 👌 💖 ❤❤❤❤ ♥ ❤

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Місяць тому +8

    Maaltv hore u soco guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre Місяць тому +5

    Abwaan caqaayad maal tv
    Halyay qaran guulaysta
    Somaliland guul iyo gobanimo guul ❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +3

    Maad tv Ayaamaad naga maqnayd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Місяць тому +3

    SALAAN SARE ABWAAN ❤❤❤❤❤❤❤ MAHADSANID GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND ❤❤❤ ♥ ❤ 👌 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Місяць тому +1

    Maaltv guuleyso adeer,wadani dhaartsy❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +4

    Waa in dhamaan la kala dareeriyo Golaa Baarlamaanka Kuwa kujira ee aan u Qalmin Xasaanada.

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb Місяць тому +2

    Mansha Allah tabarak Allah waa runtaa wllo guuleyso insha Allah illahay ha inasiiyo nabad gelyo guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Місяць тому +4

    Mashallah Mashallah somaliland guuul guuul ciidanka qaranka💪💪💪

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Місяць тому +6

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Місяць тому +1

    Abwaan iyo Maal TV jira oo jooga

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Місяць тому +3

    Ciidanka qaranka, Ciidanka qaranka , Ciidanka Qaranka , Sanaag , Sanaag , Sanaag , Maydh. Maydh , Maydh , Maydh , Maydh ❤❤❤❤❤❤❤ Sheekh Isaxaaq ❤❤❤❤❤❤❤ Guul Tawxiidle calanka J. B . EE SOMALILAND .

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +2

    Abwaan Buufi buufi❤❤❤❤❤❤ Asaasaqan ❤❤

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Місяць тому +2

    MAAL TV WAA MUWADIN DHABA... NOLOW SLND

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Місяць тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚🤍♥️💚🤍💪💪💪💪🥰🥰🥰👍👍👍✌️✌️✌️💯💯💯

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en Місяць тому +1

    Guul slnd

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Місяць тому +1

    Abwaan ishaad kale heshay

  • @gampinopro998
    @gampinopro998 Місяць тому

    Mshalah mshalah alle ha ku karaameeyo abwaan🎉🎉🎉

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l Місяць тому

    Well done go ahead smart guy

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤maaltv iyo CAQAYAADA❤❤❤❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Місяць тому +2

    Ninku HJ maahan waa u eke

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому +1

    Waasidaa Abwaan

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Місяць тому

    Masha'Allaha, Suxufi Sare aad ayaan ku salaamyaa

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Місяць тому +1

    Kkkkkkkkk good Abwaan kaasi waa NACAS Reerkayaga ah ee karbaash Eeyga

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Місяць тому +3

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Місяць тому +1

    War ninkani waa madhibaan Waa dhibaan garaad. Wuxu ka soo lumay Buhodle

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiradDheer
    @SiradDheer Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 Місяць тому

    Great advises bro
    Thank you

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Maxamed Abiib anaga reer Awdal ayaa soo doortay. Waxaan qirayaa in Ruqi aanu u shaqayn reer Awdal iyo Guud ahaan Qaranka Somaliland. Maxamed Abiib waa Qayrul Masuul, Xasaanad Qarana ma sidan karo oo waynu wada aragnaa. Waa in Cadaalada la horkeeno.

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Місяць тому

    guul somaaliland mujaahid caqaayad adeero cadowga karbaash bajuumaha

  • @raafxero527
    @raafxero527 Місяць тому +4

    Hadal kiisa iyo ciimri giisu / isma lahaa. Ciimre khasare iga dheeh.😮

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому

    Cadowoga inoo dhow iyo ka inaga
    Dheer Allah hayenaga qabato
    TanSoomalilnd Jabimayeso
    Insha Allah hore looma Arag dibna
    Loo Akimayo waana la eedaa
    Seyid kii waala iyo Afweyene
    Xasan dhiiqo a Firidhisadii gaadhey

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 Місяць тому +2

    Abwaan caqaayad geesi geesi dhaley guul iyo gobanimo somaliland cadowgeenu ma ciil baxo

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Місяць тому

    Jamhuuriyada Somaliland ha jirto oo ha joogto 🙏💪✌️❤️💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому +1

    Iisaga iyo raaha ayaa iskugaraada

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому +1

    Xildhibaan ooyayaaye iyo 5tuuk ee khayrlaawe kamidyahay shaqo halaga qabto waa nijaas iyo huubo lasoo adeegsaday ee calooshooda ushaqaystayaasha ah

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Місяць тому +1

    Jahimo mahayso ee waxa haya doqonimo

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 Місяць тому

    Waa Nacas Laxaya wlhy kaa neefka ahe Reer yusuf sheegtaa markii hore na xabagluu ahaan jirya laangadhe haawiye

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому

    Adeer Ceerigaabo Afar Beelood Oo
    Waaweyen iyo Yaryar baa wada dega
    Cidka guureyesaa Majirto waa Somalilnd Niman Higoonaya waan
    Arkaa yet been badana Waalashubay
    Inagu ease Naqaane Jigjigi meyed
    Keeda Hasidato

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +1

    INAMO YAR YAR OOTUULOJOGE MARKI EEYE 4000 OO DOOLAR QAATYN BEEYE KIIBRYAN

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Somaliland la waayi maayo ee Qayrul masuulka oo dhan ayaa Lawaayi doonaa.

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 Місяць тому +1

    Lakiin waad yara kurbanaysaa wariye!

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Місяць тому

    Waa munaafaq

  • @engab001
    @engab001 Місяць тому +1

    Inanka cid runta tusta ayuu waayey ee kolay dhawaan filo

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 Місяць тому +1

    ilxidh waa tumaal HJ la dega mana naqaan hadaan hj nahay Eebe ayaa sidaas igu og in aanan ogayn meel uu Hj galo.

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c Місяць тому

    Kanaaba ka daran madaxa soo duubtey e sheegaya in xabashidu wasi jirey waligiiba uf qadhmuun😷😷😷

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Abwaan odaygaasi burco iyo soomaalilaan midna majoogo xamarbuu ucararay lkn lama huraan waa cas jiilaal

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Місяць тому

    Qaar ka mida ragan goloha wakiilada inoo fadhiya waxay u baahan yihiin tobobar iyo in siyaasada iyo anshaxeeda la baro.. halaga saaro kuwa umada madaxa isu gelinaaya ee ku mashquulsan wax aan loo soo dooran. Abwaan Allah haku ciseeyo. Guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi Місяць тому +1

    mustafe. Khayreye iyo.xilldhiban
    Maxamed Abiib waa in sharciga. Laso hortago wllhi. iyagaba. Ka. Kow. Ah cadowga. Somaliland Somaliland odaygan cawarana. Maha Habar jeclo ee waa gabooye waxan leeyahay. il xidhow waxba Habar jeclo haa sheganine Qoladada sheego
    il daboow. Reer kaga
    miyad ka. Qaajilaysa dee

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    WAAR KANE MEEYANU AHEEYN DAAYDYGE XAMAAR JOOGYE ISAGA IYO INA ABIIB WAA BASASINTE CANKA

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Місяць тому

    Reerka uu caaqilka uyahay ayey dambarsaniye ,wuxu kamid yahay raga ina biixi kajaray dollarka ,meel aan marayaba isma ogi weeyi warkiisu,codka uun naga noolee dhe malaha kani reerka maahee

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Місяць тому

    Waxa lagu jira wakhti dadka badan kiisu waalanyhy .

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Місяць тому +1

    Huwanta guduhu ciidanka ma teelay u dhigteen sow kuwii ciidanka cadowga u jebiyey iyagoo muuse ku xumaynaya

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    Inaanka inaa abiib bixiisa waada

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c Місяць тому

    Wuxu ma sakhraanbaa

  • @hodanali285
    @hodanali285 Місяць тому

    Waar qofkan Huushta ahi muxuu yidhi reer Sheikh Sakhraan, Maaloow Abti bal dib u dhegayso

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Dhulka somaliyeed baan diiday inuu dhulkeena ku sheego, somali is dilaysayna ma jirtee Isaaq baa dawladii dhamayd ee republic of somalia xasuuqaysay

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 Місяць тому

    Xidhibaanada somaliland dambiileyaal badan baakujira ciidanka qaranku waa muqadis waa raga dhiigooga iyo dhuuxooga dalkan ku difaaca hadh iyo habeen haaybna malee waa geesiyada dhulkan xeerka halaga maro ciidanka afaarihiisa ninkii soo daandaansada

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Qurjiile naasdheer faankoodu Facebook iyo tiktok ayuu yaalaa marka laqabtana waa maato teeda kale gobolka sanaag waxba kama aha

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 Місяць тому

    Dulbahante ayaamu sheeg sheegtay sanaag marka Su mooday inuu reer sanaag yahaye meesha ka erya

  • @user-nf5fi9ru1c
    @user-nf5fi9ru1c Місяць тому

    Awbaan caqaayad sln ka dib indr kan yar ee xamar ka soo caytama ee laangadhe huwiye la yidhaahdo waa ibnal xaaraane hadalkiisu waa dabayl xagaa hadal ha iskaga qasaarayn,

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Місяць тому

    Waar nimankani way cadasteen inay cadowga yahiin Waa in la xidho imika.

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Місяць тому

    waar nin danbe habaryina sidii tuladii laascaanood eedenbilayaasha is ka qabta

  • @user-gp6ew3zl2o
    @user-gp6ew3zl2o Місяць тому

    waar maalow muu noolaadeene xamar ayuu joogaa waxa ka hadlinayaana waa fulanimo nabadgelyuu cayda siistay ilxidhna lama yidhaahee magaciisu waa laangadhe huwiye

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Місяць тому

    Maxay tahay sababta ay Somaliland u siinwedey saldhig mucaarad Jabuuti, waxayaabaha qaarkood waa nacasnimo

    • @a.mohamed9655
      @a.mohamed9655 Місяць тому

      Dhulka kulul iyo Baraflayda qabow midna jabhadi kama suurtagelikarto oo kama dagaalami karto. Mucaaridka jibouti Gobolada Canfarta saldhigyo ha ka samaysto, yaan JSL la wareerin xuduuddadeedu waa suganyihiine

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 Місяць тому

    Ma xabaglaha ayaad ugaas utaqaan

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 Місяць тому

    Abwaan caqaayad muwaadin dhaba ayaad tahay

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    MISKIIN REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL MANTABA OROMO MAKU RIFTAY SARQAAN LAAN 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 Місяць тому

    Adeer af xaar leh ayaad tahay xaraan baad ku dhaletey sidaad u hadleysid.

  • @braziliano12
    @braziliano12 Місяць тому

    Abaaha niicda ka was oday xoorxoorsan tuulada sow magaladiisa maha idoor baad tahay idinka is xukuma hadad wada lahasha diidan yaa idinka futo xun qndho fool xuma wayn

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤